kaftanka Siyaasada 345 oo aad u xiisa badan

kaftanka Siyaasada 345 oo aad u xiisa badan

Пікірлер: 234

  • @anwaranwari885
    @anwaranwari885 Жыл бұрын

    Nuur amiin ❤❤❤ waa in taalo loo dhisaa. Waa best couch from somali since 1969 😊 oo koob wadanka keenay guri loo dhisaa cayaatoyda junior nolol fcn helaan ilaa wold cup ku meteli karaan somaali maryooley ❤

  • @yasinshuceyb397

    @yasinshuceyb397

    Жыл бұрын

    Aad iyo Aad ✔️👍🇸🇴 Couch Nuur Aamiin Maxamuud 🏆 SOMALIA 🇸🇴 U20🏆 SOMALIA good job 👍🇸🇴 1981 Uganda U17 🏆 SOMALIA good job 👍🇸🇴 2022 South Sudan Baal Dahawa Tariikhi Ah 2022 The Best Couch SOMALIA 🇸🇴 Nuur Amiin Maxamuud 🏆👍 Absolutely ⚽❤️💕❤️

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    Allaah save all somalia peace and life

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Жыл бұрын

    Fariinta oogu wanaagsan " Ragow gabdhihiina ilaaashada". Gabdhaha iyo wiilasha Somaliyeed Allaha hanuuniyo. Run sheek Cali iyo Yasin kheyr badan.

  • @buraale134
    @buraale134 Жыл бұрын

    Wow 👌 mashallah best somali tv show

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj Жыл бұрын

    Dhulbaahante iyo Warsangeli intey isku yimaadaan kadib aayahooda haka tashadaan meel haraacaan Amase maamul iyaga ugooni ah hasameystaan, meel cidlo ah ayey kulumeen.

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын

    Aad xiiso badan fiid wanagaan From somalida Ku nool jarmalka

  • @adentukow4368
    @adentukow4368 Жыл бұрын

    Yaasiinow walaal waxaan halkan kuugu bidhaaminaya barnaamijku markuu dhamaado ha dhin waxaan idin kaga tagayaa ha dhin illeen labaad ku tihiine waxaan idin kaaga tagerynaa intaas Iyo nabad galyo fadlan

  • @mubarakwere5689

    @mubarakwere5689

    Жыл бұрын

    Hahaha adigana pls Somali ga sax idinkaga tagayna weye maha tageryna

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏 Barnamijka Kaftanka Siyasadda Xalqadii {{ 345 }} Aad ✔️👍

  • @mohamudabukar2595
    @mohamudabukar2595 Жыл бұрын

    Abtiyaal magaciina ilaahay ha raajiyo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    viva American somalia tv Ali xaraare iyo yaasiin qoslaaaye

  • @Maddy_lol4
    @Maddy_lol4 Жыл бұрын

    Mashaa Allaah soomaaliya hanoolaayo

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Жыл бұрын

    Waa wuxuu BK uga cararay xiddigaha geeska qabyaaladaasi iyo caddaalad'daradaasi.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 Жыл бұрын

    Wallaahi waa iga qosliyey baabul ilekshin ķkkkkk

  • @abdikarimmohed9512
    @abdikarimmohed9512 Жыл бұрын

    Ninkan warka yaasin ladhaho ee warka hoobiya muxuu ahaa

  • @myway3801
    @myway3801 Жыл бұрын

    Catoosh duyus iyo khasis bu yahay sobhanallah

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb Жыл бұрын

    Jubaland waxaa ku habsaday jaahiliin, lagu gumaysan jiray ethiopia iyo kenya Oo xaqootinimo ku soo galay. Dadkii degaanka way xasuuqeen. Ilaah xaqa shacabka degaanka ha u soo saaro aamiin. Ciidanka kenya ayaa Meesha ku haya.

