Maryan Xaaji Cilmi - Wareysi #2 - Hab-dhaqankii Jaalle Siyaad I London 22.07.2022

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 790

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Жыл бұрын

    Masha Allah, maamo, Maryan Xaaji Cilmi. Tuntii wax badan oo cilmi iyo taariikh ah ayan kaa korosaday alle ha kuxafido maamo.❣❣❣🥰🥰

  • @hamsemohamed8169
    @hamsemohamed8169 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ayaanle, waraysi aad u qiimo badan weeye, runtii mama Maryan Xaaji waxyaabo badan oo xaqiiqo ah bay nala wadaagtay.

  • @AbdirazakSaaid

    @AbdirazakSaaid

    5 ай бұрын

    Ninkan waa saxafi qiimo badan tariikhadana si wangsan buu u uruurinya

  • @hamzaabdirahman9703
    @hamzaabdirahman9703 Жыл бұрын

    Dr maryan ilaahay caqliga iyo xasuustaba haku barakeeyo, waxaan odhan karnaa way na dhexgaysay say wax u dhacayeen waqtigii kacaanka ee somalia. Waraysi xog badan xanbaarsan. Ayaanle adiga iyo teamkaaguba Waad ku mahadsantihiin waraysigaa faaidada badan eed nooso gudbiseen.

  • @mahamedsaeedarshe1830
    @mahamedsaeedarshe1830 Жыл бұрын

    Allah ha barakeeyo Maama Maryan H Cilmi - North London baanu deris ku aheen, qof sharaf badan, Somali jecel,

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Mashallah mama maryan wa in book laga qora tariqda muga weyn ay kashekesay runahanti hada kahor siyad bare waxba kama aqanin qofka owahay mama aad aya umahasanthay madama ad waxbadan nobayamisay wxa thay hooyo waya arag ah o qariiq deer leh Love ❤️ 😍

  • @abdallahassan2498
    @abdallahassan2498 Жыл бұрын

    Mash Allah Tabarakallah Taariikhda Dad baa haya Manala Badali karo waa ku Faraxsanahay Siday wax u jireen Xiligaa inay iisoo gudbisay Maamo Maryan Xaaji cilmi Cimri dheer iyo Caafimaad cibaado suuban insh Allah Love You To much Mom.❤️❤️ ❤️❤️

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 Жыл бұрын

    Maryan Xaaji Cilmi waa Taariikh iyo ilbaxnimo nool aad baan ugu mahad celiyey sida fiican ee ay noogu warantay iyo Wuxuushtii Dalka naga burburisey ee Siyaad Bare horjoogaha u ahaa , ❤️

  • @abdulhassan4693
    @abdulhassan4693 Жыл бұрын

    waa wareysigii uugu qiiimaha badnaa ee aan hanoolato keeno Drs maryan cilmi allaha ku barakeeyo waa in buug lagaa qoraaa

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын

    Taariikhdii lasoo maray oo nool iska dheh , wax kale maba dhihi karo..maamo maryan ilaahay cimriga hakubarakeeyo

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 Жыл бұрын

    Runtii waa waraysi qiimo badan in diiwaanka Sooyaalka siyaasadeed ee MW Siyaad Barre lagu darana mudan se cilada kaliya ee iiga muuqata waraysiga waxa ay tahay in Ayaanle uu waydiiyay su'aalo bdn aan loo baahnayn mararka qaar uu hadalka kadhex galo iyadoo jawaabti wada waana cilad ji...lkn si guud waa muuqalada dhif iyo naadirka ah maasha'allaah

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Жыл бұрын

    Jezaka allah khayr Ayaanle, inoo soo badi waraysiga dadka taariikhda Soomaalia haya. Oo ah dad u soo joogay taariikhda xilliyo kala duwan.

