Kaftanka Siyaasadda 394 oo aad u xiiso badan

Kaftanka Siyaasadda 394 oo aad u xiiso badan

Пікірлер: 211

  • @ninatifow1119
    @ninatifow1119 Жыл бұрын

    Best Political Analysis of Somali Affairs🎉 Somali American TV Masha Allah. You always make me smile. Thank you

  • @siciidwarsame4574
    @siciidwarsame4574 Жыл бұрын

    Aqalka laga Gato Kenya 20 sano ka dib qofkii dhulka laha ayaa la wareegaya!!! Lacag yan lagu khasarin Kenya

  • @hoyomacan8101

    @hoyomacan8101

    Жыл бұрын

    Sida ma maqlin lkn 2017_2019 Ba dowlada Kenya sharci kaso sartay ayado tiri Ajinibta iibsada Dulalka aba Guryaha MUDO 100 YEARS 100 SANO KADIB DOWLADA AYA KALA WAREGI DONTA LAGA BILAWO MARKAD IBSATO ILA 100 SANO LAGA GARO ADA ISKA LEH HADI ADAN INTA IIBIN MAXKAMADA KENYA AYA SIDA SHEGTAY WALL

  • @siciidwarsame4574

    @siciidwarsame4574

    Жыл бұрын

    @@hoyomacan8101 shariciga labatan ka sandod Kenya oo kaliya ma aha waa east Africa oo dhan mulkilaha dhulka ayaa iska leh 20 sano ka dib dasturkoda ayay ku taala qofka somali ah ee lacag halka iskaga khasariniya waxa udhanta magaloyinka somaliyed inuu ka dhisto guri ta uu door biddo lama huraan waa caws jilal

  • @hoyomacan8101

    @hoyomacan8101

    Жыл бұрын

    @@siciidwarsame4574 100%100✔️tasan ben ahayn Lama huran wa cos jilal

  • @zakiali9111
    @zakiali9111 Жыл бұрын

    One of my favourite political joke programs! Nice edition with a lot of common interests goals with our society is being neutral and friendly fire sometimes! Carry on. Ali, 2Badri & 2Yazin.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Жыл бұрын

    Maan sha allah Badri iyo Ali guul SSC Khaatumo State iyo hiil walaal guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Жыл бұрын

    Runsheg maa shaa allaah runtaasheegtay mahadsanid 😮😮😮😮😮❤

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Жыл бұрын

    Badri salaan from Helsinki Finland i Reconized you

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 Жыл бұрын

    Waan ku qancay warka caawo ❤

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Жыл бұрын

    WCS Cali cabdi xirsi🎤🎤 iyo🎤🎤 badri yusuf cise Barnamijka Kaftanka siyasada xalqadii ( 394 )TV

  • @adanmohamed7841
    @adanmohamed7841 Жыл бұрын

    mahadsanid kaftanka siyasada

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Dagalka gala Gala doorashada Wa fani

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 Жыл бұрын

    irir samaale guuuuuuuuuuuuuul.huwan, badhyaculus iyo argagixiso ha dhacdo

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын

    Thnks cali iyo badri

  • @dacwadaalle583
    @dacwadaalle583 Жыл бұрын

    Aliiiiii sxb welcome wankulasocdaaa❤❤❤❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын

    Maashaa,allaaah Aloow wiilasheena ha naga qaadin Run sheegayaasha aAad ayaan idiin salaanay 🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿

  • @abdirizaq1244
    @abdirizaq1244 Жыл бұрын

    Masha'allah

  • @ahmedkarie349
    @ahmedkarie349 Жыл бұрын

    Salane saare Ali from Canada Ottawa

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Жыл бұрын

    Soo dhawaada cali iyo badri

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv Жыл бұрын

    Ninkan Lascanod degan maxa ka galay. Muse Bihi. Aliyiow Iidor Jacayl . yusan Godob SSC ku galin.

