No video

kaftanka Siyaasada 342 oo aad u xiisa badan

kaftanka Siyaasada 342 oo aad u xiisa badan

Пікірлер: 316

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Жыл бұрын

    Yaasiin hadalka kama fiirsado Ali dheere allaha unaxariisto wuushihiiday kulahaa🤣🤣🤣 muxuu shihiidaa mujrimka aduun iyo aakhiraba alle subxaana watacaalaa uma naxariisto Amiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi

  • @saidawad4435
    @saidawad4435 Жыл бұрын

    Ali xaraare iyo yaasiin we love you Aniga oo reer sallaxleyy ah Reeraha la yidhaahdo Warsangeli Aadbaanu u jecelnahay. Shidalkana Aqeybtooda ayey leeyihiin wAANA Dad gob ah. Sababtoo ah reeraha Warsangeli. Aadbaanu u aqaans Hargeysadii hore tiroba. Ilaa 300 oo qof waan ka aqaaney Salaamu caleykum

  • @Onceuponatime-f7h

    @Onceuponatime-f7h

    Жыл бұрын

    said awad Mahadsanid gobyahay

  • @aamindaahirrooble4280
    @aamindaahirrooble4280 Жыл бұрын

    Waan ugu horeeya Cali xaraare iyo yaasin salan sharfan ✌️✌️✌️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙏🙏🙏🙏

  • @muminali1136

    @muminali1136

    Жыл бұрын

    7

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 Жыл бұрын

    Ali iyo yassin jacayl ka carabta soo badiya kkkkkkk

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Salalhu caleyh waslim udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw scw ❤️ scw scw scw ❤️❤️ scwscw

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    Scw Scw Scw CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 SALAN SARE BARNAMIJKA KAFTANKA SIYASADDA XALQADII {{ 324 }}aad 🎤👍☑️

  • @maryancaateye3553
    @maryancaateye3553 Жыл бұрын

    Sck waan idin salaamayaa waarjaadheheen dee waad u dhamsyseen dumarkii soomaalida qaybtii ragaan sugaynaa ku darsoo dumar oo dhan naxariisto kama tagin qaar badan oo naxariistu ka badatay oo cidka gurtaba waayaa jiro❤❤

  • @caralemousedaud3460

    @caralemousedaud3460

    Жыл бұрын

    Sax waa runtaa wll lkn barnaamijkan dumarka uunbaa wax loosheegayaa

  • @hanadabdi1115
    @hanadabdi1115 Жыл бұрын

    Xamar aan aniga ku noolahay hadaladaad waxaad moodaa in ayaan iisaameenayaan waan ilmeeyay wlhi Saaxiib waa xaqiiq 11 sano ayaan kamamka yurub ku wareer Sana’a lkn 4 sano oo aan xamar joogay Rajo badan oodowladmimo ayaan lahaa cali xaraaroow sxb waxaatahay wariye xaqiiq dada ka hadla sxb somalinimada kugu ween 34 ayaan ku soowkoray dib udhac dagaalo qax iyo Wixii lamida Hadii nafta igu sii jirta rajo ayaan leeyahay wali suno

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 Жыл бұрын

    Suxufi Cali Xaraare Cabdirixmaan Cirro waxaan u diraynaa Turkey-ga si aanu Timo ugu soo beerno, Kursigu Timo la-aan nagu dhaafi maayo, Timuhu suuqa ayey yaalan iyagoo iib ah

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Жыл бұрын

    Maasha Allah qisooyin aad iyo aad u fiican ayaad soo jeedisay

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 Жыл бұрын

    Ilahay haw naxaristo qabrigisa alle haw waasiciyo Samir iyo iman ilahay ha ka siyo family

  • @mokrtarismealbalayah4903
    @mokrtarismealbalayah4903 Жыл бұрын

    Asc! Walalo Ali Harare, il iyo cawri la aaw. Allah ha ku dhawro ( xafido ) Insha Allah.