  • @farhanabdullahi4404
    @farhanabdullahi4404 Жыл бұрын

    Ayanle wax badan ayaan ka faaiiday Hanoolaato, Aad baad u mahadsantahay walal ❤

  • @kheder3896
    @kheder3896 Жыл бұрын

    Mama Maryan Xaji ka sheekeynteeda xilii Talyaaniga ana dowladii siyaad bare waxaanba mooday in aan meesha joogay qaabka eey uga shekeyneeyso darteed, Cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado subam Allaha siiyo ❤

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 Жыл бұрын

    Maryan haaji cilmi cusmaan walasheydi iga weyn oo qaali ah rabi ha u naxariisto adeerkey haaji cilmi biile haaji hasan haaji husein haaji inta chimaty inta nool dhamaan reer haaji cilmi cusmaan

  • @samirr546
    @samirr546 Жыл бұрын

    Qof nadiif ah oo aan aad u aqaan baad waraysanaysaa Ayaanlow shugran.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey for sharing with us.

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 Жыл бұрын

    What an articulate we'll educated somali lady..I am really impressed by the level of knowledge of this honourable lady.

  • @StrivingSoul00

    @StrivingSoul00

    Жыл бұрын

    She’s disrespecting tribes like Ogaden , and she even says how she would gossip & try to find different meanings in words. That’s the traits of a munafiq not a educated lady.

  • @abdisalangure3599

    @abdisalangure3599

    Жыл бұрын

    You seem not to understand the context of the discussion or the interview rather .your criticism in my view may be tainted with the usual somali disease.

  • @StrivingSoul00

    @StrivingSoul00

    Жыл бұрын

    @@abdisalangure3599 brother she only mentioned clans & private conversations she had with individuals. She called tribes from Somali Galbeed refugee’s, isn’t Somali based on the 5 regions ? If you like this rhetoric you won’t see any wrong.

  • @ggtl304

    @ggtl304

    Жыл бұрын

    @@StrivingSoul00 🤣to the extent you went am sure your qabiil was mentioned in a way you didn't like but anyway no hard feelings gabarey 😅qabiil adiga yuu Ku naar geyn intad qof Muslim ah munafaq kutilmameyso

  • @StrivingSoul00

    @StrivingSoul00

    Жыл бұрын

    @@ggtl304 she praised my tribe, she said we controlled Somalia & are the most influential Somali tribe. She transgressed against Somali tribes from Somali Galbeed calling them refugees, when they’re not. She praised one brother, called one inferior, & the other a refugee 🤧. Typical Somali lady who is deluded in qabiil & is using munafiq traits.

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 Жыл бұрын

    Mamadan waa qof wada xasuus ah oo aqoon leh mashaAllah.

  • @museibrahimfarah2089
    @museibrahimfarah2089 Жыл бұрын

    Qabadhaan waa aqoon yahanad lkn waxaad modaa in naceb ka muuqdo. Thanks ku fahaney.

  • @nimcosiyad4858

    @nimcosiyad4858

    Жыл бұрын

    Hadey nucaradkisa aheyd walal awalba xumantisa Mey qarineyn

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Жыл бұрын

    Mansha Allah Gabar Xawadle maxamed somaliyad dhalad ah Salan sare from Leelkase maxamed❤

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Жыл бұрын

    Hooyo mutacalimada oo sharaf badan qiimo badan tariikhyahanad ah siyaasiyad dhab ah oo cilmiyan u baratay. Allah ha ku sharfo maamo Maryan Xaaji Cilmi.