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Aamiin

  • @ahmedfarhan1601
    @ahmedfarhan1601 Жыл бұрын

    Koow je sui le premier ❤❤

  • @fowsiamohamed8294
    @fowsiamohamed8294 Жыл бұрын

    Adigaa ugu horeeya inta qabiilka wax ku falanqeysa

  • @dekowabdi1066
    @dekowabdi1066 Жыл бұрын

    Waan idhin salame Ali iyo Badri inaadher yalow ninki Yasin Ducale axaa bal Mel kushega

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 Жыл бұрын

    Aliyow Somaliland waa Qaran mah qaabiil inshaallah waxba kama xumadaan oo way is maqalaan Somaliland guul iyo gobonimo 👍🏼❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚🤲🌺🌺🌺🌹😁😁😁❤🤲❤🤲❤

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Жыл бұрын

    27:42. Xabad Joojin Dhaqaale. 😂😂😂😂. Ma anaa yaabin shibta

  • @HassanAli-ke3oj
    @HassanAli-ke3oj Жыл бұрын

    cali halkaa sax maha muqdisho ee waa hargaysaa halkaa suldan ka

  • @imanahassan7990
    @imanahassan7990 Жыл бұрын

    Dayacu waa meherada Soamliyeed EE ilahay ha ka qabto mafiyada umada cunaha haysta 🇸🇴🇸🇴

  • @macalimuuinacalimuuse826
    @macalimuuinacalimuuse826 Жыл бұрын

    Caliyooow siuldaanka waa runtiiii ninkaaan wadadiiiahlu naarkuuu hayaaa

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Жыл бұрын

    Allaa soomaale maxay baday oo nenwalb oo jaahel ah madaxwayna noo noqday dhenac walba waanu ka banay yaa allaah wadan aan sakuurad lahayn oo gajaa oo kee walba katajeray

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb Жыл бұрын

    Best show

  • @BURCO123

    @BURCO123

    Жыл бұрын

    Aad Baad ujeceshay in isaq isdilo wad isku guubabisa

  • @BURCO123

    @BURCO123

    Жыл бұрын

    Markahore adigu is qime ocadalad ku dhaqan marks cid faale

  • @MK-ds2lb

    @MK-ds2lb

    Жыл бұрын

    @@BURCO123 walaale in Somali is disho farxad marnaba ii ma aha ee cuqdada alle ha kaa daaweeyo lol this is the best show 💯

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 Жыл бұрын

    Caqlan wa sharcan cid yeelaysaa ma jirto ana midnimadii Somalia waan ka baxay ana ma yeelayo in dadka gobolada SSC ka tashadaan aayahooda waa caqli fashil ah!

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 Жыл бұрын

    ♥️

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Ac Subax wanagsan dhamantiin bariga afrika

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 Жыл бұрын

    Asc walaahi waan qosley sucuudiga wixii ka dhacay calow iyo badri soomaaliya ilaahey ayaa u maqan

  • @mohamedmukhtar6894
    @mohamedmukhtar6894 Жыл бұрын

    Somalida waa Dad waa waalan oo jaahiliin ah Somalia R.I.P 😢😢😢

  • @ayanali3484
    @ayanali3484 Жыл бұрын

    ❤ilaahy haan0sahlo

  • @krazyville
    @krazyville Жыл бұрын

    Ninkii odayga ahaa ee Ali Harare magacii Reer Macalin Quwaax waa iska daayay baryahan oo reeraha caadi ayuu u carabaabaa 😂😂😂😂😂

  • @AhmedMohamed-rq6hr
    @AhmedMohamed-rq6hr Жыл бұрын

    Faysal caliwaraabe oo kumagacdheer Haladillo.

  • @maxamedabdirisaaq2882
    @maxamedabdirisaaq2882 Жыл бұрын

    Thankswll

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Жыл бұрын

    Kkkkkkk sahro cumar dhuule iyo barastamole 😂😂😂😂😂

  • @sayidalisayid1169
    @sayidalisayid1169 Жыл бұрын

    Axsan barnamij

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Жыл бұрын

    WLL WAA AHLU NAAR NINKA WUXUU KA WADAY RAGG MUNAAFIQ AYAA XUKUMAKA HAYA

  • @sheekhulkulimedia7308
    @sheekhulkulimedia7308 Жыл бұрын

    Asxaabta iso boqda

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 Жыл бұрын

    Kaftanka siyasada waxo noqdey afka SNM iyo dahabshiil.