  • @billej8974
    @billej8974 Жыл бұрын

    Arinta Jaceylka. Gabadh Reer Galmudug ayaan wada sheekeysaneyney muddo dheer ilaa 1 sano. Ka badan. Markaan weydiiyo iney I jeceshahay waxey Tiraahdaa. .....NACEYB MA JIRO. Saa waxaa ceeb la 'ah iney I Tiraahdo waan ku jecelahay. Inkastoo aad iyo aad ii raadiso iina daryeesho. She's so lovely. To. Xaraare and yaasin. 👍

  • @Professor4555

    @Professor4555

    Жыл бұрын

    Isaga carar mid qolyaha ah aniga ku wareere

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 Жыл бұрын

    War hayaay !!! arimaha jacaylka soo badiya allow dumarka wax fahansii

  • @husseinabdirashiid6014
    @husseinabdirashiid6014 Жыл бұрын

    Labada nin waan taageera iyo barnaamijkaa ❣ guulaysta from france 🇨🇵

  • @diyeshe-yare

    @diyeshe-yare

    Жыл бұрын

    Hhh

  • @abobasement346

    @abobasement346

    Жыл бұрын

    xasuqan waxaa kah danbeyah waa islah I yagah war iskah qabtah intah Anay idin ku so gurin konfur galbed

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb Жыл бұрын

    Yaasiin Ducaale timihiisa maad ku tijaabisaan saliida Safa ee aad inoogu amaantid 😂

  • @abdinurelm3551
    @abdinurelm3551 Жыл бұрын

    Masha allah cali iyo Yaasiin

  • @sadoroble7229
    @sadoroble7229 Жыл бұрын

    Mashallaaha ali iyo Yasmin🌺🌷👍🌸

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Жыл бұрын

    Ali hareri soo bada barnaamijka jacaylka

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 Жыл бұрын

    ASC Mansha Allah walaahi waa run arrintaasu,waana iga qoslisay Aliyow Thanks 👍

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын

    Cali xareer iyo Yasir sida sheegaystataan ayaa Ka helay walahay aniga xita wanku qoslay funny 🤣😆🤣🤣

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Maxamud saleeban halaga wareejiyo puntland way burburiyeen xaqiidii haloo dhiibo Calisaleebaan

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын

    Asalaama caleeykum Wiilasheena wagaaga jecel Allaah ha idin xifdiya Waxaad mudan tihiin Xushmad iyo qadarin 🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️☘️🥛🥛🌽🌽🌽🌽🌽🌽🌽🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 Жыл бұрын

    Love xawaadle

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Жыл бұрын

    Cali Harare aad baad u mahadsan tahay walal barnamijka inta dambe ee arimaha qoyska ban aad ugu riyaaqay walalow intaas in lamida gadaal kaga sodar barnamijyada dambe madaama dadkeenu aad uga aradanyihiin naxariista iyo jaceylka oo qalbigodu dhagax yahay😊

  • @KhanYunis7

    @KhanYunis7

    Жыл бұрын

    Waan kula qabaa ALi Harare dhaqanka dadkeena sificn ayuu ukala yaqanaa

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Жыл бұрын

    Cali Xaraare Legendary huno caliyow Aniga ku jecel oo markan isku dhacana xaqaga ku siinaye so diyar garow Come to berbera Coastal City

  • @Professor4555

    @Professor4555

    Жыл бұрын

    2 ma u noqonee mid koleyba hadda wa qaba he🤣🤣

  • @Onceuponatime-f7h

    @Onceuponatime-f7h

    Жыл бұрын

    Saabax Zaajin Qof jirta oo gob ah waa adiga...kkkkkk

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Caloow wiilka alle ha u naxaristo Laakin ku wargali Qolada in ay Habeenkii aanay tagin godadka

  • @shaficincn
    @shaficincn Жыл бұрын

    Waan idin salamay ali haraare iyo yasin ducaale waad nagu raagteen xiligani waa xili dambe wadankii thnks