  • @saadiyaabdulla5365
    @saadiyaabdulla5365 Жыл бұрын

    Asc wlhi eedadaan waan kaa sugaayay waayo waxbadan bay ogtahay mashaalah mar baan dhagaystay wareysi hore mahadsanid ayaanle

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 Жыл бұрын

    I am glad to hear from first hand info and experience with educated and intellegent Lady I wish more people were like Mama Maryan thank you. Am sorry for your personal horrible experience you and your kids went through❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын

    Ayaanle thank you wareysigan waan ka heley Allaha xafido drs maryan xaaji cilmi

  • @abdiadan4837
    @abdiadan4837 Жыл бұрын

    Correct, factual, validated, pure history was clearly told my sister, she was herself the history at that history, and time, it should be documented and given the masses,s wish you well dada mpenzi

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Masha Allah wa hooyo qiima badan oo wax badan og wa waaya joog Taariikh badan hayso guuleyso mar walba hooyo

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 Жыл бұрын

    Illaahay SWT ha xafido Hooyo Maryan Xaaji Cilmi, waxa ay inooga sheekaystay taariikhdii dhabta ahayd ee soomaaliya soo martay iyo wajigii dhabta ahaa ee uu la yimi Kacaanku.

  • @MaryamoMucallim-nt2op
    @MaryamoMucallim-nt2op Жыл бұрын

    Mamo ay iska dhaleen dad wax bartay ayadane caruurteyda u doortay aabo wax bartay cajiib allha ku xifdiyo hooyo ❤💯

  • @hassanissa726
    @hassanissa726 Жыл бұрын

    Somalie peoples can take knowledge very seriously nicely emission and simply too

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Жыл бұрын

    Maamo qiimale ale haku xafido from burco

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Жыл бұрын

    Wow mama maryam xaaji cilmi guul iyo gobanimo gabadha somaliya dhab ah 🇸🇴🇸🇴❤️❤️😘😘

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын

    Masha allaah 1948 ayay dhalatay walasheen manta gabdha yar yar ayay ka dhaban qurxoontahay

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    sax waa cuntaadi nadiifta ahyed iyo qalbigi wanagsanaa ee dadkeena ku noolaa waqtigii ciddmada boobeen baa dadeena bahalo noqadey

  • @user-ou3vx6uv3f

    @user-ou3vx6uv3f

    Жыл бұрын

    M.a ilhah axifdo abooto nagu aadan thy

  • @safiasheikhahmed5170

    @safiasheikhahmed5170

    Жыл бұрын

    waliba dadka iswadwada uma eeka kamana muuqato waa qof dabeeciya midabkeeda iyo iyadoo dhan

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Жыл бұрын

    Walalheyga Allah dardiisa iku soo booqda. 1K waxyar ikaka dhiman. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. 😢 🙏

  • @Aadam1948

    @Aadam1948

    Жыл бұрын

    Waa Ku booqday. Wax khayr Leh Ku qabo inshallaah.

  • @Sumayawan

    @Sumayawan

    Жыл бұрын

    @@Aadam1948 jasakalah qeir sis

  • @jawahirabdi5181

    @jawahirabdi5181

    Жыл бұрын

    Mashallah maryan waa markhaatiga nool

  • @mohamedahmed4511

    @mohamedahmed4511

    Жыл бұрын

    Waan kuu saaray wll.

  • @Sumayawan

    @Sumayawan

    Жыл бұрын

    @@mohamedahmed4511 shukran wll

  • @fatimahashi7929
    @fatimahashi7929 Жыл бұрын

    Kheyr allha kusiiyo ee shuruudaha noosheeg qofka waxa lgarabo iyo shahaada uu heesto

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 Жыл бұрын

    Dawladnimada halaga barto gabadaan Maryan la yiraahdo.

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه والتابعين لهم بإحسان إلى يوم الدين ...

  • @abdulahihassan6781
    @abdulahihassan6781 Жыл бұрын

    Alla haunaxarista maxamed siyad baree

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 Жыл бұрын

    Another outstanding interview by Ayanle👍

  • @ahmedbani9681
    @ahmedbani9681 Жыл бұрын

    عندك قبول وعزيمه وحجات كتير مش فينا والله انت فخر وشرف لنا ولأولادنا جميعا

  • @Aadam1948
    @Aadam1948 Жыл бұрын

    Waa barnaamijkii igu xiisaha badnaa e'en abid daawado. Maryama Xaaji Cilmi ilaahay ha Ku daayo. If iyo aakhiraba guulayso hooyo.