  • @azizbinualiaziz9499
    @azizbinualiaziz9499 Жыл бұрын

    Hadii cidla kuhaboontahay inay cidkahadasho waa idinka jazakalahu khyr

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Wallaahi waayaab war umadaan xagee u socotaa

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 Жыл бұрын

    Maashaa allaaaah

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Жыл бұрын

    Calow Somaiya wali fari kama qodna Dagaal Kaan waa kii 91dii oo ka fool xun Qabiil buu isu badali doonaa Ka fool xuun Waliba dhaqaalaha refer galbeedka ayaa Bixin. Dona. Caliyow saaxiib dalkeena Allah xifdiyo lkn waa quuus بسم الله الرحمن الرحيم

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын

    Cali xaraare wuxuu sheegay inuusan 15 years xaflad Somaali Tegin, aniguna waligayba mategin xaflad ama aroos Somaali walaa cidkale ilaahbana ugu mahdiyaa inuu munkarka iga ilaaliyey Masha'Allah

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Жыл бұрын

    *YAA XASUUSTA WAAGUU KAFTANKA SIYAASADA AHAA WAX XIISO LEH HADA WAA II DHEH* 🫢

  • @cadeycali6723

    @cadeycali6723

    Жыл бұрын

    Weli xiiso ayuu noo leeyahay anaga 🤣🤣🤣🤣

  • @ashalul565
    @ashalul565 Жыл бұрын

    Anshax xumada iyo Afxumada waxay marin halkii ugu danbaysay, Ilaahay in aanu barino oo uu naga qabta umadan.

  • @dahirosman1490
    @dahirosman1490 Жыл бұрын

    Hh barashada deganka ayuu u baahanyahay sxbkaa caliyow

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    السلام عليكم الاخوة علي حراري وياسين دعالي المحترمين صباح الخير شرق افريقيا Subax wanagsan bariga afrika

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Жыл бұрын

    Ayagaa ka mustaqbal wacan oo ka nasiib badan kuwa koofur marka kuwa soomaalinad soomaali way ka nasiib wanuihin

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Жыл бұрын

    Ha dhaco dulmiga iyo takoorku.

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Жыл бұрын

    Thanks

  • @luqmaanyareofficial5800
    @luqmaanyareofficial5800 Жыл бұрын

    Xageeen kala soo xariira ana raba buuge

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын

    Walee waa runtaa. Xasana waa dayuus. Catooshna. Kaba sii daran

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 Жыл бұрын

    Guulesta somali amirca tv

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Subxaanallaah

  • @sheikhmahadabdirahman.alqu2058
    @sheikhmahadabdirahman.alqu2058 Жыл бұрын

    Hooran muxuu mareykanka usheygi waayay

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Жыл бұрын

    Kaftanka siyaadadu waa barnaamuj Aad iyo Aad u xiiso badan

  • @ziyad2935
    @ziyad2935 Жыл бұрын

    Abdi wali furinle waa Reer jijiga waa jidwaq bartire

  • @allayaqaan9101

    @allayaqaan9101

    Жыл бұрын

    Magaca sax. Axmed Ibraahim Furunle, ree Jigjiga

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Жыл бұрын

    Allaw somali xaqa tus amiiiiiin

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Toop wa in maxkamad lakena

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    اللهم اصلح احوال الصومال العظيم سلامات يا الصومال

  • @mohamedahmed4511

    @mohamedahmed4511

    Жыл бұрын

    اللهم امين

  • @kahlledidres4401

    @kahlledidres4401

    Жыл бұрын

    آمين يارب. بس الخ من اي بلد؟

  • @SuperExcuse

    @SuperExcuse

    Жыл бұрын

    @@kahlledidres4401 انه من الصومال 😂ماذا تريدو انته

  • @abdihakinadan4447

    @abdihakinadan4447

    Жыл бұрын

    @@kahlledidres4401 انا من الصومال كبري

  • @abdihakinadan4447

    @abdihakinadan4447

    Жыл бұрын

    باكستان والصومال ذم وروح وبس ياخالذ كن قوي باكستان قوة باكستان قوة العالم اسلامي اللهم يرحم علماء باكستان أسس قوة باكستان العظيم مثل معلم ذكتور عبذالقذير خان يرحمه الله واخر واخر علماء باكستان كلهم All is hero for world والحمد الله قوة باكستان اسلاميه قوة العالم. اسلام حفظه الله ورعاه

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Жыл бұрын

    inkaarku dhacday cali xaraare !!! wuxu khashufay macalinkii musikada xidigaha geeska Axmed wali furunleh !!!!!!