  • @tormundgaint1022

    @tormundgaint1022

    Жыл бұрын

    US waa 6pm

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Жыл бұрын

    Qaraabadayda ciidagale wan salaamayaa

  • @fartunali6857
    @fartunali6857 Жыл бұрын

    Calow waxaa ilowsantahay gabadha somaliyed ineey adoo jiifo ilmaha lasoo jedo adoojifo eey foolaneysaa iyadoo xaamila biyaha suliga kuu geyneysaa gabdhaha somaliyed adoonbey idiin yihin gabdhaha carbeedna waa la ilaaliya si eey uraligeliso waan ku cambareynaya inaa isku dheerariso wiilasha carbeed ayagaa gabdhahoda utura hawsha laqabta si eey howlihisa ugu fuliso

  • @ylxdhr5359
    @ylxdhr5359 Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @ahmedmahamoud7147
    @ahmedmahamoud7147 Жыл бұрын

    Cali wariyaha ugu haboon sida xaqiqdu jirta aad baan ku dawadaa ilaa 213 kii very adiga iyo ysain wan idin sala mayaa 💯👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍💯

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Жыл бұрын

    Cali xarare walee waa nin yaqaan taxliilka waa nin wayn oo xaajo qaada barakow cali xarare

  • @awedlawfirm
    @awedlawfirm Жыл бұрын

    Hhhhhh qisooyinka gaagaban aadbn uga helaa sxbayaal thanks

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 Жыл бұрын

    🤔very interesting 👏👏👏

  • @faysalaadam7701
    @faysalaadam7701 Жыл бұрын

    Maaasha allaaah

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Mashallah

  • @jabuutijano1977
    @jabuutijano1977 Жыл бұрын

    Waad nagu raajiseen walahi saxibayaal. Waan daalnay lkk

  • @yasinmohamed8748
    @yasinmohamed8748 Жыл бұрын

    Walaalkey sxb Ali haraare Alle haku barakeeyo Cimriga iyo caafimaadka Waan kahelaa kaftanka siyaasada Sxb Norwey noogu kaalay Fadlan Waxaad kuleedahay taageero tiro badan From Yasin Qoryooley

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wa Salam.

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 Жыл бұрын

    Ali iyo yaasin waan idiin salamaya👋arimaha qoyska iyo Jacaylka aad ayaa logu baahan yahay brothers soo badiya🤣🤣

  • @yasinshuceyb397

    @yasinshuceyb397

    Жыл бұрын

    ☑️👍🇸🇴

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 Жыл бұрын

    Scw

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Жыл бұрын

    Asc Ali / Yasin"

  • @MukhtarMarso
    @MukhtarMarso Жыл бұрын

    Hi Ali Harare 🤣 shidaal bu Donayaaa

  • @fanihani9741
    @fanihani9741 Жыл бұрын

    Repeat again brother's kaftanka siyaasada ee cawa please

  • @munaabdilaahi5808
    @munaabdilaahi5808 Жыл бұрын

    Ali xaraare waa runtaa arinta qoyska iyo jaceyl ka ee ka warantay.

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @khadarahmed1644
    @khadarahmed1644 Жыл бұрын

    alle hawu naxariisto sheikha Ali waayo wuxu samayay xasuuq islaam

  • @ylxdhr5359
    @ylxdhr5359 Жыл бұрын

    Hhhhhhhh basdiir xiran wan ku frxsanahay in laxiro ina daahir aweys waliba waxan codsaneynaa in maxkamad lasoo saaro

  • @KOBCI
    @KOBCI Жыл бұрын

    Ali ma yemeni ayad so wadda, inkasto valid point aad sheegtay

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Жыл бұрын

    Barnaamijka Arimaha qoyska waa muhiim noosoo kordhiya

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Subxaana Allah war xasan shiikh dadka gaalo madhoho

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Жыл бұрын

    Tarbiyad caruurta ayaynu ka hadlayna 😂😂😂😂

  • @awshan571
    @awshan571 Жыл бұрын

    Calow cawa waa goordanbe aroort insha allaah,ayaan dawandona ,faladaada .

  • @tormundgaint1022

    @tormundgaint1022

    Жыл бұрын

    US waa 6pm

  • @awshan571

    @awshan571

    Жыл бұрын

    @@tormundgaint1022 adigu afsomaliga miyad fahmaysa

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Жыл бұрын

    cali xarar Yasin ducal slm wlky xafidullahi ruunta ka hadashey guuleso mhdsan

  • @suleimanosman3221
    @suleimanosman3221 Жыл бұрын

    Mr xaraare qeybta jaceylka noogu soo dra

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Жыл бұрын

    Reer Kismayu isku tashada oo gata dabdamis!! Waa $70,000/= qiyaastii….