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 Жыл бұрын

    Mashaa'alah ilaahay ha ku barakeeyo! Markasta oon Dr. Maryan dhagaysto waxaa ii kororta aqoon wayn.

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Жыл бұрын

    asc maryan iyo ayaale kusocda barmaamijku waa midxiisale ee soo badiya waa xaqiiqadii oo nool masha allaah

  • @fnw8688
    @fnw8688 Жыл бұрын

    Maryan haji Elmi wa aqoon yahanada aqoon badan uu leeh Dalka Somalia 🇸🇴

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Жыл бұрын

    Majeerteen baa xamar ka saaray iygoo diidaya in laamiyada xamar lagu jiid jiido saas oo ay tahay waa ogaayeen in uu necebyahay laakiin sharaftay ka xigeen majeerteen dad lala simaa Somali kuma jiraan

  • @asamadhassan1419

    @asamadhassan1419

    Жыл бұрын

    Walle , waxas xisabtanka ragga kuma jirto ee fadlan waa la qatiyaye, sababtoo ah qofkii og waxa ay gabadhani sheegeyso oo weliba si fican uma aysna sheegine wax ka daran baa jirey waa uun tatabataye ma aysan wada sheegin, marka Mj ma soo saarin mana soo sari lahayne ee wiilashii gen morgan indhasarxadka ku ridey oo ila hargeysa la soo dagal galey bey howshasi ku kobneyd saa waa la ogaa waxa gabadhu sheegeyso mana ahayn wax uu warsan jirey sida gabadhu sheegteyna ma ahayn nin adkeysan kara oo gabadhas wixi kula hadlayey & siduu ula dhaqmey bad ka dareemeysaa in uusan safiir& kabiir midna xeerin jirin wax uu ilduufo ama u noqon weydo moyane , non bisheri tuti

  • @alexkeith1260

    @alexkeith1260

    Жыл бұрын

    abaha iyo hoyada aya benta kuhu sexiya waa cado la idinku yaqano inad jabkina u badashan geesinimo faqash yahay benta ku noli xabad aya futada laga galiyay o lagu saray is kaba dhaf majerten badhi wayn darodo dhan aya waaxba u qaban kari wayay awod ay ugu so gurmadana may lahayn

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi74077 ай бұрын

    Maamo maryan x cilmi. Very outstanding

  • @abdulkassim6740
    @abdulkassim6740 Жыл бұрын

    This is the best interview that I had listened from Hanolaato. Mama Maryan is honest, civilized, intelligent and educated Somali woman.

  • @jamaljama6963

    @jamaljama6963

    Жыл бұрын

    Qabyaalad wadanka waxa ku bur buriyey dhabiiyaco majeerteen shisheeye u so ka xeesadeen iney wadanka ku bur buriyaan kkkk naagtaan so ka xeesateen oo dhahdeen ku dheh siyad bare qabiiliiste ahaa majeerteen siyad bare ka hor cabdrashiid sharmaske qabiiladiisa ku haystey qabyaalad kkkk dhabiiyaco ceebtiina ku qarsado madediaha

  • @abdihakinfaisal

    @abdihakinfaisal

    11 ай бұрын

    ​@@jamaljama6963😅😅😅

  • @HassanBasri725

    @HassanBasri725

    9 ай бұрын

    Laakiin amaanteeda in aad somali ku sheegto ayaa ka fiican intaad luuqad qalaad ku amaanilahayd sababtoo ah waa Soomaaliyad😂😂😂❤❤❤

  • @Frontallobe_injury_survivor

    @Frontallobe_injury_survivor

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂 Waa naag xanuunsan. She is mentaly sick.