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Жыл бұрын

    Cabdi xaafit hooyadii weey dhibaataysantahy hala caawi.

  • @allekabaq7933
    @allekabaq7933 Жыл бұрын

    C/maalig Coldoon malasiidaayey Soomaaliyeey

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Жыл бұрын

    Ilaahoow buug kaasi qoray aanan lacag ka bixinin yaahuu

  • @Roobleh

    @Roobleh

    Жыл бұрын

    Inaad jirto iyo in kale muu ku yaqaana ama kuu baahanyahay horta is waydii

  • @mastarseev8080
    @mastarseev8080 Жыл бұрын

    Cimri dheer iyo caafimaad

  • @caashaabukar5839
    @caashaabukar5839 Жыл бұрын

    Galmax yonis boqortoyo gesi wa dadki katalin jirey kofurta somaliya wana halyayadi talyanigi ka xureyey konfurts somaliya wana cudada abgal isman 4galmax wa dadka lagu tilmamey dirisnimo abgala leh wa dadka muqdisho ila cadale ila jowhar ila shabelaha hose dago ale ayana intaas ku banestey alx alehi iga dhaliyey galmax yonis boqortoyo gesi somaliyed igu sawirta aqanin dagalka toos u galo 🇸🇴🇸🇴✍💪

  • @Hersi18
    @Hersi18 Жыл бұрын

    Buugaas haadu afkaayga hooyo ku qoraan yhy waan ibsanaya caliyoow

  • @abdullahomar1259
    @abdullahomar1259 Жыл бұрын

    inad xabalaha tagiwayda wa nasibdaro lkn kuwakale ada ikhtiyar uleh

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Kaa buuga qoray waa ninkaad kaba ka tolanaysid ku wii saa la Eegaa

  • @Roobleh

    @Roobleh

    Жыл бұрын

    Aqoon ahaan hadii la eego, dadka soomalida ugu aqoonta badan ayuu ka midyahay, hadaad wax kale ku haysatana waa sheeko kale.

  • @aunkoabdize
    @aunkoabdize Жыл бұрын

    Ali hararow inaad xaflad iyo aroos aadin wankugu tageere lakin walalow muslimiinta xabaasha uraac wayo wa sunna.

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 Жыл бұрын

    Barnaamijka qabiilada iyo siyaasad xumida dowladaha somalida

  • @mohamedmohamoud8071
    @mohamedmohamoud8071 Жыл бұрын

    Waa imisa fanaan? Markaas waan ogaanaynaa inta bishii ku hagaagilahayd

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Жыл бұрын

    Prof Abdi Ismacil Samattar wa ficanyahay qoralkisu, So Far laba Buug ban ka akhristay Af-Ingiris ku qoran. Africa's First Democrats. (Somalia's Aden A. Osman and Abdirazak H. Hussen) The State and Rural Transformation in Northern Somalia, 1884-1986 So much information for anyone.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Жыл бұрын

    Jubaland waa meel nin nujrim layiraahdo Axmed Madoobe u xiran ,ilaahay dadka ha dhaafiyo

  • @guuleedkhadar8232
    @guuleedkhadar8232 Жыл бұрын

    Nio caliow xagen ka wada xidhiidhnaa buugan rabaaye

  • @G0_n3
    @G0_n3 Жыл бұрын

    17:15 😅😅😅😅😅😅 walahi legends 😅😅😅😅😅😅😅

  • @anwaranwari885
    @anwaranwari885 Жыл бұрын

    Qoslaaye yaasiin ducaale 😊😮😅😢😊😮😮😅😮 maqayadisa u shid dee sxbkaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Taa denied waa sheekadii abii axmed