  • @abassbush8052

    @abassbush8052

    Жыл бұрын

    You are naive brother

  • @user-sx6sw3ci1z
    @user-sx6sw3ci1z Жыл бұрын

    Maya Faysal Maaha Qofka yiri C/malik Haladilo E Waa Hebel Cadami

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    CALI HARARE 🎤 IYO BADRI YUSUF 🎤 BARNAMIJKA KAFTANKA SIYASADDA XALQADII ( 394 ) TV 🎤

  • @KABAROFREECOURSE
    @KABAROFREECOURSE Жыл бұрын

    57:45

  • @hamsea.riyoole7191
    @hamsea.riyoole7191 Жыл бұрын

    Shaqadi shaydankana qaarba haya waliba qurbaha kuwa u baxsaday kamida

  • @mrali3601
    @mrali3601 Жыл бұрын

    Aleyle Biixi in uu ehelu Naar yahay, La Shaki

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Muuse biixi cabdi waa danbiile ween waa in maxkamada lahorkeeno xabsina loo taxaabo

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Жыл бұрын

    😊

  • @Slim_swagger76
    @Slim_swagger76 Жыл бұрын

    Ali harare adr sababta maqan runti mrkan ku arko wn iska maqsuda wxa lga yaba inad ehelu khayrtahay jnadi allh hku geyo anago dhnba

  • @abduge1237
    @abduge1237 Жыл бұрын

    Iidoor dowlad waxba kama yaqaan waligii dowlad diid buu ahaa. Qabyaalad baa dardartay. Waxaa ugu daran jegaanta.

  • @calipheabdow6608
    @calipheabdow6608 Жыл бұрын

    Mar kasto nabad

  • @gellegaab8735
    @gellegaab8735 Жыл бұрын

    Kkkk waxaad u amaaneysaan abdirahman waa intuu ka hadlay laascaanood

  • @faiselaraye
    @faiselaraye Жыл бұрын

    Ali xaraare the new somali bernie mac kkkkkkkk

  • @imranmohamedisse9315
    @imranmohamedisse9315 Жыл бұрын

    Aliyow moqdisho ma ahan Hargeisa dheh

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Жыл бұрын

    Hallow Somali Endwrson cooper isaaqii asalka ahaa

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Жыл бұрын

    Waasax

  • @osmanmaow9899
    @osmanmaow9899 Жыл бұрын

    Hassan sheekh hàdii uu aqoonsado ssc daaroodka waxay yeelanaayaan 3 Maamul goboleed hawiyana 2 Maamul goboleed meeshaas ayuu ka dagaalamaayaa.

  • @abdillaahidcd9453
    @abdillaahidcd9453 Жыл бұрын

    Maya waa sartii damal hotel weye

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Жыл бұрын

    1:03:02 waxan ku qancay 100%100 Ciyarta ay so bandhigen U17 Rada Xulkena Qaranka Somaliyed 🇸🇴2023 SOMALIA VS ALGERIA

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Жыл бұрын

    Lakiin xaalad degdega ah bay ahaayd

  • @walaalck
    @walaalck Жыл бұрын

    Waxa jirto hida raac iyo wax qofka illaahey siiyey

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Жыл бұрын

    Fircoon Ali Harare fagash lanagaap warsangeli Fircoon Ali Harare waa cadawga SOMAILAND. Fircoon Ali Harare waa xisbiga waddani supporter

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    @qaranyuusufcaliburmad8696

    Жыл бұрын

    Cadowga snm iyo taageeraha wadani isma qabato!