  • @jamaljons2294

    @jamaljons2294

    5 ай бұрын

    She is not I don't know about Somalia history laakin She 8s triblist person have so grudge against Mohamed siyad this somali 1960 its same 2023 U WILL NEVER EVER WILL HAVE TRUST TO SOMALI POLITICS

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Жыл бұрын

    Manshalaah mamma still 20 years ayey u sheekaynaysaa dadka wabiyada degen waa high smart Manshalaah

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    MashaAllah. Tabaraka

  • @cumarcabdale4957
    @cumarcabdale4957 Жыл бұрын

    MAANSHA ALAAH , MAAMA MARYAN XAJI CILMI WAXAAD NOO IFTIIMISEY WAX BADAN OO MAD MADOW NOOGA JIREY, WAA IN AAD BUUG NOO REEBTAA ,DOWLADII KACAANKA TAARIIQDEEDI AYAAD NOO SOO KOOBTEY XAFIDALAAH.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Жыл бұрын

    Waxyaabo badań baan ku fakerey intake daawanayey 1) waa qof 70 jir ah oo qurux iyo xusuus badań leh, Ilaahay ha u siyaadiyo. 2) dalkeenu waa buu ahaa meel sharci Ivo kala danbeyn heer Wayne ah leh. 3) Haybadii dalkeenu way soo laaban doontaa. 4) Mama Maryan waxad tahay halyeey Somaliyeed, dalkaaga iyo dadkaagoo dhan baa ku jecel.❤❤❤❤

  • @hassanahmed898

    @hassanahmed898

    Жыл бұрын

    Kala dambayntaa dhacday ma caqligaa ku taagan, Wadanku wadan muu ahayn siyaad barre Gaal caadiyuu ahaa wlh ma Ninka gabadhaas oo uur leh iyo ciyaalkeeda rabay inay gaajo u dhintaan

  • @shantagees9425

    @shantagees9425

    Жыл бұрын

    @@hassanahmed898 imisa gaalo madaxa oo dadkooda iyo dalkooda jecel oo u tura, Gaalnimo dhib ma laha oo dunidaba gaalaa u arimisa laakiin Siyaad Bare Somalia uma turin.

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Жыл бұрын

    Masha Allah xifdullah Thanks ❤️👍

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Жыл бұрын

    Masha allah, we need more documentary for people like her,

  • @muhammedshire822
    @muhammedshire822 Жыл бұрын

    Maryan waa Xog ogaal, MashaAllah

  • @AskarADV
    @AskarADV Жыл бұрын

    I always listen when she speaks

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Жыл бұрын

    Allah ha ku sharfo,hooyo wanaagsan oo badbaadisay faamliga xilli aad u adag

  • @MuxumedSarhaye-qz6wx
    @MuxumedSarhaye-qz6wx5 ай бұрын

    Wareysigan aad baan uga helay mahadsanid Hanoolaato

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 Жыл бұрын

    Masha alalh mama maryan every educated woman alalh haku dhowro Qof walba wuxu qabty wey sheegty HG dad waligoodba hiil galay

  • @saidmohamed745

    @saidmohamed745

    Жыл бұрын

    Qabiilka inga daa somalinmo baa inga badan

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    Sax 💯

  • @saidmohamed745

    @saidmohamed745

    Жыл бұрын

    @@salmaahmed2263 sow mhan inadeer

  • @ahmedaamiin8669

    @ahmedaamiin8669

    Жыл бұрын

    War qabiika mesha kla tag nio dadka noocan oo aqoonta leh somali waa ka dhaxeyaaanye 😂

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Жыл бұрын

    Somali waa dad aad u nasiib daran hooyadaani waa taariikh iyo cilmi socda dadkii wax ka baran lahaana qurbahay ku godoonsan yihiin

  • @asmaahmed-xw3hm
    @asmaahmed-xw3hm Жыл бұрын

    Maasha alaah waa taariiq loo baahnaa inaan maqalno waxna kabarano maamo ilaahay ha ku xifdiyo

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Жыл бұрын

    ALLE SOMAALI HAWMICIINO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Kaalayhee
    @Kaalayhee Жыл бұрын

    Well done mom. Amazing storytelling, waxbadan oo aynan ogeyn ayey na bartay. Ayaale wuuba la qabsan waayey sheejada gaar ahaan markay ka hadlaysay XHKSoomaliyed, sababtuna waa inuusanba dhalan waqtigaas iyo mar u dhow.