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Жыл бұрын

    Ilahow umadada unaxariso tugsiga lagu tugsaneyo na kakori ada raxmadada badantahay oo wax deqsin kara🤲🇸🇴❤️

  • @jamaalcalicabdala3603
    @jamaalcalicabdala3603 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkk Walee ineey kaftan saxtahay

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Alii yaasin iska ilaali prank u kugu sameyn kkkkk 👍💖💖👍

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Жыл бұрын

    Caliyow alaha unxaristo ha dhihina😂

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 Жыл бұрын

    Shawo wacan

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Жыл бұрын

    Barnaamijku maanta waa run maqal qosol axmad madobe Hal Milan wilyam Ruth kkkkkkkkk

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Жыл бұрын

    Kkk caliyooy caawa waad iga qoslisay arimaha jaceka waxaan weydiiyay adeerkeey oo baadiye inooga yimid anaga xamar ayaan daganeeyn waxaan xiiseynaa lahjada sida uu u hadlaayo si uu inoogu sheekeeyo suaalba suaal ayaan weydiinaa markaa waxaan weydiiyay ader eedo waligaa ma shumisay macnaa eedo waa xaaskiisa markaa ayuu inagu yay yaqsaday markaa ayuu nagu yiri asagoo careeysan ish sheeg xumaa ma anaa dhalay marka aan shuminaayo Uf waa uu carooday markaa ayaan niri adeer raali noqo ( habloow reer hiraan yaan lamoogaan

  • @abduwelidimbilei8318

    @abduwelidimbilei8318

    Жыл бұрын

    Abdul moaw wada igaqsalisay 😂😂😂😂😂absolutely this is turu history

  • @mustafemaxamed6085

    @mustafemaxamed6085

    Жыл бұрын

    🤣🤣waad ku ciyaalowden odeyga 🤣 ma kitabaa markuu dhukanayo🤣🤣

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 Жыл бұрын

    Salaxlay iyo jacaylka inta aanad ka gudbin . Kudarso Aabihi jacaylka Somaaliyedna wuxu kaso jeeda Salaxlay ( Cilmi Boodhari )

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 Жыл бұрын

    Ninka somali isba naxariis ka dheer ali dhinac baad ka rarantahay

  • @abdirashidjj4739
    @abdirashidjj4739 Жыл бұрын

    Ilhow dumarkeena jacaylka iuo naxariista noogu beer

  • @ahmedomar2966
    @ahmedomar2966 Жыл бұрын

    Ali harare markaad ka hadlaysay fanaaniintii hore ee ka soo jeeday dagmada salaxlay waxaad sheegtay . Khadra daahir cige . Mohamed mooge & Ahmed mooge Mohamed yuusuf . Lakin waxaad ilowday nin aad u cuslaa oo isna reer salaxlay ahaa allah ha u naxariistee wuxuuna ahaa muuse ismail qalinle .

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc Жыл бұрын

    CALI XARAARE.. DAWLADDII FARMAAJO AAD BUU U AMMAANI JIREY... LAAKIIN TAN XASSAN SHIIKH AAD BUU U DHALIILAYAAA...

  • @sofiaa1635

    @sofiaa1635

    Жыл бұрын

    Taas been baad ku sheegtey

  • @abdikhalif4200
    @abdikhalif4200 Жыл бұрын

    Asc Cali Iyo Yaasiin dad badan oo Soomaali ah ayaa garanaaya jacaylka qiimahiisa bal KZread Ka Ka heestii gacalo oo uu qaado AHUN Cumar Dhuule Cali Iyo qisadeedii dhex martay Cumar Iyo Gaclo wixii dhexmaray

