#SOMALIA

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 665

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim58583 жыл бұрын

    Masha Allah Waa u qariyey kuwa qaldanaa Lkn waa uu sheegay kuwa wanaagsanaa Weli umadeyn dad wanagsan ayaa ku jira oo taariiqda haayo

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir84323 жыл бұрын

    Inti uu istagtey sharcigga islamka inn laggu daqmo Somalia Illahey jannah fardossa haa siiyyo

  • @taaa820

    @taaa820

    3 жыл бұрын

    Aamiin iyo inta rabta imika ee wax baratay

  • @abdulahimahamudnuur3110

    @abdulahimahamudnuur3110

    3 жыл бұрын

    Al ustad waxaan kuu http to contact you can 1do to the school and so it will not to the same way kuu and

  • @abdulahimahamudnuur3110

    @abdulahimahamudnuur3110

    3 жыл бұрын

    Waa

  • @abdulahimahamudnuur3110

    @abdulahimahamudnuur3110

    3 жыл бұрын

    Ku faraxnayfaraxnay come from their

  • @abdulahimahamudnuur3110

    @abdulahimahamudnuur3110

    3 жыл бұрын

    Al the school of italian to be a

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed31583 жыл бұрын

    بارك الله في عمر الشيخ ويجزيه خير الجزاء، ، دمتم في حفظ الله ورعايته

  • @abdikadirabdi8066
    @abdikadirabdi80663 жыл бұрын

    Waa arin muhiim ah, khayr Allaha siiyo sheikha iyo Ayaanle.

  • @abdiladifmohamedibrahim8244
    @abdiladifmohamedibrahim82443 жыл бұрын

    Walaalayaal dhamaanteen inta daawatay warbixintaan koley waxaa noo cadaaday warbixin naga qarsooneed, si aan illaahay ugu raaligalino waxaan karnaa qofkasto oo daawada inuu social media ha ku faafiyo si xaqiiqdu dadka uwada gaarto, si ilaahay aan uguwada toobad keeno wixii ay noo horseedeen waxmagarad keenii, waxaan rejeynayaa ilaahay inuu wadanka noo Hagaajiyee.

  • @barbaarintabulshada4409

    @barbaarintabulshada4409

    3 жыл бұрын

    Wallahay waan ilmeeyay waana is ciil kaambiyay sida 30 yrs maskaxdayda loo qalday

  • @aamina1247

    @aamina1247

    3 жыл бұрын

    @@barbaarintabulshada4409 Walaal 30 ma ahan ee waa 60 sano ka hor, yacni xornimo qaadashadi ayayba la Kowsadeen. Waxa Qalbi Xanuun ah 60 sano kadib in Soomaali Weli Dastuur Baaski Weli lagu Xukumo. Asagi oo Lasoo Farsameeyey. Waxan Nahay Ummadda Nabi Muxamed Salalaahu Caleyhi Wasalam. Kitaabka Qur'aanka iyo Sunada Nabiga (SCW) Ayaa Sharci Noo Ah Waa in Aan isku Maamulno. Caqligu Ha Shaqeeyo Dad Xor ah oo Fajiistihii Ay Xoriyadooda ka Qatar oo loo Qorayo Ama Yeerinayo Sharcigi ay isku Maamuli Lahaayeen. Waa Gumeysi Xaga Maskaxda ah. Dhalinyaroy U Kaca Sidii aad Dadkiina iyo Dalkiina u Badbaadin Laheydeen.

  • @khadarabdullahi6471

    @khadarabdullahi6471

    3 жыл бұрын

    Wllka waa runtii ee aan share garayno fadlan faafiya

  • @zakihazani5435

    @zakihazani5435

    3 жыл бұрын

    Dhibkan angakali miya mise dowladaha islamkana wayhesata Simba carabta mise kitabka ale ee isku dhaqan mise .4.5👀

  • @ismailmohamed1251

    @ismailmohamed1251

    Жыл бұрын

    Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Qofkaan Rabin Muslim Mahn Somaliia mAhn Ragiii Baa Ilaa Hadeeer Isku Kayn Diraaayo Somaley Malegiina Waxuu Galey Dastuuurka Christian Ka ama Demuqradiyada AAd Difaaaacdaan Halagu Kufriyo Xasan Gaal Iyo Gaaladiiisa WAA Cadowga Islamka Hana Liska Dhiciyo

  • @engrbashir2991
    @engrbashir29913 жыл бұрын

    رضينا بالله رناً وبالإسلام ديناً(أي حكماً) وبمحمد صلى الله عليه وسلم نبياً Yaarabi hanoo ciqaabin waxeey sameeyeen jaahiliintii

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi31873 жыл бұрын

    Raboow u naxariiso Labadaa nin ee xaqa ku adkeystay Mahadsanid sh. Cali Maxamed Mataan Iyo wariye Ayaanle Dhamaan bahda ku taxan Hanoolaato sidoo kale waan salaamayaa Taariikhba qormeysee ILAAHOOW xaqqa nagu sug Amiin

  • @kingjacob5542
    @kingjacob55423 жыл бұрын

    لأ اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه ☝️ لأ حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @naasirkabadhe9418

