No video

WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 538

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi31873 жыл бұрын

    Rabboow u naxariiso dhamaantood anagana naga yeel kuwa diinta Islaamka ku dhaqma una hiiliya marwalba Sh. Maxamed Mataan Mahadsanid Ayaanle adigana mahadsanid waxaad noo soo gudbisay arin muhiim noo wada ah dhamaan umada Soomaaliyeed Raboow nagu sug xaqa marwalba iyo meel walba Amiin

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid92593 жыл бұрын

    Wadaadadaas way shahiideen. Illaahay meel khayr qabta ha geeyo. Eheladoodiina sabar iyo iimaan allaha ka siiyo. Meesha cuqubadda nagahaysato waa halkaas! Allaa kariim.

  • @abdullahiyalahow9852

    @abdullahiyalahow9852

    3 жыл бұрын

    .

  • @soomaalicaruur3921
    @soomaalicaruur39213 жыл бұрын

    Waxaa jira dad aan dhulka dushiisa magac ku lahayn,se samada ka caan ah.ilaahay waxa uu shahaadadiisa siiyaa cidda uu qalbigooda ka daalacdo in ay u qalmaan. Ilaahay ha u aqbalo shahaadada ragaas 🤲🤲🏿🤲🏾🤲🏼🤲🏽

  • @ahmeddahir6224

    @ahmeddahir6224

    3 жыл бұрын

    Amiiiin

  • @ozzied485

    @ozzied485

    3 жыл бұрын

    Bal kawaran kuwa maanta jooga ee dadkooda iyo dalkooda lacag yar siistay. ama ka soo horjeeda umadan Somaliyeed in DIIN lagu dhaqo. raba in ay noo keenaan dhaqan aynan shaqo ku lahayn? iyo kuwa duurka ku jira (Al-Shabaab) ee DHIIIG u daadinaya caqiido khaldan. dhisad 10 qof ayay ka hadashay, laakin maanta 100-laal ayaa loo dilaa Diinta darteed.

  • @amaadin12

    @amaadin12

    3 жыл бұрын

    aamina siciid, walaahi waan ooyay markaa dhahday waxaa jira dad aan dhulka dushiisa magac kulaheyn balse samada caanbka ah, xaqiiq waaye warkaas, thanks walaal

  • @abdimohamedali

    @abdimohamedali

    3 жыл бұрын

    Amiin Allah janadisa ha ugudeqo

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    3 жыл бұрын

    @@amaadin12 قال رسول الله صل الله عليه وسلم رب اشعث اغبر مذفوع بالابواب لو اقسم علي الله لابره nbga scw wax jra dad korkda boor leh xta an albaada laga furen hadey so garacan alle aktisa ah dad ugu qimo bdn dadka lidan wx weyn aktoda ka aheen

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud96915 ай бұрын

    Thank you so much for airing this Historic event on how the late Dictator siad Barre was fighting to wipe out Islam from Somalia and the cruel methods he used to enforce his ideology which never materialised. Jazzakallahu khayran.

  • @sakariye4279
    @sakariye42793 жыл бұрын

    2da xildhibaane diiday in dalka lagu dhaqo dhaqamada gaaladu waa laba nin oo kasoo jeeda beelweynta habaryoonis Beesha sheekh mustafe xaaju ismacil haruun Kaso jeedo weeye Masha Allah 🥰🥰

  • @zakariaomar3503
    @zakariaomar35033 жыл бұрын

    This journalist is teaching the young Somalis so much, thank you for your work bro.

  • @saedboni6011

    @saedboni6011

    3 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mumtazqurux3476

    @mumtazqurux3476

    2 жыл бұрын

    Mumtaz Hasan

  • @xalwoaadan8037

    @xalwoaadan8037

    2 жыл бұрын

    Aà by

  • @mascudaden8366

    @mascudaden8366

    6 ай бұрын

    ​@@saedboni6011😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @nuur3272
    @nuur32723 жыл бұрын

    1972 ayuu sheekhu ahaa 29 jir. Maanta isagoo 90 ku show ayuu quruxdaa iyo nuurkaasi ka muuqdaa maskaxdiisana iyo xusuustiisa waad arkaysaa. Halkaa waxaa ka cad inuu xaqa ku adimayay.

  • @mohamedciise4952

    @mohamedciise4952

    2 жыл бұрын

    78 ayuu jiraa

  • @amareto5772

    @amareto5772

    5 ай бұрын

    Masha Allah. Allah ya barik cumruh. Masha Allah dheh marka aad wax amaaneyso.

  • @lamaanahanoloshaofficial987
    @lamaanahanoloshaofficial9873 жыл бұрын

    Masha allaaah sheekha taariikh fiican buu hayaa bal sii wareerso oo wax badan baa ku duugan nooga soo saaar @Hanoolaato

  • @barkhaddahir2733
    @barkhaddahir27333 жыл бұрын

    Sheekh Cali Allaah cimriga iyo xasuusta hakuu barakeeyo. Waxa isoo jiitay xasuustiisa fiican iyo sida faahfaahsan ee uu uga hadlay dhibkaas uu ka sheekeeyay ee muddada dheeri kasoo wareegtay. Mahadsanidiin Ayanle Hussein iyo Sheekh Ali Sh. Mohamed. Allaah haw naxariisto dadkaas xaqdarada lagu laayay. Isla maalintii la laayay, waxa dhacay shil diyaaraddeed khasaare badan dhaliyay. Alloow na cafi yaa rabi!

  • @HardTalk1
    @HardTalk13 жыл бұрын

    The best interview ever in my life, I can say.

  • @Djbabou1

    @Djbabou1

    Жыл бұрын

    Dowlad iyo Diin kala Qaad.

  • @imamhassanjaamici
    @imamhassanjaamici3 жыл бұрын

    Sh Mohamed Mataan iyo weriye Ayaanle ilaahey ha idin xifdiyo. Aamiin.

