40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 739

  • @lareineelephant2105
    @lareineelephant21052 жыл бұрын

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ! Sheikh , duqda kaxaysoo oo diintaa baanaankaa ugu soo shekee , kutiidhii wa MashaALLAH , dee Somalie xuun iyo shayaadiinkalee kuma diraan qalaadaa !

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 Жыл бұрын

    2:08:45 Qisadaan dhageyso walal Si aad u arragto in dunida iyo waxa ku dhex jiraba ay imtixaan yihiin.... Dambigeena alle ha dhaafo

  • @brotherakram1142
    @brotherakram11422 жыл бұрын

    Qokii ugu Fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna Naxariista badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna Udgoonka badnaa Rabi intu Uu Abuurey Waa Nabi 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗖𝗪 ♥️🥰

  • @najmamaxamed3442

    @najmamaxamed3442

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 🥹❤️

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw ❤️❤️❤️💯💯💯

  • @yusufhassan1735

    @yusufhassan1735

    Жыл бұрын

    @@naimahussein3911 uu7uu7iiiii8

  • @Aqiil14

    @Aqiil14

    Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @user-sr5sv2vh8w

    @user-sr5sv2vh8w

    6 ай бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi70022 жыл бұрын

    Ilaahy culamadaanaha toofiqdaha kasha wafajiyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66532 жыл бұрын

    Alloow cadowgoodah jebih cullimadah Somalidah Iyo kuwa Islamkoo dhan aamiin aamiin yaarabi 🌾🌿💐🌿💐🌾💐🥰💕

  • @suleymandhiile1415

    @suleymandhiile1415

    2 жыл бұрын

    Asc wall inte jogta wall qaali

  • @qaaliyusra7541

    @qaaliyusra7541

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @muhanadmustaf825

    @muhanadmustaf825

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @boykayare8223

    @boykayare8223

    2 жыл бұрын

    @@qaaliyusra7541 h

  • @Jokidoseph

    @Jokidoseph

    8 ай бұрын

    ❤❤

  • @dunxx2140
    @dunxx21402 жыл бұрын

    Maasha allah illahey ha xafido culumadeena anagana Allah naga dhigo kuwi ka faaiideysto kuna camal falo aamiin yaarabi

  • @samirzain7212
    @samirzain72122 жыл бұрын

    Sheikha umal jazakallah waakuuxiise wllh🥰 (Anagana salafka nagadhageysta ayagana khalafka kadhageysta) hadalkaas hadaad fahante like saar

  • @BEERYAHAN

    @BEERYAHAN

    2 жыл бұрын

    KUWA QABUURAHA laga celin la.yahay kk

  • @samirzain7212

    @samirzain7212

    2 жыл бұрын

    @@BEERYAHAN 😂😂😂 barteeda ayd dhikte

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir36882 жыл бұрын

    faa,iidada saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso ilaahy 10 jeer buu kugu salin culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh way fududanaysaa aan dhaman teen badino saliga napaga scw scw scw❤❤

  • @fowsiafarah1197

    @fowsiafarah1197

    Жыл бұрын

    Plop

  • @faduumonuur5879

    @faduumonuur5879

    10 ай бұрын

  • @user-ls4xe6ns6y

    @user-ls4xe6ns6y

    10 ай бұрын

    😂😂😂

  • @MaxamedMaxamudMaxamed808-zf4ph

    @MaxamedMaxamudMaxamed808-zf4ph

    2 ай бұрын

    ​ffcuun😅

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein83952 жыл бұрын

    MachaAllah illahay waa facala limayurid kudoono u hanuniya naxarista Allah lamakobikarayo

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf71922 жыл бұрын

    Maaanshalah allow comridheer iyo caafimaaad culamadeena

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 Жыл бұрын

    Mnsha Allh Culumadeena Illhy Hanoo Dhowro 🤲🤲 ILLHY AYAA MAHADa ISKALEH 🤲🤲🤲🤲Aqiro Janadii Fardowso Kitaabkeena Quraanka Gacanta Mid Amiin Yaa Yaa Allh ..Nasteexo Waaye

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 Жыл бұрын

    Subxanna Leah illah mahaddiis and inta Muslim ah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38562 жыл бұрын

    Sheekh umul adeer ma so noqotay alla ha ku caafiyo aamiin

  • @hawakarshe7904

    @hawakarshe7904

    6 ай бұрын

    Umal ma aha .