  • @user-kx1pj3lq3v
    @user-kx1pj3lq3v Жыл бұрын

    Wan idin salamay cali iyo yaasiin

  • @aminamahamed6472
    @aminamahamed6472 Жыл бұрын

    Ha ma nin somaliyeed baa naxaris leh

  • @ahmedgaaz8248
    @ahmedgaaz8248 Жыл бұрын

    Me and my wife are updated everyday

  • @haashimabdi8874
    @haashimabdi8874 Жыл бұрын

    Cali yaasiin

  • @jamacshire4539
    @jamacshire4539 Жыл бұрын

    Asc ali xaraadhe marna maan maqal adoo sheegaayo degmadeeyda xaradheere dhibaadada heeysata mahadsanid ee Mar kusooqaad kaftanka

  • @shiilalle

    @shiilalle

    Жыл бұрын

    Meel la haysto YAA KA HADLI KARA??

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Жыл бұрын

    Kkkk tarbiyada caruurta kkk

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Жыл бұрын

    WAXA WEEYE DHALSHADII NEBIGEENA SUUBAN #SSSS__CCCC___WWWW__AAN__KU__SALINO❤❤❤💯💯💯💯💯❤❤❤❤ ولد نبينا محمد صلى الله عليه وسلم يتيما يوم الاثنين لاثنتي عشرة ليلة خلت من شهر ربيع الأول من عام الفيل. أراد ربك أن يجلي رحمة… في الكون فاختار النبي محمدا… قد زينته شمائل محمودة… فغدا على كل العوالم سيدا (صلوا على الحبيب المصطفى )عليه أفضل الصلاة و السلام ❤️ ان لله وملاكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسلما❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Жыл бұрын

    Yaasiin waa damiin deegaanada soomaalida makala yaqaan😃

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын

    Muuse Ismaaciil Qalinle aabihii codka miyaad ilawday.

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Жыл бұрын

    Yaasiin

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 Жыл бұрын

    Odey dils

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын

    Lagabartaa laga badiyaa, Naxariis darada raga Somaaliyeed ayagaa lagabartay adeer lolkkkk

  • @fanihani9741
    @fanihani9741 Жыл бұрын

    Wnku salaamay sxbkay cod ma jiro

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 Жыл бұрын

    Iyado guur lagaarin baa laguugu sodiraya jiljilecsanaan yeysan kaa arkin laso dhahaya iyadana waa gabar kujecel aliyow waa runta anaaba igu dhacday

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 Жыл бұрын

    SCW ❤️SCW❤️SCW❤️

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Жыл бұрын

    Dawlada xasan illaahay habarakeeyo

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 Жыл бұрын

    Hasan sheikh waYe

  • @homeh3455
    @homeh3455 Жыл бұрын

    Xasan sh wuxuu ku Hawlan yahay wixii wanaag ahaa ee farmajo sameeyay inuu burburiyo

  • @maxamuudtifuali4478

    @maxamuudtifuali4478

    Жыл бұрын

    wanaaga adiga ayaa helay ayaan umaleynaa

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 Жыл бұрын

    Ali lumber kisi ba iga baxay qof haya ma jira!

  • @shahad2629
    @shahad2629 Жыл бұрын

    cali xaraare khosol aaigudishey arimaha khoyska fani uu ahaa noosoo badi

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Жыл бұрын

    Asc midhaa cali harare ta 2 aad Yemen 🇾🇪 ♥ ayaan udoonanayaa

  • @Jcaato
    @Jcaato Жыл бұрын

    Ali sxb isowac anaa hayo shekoyin badan sxb

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 Жыл бұрын

    Kaftan ka siyaasada jecliya yasinaw

  • @asmaryare2590
    @asmaryare2590 Жыл бұрын

    Wan idin slmy tow legends

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Жыл бұрын

    xigmad badane noolow

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy Жыл бұрын

    Xassan shekh asaga ayaaba safarkadhamanla

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Жыл бұрын

    Yamaniintu ma wax bay jeclaadaan yasiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adentukow4368
    @adentukow4368 Жыл бұрын

    Turkiga ha aadeen cabdi raxmaan Iyo waraabe tinta waa loobeeri

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Жыл бұрын

    Dhulkii Warsangali Cadale, Adan Yabaal etc