    @naasirkabadhe9418

    2 жыл бұрын

    HJO

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi70613 жыл бұрын

    Somalia ha loo dhiibo oo halagu aamino Sheikh Mustafa Haaruun حفظه الله و يرعاه

  • @user-xw5ob4uf6p

    @user-xw5ob4uf6p

    3 жыл бұрын

    والله wuu mudanyahay aduun iyo aa khiro waan guuleysin lahen لكن لا يرضى اهل الفسق بهذا

  • @A-Dirir11

    @A-Dirir11

    3 жыл бұрын

    Sh mustafe ma rabo inuu dawlad maamulo iyo xukun

  • @mohammedabdi7061

    @mohammedabdi7061

    3 жыл бұрын

    @@user-xw5ob4uf6p شكراً لمشاركتك برأيك ولكن نيتي كانت إثبات شيئين وهما: نظرًا لأن الشعب الصومالي عمومًا أناس طيبون جدًا في كل جانب ولكن للأسف فإن قادتهم دائمًا ما يكونون أكثر فسادًا وظلمًا لأنفسهم وللشعب الصومالي ، فنحن ملزمون باختيار الشخص المناسب لقيادتهم. والثاني هو نتيجة هذان العضوان في البرلمان اللذين وقفا لاتباع حكم الله المنحدرين من نفس قبيلته ، يمكنني أن أفترض بصدق أنهما يمكن أن يكونا أشخاصًا عادلين ومسؤولين أيضًا.

  • @seynabali5894

    @seynabali5894

    3 жыл бұрын

    @@A-Dirir11 waa run oo dadkas waa fiidno.qofki aqiradis uu tudaya somaliya ma fiicna in uu madax ka nogdo.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl22813 жыл бұрын

    لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم الله اكبر والله هذه القصص عبر ( فعتبروا ياأولي الابصار)

  • @mohamedelmi6860

    @mohamedelmi6860

    3 жыл бұрын

    Cibrada noosheeg wll

  • @Faces189

    @Faces189

    3 жыл бұрын

    @@mohamedelmi6860 Ari boowe ma cibrad baa kuu dhiman? Miyaadan arag dalka iyo dadka dhibta eey kujiraan?

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn1963 жыл бұрын

    Asc wallahi waa Taariikh la qariyay hore umadu may maqlin sheekho waa mahadsanyay wallahi waa Cajiiiib Allahyaw Noo Danbi Dhaaaaf

  • @qubqac9913
    @qubqac99133 жыл бұрын

    HABAR YOONIS dad waligood jeclaa soomaalinimada iyo diinta, marka aad la kulanto ruux habaryoonis ah waxa dareemayasa inuu ruuxaas yahay, qof ka soo jeeda reer wanaagsan SLUTE FROM MOGADISHU,

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    3 жыл бұрын

    Jegaanta kaa waran ayaka?

  • @qubqac9913

    @qubqac9913

    3 жыл бұрын

    @@SNUFFED2ROLLs ma kuwii iskuulka abaarso furay? kkkkkkkk

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    3 жыл бұрын

    @@qubqac9913 kkkkkk hadal kama furna lol

  • @qubqac9913

    @qubqac9913

    3 жыл бұрын

    @@SNUFFED2ROLLs saaxiib waxba nooma kala qarsana,

  • @omardiin358

    @omardiin358

    3 жыл бұрын

    @@qubqac9913 hablaha AMISOM muqdisho ku wasto ka waran iyaga.

  • @abduldurraan1398
    @abduldurraan13983 жыл бұрын

    Dhibta iyo qaxarka maantay na haysto halkaasuu naga soo raacay Ilaahow ha noo qaban kuwaas Ilaahow waan kuu soo noqonay

  • @abdirahmanmuseali9852

    @abdirahmanmuseali9852

    3 жыл бұрын

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @ahmedarshe4334

    @ahmedarshe4334

    3 жыл бұрын

    Waa halkii nalaga raacay.

  • @sugoowguure1371

    @sugoowguure1371

    3 жыл бұрын

    Shiikhsaalax

  • @maryanhassan5142

    @maryanhassan5142

    3 жыл бұрын

    Haa wlh masiibo maalintaasy soomaali lugaha lagashay ee allow naga soogaar

  • @maryanhassan5142

    @maryanhassan5142

    3 жыл бұрын

    Illaahoow waan kuu soo noqonee nacafi yaarabi yaaraxmaan

  • @arizonacollegeofficialchan1141
    @arizonacollegeofficialchan11413 жыл бұрын

    Indeed this channel is worthwhile watching.personaly I absolutely adore the way you selected very important people with full info about untold stories

  • @musabahmed6285

    @musabahmed6285

    3 жыл бұрын

    Yes very well indeed

  • @snw9257
    @snw92573 жыл бұрын

    Subxana Allah qof muslim ah miya warka ku dhawaqaaya? Illahayow diinta islaamka nagu diil naguna soo saar

  • @kabarotv8104

    @kabarotv8104

    3 жыл бұрын

    SHADIYA WABARI SAXIIB SUBSCRIBE ISSAAR

  • @abbasjeeri7331

    @abbasjeeri7331

    3 жыл бұрын

    qofyahay iska aamus nebi 9 jir guursaday diintiisa wax lagu dhinto maahee

  • @user-tu3mc6fz9i

    @user-tu3mc6fz9i

    3 жыл бұрын

    @@abbasjeeri7331 gaal waynadhe

  • @abbasjeeri7331

    @abbasjeeri7331

    3 жыл бұрын

    @@user-tu3mc6fz9i shareeco hadaa rabtaan sacuudiga aaday oo anaga noo daaya waxaan sameesanay ileen diintu qasab maahee