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob Жыл бұрын

    Safirka cusub somalia mareykanka having ahmed xabiib ilma aderti reerkismayo degan5labagabdhod3wiil about issue Larkin muse ciise shegtay

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 Жыл бұрын

    Damiiniin baad tihiin xadiiskii nabiga wajabad aaway dadka qofkeey ku sheegaan jano waa ehlu jano kii ay ku sheegan qeyr laawe waa ahlu naar dadka waa qulufaa ul arli

  • @aididyusuf3631
    @aididyusuf3631 Жыл бұрын

    I am Somali British American' maqir from London

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 Жыл бұрын

    Hallo guys 👋

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 Жыл бұрын

    Wale ali harare dad badan ayad kadida ku celisay kusoco tarikhda ku xusidonta halgama

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Muse wa ilka belay Kkkk

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 Жыл бұрын

    Cali xarare shaqadaan dadka waxkashegso shaqo kawacan allaaha ku sahlo

  • @user-vo4wf7gd8b
    @user-vo4wf7gd8b Жыл бұрын

    CALI MAAD KU SOO SHUBATAY MEE MACALIN QUUUUWAAXIII CAWA MAD ILADAEY

  • @omerartan-bi6jf

    @omerartan-bi6jf

    Жыл бұрын

    Asc😂

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 Жыл бұрын

    markii Hawiye madaxweyne noqdo qaran majiro. Lkin markii daara ood qalbiga iyo maskaxda jiis ka madaxweyne noqdo sidii sheydaan farmaajo somaliya waa qaran .daara ood wixii uu qabyaaladda ka hello waan arki doonaa insha allaaah

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 Жыл бұрын

    99 iyo 100 boqol kabadan ayuu dilay

  • @mu7349

    @mu7349

    Жыл бұрын

    BOQOL KUDISOM AH WAXBA LAHA DEMBI NINKII DILO

  • @azadmohawi6095
    @azadmohawi6095 Жыл бұрын

    Dadka xajka lagu gaaday dhamaantood codad hasoo duubaan kaftanka siyaasadana ha usoo diraan si loo baahiyo

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Жыл бұрын

    Ali yoow 1 .2 qalad ayaa gashay. Sxb

  • @TOTYY77
    @TOTYY77 Жыл бұрын

    bring back yasin

  • @memm9473
    @memm9473 Жыл бұрын

    Codku waa hooseeyaa. Goobaha noisy ah kuma haboona.

  • @deevgan
    @deevgan Жыл бұрын

    Calow canuga yar nagadaa

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Жыл бұрын

    Cali miyuu yara duqoobay.

  • @salmahussein3454
    @salmahussein3454 Жыл бұрын

    Cadawga somalind wa adiga Ali Xaaraami

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 Жыл бұрын

    Dhabaatada Somaliland haysata wa siyaasiyinti ba madax dhaqameedki isticmaalaya

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Жыл бұрын

    🐃💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @mrali3601
    @mrali3601 Жыл бұрын

    Guryo aad u Qurux badan?

  • @gacanlibaax23
    @gacanlibaax23 Жыл бұрын

    Cali ... Warsangali ayaa la sugayaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Waryaarehee odayaashu armay noo dhamaan siyaasiyiinta calooshooda u shaqeysta yaashaa

  • @yuusufali4919
    @yuusufali4919 Жыл бұрын

    Laas caanood Talosiih

  • @abassbush8052
    @abassbush8052 Жыл бұрын

    Somali American TV waxan la wadaagaa cerbad OO farmeshodhinka lagu iibiyo oo la yiraado pethidine ciyaalka isku duraan oo dhibata wayn ku hayso waxayna lamid tahay fentanyl oo mareykanka dhibata ku haayo. Hadii dowlada wax ka qaban waydo cerbadaan dhalan yara badan ay galafan dontaa. Waxa kasii daran cerbada way isla isticmalan waxayna sababi kartaa cudura fara badan.

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Жыл бұрын

    Rule of jungle

  • @magaalada1
    @magaalada1 Жыл бұрын

    Away, Yasin Ducacale... Mowshin ma lagu qaday Cali Xarrerow...?