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Жыл бұрын

    Cabdi Ismail samatar buig uu qory ilahoow yanan iibsan yahuu

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Жыл бұрын

    KISSIMAYO, DADKI ASAL AHAAN U DHASHAY, WAXAY NOQDEEN QAAR LA DILAY IYO QAAR LA DILAY KUWA MAGAALADOODI AY ASAL IYO ASUUL U LAHAYEEN WAXA KALA WAREEGAY, AXMAD DHUXULEESTE IYO REERKISA OO DHAMAANTODBA AH QAXOOTI KA WADA YIMID SOMALI GALBEED.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Жыл бұрын

    Waxaas baan kunacay Soomaalida qabiil baa meel xun dhigay. Oo haddii ay udiideen inuu gobolkiisa uciyaaro kooxdana kamid noqdo maxaa wiilka yar daba dhigay? Aamiin ilaahay waxba inooguma daro. Wixii xaasid ah oodhan.

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville Жыл бұрын

    Price Book soosheeg sxbyl???

  • @KaylaD5495
    @KaylaD54957 ай бұрын

    Imikan sificin idin fagmaya😂aad bad umahadsantihin❤

  • @ahmedsharifahmed8595
    @ahmedsharifahmed8595 Жыл бұрын

    Salaam Ali iyo Yasin, Salaan kadib, Aliyow shaarka xiran tahey kahelay , mid iisoo dir oo large ah Please

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Жыл бұрын

    Axmad furunle xaafada 02 ayuu ku dhashay jigjiga

  • @MohamedAli-ow2sg
    @MohamedAli-ow2sg Жыл бұрын

    Asc calow iyo Yassin

  • @alijama6723
    @alijama6723 Жыл бұрын

    Xasan sh baa labadii dhegood ka goosatay cali iyo yesiin

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Жыл бұрын

    Fanaan karaamo male wixii illaahay karaali yahay ayuunbaa karaamale

  • @ahmedgaaz8248
    @ahmedgaaz8248 Жыл бұрын

    Snm waa jabhad

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 Жыл бұрын

    Koobkiiyoo Bilaa dhaga…. Kkkkk

  • @amiirabdalla1035
    @amiirabdalla1035 Жыл бұрын

    Ali iyo yassin Ilaa catoosh iyo maslaxa Waa la socodaan lkiin Hassan Ninkan la leeyahay Sidee layska qabta 😂

  • @MohamedAli-nm8oe

    @MohamedAli-nm8oe

    Жыл бұрын

    Anigoo baadiyaha jooga ayaa la socda..

  • @amiirabdalla1035

    @amiirabdalla1035

    Жыл бұрын

    @@MohamedAli-nm8oe 😂😂

  • @mohamoudabdideria2469
    @mohamoudabdideria2469 Жыл бұрын

    Bright Real Estate how reliable are they? Somali I Can't trust them!

  • @omargasleshop
    @omargasleshop Жыл бұрын

    Asc Ali xaraare iyo Yasin ducaale

  • @colowmedia1518
    @colowmedia1518 Жыл бұрын

    Caliyow qodobkaas waa qabiilada oo aag kala geli doono. Wlh taas ayaan u arkay. Haye

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын

    isga iyo asma love itopiya ka imadin marki horba sidan filayo

  • @qaasimmohamed1845
    @qaasimmohamed1845 Жыл бұрын

    Asc cali waa mahadaantahay sida aad meelkasto soomaali kaga hadasho. Dadk ku moodo inaad soomliland eedo sheegto. Waxba ma oga. Waad tan maamul kasto eedooda sheego.xumhooda iyo samahooda. Waad ku mahadaan atahy.si wanaagsan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын

    axmed wali furinle wa samaron

  • @mohammedhassen981
    @mohammedhassen981 Жыл бұрын

    Hhhhhh Jubbaland waad ku dhagan tahay manta

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 Жыл бұрын

    Cabdinasir arintiisa Caliyow waad la waydey. Sidaad mooday mahee ku noqo

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 Жыл бұрын

    Mid aan kaa saxo cabdi wali furinle waa ree jigjiga waliba xaafadoodu wxy caan ka tahay xaafada ay jigjiga kaga taal qofka ree ibrahim furinle garanayn ree jigjiga asaayina maaha ee xabadaa iska sax nio