  • @adandheere6865

    @adandheere6865

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    3 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi.

  • @musdafsheikhbarre7739
    @musdafsheikhbarre77393 жыл бұрын

    With his age and he remembers everything. Allahu Akbar! May Allah bless you Abo

  • @umimohamed2323

    @umimohamed2323

    3 жыл бұрын

    Masha Allah cimrigiisa Allaha u barakeyo

  • @salmanyare9243

    @salmanyare9243

    3 жыл бұрын

    Mustaf sheikh bro is my father walhi

  • @wadanigadhabtaah683

    @wadanigadhabtaah683

    3 жыл бұрын

    @@salmanyare9243 Mansha Allh, kabro cilmiga

  • @musdafsheikhbarre7739

    @musdafsheikhbarre7739

    3 жыл бұрын

    @@umimohamed2323 MashaAllah beautiful ❤️

  • @nasraosman7686

    @nasraosman7686

    3 жыл бұрын

    maashaa Allah tabaarakallah

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud59163 жыл бұрын

    I really don’t understand how we can think good of a ruler who’s been responsible for murder? Torture and oppression. I’m of his tribe but walhy my tribe will not rescue me from being questioned by Allah judgment day. I go to my grave alone and I’ll be standing in front of Allah alone. Dowlada sida dadka u xasuqday ninki madaxda u aha xisabtisa iyo abalmarintisa wa cinda Allah.

  • @salaxsalaad5472

    @salaxsalaad5472

    3 жыл бұрын

    1

  • @adama2988

    @adama2988

    2 жыл бұрын

    Dictator not presented clan.. well I believe Somaliis are one tribe multiple clan..

  • @adamhajiopm
    @adamhajiopm3 жыл бұрын

    Alaha barakeeyo Sheekh Cali waxaan ku kulanay beydka Ilaahay ee Maka, waanan wada xajinay 2016, kadibna waxaan kula kulmay isagoo Kitaab Tafsiira ku akhrinayo Masaajidka Jamia Mosk ee Nairobi, Alaha xafido waa sheekh zaciim ah.

  • @sal8017
    @sal80173 жыл бұрын

    Ayaanlow adiga iyo sheekhaba waan salaamay Wiil waraysiyo muhiim ah soo bandhiga ayaad tahay ee Buug ku ururi Mahadsanid

  • @xaydarcadde7447

    @xaydarcadde7447

    3 жыл бұрын

    Salma warka wadaadka warkaan baa ka horeeyay laakiin markii aan u soo diray waa uu tuuray ninkaan warkkisa sax ma aha aqri gudoomiyihii hore ee barlamanka 2012 markii uu dhintay baa war bixin taan laga qoray!

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir62243 жыл бұрын

    Alloow XAQA Nagu dil. Waa Qiso loo baahnaa oo murugo leh. Runtii Maanta ayey heystaan Ajarkooda. Allah u kasee

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan51203 жыл бұрын

    Odaygaan quruxda ka muuqato iyo ilkaha dhalaalayaan, waa diinta. Odoyaasha cilmaaniniinta, 60 markeey gaaraan, iyagoo af huuro badan, wajigii gubtay, waad ka cabsaneesaan.

  • @abdirisackamin8360

    @abdirisackamin8360

    3 жыл бұрын

    Mashallah xaqiiq walahi farxad la ilmaye allahu akbar

  • @hayatali4756

    @hayatali4756

    3 жыл бұрын

    Asc walalo waa aabehey Alx

  • @abdirisackamin8360

    @abdirisackamin8360

    3 жыл бұрын

    @@hayatali4756 xayat sh ali mad qoratid hee xaguu jooga shekha hada

  • @hayatali4756

    @hayatali4756

    3 жыл бұрын

    @@abdirisackamin8360 wcm waa sax xayaat sheikh Ali laidhahaa lkn shirkada telephonka ayaa saas usooqortey Kenya ayuu joogaa aabo

  • @abdirisackamin8360

    @abdirisackamin8360

    3 жыл бұрын

    @@hayatali4756 ok sax weya abdirizack sh amin ano la i dhaho ayan kenya tagay abdirizack amin aya kala so labtay

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad55762 жыл бұрын

    Sheikh Ali Mataan tafsiirka Quraanka ayuu kugalijiray Masjidka 8th street Islii Nairobi 1976. Wali Nairobi ayuu tasfiirka ka akhriyaa.

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux4233 жыл бұрын

    Ilaahay swt dhamaantood ha u wada naxariisto. Mujaahid ayaanle aad baad u mahadsantahay Taariikhda qiimaha leh ee aad nala wadaageyso. Sheekh Ali isna Alle ha Xafido. ameeen. Thank you so much Ayaale.

  • @FahanOnlineAcademy
    @FahanOnlineAcademy3 жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo Sheekh. Quruxda iyo imaanka Diinta way kaa muuqataa. Alle ha u naxariisto culumadii kale ee u istaagtay xaqa

  • @siciidmohmuud3672

    @siciidmohmuud3672

    3 жыл бұрын

    8s l10031jlamm M

  • @Faces189
    @Faces1893 жыл бұрын

    Wallahi waa murugo oo miraheeda maanta, nalo taalo.😭😭😫😫 Xasbunallahu wa nimal wakeel. Dilkii mu'miniintaas aad iyo aad buu ii taabtay.

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    fircoonkii soomaaliya ee siyaad bare halaaga umada u horseeday

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    DUBAHA ILAAHAY SOOMAALI BILAASH UGU MUURIDIN

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    3 жыл бұрын

    2 DA REER EE OGAADEEN IYO GARXAJIS AYAA SOOMAALI UGU GEESISAN

  • @Faces189

    @Faces189

    3 жыл бұрын

    @@alihujaleh8627 Subhanallah Walaalkiis, Arinta dubaha saxwaaye.