  • @Professor4555
    @Professor4555 Жыл бұрын

    La xawla wala quwata ila billaah, Cali nabar iyo naxdin so noqon meysee qabiiil nimada yey kula tegin,

  • @abdirahmanhussein8911
    @abdirahmanhussein8911 Жыл бұрын

    WAANU KU XIISEYNAA OO KU DHEYSANAA LAAKIIN NAGA SOO KOOB . KOOBKA SHAAH AH HA NAGU DUL DHAMEYSANINE ADIGA IYO BEDER E . KAFTANKA SIYAASADDA KKKKKKKKKKKKKK

  • @mu7349
    @mu7349 Жыл бұрын

    CID WALBA EE KURDISOM OO AH SSC KA SOO JEEDA WAXAY KA MIDEYSAN YIHIIN QABYALAD IYO NIN JECLEYSI IYO NECEYB REER MUQDISHO CALOW HADADAN ARAG WANAGA YAALA MUQDISHO MAXA XUMANTEDA KU TUSAY ?

  • @mahamudali2655
    @mahamudali2655 Жыл бұрын

    Cali dagaalka ma wuxuu uyaqaan kan laysku yaaco sxb cali madaafiicda iyo tiknikada kale waa joogto sidaa ula soco

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 Жыл бұрын

    Hadalka samatar waa shinbiyahaw Heesa wsx wax qoraalana maba laha waligiiba afkiisa khyr iyo wanaag kama soo baxo hadalkiisu waa dhuuso geel ma urto mana baaqato

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 Жыл бұрын

    Ilayn shacab Yare wuxuu ka dhashay 2 looma ooyaan sorry shacayb Yare

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 Жыл бұрын

    Caliyow madaale nabad sugida shaarar blue Xagga dambe A iyo B Ha ugu qoro sida bajaajka

  • @ashalul565
    @ashalul565 Жыл бұрын

    Maanta Adniyi maxay oran.

  • @DeckNunow-mi3wj
    @DeckNunow-mi3wj Жыл бұрын

    Konfur galbeed gowolda soomaliya kama mid aha miyaa maba ka hadashiiinee

  • @qaranyuusufcaliburmad8696

    @qaranyuusufcaliburmad8696

    Жыл бұрын

    Maya waa Somalia, blse beryahan horumar baa ka socda ee dhiiqadan alle haka dhawro. Blse xogaha qarsoon in banaanka la keeno way fiican tahay

  • @Professor4555

    @Professor4555

    Жыл бұрын

    Hawiye iyo isaaq naceyb ba madax marey, indha kale ma leh ninkan

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Жыл бұрын

    Ina Xadhaadhe ma Somaliland ayaa ugu horreysa geyiga Somalida maamul-burburka mise Muqdishada ay ciidamada ajunebiga Amisom fadhiyaan . Hargeisa iyo magaalooyinka Somaliland ayay kaaga dheghentey. Cadde Gude waa adeerkay lkn maaha nin ka taliye qaranka Somaliland. Waar odayaal Somaliland yimaadda masha dawlad ee waa odayaal maaha dawladdii Somalila ee ay isdiideen Somaliland . Arrinta waad dhex-fadhiisatay

  • @aliwardheere4378

    @aliwardheere4378

    Жыл бұрын

    Oo shalay bay ahayd oo wixii aad Soomaali ka urisaan ba ka eryeyseen dhulkiinee maanta maxaa is bedeley.

  • @abdigah5364

    @abdigah5364

    Жыл бұрын

    @@aliwardheere4378KKKKKK . Ma waxaad leeday xuduudda ayaa kala xidhnayd oo dadku isuma soconayn xagga dhulka iyo garoomada diyaaradaha . Somaliland socodka dadku waa furna markasta seddexda jaho oo kala ah Ethiopia , Djibouti iyo dalka seddexaad oo meesha ay Amisom maamusho. Marnaba Somaliland iyo seddexda jaho ma kala xidhnayn

Келесі