  • @ynd_zaki

    @ynd_zaki

    4 ай бұрын

    Amiin ya rabi ❤

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris62612 жыл бұрын

    culumada allaha ino barakeeya dhamantot 🥰🥰🥰allow qalbigena diinta allaha kusuga aqirana allaha janada aclaa nagu arsuqa amiiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid14922 жыл бұрын

    Masha allah ilahey shuyuukhda hanoo barakeeyo

  • @ibrahimhassan9347
    @ibrahimhassan93472 жыл бұрын

    inna akramakum cindallaah atqaakum. Qofkaas ayaa laandheere ah ilaahay Agtiisa. Eeboow kuwaa nagu dar Aamiin

  • @hassannoor7937
    @hassannoor79372 жыл бұрын

    Masha allha Alloow noo daa culimada oo no barakee

  • @lareineelephant2105
    @lareineelephant21052 жыл бұрын

    ALLAHU AKBAR ! Ilaa maa aahaa inn aay dacaat tahaay gabadhaa somaliyeed , isagunaa fasikhnimadiisii kamu taaqiin

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Жыл бұрын

    Mnsha Allah Allow noo xfdi culumadeena 🤲❤

  • @AbdireshidAreb

    @AbdireshidAreb

    2 ай бұрын

    Asc wll

  • @rahmamohamed1184
    @rahmamohamed11842 жыл бұрын

    Masha allah Ramadaan mubarak

  • @mukhtaraxmed6263
    @mukhtaraxmed62632 жыл бұрын

    Alaha idinbarkeyo dhamantin

  • @saynab7503
    @saynab7503 Жыл бұрын

    Masham Allah sheikh axmed rabi hakaa ajirsiiyo yaasalaam

  • @Samiaahmed-p3w
    @Samiaahmed-p3w2 жыл бұрын

    Masha Allah Allah ha barakeyo culimadena

  • @ynd_zaki
    @ynd_zaki4 ай бұрын

    Our beloved prophet mohamed scw scw ❤

  • @abdow4104
    @abdow41042 жыл бұрын

    🤲Eebow kheyrka na sii Adduunyo iyo wanaag aakhiro naga badbaadi cadaabka naarta.🤲❤ 🤲رَبَّنَا آتِنَا فِي الْدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الَأخِرَةِ حَسَنةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ🤲❤

  • @sahrasugeise6520

    @sahrasugeise6520

    2 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yaaa rabiii

  • @muhanadmustaf825

    @muhanadmustaf825

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @romanceboy677

    @romanceboy677

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    Жыл бұрын

    Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲❤️💯

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    7 ай бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🥺❤

  • @phantom-_-1515
    @phantom-_-15152 жыл бұрын

    Ninka taatuuga leh iyo gabadha somali cajiib qisadooda. 😍

  • @abdulhassan5292

    @abdulhassan5292

    2 жыл бұрын

    W

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio2 жыл бұрын

    Walaalaha Muslimiinta ah isoo booqda wanaaga ayaan faafinaya allah JANATUL FARDAWDA HA IDIN ABAAL MARIYO IF KHAYR HEL AAKHIRANA JANO WALAAL

  • @zaynabali8382
    @zaynabali83822 жыл бұрын

    Masha allaah illahay ha inoo xifdiyo wadaada sharafta badan lkn waxa ila hada la yabahay dadka unlike saray tollow ma gaala Ama waa shiico 🤔🤔