  • @Abdullah_Abudujana23.

    @Abdullah_Abudujana23.

    3 жыл бұрын

    @@alihujaleh8627 walaalow adiga ma reerahaas ayaa ka dhalatay ? Maxaadna u leedahay saas ?

  • @mawjama831
    @mawjama8313 жыл бұрын

    Walaal Ayaanle waxaad heshay fursad aad qaali u ah, ee Walaaloow yuusan waraysigaan sahal nagu dhaafin, waayo waxaad haysaa sheekh 80 jir ah (1971 wuxuu jirey 29), xog ogaal ahaa, daacadna arrinta ka ah. Wuxuna waa Taariikh madoow, oo aad muhiim ah, waxayna mudan tahay in runta laga sheego. Waa arrin waraysi 2aad iyo mid 3aad u baahan. Waayo lama helidoono sheekh daacad ah, xog ogaal ah. Asaguna bil sii dhacaysa. Waana nasiib darro in sheekhu carabka ka leexiyo, magacyadooda iyo qabiiladooda raggii dambiyada waaweyn galay, sida sargaalkii amarka toogashada bixinayey. Middeeda kale dambigaan qof kaliya magelin, ee rag badan baa wada galay, nin soo qabtay, nin xiray, nin xukumay, nin toogtey iyo madaxweynihii ugu wada sarreeyeyba kulli waa dambiilayaal. Laakiin haddii uusan sheekhu ogolayn in arrimahaas qaarkood uu maxfalka ka sheego, adigu hoos ama gaar u warayso, oo markaas waraysigaaga ummadda u soo gudbi. Middeeda kale, sheekhu ma wada sheegin culumada lala laayey magacyadooda iyo qabiiladooda, oo dhameystiran ee qaar kaliya buu sheegay. Waa in sheekha Mar 2aad iyo Mar 3aadba la waraysto. Waayo Waxay soomaalidu iyaga oo aan daacad ka ahayn bay ku celceliyaan, "culumaa la toogtay". Mana yaqaan aan xittaa magacyadooda, abtirkooda iyo mabda'a xaqiiqiga ah ee loo dilay. qabiilkasta oo soomaaliyeedna waa ku jirey, deerona deero uma hardiyin. Laakiin Markii la toogtey saraakiil mooryaan ah, oo isku jifo ah, soomaaliya oo dhan baa loo dumiyey. Qabiiladooduna waa u dagaalameen, magacyadoodana illaa iyo Maanta bay ku wardiyaan!!!.

  • @hugdheh

    @hugdheh

    3 жыл бұрын

    sheekha inta u magacooda xasuustay bu sheegay qaarna qabiilkooda wa xasuustiisa un

  • @mawjama831

    @mawjama831

    3 жыл бұрын

    @@hugdheh waa runtaa, Laakiin Taariikhda inta dhiman waa La soo xasuusin karaa ama lala dhameystiri karaa. Tusaale ahaan shaakhii murursade ee la toogtey, wiilkiisa (sheekh Fuaad) waa saaxiibkay, waana la heli karaa telefoonkiisa Markii loo baahdo. Culumadii mareexaan ee la toogteyna, dhammaantood waa isku jifo ama Celi bay ka wada dhasheen. ehelkoodana qaar baan garanayaa ama jifadooda hoose baa la wada garanayaa. Laakiin Xaq Uma lihi in aan xogtaas ka hadlo iyadoo sheekhii goob joogga ka ahaa uu nool yahay kana hadli karo. Laakiin waa in loogu kaalmeeyo sheekha Wixii xog uu hilmaamay ama ka maqan, waayo culumadaas ehelkoodii ma wada dhammaan ee waa noolyihiin.I Taasi waa Haddii aan Taariikh hufan, oo dhammeys tiran aan ururineyno. Haddii kalena markasta oo aan ujeedo guracan leenahay, aan warka ku soo koobno "Af weyne culumadii buu toogtey". KHALAASSSS.

  • @abdiqaninor7385

    @abdiqaninor7385

    3 жыл бұрын

    In magaca qof xumaan sameeyay la sheego nabigu scw wuu reebay

  • @mawjama831

    @mawjama831

    3 жыл бұрын

    @@abdiqaninor7385 Marka maxaa Ina Siyaad hadda loo hadal hayaa?! 😏 🤔 😒😲🤐 Ina Siyaad iyo mujrimiinta ka daranba taariikhdooda madoow waa La qorayaa, si khaladkii iyo gaalnimadii ay ku dhaceen, ummadda looga digo, waana diintu ogoshay. Cikrama Abu jahal baa aabihiis oo dhintay waa hore lagu hor caayey, markaas baa Rasuulku SCW yiri, dadka dhintay ha caayina, iyadoo la ilaalinayey qalbiga Saxaabiga. Taas macnaheedu ma aha in aan Abuu-jahal waxba laga sheegi Karin.