  • @muawiyemuawiye1126
    @muawiyemuawiye1126 Жыл бұрын

    Waxan maqli jiray xasidsanida maxa ku galay ogadeyn wlh waa dhab

  • @anwaranwari885
    @anwaranwari885 Жыл бұрын

    Xasan fadhiid waxaa u sheegayaa Madaxweyne in caruurta farmaajo dhisay junior ka 17ka waa inuu guri siiyo dhaqaalo fcn ilaa wold cup ayay keeni karaan kuwa ka waawyn😂 kala Erya qabiilka lagu keenay fire 🔥

  • @kaltunjama8503
    @kaltunjama8503 Жыл бұрын

    Kkkkk koobkii odhag Jaban

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Жыл бұрын

    Cali Xaraari ma warsangalibaa. dadka ha isku dirin dee waa walaalee.

  • @abdisheikh1994
    @abdisheikh1994 Жыл бұрын

    Xaggee la idinka ls soo xiriirayaa

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi Жыл бұрын

    Xidigaha geeska waxaa lagu daray oo ay isku xaquuq yihiin fanaaniinta qaranka. Qofka jecel nabadda & SL $200 wuu bismilaysanayaa. Dhalinta SL way kala yaqaanaan khaladka iyo saxda, bal kuwa Soomaaliya la sheekayso, way dawakheen. Maakhirland reer Maakhir baa leh.🤞

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    Kasi wa dayus Dayus jano magasho

  • @cabdiqaadirdaahir4035
    @cabdiqaadirdaahir4035 Жыл бұрын

    Buugaas hadii ina samatar qorey wax faa,iido ah malaha

  • @sacdiyaali3340
    @sacdiyaali3340 Жыл бұрын

    Cali xarisa. Wala waa ku tageerasaan laakii mar kaada xayesiiseya buga uu qoraya odayagii jirjigaha ahaa qofawaba waxaa loogu yeeraa barasafoor anaa xaalasiiye magaca barasafeeraka

  • @khadarmacaane3922
    @khadarmacaane3922 Жыл бұрын

    Asc sxp yaal yasiin & cali xadhadhe Waxaan hay nin reer buhoodle ah ) Wax kasta waad ka hadaheen e aduunka e maxaad mobilada uga hadli waydeen kuwa cusub

  • @yuusufcabdiraman4808
    @yuusufcabdiraman4808 Жыл бұрын

    calaw maha shirkadkalee waa dhiig shiil shirkada gacansiisaaa alshabaab taa cadaynteeda waa lahayaaa

  • @xawadiiriye9680
    @xawadiiriye9680 Жыл бұрын

    Ascwrwb Maa shaa Allaah Bahada Americantv aad baad ugu mahadsantihiin sida aad diirada u saarteen arimaha xasaasiga ee dalka ka jirta runtii waa arimo taabanaya bulshada iyo dibaatooyinka foosha xun ee maamuladu ku hayaan.

  • @samatardahir6138
    @samatardahir6138 Жыл бұрын

    Cali iyo yasiin salaan ka bacdikeed , sideen ula soo xidhiidhna somali American TV telefan baa kama hayo anigu calow

  • @mussali3427
    @mussali3427 Жыл бұрын

    jannaale kama mid ah jubba laand. oo shabeelaha hoose

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 Жыл бұрын

    Caliyow catoosh filimkiisa eey ayaa cunay😂😂

  • @abdelmageedhussain3128
    @abdelmageedhussain3128 Жыл бұрын

    Sidee kila soo xariiraa

  • @abdelmageedhussain3128

    @abdelmageedhussain3128

    Жыл бұрын

    Booqa ayaan rabaa

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 Жыл бұрын

    40 dheh aliyow weli waa ceymanaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi sifiican soomaaliya markaad meel garan waydo meelkale aad yaa kaacelinaaya

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Xaasidnimo mafiicno

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville Жыл бұрын

    Book waa imisa sxbyl Ali Xaraare meshaa waka hilmaantay sxb???