  • @quoteschannel5040

    @quoteschannel5040

    2 жыл бұрын

    Kuwo like iyo unlike kala garaneynin ayaa jiro abaayo

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    Жыл бұрын

    Walal saas ha dhihin dadka markey ku cusub yihiin kalama yaqaanaan aniga xitaa sidaas sameeyn jiray aqoon la,aan illa uu markii dabe wiilkega i arkay

  • @husseinabdalla8922

    @husseinabdalla8922

    2 ай бұрын

    @@quoteschannel5040hon h😊h o😅b. M umum😊 ik ook b U puny I ub poppy o😅😊😊m. Bmo😅m b😊😅o Hu 😊 ooh ounn😊p😅 bmb😊😅m😊 but m Hmb om m’n h n😊bij jnhbb😊mug H h 😊op😅😊😅😊😊😮nouulo 😅k😅no😊hn ml o😊I😊😊obbmbn oboui😊nu I 😊uip mu😊u😊 oohubm om mbo mbo hm😊😅 😊😅 ben n😅 BNN m. Iuiy😊ivbombm😊o😊k😅😅 moon h😊 bno😊😊 k😅😊😅 nombm😅minuiiujuli mijn log. I😊 B😊u😊onnunoon😊😅😊😅ui Bill uiu on b😊b😊😊 I omkom pi no mn😊😅😊o😅bn in😅😊 bnj j no nouinuyiiub 😊😊iku😅😊😊😊😊😅😊😅😅 in n😊obunoom bomunbu😊😊😊😊ukbbuiun mn ukom uni😅😅pnmbb Nmno😊😊😅 bo😊😅h. 😊omnonb😊b H Omov😊yo o😊 nou o Bbbj o in need n ok 😊no😊oobb in😊b😊 om BB b Un😊 n😊i😊 u mn mn mu u I’m o o😊 😊om😊😊i😅n😊 miljoen m b mbm b oo oo😊 ik bumbo obbb bomovo😊😊 mu😊jo mijn😊io😅I 😊😊 😊😊uni Bo😊yo B😊b 😊😊b. U😊😅omuijIvo 😊 o😊nu😊 In obobonhm I 😊o 😊lo😊n😊 😊m. Ibol o non😊lophuno I 😊 m obumb😊u😊😊inob M v m nuide ni😊I😊😊😅u😊 I’m ob😅 😊n😊😅n 😊inn mn mi ik😊i😊 😊😊o 😅omb b mono lonupnmu😊 u😊joo😅I😅b😊 ink ov😊bo mob Noun ngu😊 i😊o m in mob In 😊 😊n😊i😊i😊bi ook 😊 iniu I ulti bumk mij mijn bij in

  • @husseinabdalla8922

    @husseinabdalla8922

    2 ай бұрын

    @@quoteschannel5040 😊 b😊by Oum omb I’ll😊 ob😊 u😊kjnun😊 bbbbu 😊o o😊 vo

  • @husseinabdalla8922

    @husseinabdalla8922

    2 ай бұрын

    Iob😊 on bonbniupon.😊p😊 b bnuiv😊iij😊u😊 😊😊😊mo. B

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed57302 жыл бұрын

    Masha Allah, jazakallah qeyran salafmedia iyo Culimada somaliyeed ❤️

  • @calibulaxawo2082

    @calibulaxawo2082

    2 жыл бұрын

    bfc c

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein95982 жыл бұрын

    Masha Allah dhamaan culimadeena Allah ha inoo wada xifdiyo kheyr Allah siiyo dhamaantooda insha Allah

  • @abdiyarebashiir9683
    @abdiyarebashiir96832 жыл бұрын

    Xafidu.LAAHU Dhamaan Culumaadiina Oo Dhan. Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI

  • @wanaag5884
    @wanaag58842 жыл бұрын

    Allow shahiidnimo nagu dil aamiin aamiin aamiin

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu59662 жыл бұрын

    mansha Allah waqiso cajib ah jazakallahu qeer sheikh

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago232 жыл бұрын

    Masha Allah asaal qisoyin jazakallah khyr jazaa wlalayal

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad78202 жыл бұрын

    Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyran wll

  • @Layla6793
    @Layla67932 жыл бұрын

    Allahu Akbar Ilaahay waa door dooriye Ruux raba na wuu hadeeyaa

  • @farhiamohamed5853
    @farhiamohamed58532 жыл бұрын

    May Allah protect our culamaaa Ameen

  • @suleymandhiile1415
    @suleymandhiile14152 жыл бұрын

    Masha alh ale habarakeyo culmada dhamantooda

  • @fowzias9513
    @fowzias95132 жыл бұрын

    Ilaahay ha na wada hanuuniyo aamiin aamiin!!