  • @marwoyusuf906

    @marwoyusuf906

    3 жыл бұрын

    @@abdiqaninor7385 wll allah unaxariisto lkn dadka hada joogo xukun dictator ah micnihiisa mayaqaanaan dhamaan dictator yaalka muslimka ahaa wee fasaadeen dulmi umadeed iyo musqulo dahab ah dadkoodoo baahan waa inaa barano si’aysan taas udhicin

  • @joharacademy
    @joharacademy3 жыл бұрын

    hada ayaan dareemay sababtay somalia uburburtay

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame32683 жыл бұрын

    Maashaa Allaah, Allaah ha xifdiyo Sheekhan. Waa dadka in la ilaashado mudan. Waxaan dhihi lahaa halaga war hayo

  • @hamzaabdi5320

    @hamzaabdi5320

    3 жыл бұрын

    Mashaallh

  • @xirsin7431
    @xirsin74313 жыл бұрын

    Waa ay soo noqnoqotay oo 2006 soomali oo garan la’ dhibtu xagay ka socoto. Ayaa hadana culumo u kacday. Oo ay budhcadii qabqablayaashii dagaalka ka xoreeyeen. Cadawgii soomaaliyeedna iskeeney. Oo dib u qabsaday umaddii. Haddana waxmagaratadii cadawga raaci jirtay ayaa dib ugu celiyey ummadii. hoogii iyo diin la’aantii. Ilaahay ha ina hanuuniyo.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl22813 жыл бұрын

    جزاهم الله عنا خيرا واسكنهم اعلى اعال الجنة

  • @ismailjama178
    @ismailjama1783 жыл бұрын

    Qaar baa ilaa hadda ku hadaaqa aabo Siyaad.Oo aaminsan inuu ahaa qof karaamo leh.

  • @swillz1738

    @swillz1738

    3 жыл бұрын

    Kàraama ah. Karaamoy xaal qaado.

  • @mohamedyusuf5214

    @mohamedyusuf5214

    3 жыл бұрын

    Ina Siyaad bare murtidnimo ayuu kudhintay

  • @indadeeqmahmud5916

    @indadeeqmahmud5916

    3 жыл бұрын

    Iyaga iyo waxay kadefaan malinta xisabta. KOLAY anigu waxan ahay qabilkisa lakin dulmi ilahayow anan qof ugu hiliin. Kafaan caad aya iraci.

  • @ismailjama178

    @ismailjama178

    3 жыл бұрын

    @@indadeeqmahmud5916 aad baad u caqli fiican tahay. Jazaka laahu kheyr.

  • @mawjama831

    @mawjama831

    3 жыл бұрын

    Hadday daacad kaa tahay gaalada ha kala reebin, is raacsii!!. Baarlamaankii Ina Siyaad ka horreeyey ku dar, golihii kacaanka oo dhan ku dar, baalamaanka hadda jooga ku dar, madaxda maamul-goboleedyada ku dar, ciidamada booliiska, daraawiishta, CID, NISA, DANAB, ALPHA iyo Wixii Maraykan wato ku dar, MILLARIGA ku dar, jabhadihii iyo Wixii soo hoggaaminayey ku dar, dimuqraadiyadda kuwa hadda u dooda iyo kuwa hadda u dagaalama ku dar, nasaaro xambaarka ku dar, ciidamada yugaandha, Burundi, Kenya iyo itoobiya kuwa soo xambaaray ku dar, hadda kuwa ka feer dagaalamaya ku dar. Soomaalidii shalay gaaloowdey iyo kuwa Maanta gaaloobey isku dar oo ha kala reebin.

  • @aliabdirahman6725
    @aliabdirahman6725 Жыл бұрын

    I find it ironic that it was Karl Marx, who said, "religion is the opiates of the masses and the sigh of the oppressed." My good Sheikh is lucid and sharp. His healthy and glowing face is the result of a lifetime of modesty and non-use of all mind altering substances. I hope I age as gracefully and that my mind stays as sharp as my good Sheikh. Clearly, the masses can be cowed even if their most deeply held religious beliefs are called into question.

  • @BellaBigDeal

    @BellaBigDeal

    7 ай бұрын

    Ameen thuma ameen this was beautifully written

  • @mohamedabdullahi6736
    @mohamedabdullahi67363 жыл бұрын

    Nacaa shuciyad iyo dimuqradiyad kutala siyad bare iyo intii Ku aragti ahyd galo ayay ahayen xiligas kuwan hada jogana waa lamid lkin tabardaro ayaa halkas dhigtay Allah ha unaxarosto tobankanin waa shuhado insha Allah

  • @salmaahmed2263

    @salmaahmed2263

    3 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @abdihalimmohamod8072
    @abdihalimmohamod80723 жыл бұрын

    Masha Allah wlhi dadkaas Waajib gooda ayee guteen oo xaqa Rabi geena ayee u istaageen kuli gooda janatul firdowsa Allah geeyo. Haajigaan noo soo gubiye asine cimrigiis Allah ubarakeeyo

  • @hamzaabdi5320

    @hamzaabdi5320

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika50403 жыл бұрын

    Msha Allah .Cibaadadu qofka xusuusta ,aragga iyo nuurka qofka way barakaysaa .

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed31583 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، salaan khaas Sheikh Ali mataan,,الله يبارك في عمره، ، حفظه الله ورعاه، اللهم امين يارب العالمين

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro2 жыл бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto dhmntod Culimadaas U shihiidey diinta Waa mahdsn yihiin adiga iyo wadadkuba wll

  • @sakariaabdi359
    @sakariaabdi3593 жыл бұрын

    SH Mohamed mataan allaha kusii Kheyr badan adiga iyo inta loo dhibaateeyay diintan mukhadaska ah .

  • @hadew1418
    @hadew14183 жыл бұрын

    Mansha Allah 79 years old SHEIKH Mohammed diinta ayaa ka muuqaata.aniga isagaa example inogu filan.