  • @abbasjeeri7331

    @abbasjeeri7331

    3 жыл бұрын

    diin islaam diin ka fidno badan ma leh ma diinta na dhaheyso dumar yee xil qaban waa diin dadku naceen aniga aan ku jiro argegexiso iyo balaayo dhan bee noo keentay let's kick out shareeco shit in our dastuur

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed63532 жыл бұрын

    Xaji Yusuf Iman waxuu ahaa reer shiekh.

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz3 жыл бұрын

    Ilaahayow habar yoonis ugu danbi dhaaf labadaa xildhibaan oo u istaagay xaqa

  • @walaalahadaarudacwa8120

    @walaalahadaarudacwa8120

    3 жыл бұрын

    Maxaad kawadaa habar yoonis masakhaawadiin ayaa àhaa walaal

  • @idirismohamed1673

    @idirismohamed1673

    3 жыл бұрын

    Naxariistii allee waasaca aheyd ma habaryoonisoo keliyaad ku soo koobtay

  • @hassansuudshukri8716

    @hassansuudshukri8716

    3 жыл бұрын

    Abti anaa habaryoonisa reer walba cid xun iyo mid wanaagsan baa waa ku jiraa , muumin iyo munaafqaba

  • @yusufaxmed8863

    @yusufaxmed8863

    3 жыл бұрын

    Aamiin amiin alla habarakeeyo habaryoonis ragrag dhalay weeye walahay

  • @mohamudsamatar126
    @mohamudsamatar1263 жыл бұрын

    Shiikh Cali ismaacii habar yoonis gashaamo

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan29403 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك. Ilaahay haku Xifdiyo waa oday dhaxal gala, ILAAHOW Somali u naxariiso.

  • @queenacishqi1
    @queenacishqi13 жыл бұрын

    Waxaa ladhahay doqoni qufacday meesha lagahelayna mataqaano waxaaan isweeydiiyay maxaanu nasriga illaaheey utaaban dalkeeyga illeen waa wadan markaan tilaabadii uhoreeysay aan qaadeeyna aan allah ku caro galinay illaahow naxariiistaada nasiiiiii aniga iyo dhamaan dalkeeyga iyo dadkiisa يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك وعلى داعتك😭🤲🤲🤲🤲🤲❤💥 Shiikha cali waa mahadsanyahay👳‍♂️🤩

  • @user-dn2ur6fi3t

    @user-dn2ur6fi3t

    3 жыл бұрын

    اللهم امين يارب العالمين

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman53623 жыл бұрын

    Jazakumulaahu kheyran ayaanle iyo khiikha. 2. Shiikh ee Kitaabka Allaah U Hiiliyey ee reer wooyiga ahaa reer gaashaamo ahaa Allaah Janaatul Firdosa Haku Abaal Mariyo. Ayaanle walaalow noo qor taariiqaha aad soo weriso oo dad qoraa ah kusoo dar Hanoolaato

  • @muxyadiinhayaan5231
    @muxyadiinhayaan52313 жыл бұрын

    Sheekh cali cisman habar yoonis reer caynaashe laga soo doortay burco. Xaaji yuusuf iimaan habaryoonis muuse cablde laga soo doortay berbera labadaba allah ha u naxariisto.

  • @A-Dirir11

    @A-Dirir11

    3 жыл бұрын

    Yuusuf iimaan Ma ceerigaabo mise berbera? Noo waadixi walal

  • @faisalhassannor136

    @faisalhassannor136

    3 жыл бұрын

    @@A-Dirir11 yuusuf iimaan guled waxa laga soo doortey berbera muuse cabdale/ habar yonis

  • @user-ed1lj3lm8v

    @user-ed1lj3lm8v

    3 жыл бұрын

    Xildhibaanada kale ee Habaryounis 1960gii waxay kal ahaayeen 1.Xaji Ibrahim Basbaas 2.Aboker Xaaji Faarax 3.Maxamuud Yaasiin 4. Sheekh Axmad Maxamuud Dalmar.

  • @expeditionquran
    @expeditionquran3 жыл бұрын

    Really eye opening....I always wondered when did the rain started beating us. All this killings and hatred amongst ourselves is because of abandoning the Sharia of Allah. May Allah have mercy on us

  • @ilhammohamed1939

    @ilhammohamed1939

    3 жыл бұрын

    Yeah indeed they left the sharia law and allah send us a painful punishment and still they want take us the same road off failure may allah guide our leaders to right path amiin

  • @amaadin12

    @amaadin12

    3 жыл бұрын

    aamiin yaarabi

  • @hanteenwarsame6703

    @hanteenwarsame6703

    3 жыл бұрын

    Waad iska hadshay ee waa shirkiga waxa aan u dhimanayno iyo life evolutionka aan diidanahay,

  • @abbasjeeri7331

    @abbasjeeri7331

    3 жыл бұрын

    fuck shareeco islam and how can can you be so sure that we are in this state because of shareeco refusal?