  • @kaahowarsamefaarax3317

    @kaahowarsamefaarax3317

    2 жыл бұрын

    0p0pp

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    Жыл бұрын

    Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲❤️💯 shukran walal

  • @jaamacsoomaali7560
    @jaamacsoomaali75602 жыл бұрын

    ماشا الله waa qisooyin aad muhiim u ah umada soomaaliyeed oo u fiican in ay dawadàn

  • @muuseshaani7897

    @muuseshaani7897

    2 жыл бұрын

    Sheekha naagta lala guursaday ka sheekaynaya Caadi buu noogu dhiibay waxaan suurta gal ahayn wadada qaar baa sheeko caruureed kaaga sheekaynaya

  • @abdulahiaxmad2abdulahiaxma739

    @abdulahiaxmad2abdulahiaxma739

    2 жыл бұрын

    Cajiib

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z6 ай бұрын

    Gabdhaha somaliyeed is not easy 😂😂😂 waa Gabdho qaaliya ❤❤🙏

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur85492 жыл бұрын

    Mashaa allah tabaaraka allah waa qisooyin cajiib ah.

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson99752 жыл бұрын

    Maashaa Allah walaalahay, jazaakumu Allahu khayral jizaa... qisooyin yaable oo dhinac walba nolosha ka taabanaya oo aad isu soo xusheen baad halkan ku soo ururiseen. Waa cajiib sida qofkii fikirkan lahaa aanu isku wax ugu fekeri jirey ama Ilaahay SWT u waafajiyey, sida aan u jeclaan jirey inaan qisas keligood ah oo xul ah helo oo weliba sidan oo kale u badan, xataa hal shiikh oo dhawr qiso is raaciyey way kala jar jareen oo meelo kala duwan geliyeen shiikhya kalena u dhexaysiiyeen si aan loogu caajisin ... wlhy khayr baad naga shaqaysateen Ilaahay SWT 700 oo jeer iyo ka badan haydiin jibbaaro xasanaadkiina. ❤❤❤

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38562 жыл бұрын

    Wadaadka yar wax ka fahmay ma laha allahu aclam

  • @yoonisciise

    @yoonisciise

    Жыл бұрын

    Midka carabka soo maaha

  • @mahadashkirofficial9780

    @mahadashkirofficial9780

    Ай бұрын

    Waka fahmay anu m.a😊

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Жыл бұрын

    Masha Allah Allahu akbar alhamdulilah scw scw scw jazakallah khayr shiekh umal illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro dhamaan culimadena somaliyed ❤️💙🙏

  • @maxamedcabdi7002
    @maxamedcabdi70022 жыл бұрын

    Ilaahy raaligalintisa waxa kuxirantahy lambada Walid oo raaligaliso ilaahy kuwa nagadig

  • @capdalacomapany2532
    @capdalacomapany25322 жыл бұрын

    Masha allah allaha kaa abaal mariyo wllkei qliya

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya52652 жыл бұрын

    Mashaa alaah alow barakee culimadeena ○Aamiin

  • @aminaamish242
    @aminaamish2422 жыл бұрын

    MashaAlAh qisadii sheeq dawiil ayaa ugumacaa🥰neyd

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh85142 жыл бұрын

    MaanshaAllaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran

  • @halimahassan657
    @halimahassan6577 ай бұрын

    Asc maansha Allaah CulimadaSoomaaliyeed illaahey janntul fardowso aclaa illaahey ha ku abaal mariyo.❤