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman97913 жыл бұрын

    Xaqa Eebe ayaad ku Adintay may Allah bless and protect to you ❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14633 жыл бұрын

    Somaliya ilaa hada uqubda dab socota waa tii culumada laga galay 😭😭😭

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi62912 жыл бұрын

    Waa runtiis, sheikh Muuuse aniga oo yar suuqa ansalooti buurka ka soo horjeeda ayaan deganayn Allah subxanahu watacaalaa ha u naxaariisto Sheikh Muuse gurigeena ayuu arbaco kasta Qur'an ku akhriyijiray. Waxaan xasuustaa hooyaday Allah subxanahu watacaalaa ha u naxaariisto marxuumadaas hooyaday ah aay u Karin jirtay cunbuulo iyo bun. Markii la dilay sheikh Muuse waxaan xasuustaa hooyaday Allah subxanahu watacaalaa ha u naxaariisto Sheikh Muuse arbaco kasta u ducaysa oo u ooydo ilaa ay dhimatay 1980. Cajiib

  • @waayelkajaqafsada7214

    @waayelkajaqafsada7214

    Жыл бұрын

    Allaha u naxariisto hooyada iyo sheikhaba sxb anagana allaha towfiiqda na waafajiyo

  • @guledahmed9415
    @guledahmed94153 ай бұрын

    Acw akhwa ukhtii waxa ay masiibada wadankeena Somalia 🇸🇴 Dagaal sokeeyo iyo dhibaato waa Diinta Islam ka aan u nasab sheegano oo aan isku dhaqeeenin iyo Culumadii la daadiyey dhiigooda oo Qalaala Alaah SW WA Qala Rasuulu Laah SCW Xaqiiqda

  • @sayidka6911
    @sayidka69113 жыл бұрын

    Kacaankii Wax uu cafiyay majiraan. Culumo. Caamo. Abwaan. Aqoonyahan.ciidan. siyaasi. Dhamaan dhegta ayuu dhiiga u daray. Haddii aan laga soo gaareenna somali waxaa ka soo hari lahaa inyaroo gaalo ah. Allaa ku mahadsan oo na dhaafiyay.

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin16542 жыл бұрын

    Shekh mahamud siad iyo dhamantood culumadii lagu dilay jidka alle Naxaristii janno allaha ka warabiyo

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali55762 жыл бұрын

    Waa mahadsatihin wax badn ayaa ka ogaaday culumadii la dilay Allaha u naxariistee dhanmtoda

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman43522 жыл бұрын

    Afwayne balaayo ilahy noo soo diruu ahaa murtadka afka qashinkaa leh Sh cali sh maxamed mataan alle haku xifdiyo ❤️

  • @khadrakoos102
    @khadrakoos1023 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waa arin murugale siyaad bare wuxuu nagu rebay xasuus xanuunbadan culamadaasina way shahiideen allaah ha unaxariiso culimadii shihidy oo uu ku jiray wllky mxmd edady ruma dhashy ani marka laga sheekeyo wan iska ooyaa marna wan farxa waayo qofka diinta alle dartii loo dilo waa ahlu janno sida nabigena xbbkena muxamad scw ino sheegay allaah ha inaga dhigo kuwa kalaamkooda u danbeeya unoqdo la,illaaha,illallaah muxamada rasuulullaah melaha Somali ka degi la dahay weeye inkaarti culimadaa haysa inta dadkii waagaa joogay ee xaqa kaleexday intay wax ka noolyihiin somaliya saxmi mayso

  • @abdi-nm2vy

    @abdi-nm2vy

    Жыл бұрын

    Sheekh maxamed walaleeye wuxuu ahaa sheekhi saalixiyada u fadhijiray burco waa abtigay alle ha u naxariisto

  • @kuunuumacallahi7294
    @kuunuumacallahi72943 жыл бұрын

    Masha llah sheekhan Allaha xafido adun iyo aqiraba culumaddi lagudilay dulmiga allah unaxaristo illaa hadda aya lagujira dulmigi oo dinti lagategay

  • @cheyyene
    @cheyyene Жыл бұрын

    the best interview ever in my life, Rahimahu Allah these men and we saw the results of this Genocide.

  • @Light-q3r
    @Light-q3r3 жыл бұрын

    Ilaahow sharta madaxda aan diinta aqoon markaad ku qabsado dhibku waaa kaaa

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed97623 жыл бұрын

    Kuwa maanta difaacaya siyaad bare ee reernimo udifaacaya haka fiirsadaan

  • @axmed1987

    @axmed1987

    3 жыл бұрын

    Wadaada noo keeney Al shabaab yaa ka fiirsanaaya... Siad barre dadka maanta iyo shalay wax dhaama ma jiro ee orod oo carab futada u leef neefyahow.

  • @sakadaadhigaofficialtv1952

    @sakadaadhigaofficialtv1952

    3 жыл бұрын

    @@axmed1987 jaahil wyn kuwi xoroyinka ofnda ku dhashi thy

  • @axmed1987

    @axmed1987

    3 жыл бұрын

    @@sakadaadhigaofficialtv1952 i Cay iyo waxkasta sheeg laakiin maanta wadaadadaas kacdoonka bilawday oo barre wadanka laga saaray xaa dhacay ey u damin waaye dakaalka sokeeye ee waa ragg waaya arag ah oo umadda isku dhajin karta laakiin kala qubka bey Al ithixaad, damjadiid, salafi/wahhabi ka faaiideysteen sida madaxdeenna hore🖕

  • @sakadaadhigaofficialtv1952

    @sakadaadhigaofficialtv1952

    3 жыл бұрын

    @@axmed1987 wr wxaad ka sheekynsa aniga namhystn nabad iyo barwaaqo alle waaa nasiiyay dhipta yr e jirna illhy ba nga qaadi dona siyaad baare somali nolosha umu hyn mrka mlha islaam band ahyne aduunyda dhipa iyo dheef ba wy leedahy

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    @@axmed1987 ma kanaa Alshabaab ah wll wlle culumada dagaalka aad ku haysaan waynaan badanaa sheekh walba oo xaqa ka hadla waa khawaarij

  • @mohamedamiiin3468
    @mohamedamiiin34683 жыл бұрын

    Siyaad barre xukunkisu xukun shaydaan buu ahaa

  • @mawjama831

    @mawjama831

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa, kuwa hadda jooga baase kasii gaalsan.