  • @hanteenwarsame6703

    @hanteenwarsame6703

    3 жыл бұрын

    Hadii nimankan gadhka waaweyn ee afarta madhabood aaminsan iyo kutubta kalee xasiiska waad gacan gasheen soomaaliyey 1/3 inuu idinka laayo si uu u hagaajiyo 2/3ka soo hadhay ayey xaakimka u baneeyeen , waa wada khuraafaat iyo been abuur alle iyo rasuulkiisa laga been abuurtay waxay aaminsanyihiin, diinta ilaahay ee kitaabkiisa uu kusoo dajiyay shaqo iyo shuqul kuma laha waxay wada sitaan, waa dad la haleystay isku haysta iney hanuunsanyihiin , waa Inaan ka xorowno kahanada diinta shaqada ka dhigtay ee umada ka hor jooga iney fahmaan kitaabka alle swt.

  • @mohamedabdillahi4872
    @mohamedabdillahi48723 жыл бұрын

    Ha loo duceeyo sheekhan iyo 2 xildhibaan ee shareecada doonayey Alleh ha idiin naxariisto Aamiin

  • @kabarotv8104

    @kabarotv8104

    3 жыл бұрын

    MOAHAMED ABDILLAHI SAXIIB SUBSCRIBE ISAAR

  • @crisaaqaxmed2074

    @crisaaqaxmed2074

    Жыл бұрын

    Laba nin oo habar yoonis ayey ahaayeen ilaahay haw naxariistee

  • @Ali-nq9uw
    @Ali-nq9uw3 жыл бұрын

    Taarikhda isma qarise way is qortaa mesha nalaga heesto aad ban ufahamy

  • @abdullahiahmed119

    @abdullahiahmed119

    3 жыл бұрын

    Maanta kuwa joogaana ma, ogola shareecada islaamka, inagay talo inoo taalaa. ILLAAHAY khayr hakadhigo

  • @abdirahmanlfc6071

    @abdirahmanlfc6071

    3 жыл бұрын

    Ali Gedi walal waan kugu racsanahy waayo mesha manta wadankan udagi layahay waa taas wayo waxan shegana muslim hadana Allah kheirkisa qadatay Somalia ila manta lagu xukuma marka dhalinyarada laga raba kitaabka waxa Allah nosiyey inan iskuxukuno adiga iyo inta qalbiga nadifka Allah badsho markan dawaday video aad ban ugu xumaday Subxanallah

  • @nikjaoleji4780

    @nikjaoleji4780

    3 жыл бұрын

    Somali Islamic state is not allowed in Somalia. You can only use Islam outside of parliament. If you refuse and do not recognise the federal/democratic Somalia the western world has created. You are what they call "Nabad diid".

  • @justmarwan4479

    @justmarwan4479

    3 жыл бұрын

    😀😀😀😀 Nalagama heesto dhankaas

  • @HurreJunior

    @HurreJunior

    3 жыл бұрын

    aliyoow maila fahamtay meesha lainaga haysto?

  • @umuosama2956
    @umuosama29563 жыл бұрын

    Qeybtii 2 ayan codsanayaa yaa igu racsan taarikh ayuu hayaa wadadka ✨

  • @abdulkadirdhagane8183

    @abdulkadirdhagane8183

    3 жыл бұрын

  • @dr.mahmdabshir7760

    @dr.mahmdabshir7760

    3 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanahay!

  • @nasibuundomedia6957

    @nasibuundomedia6957

    3 жыл бұрын

    Ma waxaa rabtaa propogandada al shabaab?

  • @arwasalam9932

    @arwasalam9932

    2 жыл бұрын

    @@nasibuundomedia6957 waa kuwan kuwi melaha ka niic lhyn jiry

  • @ahmedismail2312
    @ahmedismail23124 ай бұрын

    Ilaahayow inoo kaalmee oo towbada inaga aqbal labada nin ee habaryoonis waxaan Alle uga baryeynaa janatul fardaws Aamiin Aamiin

  • @moealichanel4215
    @moealichanel42153 жыл бұрын

    Kuma faanayo lkn waxan ahay garxajis Habaryoonis. Gaal nacaybku waa wax ku talaalan xididkayga Diin jacaylka dal jacaylka iyo dad jacaylku iyana kashayday ku lamaantahay

  • @abudarda00

    @abudarda00

    3 жыл бұрын

    MaashaAllah Ilahay haidin daayo reer awoowgey. Ayeeydey ba habaryoonis ahayd Ilahay ha unaxariistee

  • @feisalabdalla8803

    @feisalabdalla8803

    3 жыл бұрын

    Inad ku faanto sharaf bay ku tahay inad la ilmo adeer tahay ninkii diiday gaalnimo

  • @user-ed1lj3lm8v

    @user-ed1lj3lm8v

    3 жыл бұрын

    Ma waxaad leedahay xildgibaanadii kale ee Maalinta halkaa Fadhiye waa gaalo. Waxaa ka mid ahaa Sheekh Dalmar iyo Basbaas. Sheekh Cali iyo Yusuf Iimaan Habaryounis uma hadlayn