  • @user-ou3vx6uv3f

    @user-ou3vx6uv3f

    Жыл бұрын

    M.a maamada wa wentahay miya 50 jir u egtahay

  • @bulbulos

    @bulbulos

    Жыл бұрын

    inad cawan tahay ninkan wayn bad ledahay madhalan xiligikacanka siyad bare mise somalidinan waxad maqashen coment a labixiya nin wa wariye wariyah saxdane qofku kasuga aso og waxa laga shekayna ama sotagna tariqda laghadlayo qofka waraysiga laga qadah iskaleh inu qofka qadah ushego waxa dhabta oojira somalidina hadad qurbahatimaden xita waxba idinma kordhin

  • @Wonderer224

    @Wonderer224

    Жыл бұрын

    @bulbulos mohammed farah Walaal sow kama fiicnaan lahayd inaad qofka u jawaabto adigoon caayin? Maxaad cawaan ugu sheegtay? Fekerkaaga dhiibo adigoon qofka ku xadgudbin.

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Жыл бұрын

    Well done 💯👌🏾👍🏾 to the all team👏🏾❤️

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 Жыл бұрын

    Ayanle Well done barnamijyo fiican oo tarikhi ah ayad wadaa halkaa ka wad wll. Adiga iyo cida barnamijka kula wada waan bogadinaya sida kamaramanada.

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 Жыл бұрын

    Mamadaan Cuqdaddii odayga indheheeday kusoo aragtay.🙂

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 Жыл бұрын

    Siyaad barre wuxuu ahaa Gaal xaasid ah oo midab Soomaali leh.

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    Daa wuu dhintey. Tariiq halaga sheekeyo lakin no. Cay please. Waa danbi waa. Marxuun. Wax kasta.U sameyey Allah ayaa xisabinayo

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 Жыл бұрын

    Real professor is Marysn. I SOLUTE SISTER.

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын

    Wadaariiq mihiimah wayo waayo iyo xasuusihii hore👍🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖💖💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 Жыл бұрын

    Shukran ha noolaato

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 Жыл бұрын

    Maryam has done a marvelous job for the history of Somali women. Nolow!!!!

  • @trecksu
    @trecksu Жыл бұрын

    Masha Allah she knows alot,we need to know more about our country

  • @habibaali5036

    @habibaali5036

    Жыл бұрын

    She Lair Sick with Qabyala

  • @user-ou3vx6uv3f

    @user-ou3vx6uv3f

    Жыл бұрын

    @@habibaali5036 ma marexan aa tahay

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV Жыл бұрын

    Buuga "burburkii dimuqaradiyada Soomaaliya" waxeey sheegeyso dhan oo nidaam-darro, aqoonyaro ama aqoondarro iyo masuq eh eey ku suntanaayeen maamulkii Siyaad waxaan ka akhriyay buugaas.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Thanks for sharing with us. Great 👍 👌 wonderful story 👏

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Жыл бұрын

    Mashala HA NOOLAATO congratulation

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 Жыл бұрын

    Mashallah tabarakallah habo allaha idin xafido

  • @sahardidabdisalam3261

    @sahardidabdisalam3261

    Жыл бұрын

    Ayaanle dr Maryan xaji cilmi book halagaqoro

  • @yaasiinfaarax3153
    @yaasiinfaarax3153 Жыл бұрын

    Gabadhaan Run bay sheegtay Siyaad bare wuxuu Ahaa ayey sheegtay

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 Жыл бұрын

    Real Somali History has been told by my sister Marysn.