  • @gabdaaogushidangabdhaa545

    @gabdaaogushidangabdhaa545

    3 жыл бұрын

    Waryaa siyaad bare afkda kadaa tugu bathye adi kale aya aduka joogaa dadk dintye wax ha kasgegin sheydanyhow

  • @abdirahmanmohamed286

    @abdirahmanmohamed286

    3 жыл бұрын

    Mohamed Siyad Barre no one living or dead can accuse him. I know this man personally and if there's a devil Ali Majeerteen is devil. He's in Kenya and lives Nairobi.

  • @mawjama831

    @mawjama831

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed286 baarlamaankii Ina Siyaad ka horreeyey oo ka koobnaa 123 qof ah, baa 120 u codeysey in aan ilaahay kitaabkiisa la isku xukumin. 26kii nin ee golihii sare ee kacaanka oo dhan, baa isku raacay in dimuqraadiyadda iyo kitaabka ilaahayba la tuuro, oo shuuciyadda diin laga dhigto. Baarlamaanka Maanta jooga iyo madaxda maamul-goboleedyada baa ilaahay kitaabkiisa diiday, oo tuuray, oo la dagaalamay lana dagaalamaya. dimuqraadiyaddana doortay, diin iyo manhajna ka dhigtay, oo Waliba khaniisnimada inay sharciyeeyaan ku doodaya. ciidamada soomaaliya oo dhan, waxay difaacaan, oo ka feer dagaalamaan, oo la safan yihiin, ciidamada nasaarada Kenya, Burundi, Uganda Ethiopia, Maraykan iyo Naato, Waxay la dagaalamayaanna waa culumo iyo xufaad Soomaaliyeed, oo u dhimanaya, oo loo xasuuqayo in shareecada ilaahay wadanka lagu xukumo. Waxaana ciidamada Nasaarada dalka keenay, oo u saxiixay, oo u sharciyeeyey madaxweynayaashii Ina Siyaad ka dambeeyey. Marka Ninkee dambi weyn? ma ninkii dimuqraadiyadda ku Baddeley shuuciyadda, 10kii sheekh ee ka horyimidna toogtey?! Mise nimanka gaalnimo nooc kasta noo jideeyey? Maalin walbana Ku hadla, kumanaan xufaad ahna xasuuqaya iyagoo u adeegsanaya ciidamo nasaaro, oo caddaan iyo madoowba leh?, wadankana ciidamo nasaaro ku wareejiyey? War "gaal dil gartiisana siih". Ina Siyaad kumanaan xufaad ah, ma dilin, gaalana uma adeegsan, ciidan Nasaaro ahna wadanka kuma wareejin, Laakiin wuu ka difaacay Nasaarada Maanta nahaysta, wuuna la dagaalamay, Soomaalida gaaladu gumeysatana inuu ka xoreeyo waa uu damcay, waana laga adkaaday waayo waa La isugu tagey, dalkana intii karaankiisa ahayd waa uu dhisay. Marka haddaad tahay shakhsi daacad, Intaas oo dhan ma waxaa kaa indha tiray? Intaas oo dhan, Waxa kaa indha tiri karaa, waa jahli ama xiqdi ama xaasidnimo ama qabyaalad ama munaafaqnimo ama qolo nacayb. Hadday run kaa tahay ka hadal GAALNIMADA Maanta la faafinayo, ummadda la gaalaysiinayo iyo wadanka ciidamada Nasaarada ah lagu wareejinayo.

  • @sheikhabshir2858

    @sheikhabshir2858

    3 жыл бұрын

    @@gabdaaogushidangabdhaa545 runta weye qof dinte lamacayo...lkn dalanyaradha ..sii cadalat daro ludile ...marna Kama qironeysit....Ooo kitabki illahy udagalayen

  • @aliguled2166
    @aliguled21662 жыл бұрын

    Ilaahay ha ciseeyo sheikhan

  • @mohamedelmi288
    @mohamedelmi288 Жыл бұрын

    Sheekhani waa qaamuus dhan Allaha barakeeyo.

  • @kuunuumacallahi7294
    @kuunuumacallahi72943 жыл бұрын

    Shekhan Allow cimrigisa ubarakey una naxariso adun iyo aqiraba xiskisana udhowr tariq wanagsa ayu xusaye culumaddi dulmiga lagudilayna allaxa unaqaristo waxan alle karejrynaya in ey alle xagisa eykanolyihin in sha allah

  • @saeedali6699
    @saeedali66992 жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka allah ilaahy shiekha ha barakeeyo tariikh muhiim ah buu inala wadaagey si qiima lehna inooka dhergiyey ,ha noolatp waad mahadsantihin tariikh muhiim ah baad naka wadagteen keep up the good work

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga63633 жыл бұрын

    Subxana laah rabi ha u naxriisto intii dhimatay intii noolna cimri dheer cibaado leh rabi ha idin siiyo

  • @yasinnoor6582
    @yasinnoor65823 жыл бұрын

    Asc Walaal Ayaanle. Awalan mahadsanid adiga iyo Sheikh Ali. Warbixintan waxay dhaxal gal utahy dadka somaliyeed. Allah unaxariisto culumadii loodily difaaca Islaamka. Allah hanaga qabto kuwa maanta wada Xeerka qowska iyo cilmaaniga.