  • @user-ed1lj3lm8v

    @user-ed1lj3lm8v

    3 жыл бұрын

    Qabyaalada qadhmuun ee dadka kale gaalaynaysa kala bax meesha

  • @crisaaqaxmed2074

    @crisaaqaxmed2074

    Жыл бұрын

    @@user-ed1lj3lm8v wanjalka jooji waxuu ku leeyahay soomali oo dhan labadaa ninee isku reerka ahaa ayaa diiday taasi ayaa magaca HABAR YOONIS ziinaysa,haduu mid kaloo somali soo raaci lahaa magacaa Cidlo kama heleen

  • @maryamisse6494
    @maryamisse64943 жыл бұрын

    Subxaana Allaah illaan meesha masiibadu nooga timid waa halkaa Laa illaaha illallaahu maxamadu rasuulullaah Alloow nabadbaadi oo nasri nookeen

  • @maryamadirie8722

    @maryamadirie8722

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk wallaahi meelkale inaan la inooga imaan

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed4873 жыл бұрын

    Very interesting interview jaza kallahu khayran soo farabadi wll

  • @saynabmuumin3034
    @saynabmuumin30343 жыл бұрын

    Ilaahaw nabadbaadi maantay madhimane waahoraanu dhimany

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan51563 жыл бұрын

    Laa ilaa ilaa anta subxaanaga inii kunta midna daalimiin eeboow noo unaxariisto aaaaaaaamiin yaa rabi yaa raxiim

  • @khadramusse3725
    @khadramusse37257 ай бұрын

    Sheekh Ali Ismaciil waa reer Koshin Ainashe, ilahay 2 da nin Habar Yonis garxaajis abaalkoda janno haka dhigo Amin Amin Amin

  • @cabdifataaxxasanadooneebe3991
    @cabdifataaxxasanadooneebe39913 жыл бұрын

    Subxaan allah Allahu akbar waxa maanta ugu wacan dhibta Somaliya wa sharciga qalooca ee lagu maamulayo dalka dastuurka soomaliya wa in la badalo oo sharciga diinta Islaamka lagu dhaqo☝️🤲❤️😭

  • @awesamin1930
    @awesamin19302 жыл бұрын

    As soon as I watched this worthwhile history, I subscribed without hesitation. May Allah bless the Sheikh. Your channel is wonderful and informative. Keep on the good work. HANOOLAATO....Noolo adigana.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa33913 жыл бұрын

    Ayaanle waad mahadsantahay sheekha ka reeb taariikhda uu hayo soo badi

  • @user-ph3qf9qy7f
    @user-ph3qf9qy7f4 ай бұрын

    Maashaa Allaah , Xaqbaad ku hadashay , Jazaakallaahu kheyr .

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye85233 жыл бұрын

    Asc hanoolaato waxaad maanta noo soo gudbisey sir aad nooga qarsooneyd jisaakallah qeyr maalin aad tabaryartahay alle hakuugu danbi dhaafo adeer aanin

  • @ahmedhassen3038
    @ahmedhassen30383 жыл бұрын

    Very interesting history!

  • @HassanMohamed-tt4tz
    @HassanMohamed-tt4tz3 жыл бұрын

    Waa Taariikh, xasuusta sheekha waa mashaallah.

  • @AliAhmed-pi2km
    @AliAhmed-pi2km3 жыл бұрын

    Very interesting information about long history for somali parliaments 120 mp rejected slamic system

  • @nikjaoleji4780

    @nikjaoleji4780

    3 жыл бұрын

    Old news brother

  • @madaxeysharif5560

    @madaxeysharif5560

    3 жыл бұрын

    @@nikjaoleji4780 waa halkaa meesha aay ka qalloocatay xaajeda Soomaaliya!

  • @madaxeysharif5560

    @madaxeysharif5560

    3 жыл бұрын

    @@nikjaoleji4780 qofkii ku xukumo sharci aanan kii Ilaah ahayn, waa Kaafir. Waa faasuq. Waa Daalim! Qur'aanka.

  • @Qubanaha_Uurdoox

    @Qubanaha_Uurdoox

    3 жыл бұрын

    Durba Ingiriisbaad ku qortay

  • @Mo-ps4vp

    @Mo-ps4vp

    3 жыл бұрын

    Oo wll saw adigan luqadii gumasytaha wax ku qoraya. Aynu luqadeena ku faano.

  • @oomanecade8635
    @oomanecade86353 жыл бұрын

    Waad mahadsan tahay ayaanle xuseen cabdi Hanoolaato

  • @kowtherali7383
    @kowtherali73833 жыл бұрын

    waa markaan u xamdi naqilahayn ilaahay ayaan ku kufrinay ilaahaw noo danbi dhaaf

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse21763 жыл бұрын

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar subxaanallaah subxaanallaah Laailaaha ilalaah

  • @abuukarshisak6879
    @abuukarshisak68793 жыл бұрын

    Subxaana allah waa musiibo dhacdey

  • @aliawad9607
    @aliawad96073 жыл бұрын

    Xasbuna allah wa nicma wakiil

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi41823 жыл бұрын

    Waad Mahadsantahay mudane Ayaanle waxaan noo faahisa mabd'a shuuciga muxuu yahay.

  • @kingjacob5542
    @kingjacob55423 жыл бұрын

    لأ اله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms3 жыл бұрын

    mansha'allah.