  • @mhaydar2009

    @mhaydar2009

    Жыл бұрын

    that's true

  • @kalidabdirahman8677

    @kalidabdirahman8677

    9 ай бұрын

    ​@@mhaydar2009988😢😅😅😮😢😂😊

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh Жыл бұрын

    Masha Allah maamo maryan xaaji cilmi

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Жыл бұрын

    Cidii majeerteen aheyd interviewgan aad buu u anfacayaa fooxa kushita asbuucan 😂

  • @asamadhassan1419

    @asamadhassan1419

    Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk Taariikh lee waaye & dadkii waqtigas jogey weliba aad uma aysna fogan tuur tuur moyane

  • @mgulled7974

    @mgulled7974

    Жыл бұрын

    @Maxamed Ayaanle cunaha ku dhegey maahee Mamo maryan Waxay rabtey iney sheegto hantida xamar taaley 1930s iyo 1940s waxaa iskalaha 7 todoba Xaaji iyadoo rabta iney kasheekeyso Ayaanle cunaha qabtey, anyway ilmaha teenage ah ee somalida xitaa waa ogyihiin, mj waa the most heavyweight clan in this country

  • @bushraaxmedcismaan2779

    @bushraaxmedcismaan2779

    Жыл бұрын

    Hantida Xamar Taaley 1940 Maaha tan 7 Xaaji ee dadkii Banaadirga ama cadcadka marka laga yimaado tan Soomaalida qabaailka ayay ugu hanti badnaayeen dheh.Qabaailka Soomaalidu xoolo dhaqato ayay ahaayeen

  • @fartunjama4040

    @fartunjama4040

    Жыл бұрын

    Cida habrehey qabaan xataa cuqdada waa laga dareemaa I am not mr lkn I see naag dumashiyasheed Mj ka dhex hadlayaan 😂😂

  • @mohamedfarah1269

    @mohamedfarah1269

    Жыл бұрын

    @@fartunjama4040 😂😂

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 Жыл бұрын

    Great interview,enjoyed

  • @abdiaziztabliiq8801
    @abdiaziztabliiq8801 Жыл бұрын

    thanks

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Жыл бұрын

    Maasha Allah so beautifull mom xaafudullaah caqliga caafimaadka iyo cimriga allah ha kuu daayo

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye10277 ай бұрын

    Allha Barakeeyo Waa xaaskii madaxweyne ku xigeenkii kacaanka iyo wasiirkii Warfaafinta ,,, ismaaciil Cali Abokor Labadooduba wy noolyihiin Allha dhawro

  • @muctasimsaed4101
    @muctasimsaed4101 Жыл бұрын

    Maryan X. Cilmi, waa archive guuraaya. Mahadsanid ayaanle.

  • @maxamedsanweyne78
    @maxamedsanweyne78 Жыл бұрын

    Masha allah aqoontu waa qaali bal eeg gabadhan

  • @Ahmedjohn-go9xu
    @Ahmedjohn-go9xu3 ай бұрын

    Ilaahbaan ku dhaartaye ayaanle xataa dhismihii soomaaliya figrad kama haysto warasga oo dhan ayuu dhaamdhaamay

  • @abdikadirhusseinmursal9714
    @abdikadirhusseinmursal9714 Жыл бұрын

    Really fantastic history

  • @saadiyaabdulla5365
    @saadiyaabdulla5365 Жыл бұрын

    mahadsanid maamo qaali ah

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын

    Waraysigii koobaad een daawado maamada waxay ahayd barnaamijkii xasuus reeb ee hargaysa lagaga qaaday