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Shiiqa waalawasaah waa tuug marexaan neceb

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed6193 жыл бұрын

    Aleylehe xaadir baa ahaa meesha suuqa anigoo yar ku cayaari jiray askar ba gashay waxa dadkii dhan ku so aruureen imaankii ayey wateen dadkii dhan wa yaaban yihiin

  • @ismailasha5494
    @ismailasha54942 жыл бұрын

    The best interview hands down in somali history sheikh Axmed may Allah protect him to with his vivid memories and knowledge history never dies

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji21463 жыл бұрын

    Maxamed Siyaad Bare Maanta Wax Ma Dili Karo Malinta Yowmul Bacad Haka Jawaabo Hadalkii ilaaheey uu Beeniyay

  • @gabdaaogushidangabdhaa545

    @gabdaaogushidangabdhaa545

    3 жыл бұрын

    Siyaad bare qof Madlin e ka lexo shaydin bathin

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Siyaad bare janada allahageeyo waa wadani

  • @inacumareyimaam8665
    @inacumareyimaam86653 жыл бұрын

    لا إله إلا الله...وما نقموا إلاّ أن يؤمنوا بالله العزيز الحميد

  • @faaizofaaizo919
    @faaizofaaizo9193 жыл бұрын

    Masha alaah sh cimrigiisa iyo caqligiisa iyo cilmigiisa alaaha barakeeyo

  • @saaradahi6675
    @saaradahi66753 жыл бұрын

    Ilaa hada ayay Somali badan diinta dagaal kula jireen, wale Allah waa aarsade quman

  • @fnw8688
    @fnw86883 ай бұрын

    Hanoolaato ❤

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf66503 жыл бұрын

    Shiikhu waxaan filayaa inaanu aqoon fiican ulahayn shiikha uu leeyahay wuxuu kasoo quraacday guriga ismaaciil cali abokor maadaama uu reer waqooyi ahaa. Waayo muu carabaabin aqoontiisa shiikhaasu waxay harar kasoo wadabaxeen aabbahay waxaana layidhaa labada shiikh ee cilmiga fiqiga ugu horeeya dariiqada saalixiya ayey ahaayeen.

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools25973 жыл бұрын

    السلام عليكم Sheekhu waa goobjoog gunta arrinka ka hadlaya. Waa uga qaateen haddaan wejigiisa & indhihiisa eegay. Waa run sheeg waayo magacyada, erayada iyo wixii la yidhi ayuu soo qaadanayaa. Dadka uu ka hadlayo wuu magac dhabayaa. Waa taariikh masiibo Soomaali qabsatay oo darteed All inoo hurgufay! Waraysiyada marar kale Ha noolaato inooga duub.

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed4873 жыл бұрын

    Thank you very much

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein8883 жыл бұрын

    Maxamed siyaad bare iyo iyo madaxdii ku raacday arintaas weey gaaloobeen diintana weey ka baxeen wixii nool ee ka towbad keenay islamkana usoo laabtay waa kheer waxa maxamed siyaad difaaca waa diin laawayaal qabyaad madax martay

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Iguwaalo daaroodkaad necabtahay

  • @Halmaaltv
    @Halmaaltv3 жыл бұрын

    Ayaanle walale arintaan waa taariikh copy write hanaga saarin

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule22513 жыл бұрын

    ALLAHU AKBAR

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    18:48 ileen Siyaad bare Gaal buu ahaa SubxanAllah Islam ku Dib usocod ku tilmamay kawaran Allah Ha cadaabo

  • @AliMohamed-ff6gi
    @AliMohamed-ff6gi3 жыл бұрын

    Wan ku salamay ayaanle adiga iyo asxaabtada wareysigan caadi ma ahan no dhameystir hadii ay macaqul tahay insha Allah maxa dhacay togashadii ka bacdi culumadii ? Insha Allah waxan rajeynaa inaad no dhameystiri doontid noonaso gilin doodtid Mahadsanid

  • @momohammed6359
    @momohammed63593 жыл бұрын

    Shaw wadanka inkarba kumaqneyd Allaha no danbi dhaafo dhamaan ten aamiiiiiin Allahahayow Qaadirow nacafi Astaqfuru lash Watubu illaheyhi 😭😭😭yaa Subxana Allah

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi2153 жыл бұрын

    Masha allah waa barnaamij qiimo leh

  • @abdiabdullahi
    @abdiabdullahi Жыл бұрын

    Dadkii loo baahnaa inay hadlaan weeye sheekhu Allah swt ha barakeeyo sheekha

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad80273 жыл бұрын

    Ilaaheey danbe dhaaf hakaaga dhigo aaqirana jano ha’kugu abaal mariyo, Dad baa arkeeysaa amaanaya Dowladii Kacaanka ka fiirsada waxaa amaaneysaan oo aaqiradiina u’baqa, Ayaanle laba laab shaqadaada wax ma qorno taariiqo baddan ayaa dhumaya fadlan haka daalin in taariiqdaas aaysan naga dhiman intaaneey nasoo gaarin Illaahey ajar hakaa siiyo,

  • @Gfunkyistheshit
    @Gfunkyistheshit3 жыл бұрын

    سبحان ملك القدوس. Kheyr badan walaal Rabbi subxaanah adi iyo Sheekhaba ajar buurbuuran ha idinka siiyo. Marag waxaan ka ahay inaad tahay ***keyd soomaaliyeed, Hannoolaateeee**

  • @hamsahusseinashara2605
    @hamsahusseinashara26053 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahadsatihiin bahda Hanoolaato qaasatan ayaanle waxaana allah kasokow kaaga mahadcelinayaa sida quruxda badan ee aad wax noogu soo gudbisay maanta kadib aniga Leyga maqli maayo Maxamed siyaad barre waayo sidaan wax moodaayay iyo sida ay wax noqdeen isma lahan hadiiba Kutaabka quraanka labeeniyay waa wax laga xumaado Culimadaasna allaha ka waraabiyo janadii firdowso sida ay Baadilka ugu soo horjeesteen ( waana Laa daacata limakhluuq fiimacsiyati Khaaliq) makhquul laguma Adeecaayo wax allah ina abuuray loogu caasinaayo

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow2 жыл бұрын

    Afweyne xaabada cadaabta illaahay hakaa dhigo ninka waxaa sameynayee dheheen wuufiicnaa. Wadaadu xaqa alle ku dilay. Dad masaakinow guryaha kalabaxay. Qaaruu diyaarado kurusheeyay

  • @axmedcraxmaan7668
    @axmedcraxmaan76683 жыл бұрын

    Ilaahay ragaasuu inagu badbaadiyay in aan diin saafiya kunoolaano bay naftooda u waayeen ilaahay dhamaantood haw naxariisto...ilaahaw gadaashood hana fidnayn..ilaahaw xaqa nagu sug oo nagu dil yaa raxmaan.