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d4 ай бұрын

    Qof diin bartey sharafbadana.arag nuurkiisa isagoo odey ah.taariikhda uka waramayo iyo imanka kujira.jazakalahu kheyr

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed4873 жыл бұрын

    Thank you very much Mr Ayaanle

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl22813 жыл бұрын

    Subxanalaah waxan waxbadan isweydiyey imtaxankan inaahaystaa xagee nogayimid? Eleen wamusiiba an gacnahayagu kulanimid cajiiiiib cajiiiiiiib

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Ascwrwb waa waraysi qiimo badan,maashaa allaah,ayaanle aad ayaad u mahadsan tahay,sheekh taariikh nololeediisa ka duuba.

  • @AHH677
    @AHH6773 жыл бұрын

    Habar yoonis caadi maaha yaah Khatar Masha ALLAH Alloow barakee Aamiin

  • @HurreJunior

    @HurreJunior

    3 жыл бұрын

    hhhhhh, except the Sheikh from Gaashaamo, and Yusuf Iman of Erigabo, hhhh, there were other MPs of Habaryonis heritage who voted alongside with the 120. Lakin we are grateful to the Sheikh. May Allah bless his soul. And Yusuf Iman is also a hero, may Allah protect him.

  • @AHH677

    @AHH677

    3 жыл бұрын

    @@HurreJunior Aamiin

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf9963 жыл бұрын

    Taariikhdu is ma qariso beentana waa lagu qadeeyaa oo laguma casheeyo halka soomaaliya laga raacey ee carada alle inoogu dhacdey ee jifojifo inoo kala qoqobey caawa ayaan odeygaan ka fahmey 120xildhibaan oo diidey iney diinta alle isku xukumaan oo wax gaal sameystey oo ka doortey diintoodii allaw anagu wax ma galabsas ee nacafi iyagana ka abaal mari

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye85233 жыл бұрын

    Walaal waari meyside war wanaagsan hakaa haro inshaallah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw3 жыл бұрын

    Waa Taariikh Madow Runtii Dalkaan Iyo Dadkaan waligoodba Looma Darbin Diinta Islaamka Xasbunalaah Ayaanle x Cabdi Mahadsanid

  • @yahyeahmedmohamed487
    @yahyeahmedmohamed4873 жыл бұрын

    Amazing 👏👏👏

  • @saaradahi6675
    @saaradahi66753 жыл бұрын

    InnaliAllah wainna Illahu raajacuun. Gaalnimocad ayay ragaas waagaa ku dhaceen 120 dhan.😭😭😭😭😭😭

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi9073 жыл бұрын

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah meesha ay sartu kaqudhuntay waa halkaas ilahayow noo gargaar

  • @zaimahassan1183
    @zaimahassan11832 жыл бұрын

    Weligey taariikhdaan hore uma maqal, thanks Ayaanle iyo Sheekhaba.

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux4233 жыл бұрын

    Waligey waxaan u haystey in Somali laga raacay markii culunada la laayey 1975, show masiibadu wayba ka horeysey oo 1961 ayey ba ahayd. Aad bu Mujaahid Ayaale u mahadsanyahay iyo Sheekhuba.

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Жыл бұрын

    Waa masiibooyin isasootarayey, labadaas aad sheegtay baana bilow u ahaa

  • @suleebanmuxumed2276
    @suleebanmuxumed22763 жыл бұрын

    Labadaa nin alle ha U naxariisto Aaaaaaamiiin

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy3 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 120 xildhibaan ayaa u fooday dimuquraadiyad islaanimadiina diiday1961 yaa Allah islaanimo nagu dil. Aamiin

  • @user-oy9uu6wk8f
    @user-oy9uu6wk8f3 жыл бұрын

    Waa arrin murugo leh.

  • @xusuusinmedia9024

    @xusuusinmedia9024

    3 жыл бұрын

    Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro quranka kariimka iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh whatsappka :0633983985

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed28747 ай бұрын

    Sheekh mataan Allaah hakugu arsaaqo xusnul khaatimah sida fiican aad casharka wacdiga iyo taariikhda ah aadnoogu soo gudbisay.

  • @Faces189
    @Faces1893 жыл бұрын

    Ba'nayeey 120kii xildhibaan waxeey na dhaxliyeen dhibaato, waataas maanta naheysato. Xasbunallahu wa nimal wakeel.

  • @salatabdirahman4880
    @salatabdirahman48803 жыл бұрын

    Hada tala nalasimantahy aan Allah u noqono.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan34823 жыл бұрын

    Sheikh Cali Mohammed Jazakallah waxaad ummadda soo gaadhsiisey taariikh aan weligeed la sheegin

  • @abdimalikmohamed8593

    @abdimalikmohamed8593

    3 жыл бұрын

    Asc.