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa85722 жыл бұрын

    اللهم انصر من نصر محمد وآل محمد واخذل من خذل دين محمد

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 Жыл бұрын

    Allow culumada Cimri dheer iyo cibaado suban.siii waa dhaxalkii anbiyadee

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75442 жыл бұрын

    1:12:08 I feel better when I hear such motivation. May Allah SWT nosoo celi cisigeeni islamka

  • @testermailer4130

    @testermailer4130

    Жыл бұрын

    inaan kula hadlaan rabaa

  • @CiiseShcali

    @CiiseShcali

    6 ай бұрын

    @@testermailer4130

  • @CiiseShcali

    @CiiseShcali

    6 ай бұрын

    @@testermailer4130

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66532 жыл бұрын

    Waanaga qoslisaan Allaaha ha idin xiftiyo aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️💕💕💕💕💕💕🌿🌿🌿🌿🌿💐🌿🌿🌿🌿🥰

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 Жыл бұрын

    😢😢😢😢waa qiso cajiib ah qofkii ilaahay hanuuniyo ayaa hanuun sama masha allaah

  • @hassanhassan5685
    @hassanhassan5685 Жыл бұрын

    Allow nuunaxariisa😢😢😢 atha caziiz eh ee, wadada sax tha ana anagu hanuni muslimintana mithey ya xayu yaa qamuum ❤❤❤😢😢😢😢allahu akbar🎉 yaa salam ❤

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon80022 жыл бұрын

    Allaaahu Akbar 😭😭😭

  • @xaayatulislaamxayaatulisla5480
    @xaayatulislaamxayaatulisla54802 жыл бұрын

    Maasha alaah

  • @AliMohamed-wm1dv
    @AliMohamed-wm1dv2 жыл бұрын

    Masha allh masha allh ilahow nobarakey culimadeena🤲🤲🤲🤲

  • @jamaalahmedadaan2386
    @jamaalahmedadaan23862 жыл бұрын

    Mansha allha shikhinta alle haino dayo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed56522 жыл бұрын

    Mash allah tabaraaka raxman ilahay iimanka hanugu sugo aamin yaa allah

  • @sahrasugeise6520

    @sahrasugeise6520

    2 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yaaa rabiii

  • @lukmanmohammedgedi1662

    @lukmanmohammedgedi1662

    2 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin

  • @Islaam252
    @Islaam252 Жыл бұрын

    Maasha (ALLAAH)

  • @awenoolays6540
    @awenoolays65402 жыл бұрын

    Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayiyay caro Allaah ayaa ku nacday waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhacyo soo daadi oo uu yiri mid Ag Allaah ka samray oo kuwaani way ka samreen Ag Allaah oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyi kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen intaan og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa ina ka og laakiin marksan afweyne soo qaado waad ogayd markii uu suurada an nisaaa badalay oo culimadeen ka hortid laayey wixii ku dhacay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu falayaan oo kale ayuu falay umaba makaynayo inuu fasax ka haysto wuxuu ummadda somaliyeed ku falayo oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimadiisa ka hor yimaadeen inuu xabis ka buuxshay oo waliba dil ugu hanjabay sida wali Cabdi Maalik Coldoon oo waxaan wali u leeyahay oo waa ayadii Allaah inagu yiri: "inna Awliyallaahi laa khowfun walaa yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii muuse biixi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaahi oo wuu ishor taagay waayo muuse biixi cabdi xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya oo hadana coldoon xabis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana w8xii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi ku soo falay oo hadda waa alshabaan ku sheegay xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunaysa ciday waxyeesho iska daaye Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. V

  • @shugriqaali5154

    @shugriqaali5154

    2 жыл бұрын

    P is a

  • @mahamedawalahmed9659
    @mahamedawalahmed9659 Жыл бұрын

    M.a jazakalahu qaar culumadenu somali wlhi waa qisoyin lagucinri qato oo laguwano qato