  • @Theblues1992
    @Theblues19923 жыл бұрын

    Sheikha Taariikhda Uu Sheegayo Marka Soo Baaray Waa Runtii 1975 Bishii December waa 29 Maalin Arbaco Ah Jimcaha Ku Xigane Waa Dil Hijja 5 Ilahey Ha u naxariisto Intii Dulmi Iyo Diinta Alle Difaaceeda Lagu Dilay.

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed74893 жыл бұрын

    Dadka diinta ilaahay diintiisa sidaas ula soodagaalay ayaa dad kudhahayaan ilaahayow haunaxariisto..

  • @husseinabdille

    @husseinabdille

    3 жыл бұрын

    Umad muslim ah hadey dhintaan wa ladhaha alaha u raxmado waayo wa ehlu towxiid dambigioda ala ku qaadayo

  • @calanbile
    @calanbile3 жыл бұрын

    Barnaamijyada Ayaanle aad ayaan uga hela una dhiira galiyaa walow mar marka qaar aan twitter ka qoralo aan dhaliilo uu soo galiyo, wa nin dhalin yaro ah o runti taariiqda Somalida waqti badan galiya. Ayaanle mahadsanid walaal

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn52093 жыл бұрын

    Ma shaa Allah

  • @xuseencumar1187
    @xuseencumar11873 жыл бұрын

    allaha hakubarakeeyo ayaanla yare sedaad taarikhda u raacaysid

  • @Abdifatahyussuf21
    @Abdifatahyussuf212 жыл бұрын

    Somaliya halke ka inkarantahay ayaan islaha ileen wa wadan laso haligay🙆‍♂️🙆‍♂️ilahay hano naxaristo

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Wadaadada maanta joogo maxay u xabsanayaan oo ay gaala raacyada daba dhilifyo ugu yihiin???!

  • @ayanhussein3193
    @ayanhussein3193 Жыл бұрын

    Yarabi hooyodey ina baari unoqdo iga yeel❤

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 Жыл бұрын

    Allah haxifdiyo Sheikh Ali Mataan

  • @fardusaw9688
    @fardusaw96882 жыл бұрын

    Inalilawainalurajucun siyad bare ilahay yawmalqiyamaha ha ka jaro wuxuu gaystay.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse14073 жыл бұрын

    Barmaamijyadan oo kle noosoo badi ayaanlow ❤️

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa33913 жыл бұрын

    Yaa rabbi dadkaas allah ayey lakulmeen laakiin dhibkii lagu daawadey ayey dhibku ku haray sheekhu waxba yuu qarin isaga amar baa lasiiyey

  • @alihayle3374
    @alihayle33743 жыл бұрын

    Jazak Allah sheekh iyo wariye, alaha u naxaristo ragaas, anagana alaha no naxaristo, subxan Allah sheekh masri ah o la dhaho cabdul xamiid kashk ayaan ka dhagestay asago leh, hada kahor ayaa markab u socda jannada so maray somalia war yaa baxayo lagu yiri dadka? Markaas ba dhoor qofood kaliya raacday..asago ka wada wadaadadi la togtay. Allaho akbar

  • @abdirashidmohamed6416
    @abdirashidmohamed64162 жыл бұрын

    Wadankaan cullumo ayaa habaartay Meshiii cullumo habaartane wanaag danbe lagama sugo Meel walbane Saas waaye Allow hanoo qaban wxy samaynayaan daballada

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 Жыл бұрын

    Maasha allah Shiekh Allaha xafido ❤❤❤

  • @islamteacher8160
    @islamteacher81603 жыл бұрын

    Ninka amarka bixiyey sheeg oo haqarin Taariikhda.

  • @Faces189

    @Faces189

    3 жыл бұрын

    Waa fiicnaan lahayd, waanah xaq in lasheego laakiin armaay xasaasi tahay. Dadka soomaalidanah waad taqaanaa, ninkanah armuu toobadkeenay? Allahu Ya'alam, sikastabo wale wa arin murugo leh.

  • @user-jt9sd3fx9v

    @user-jt9sd3fx9v

    3 жыл бұрын

    Niyow waa fcnan laheyd inuu sheego ninkaas waa taariikhe

  • @bukariismailbukari9140

    @bukariismailbukari9140

    2 жыл бұрын

    Wa layaqanaa

  • @sakariye_official7566
    @sakariye_official75663 жыл бұрын

    Great journalist go forward

  • @kenzokenzo154
    @kenzokenzo1543 жыл бұрын

    I want to know which country this sheikh lives in, i would really want to visit him.

  • @hsndkn1882

    @hsndkn1882

    Жыл бұрын

    Nairobi kenya

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi64713 жыл бұрын

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @munaahmed9391
    @munaahmed93913 жыл бұрын

    This is miracle...ya awaal..ya akiir...may Allah bless us Janaatul Firdows.

  • @katriinabintali9887

    @katriinabintali9887

    Жыл бұрын

    Amiin amiin

  • @abdinoormohamed4274
    @abdinoormohamed42743 жыл бұрын

    Alle hau naxariisto dhamantod lkn waxan is leyahay dulmiga malintas laga galay culumadas somaliduna ka aamustay xaqa malinka ciqabtedi wa musiibada manta na haysato

  • @user-re3ug1sv5z
    @user-re3ug1sv5z3 жыл бұрын

    Alla ha u wada naxariisto markale iyo kulan kalaan kaa codsanaynaa iyo sheekha