  • @Hardyironman
    @Hardyironman3 жыл бұрын

    mudane ayaanle ilaahay haku barakeeyo diintana in lagu dhaqmo ka shaqeey oo wariye islaami ah ayaa tahy aanu ka wada shaqayno in diinka lagu dhaqmo oo dastuurkan beenta ah oo tuuga dhahaayo xabsi hala dhigo kan zaanigana fasaxaayo dastuur ma ahan

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji70853 жыл бұрын

    Sheekh Cali mataan waa xog ogaal

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal4 ай бұрын

    Taariikh xanuunkeeda wadata Ilaahay xukunka diinteenna dib ha inoogu soo cesho Soomaalina Ilaahay ha unaxariisto adduun iyo aakhiroba, Habaryoonisna Adduun iyo aakhiroba ha ugargaaro hana ciseeyo

  • @libanabdi8559
    @libanabdi85593 жыл бұрын

    Asc ayaanloow brother sii xooji barnaamijyadaan alaha ku xafido

  • @cabdifataaxxasanadooneebe3991
    @cabdifataaxxasanadooneebe39913 жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ☝️🤲❤️😭

  • @saynabmuumin3034
    @saynabmuumin30343 жыл бұрын

    Inaa lilaahi wanaa ilayhi raaji cuun

  • @mahadmaxamed8452
    @mahadmaxamed84523 жыл бұрын

    Problemkan nahaysto wabaa 1961 waye ilaa hada SubxanaAllah it's very sad wallahi

  • @hamdihamdi9346
    @hamdihamdi93463 жыл бұрын

    Inalillah waina rajiunnnn

  • @xusuusinmedia9024

    @xusuusinmedia9024

    3 жыл бұрын

    Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro quranka kariimka iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh whatsappka :0633983985

  • @mohsen6878
    @mohsen68783 жыл бұрын

    Allow shahid ka ahow in aam bari ka ahay kufriga ay nagu qasbayan Allow dustur diintaada ayaa ii ah, Allow shahid ka noqo kuwa na xukuma waa gaalo an ku caabudin, allow adigan addon kuu ahay ee fitnadooda iga badbaadi intan kaala kulmayo, allow wanna cabsanayaye kufri iga cismee

  • @galkacyo12
    @galkacyo123 жыл бұрын

    رب يسر ولا تعسر

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle67673 жыл бұрын

    Acww ayaanle adiga & sheeqaba ilaahay haydinka ajar siiyo runta wa daawo waana digniin jiilka so socda anfici doonta umada muslimiin ahna inaynu nahay ilahay haynaga wada ajar siiyo aamiin aamiin

  • @simonmacaan
    @simonmacaan3 жыл бұрын

    Ayaanle hore usoco bro

  • @faisalhassannor136
    @faisalhassannor1363 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto sheekh cali ismaaciil iyo yuusuf iimaan

  • @kingmj5675
    @kingmj56753 жыл бұрын

    Sheikha khayr ALLAHA siiyo, waxyaabo badan buu ka hadlay laakiin waxaan moodey in uu ku bilaabay fekerka iyo aasaaska ururkii gobannima doonka ahaa ee SYL waxaa bilaabay ALLAHA u naxariistee Cabdulqaadir Sakhaawuddiin, taasna xaqiiq ma ahan oo fekerka & aasaaska SYL waxaa lahaa ALLAHA u naxariistee Yaasiin Cusmaan Sharmaarke. Anyway waa taariikh wax badan laga baran karo.

  • @abdullahihersi1188

    @abdullahihersi1188

    3 жыл бұрын

    Waa Runtaa meeshaas waa ay ka qaldan tahay oo waa ka wada ogyahay in SYL fikirkeeda uu lahaa Yaasiin Haaji Osman. Yaasiin Haaji Osman waa xataa Ninkii ku soo daray Abdullahi Ciise xisbiga SYL isla markaan a isagaa yiri markii uu dhimanaayey in Cabdullahi Ciise uu Gudoomiye ka noqdo xisbiga SYL waana Sababta uu markii danbe noqday raisalwasaarihii Daaqiliyada.

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure9273 жыл бұрын

    Allaahu akbar sheekh cali waad soo gaarsiisay haddii aad tihiin culamadii soomaaliyeed halkii aad ka joogteen xukuumadihii hore ee tii rayadka iyo tii hatiwadaagga gaalnimooda ahayd .

  • @saynabsalah7998
    @saynabsalah79983 жыл бұрын

    Subxanalah ilahay haso hanuuniyo amin

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein48563 жыл бұрын

    Markaad Comment ka.akhrido, alxmdkilah dadku diintooda waa jecel yihiin , laakiin qaar ayaa wax soo.qoraya qalbiga gaalnimo kaga jirto. walee gaaladii.talyaaniga wali.waa.joogaan iyagoo af soomali.ku hadlaya

  • @abdifatahelmi3092
    @abdifatahelmi30923 жыл бұрын

    Walaahi waa taariikh cajiiba sheekh jazakallah khayr aan ku saxo halka Yusuf iimaan wuxuu ahaa maalqabeen reer hargeisa iyo berbera ka soo jeeday adana caana uga ahaa dhismayaal badana ku leh hargeisa iyo berbera mahadsanid

  • @sahrahasan2205
    @sahrahasan22053 жыл бұрын

    Dadkeeni hore wa lo hoos galiye xildhanadii qa iminta oo galoobey ee kitabka alle ka lexdey .lkn ku hadda jooga aan iska qabano pls please

  • @xusuusinmedia9024

    @xusuusinmedia9024

    3 жыл бұрын

    Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro quranka kariimka iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh whatsappka :0633983985