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 Жыл бұрын

    The change we desperately need must come from the youth, for us there is still a glimmer of hope, of a stable and prosperous country for our future generations. We must fight for United people, non of this 4.5 which has no basis of an fair and equal society for all people. Nationalism must come before tribalism or else we will be in this States quo forever. I intend to open a youth forum and a radio station soon inshaa Allah. For the common good of our country I pray to Allah we succeed. Amiin

  • @genrichyagoda715

    @genrichyagoda715

    Жыл бұрын

    Theres more Qabyaalad between the youth now more than ever

  • @abdullejamalmohamed3050

    @abdullejamalmohamed3050

    Жыл бұрын

    P

  • @gagallegagalle5248

    @gagallegagalle5248

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @robleyusuf2566

    @robleyusuf2566

    Жыл бұрын

    Af Soomaali wax ku qor. English is not our first language.

  • @MuusaFaarah

    @MuusaFaarah

    10 ай бұрын

    ​@@genrichyagoda7151aqq2a12 Fy

  • @Ggg598
    @Ggg598 Жыл бұрын

    Thanks!

  • @mohamedkeydsanehussein8428
    @mohamedkeydsanehussein8428 Жыл бұрын

    maamo wax baddan usoo joogtay cimri dheer iyo caafimaad inshaa allaah

  • @hiboa7791
    @hiboa7791 Жыл бұрын

    Masha allah waqtiga ay university ka italy kaga soo dhameysay aabahey bey isku waqti yhn. qof yar beyna u eg tahay

  • @abdirahmanhussein6230

    @abdirahmanhussein6230

    Жыл бұрын

    abo manoyahay imika

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    MashaAllah. Tabaraka. Dad badan wax wey ilobeen mamada. Allah xifdiyo. Waa xasuus

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Жыл бұрын

    Waa qofka kali ah ee si Daacad ah uga waranta Taariikhdii ..Dawladii siyaad Barre ... Walaahi Haweenka ayaa ka Daacad Raga,,,,,,, Dhamaan Ragii Kacaanka wax Taariikh ah ma hayaan .... Tani Waa Fariid.....Dhaxal Reeb ...الحقائق بالوثائق

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    Жыл бұрын

    Haku Sheegin. Nin Soomaaliyeed inuu Taariiq, dal, dad, Iyo Diin daacad unoqdo. Waligiisba waa calooshiis ushaqeeyste.

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    ​@@Cici_mimi sax 💯

  • @ifka2877

    @ifka2877

    Ай бұрын

    Gabdhaha Somaliyeed wa fariidiin gabadha hoyadeed xamar ninku dhawaan kugubay sideey warkoo dhan usoogudbiday oo kale ayeey ayadana warkii oo dhan farta naga saartay

  • @anwarmohamed1422
    @anwarmohamed1422 Жыл бұрын

    Nasiib darradu waa in kuwa maanta joogaa sida ardadii Afweyne u dhaqmayaan oo aanay taariikhda waxba ka baranayn. Soomaali waa dad nasiib daran

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    Жыл бұрын

    Sax

  • @iqrabacadoomar1718
    @iqrabacadoomar1718 Жыл бұрын

    What a great interview☺️

  • @mustafemohahmed4519
    @mustafemohahmed4519 Жыл бұрын

    Xog bdanby banaanka keenty mamo Dr mamo Maryam xaji

  • @Saidabdihirsi
    @Saidabdihirsi Жыл бұрын

    201-kii sano ee Siyaad Barre waa in taariikhda Soomaaliya laga jaraa. Waa sannado mugdi ah, oo dalkeena soomaray. Intaa weliba noogama uusan harine wuxuu soo taagnaa ilaa dalka uu god ku hubsaday. Jahanama Alle ku gee dheh.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Жыл бұрын

    Maamo maryan ilaahey ha deeyo wa tariiq nool

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane Жыл бұрын

    Eeddo maryan waa aqoonyahanad iyo waaya-joog taariikh badan haysa

  • @Samaanchannel
    @Samaanchannel Жыл бұрын

    Amazing interview