  • @haynkajaanka6251
    @haynkajaanka62512 жыл бұрын

    Mashaayiiqda waxaan u sheegayaa 60lixdan sano baan qurbe wareegaayey markaa somalidu halshey baa xaaraan ka ah waamaxay sheygaasu waa qaansiirka haduu qofkaasi darrogeysanhahay mar kuu arko qaansiirka buu miyisanayaa waxaa kalle muraad kamalaha oo waa u sahal

  • @asiyacabdulqaadirchannel2740
    @asiyacabdulqaadirchannel27402 жыл бұрын

    Ilaahow khaatumada khayr noogu khatim yaa allah

  • @maxamedibarahimmahad666
    @maxamedibarahimmahad6662 жыл бұрын

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin73722 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @moham3dupdi216
    @moham3dupdi216 Жыл бұрын

    Ilahay shekhda Somaliyed $ Kuwa kaleba ilahay Akhiro $ Adunba ha unaxaristo🤲🤲🤲

  • @abdullahiyasin5630
    @abdullahiyasin5630 Жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. اما بعد لقد كان في قصصكم عبرة لاولي الباب. احسنتم وجزاكم الله خيرا. اءمين. عبد الله في غرووي.

  • @dhagaxowabdi9708
    @dhagaxowabdi97082 жыл бұрын

    Maasha allaah tabarakalaah

  • @fatimaesse1303
    @fatimaesse13032 жыл бұрын

    MASHA ALLAH mashaaikhanaa qisooyinka waa lugu cibro qaataa.

  • @kheerdoonofficial5546
    @kheerdoonofficial55462 жыл бұрын

    Raila iyo Uhuru o wada socdoo saaxibo ah ayad arki wey dhacde sheeqa alle ha barakeeyo

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Жыл бұрын

    Asalamu Caleykum Waan idin salaamayaa Idinkiinbaw Yaxfidkuma Allah Idilkiinba Cimri dheer Iyo Caafimaad ku waara Allahuma Aamin Allahuma Aamina Allahuma Aamin