  • @mahamedabdulahinour9740
    @mahamedabdulahinour97403 жыл бұрын

    ilaahey kheir haku badalo wax baan noo iftiimisay waxaan kugu sii baraarujin lahaa in aad horay usii wado wareeysiyaada dadka faaidada leh. mahafsanid

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed88633 жыл бұрын

    Walee habaryoonis waa halyaydayadi reer shekh isaxaq oo dulmiga iyo diinta ilahay ba hadii la baal maro way ka soo horjeedsan jireen oo wayka dagalami jireen waana taarikh qoran qabiilada soomlida waa ku fanayaa wllaladay habaryonis anigoo habaerjecla guul reer shekh isaxaq reer koonfur waxaan leeyahay waar anagu idinka go nee dib utashada wllalayal oo wixii idinka qaldan dib usaxa

  • @topman7952

    @topman7952

    3 жыл бұрын

    Stop with tribalism

  • @AnsaarCarbeed

    @AnsaarCarbeed

    3 ай бұрын

    Waa si wanaagsan ee sanadkaa ayuun doorano nimankaa diinta u hiiliyay from gabilay.

  • @yussufyare9946
    @yussufyare99463 жыл бұрын

    Dhibka hada nahaysto meeshaas ayuu ka soo bilowday waayo kitaabka illahy ayaan tuurnay. Illa kitaabka illahay aan qaadano wax noo hagaa malaha

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi64713 жыл бұрын

    ILAAHAY khayr ku sii Waan rabay qof runta ayna soomaali soo hadal qaadin sheega meesha naga la haysto wax ka hadli ma arag waxa madax lagu sheego iyo Xataa Dadkii waa meeshan ILAAHAY baan dagaal la galnay سبحان الله.

  • @heerqaran580
    @heerqaran5803 жыл бұрын

    Subxannnallaah aafaduba halkaasaay naga soo raacdey.waa su,aal fiican maxaa laga xoroobey. jirkaan ka xoroownay maskaxdana gumeeysigaa naga heystay

  • @hanteenwarsame6703

    @hanteenwarsame6703

    3 жыл бұрын

    Astaqfurulah dheh ilaahay baa wadaadadan na dhaafiyay, ma shareeca alle ayey haystaan afarta mad hab iyo sagaalka kutub xadiis weeye shareecadooda, kitaabbka quraanka hal sharci kama dabaqaan. Argagaxisoo dhan waa sunni kutubtaas aan sheegay ayey fatwooyinka kala soo baxaan. Shayaadiinta garka waaweyn.

  • @heerqaran580

    @heerqaran580

    3 жыл бұрын

    @@hanteenwarsame6703 oo adiga maxaa kuu diina ood aamin santahay intaas hadaadan aamin saneyn axadiistuna 9 kutub wey ka badanbyihiin

  • @hanteenwarsame6703

    @hanteenwarsame6703

    3 жыл бұрын

    @@heerqaran580 hhhhhh mey ka badanyihiin 9aal??? Alla maxaa nabi maxamad la wanjalay oo la faqaaday oo laga been abuuraty oo waliba diin laga dhigtay

  • @heerqaran580

    @heerqaran580

    3 жыл бұрын

    @@hanteenwarsame6703 adiga maxaad aamunsantahay ma bilaa diinbaad tahay mase gaal

  • @hanteenwarsame6703

    @hanteenwarsame6703

    3 жыл бұрын

    Anu sxb muslim mumin ayaa ahay manhajkeyguna waa kitaabka quraanka oo kaliye waqti ayaan galiyay saan u kala fahmo maxaa diina maxaa khuraafaat ah waxaa iisoo baxay iney diintu musxafka ku dhantahay. Bal iska kala hubi adna ka dib Aan isla eegno ok

  • @sofiajele1793
    @sofiajele17933 жыл бұрын

    Mashaallah 🥰❣❣❣❣❣❣❣❣❤👌💘💘

  • @nuuradiinmohamud8754
    @nuuradiinmohamud87543 жыл бұрын

    Ragaas weli weey joogaan sow ma arkin kuwa dhahaya aniga hadii laiyiraahdo somalia diinta islaamka malagu dhaqaa wuxuu yiri i would say no waa kuwii 1961kii baraha bulshada ayeey kujiraan shartooda allah hanaga qabto

  • @a.a.4791
    @a.a.47913 жыл бұрын

    Waa taariikh

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7412 жыл бұрын

    Waa tariikh cad allaha xifdiyo

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa33913 жыл бұрын

    Subxaanallah ileeyn baladu xagaa ayeey nooga timi yaa allah

  • @xusuusinmedia9024

    @xusuusinmedia9024

    3 жыл бұрын

    Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro quranka kariimka iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh whatsappka :0633983985

  • @BilalAli-kc8ne
    @BilalAli-kc8ne3 жыл бұрын

    Illeen baladu halkaas ayey nagasoo raacday ilaahow xaqa natus Waad kumahadsantahay Ayaanle xuseen cabdi sida aad noogusoo gudbiso taariikhdaan waxbadan naga anfaceysa

  • @mmcc4347
    @mmcc43473 жыл бұрын

    xildhibaan yuusuf iimaan wuxu ahaa reer berbera muuse cabdale ayuu ahaa

Келесі