  • @lukmanmohammedgedi1662
    @lukmanmohammedgedi16622 жыл бұрын

    Cajiib wallahi

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao15482 жыл бұрын

    Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo

  • @feysalsultan9118
    @feysalsultan9118 Жыл бұрын

    Manshshlah ya sheikh Mohammed and umal ilahay hakuxifdyo ❤️🙏

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26302 жыл бұрын

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @Naani0

    @Naani0

    Жыл бұрын

    ❤🎉😢🎉❤🎉😮😂😂❤😂😂😂😂🎉😂❤❤❤😊

  • @Naani0

    @Naani0

    Жыл бұрын

    😅😊😅❤😢😂❤🎉😅❤😊❤😊❤😂😊😊❤😊😂😂🎉😢😊❤😢😊😂😊😊😊😊😊😊😊😊🎉❤😊😊😅🎉❤😮🎉😊😊❤😊🎉😂😊😊😂😊😂😊😊😊❤😂😊😊😅😊

  • @Naani0

    @Naani0

    Жыл бұрын

    ❤😂😂😊😊❤😊😂😊😢😊😊😊😂

  • @Naani0

    @Naani0

    Жыл бұрын

    😊😊😢❤😂😊😊😂😂😊❤😊😊😂😢😊😊😂🎉❤😊😊

  • @mamma6900
    @mamma69002 жыл бұрын

    Mashaallah tabarakalaah jisakallaahu kheyr amiin yaarabii

  • @mohatorres8827
    @mohatorres8827 Жыл бұрын

    Mansha Alan

  • @mohatorres8827

    @mohatorres8827

    Жыл бұрын

    ✔️✔️❤️💯

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial15198 ай бұрын

    sheekh Alle haku Barakeeyo❤

  • @mamomaryan5698
    @mamomaryan56982 жыл бұрын

    Mashaallah cajiib😍😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹

  • @asiamohammed2428
    @asiamohammed24282 жыл бұрын

    Mashaa alaah

  • @lareineelephant2105
    @lareineelephant21052 жыл бұрын

    MashaALLAH , Sheikh shekeeyee , Welcome to Genève inchaALLAH ! kaalaay book nagaa goor inchaALLAH , Oo diktoonoow shayadiintaanii waa kuwo ALLAH ( SWT ) ka soo orjeedaa , way iidhoo beeleen oo way dhaagoo beeleen , oo hadalkii ayu ILLAHAY ( SWT ) kaa xiidhaay gaarkoot , Yaabka aadunkaa , waxbaa maajiiraaan ayeey leeyiiihiiin ! waouh ! Caadaalaaduu haa soocootoo inchaALLAH ! Wa MashaALLAH !

  • @shaxshax7836
    @shaxshax78362 жыл бұрын

    Manshallah❤❤❤qisada sh. Ahmed ee gabadhha naag kale lala atoosay waxay na tuseeysaa in gabdhaha degdeg badan yihiin wixii oo maseertir loo sii lahaa dhan iska tuurtay lakin ka danbe iyadoo wax la siin loo soo tuugtuugay oo xitaa hada wixii ka danbeyo ay xaquuw fican heleyn. Waxaaba fiicneed in ay kii hore xitaa iska dhaafto oo ay qeyr kale raadiso subhanallah.

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Жыл бұрын

    ما شاء الله وجزاك الله يا شيخ احمد هذه قصة عجيبة . Qisadani waa qiso yaableh ilaahay baa kaa abaal marin doonna reerkaa aad isku celisey. Gabdhaha soomaaliyeed ha ogaadaan dhibaatada ragga ajaanibta ah.

  • @ifrahsheekh2838

    @ifrahsheekh2838

    Жыл бұрын

    Waa qisadii iigu yaabka badnayd Waxaan u diray saaxiibaday oo leh ma aiga ha I furo ama ayada oonu karilanahay

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Жыл бұрын

    اللهم وفقنا بالليلة القدر

  • @JamaculAwliya-nz5lg
    @JamaculAwliya-nz5lg11 ай бұрын

    Mashaallah may Allah waaxqiiq dhacdo dhaba weeye allow nosakhir 🙏❤️💯🌟👇

  • @fardowsaaliabdi2444
    @fardowsaaliabdi24442 жыл бұрын

    Bara kala hala masha alaha

  • @itaqillaa

    @itaqillaa

    Жыл бұрын

    Kkk Mashaa'ALLaah

  • @itaqillaa

    @itaqillaa

    Жыл бұрын

    Waa Run

  • @Islaam252
    @Islaam252 Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @libanabukar7234
    @libanabukar72342 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abadirahmanbashir8855
    @abadirahmanbashir88552 жыл бұрын

    Mashallah🤩🤩🤩👌🏿🙏🏿👍🏿

  • @hamseart5789

    @hamseart5789

    2 жыл бұрын

    Maashallah

  • @xafsaugbaad1400
    @xafsaugbaad14002 жыл бұрын

    Soodhawaada shuyuuqda soomaaliyeed

  • @fardowsasaid9124
    @fardowsasaid91242 жыл бұрын

    Masha allah illahay hanoo xifdiyo sheykhyadeena🤲🤲

  • @ilhansomaray1070
    @ilhansomaray10702 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @user-dh3df6mh1c
    @user-dh3df6mh1c7 ай бұрын

    🎉mashaallah😢😢😢😢❤

  • @user-dh3df6mh1c

    @user-dh3df6mh1c

    7 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26302 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41982 жыл бұрын

    Mansha Allah tabaarakallah Sheekh jisakallah khayr Alle haku Xafido aamiin yaarabi

  • @khadijadauud1391

    @khadijadauud1391

    2 жыл бұрын

    Aftahan

  • @khadijadauud1391

    @khadijadauud1391

    2 жыл бұрын

    Źa

  • @maxamadfood6986
    @maxamadfood69862 жыл бұрын

    Diinteenu qiima badanaaa

Келесі