Kaftanka Siyaasada 333 oo aad u xiisa badan

Kaftanka Siyaasada 333 oo aad u xiisa badan

Пікірлер: 258

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    Allaha u wada naxaristo Dhaman intii ku dhimatay Qaraxi hotel ka Xayaat Intii ku dhawantayna Allaha u booga dhayo insha Allah Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame {{ Hadrawi }} Allaha u naxaristo

  • @ugaaskakaofficial5239

    @ugaaskakaofficial5239

    Жыл бұрын

    Ameen

  • @yasinshuceyb397

    @yasinshuceyb397

    Жыл бұрын

    @@ugaaskakaofficial5239 Aamiin Aamiin yarabi wall

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Жыл бұрын

    Caliiiiiii you are legend you and your best friend yaasin

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    CALI HARARE 🎤 IYO DUCALE 🎤 SALAN SARE Barnamijka Kaftanka Siyasadda Xalqadii {{ 333 }}Aad 🤳🎤✔️

  • @yoman7762
    @yoman7762 Жыл бұрын

    Fahad Yaasiin taliye dalkiisa iyo dadkiisa u daacad ah ayuu ahaa. 3 bilood ma dhamma inta uu xilka kasii maqan yahay, waxaa se la moodaa inuu 30 sanno ka maqan yahay. #qabiyoqarannimo

  • @nuurayeeyo4271

    @nuurayeeyo4271

    Жыл бұрын

    Xasuustaa kugu yar ninka lamagac baxay yoman xiligii fahad qaraxii soobe muxu ahaa qurun aan xasuus lahayn baa tahay ee hadaad fahay jeceshahay iyo farmaajo waraaq u quro oo ku dheh i lovu you guys sidii gabar yar oo dhocil ah ama iska aamus

  • @JamalAhmed-or5vv

    @JamalAhmed-or5vv

    Жыл бұрын

    @@nuurayeeyo4271 qof wayn matihid miya cayda wa laga wanaagsan yahay walaal mida gale qarixii soba iyo hotel 26saacadood lagu jiro isgu mid ma aha yalkeyde Allah Somali guwa xumaantada guwayda haga qabto o dad isjeceyl Allah hanaga dhigo...AMIIN AMIIN AMIIN

  • @abdirahmanmohamed5908

    @abdirahmanmohamed5908

    Жыл бұрын

    Ninka u xiisay nin argagixiso ah waa iska cadahay in uu yahay cadaw neceb umadda somaliyeed. Fahad oo gabar somaliyeed si cad ugu maqan tahay iyo rajimkii farmajo ee ku difaacay Allah ayaa ku mahadsan in umadda somaliyeed laga hor wareejiyey waa in labadaba iyo intii la shaqeeyssy la maxkamadeeyaa soon,

  • @nuurayeeyo4271

    @nuurayeeyo4271

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed5908 afkaaga caana lagu qabey sxb sidaas nin wax u og waa loo baahan yahay

  • @nuurayeeyo4271

    @nuurayeeyo4271

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed5908 xiligaan oo kale markey u ahayd dowladii farmaajo waxaa la laayey dhalin yaradii cc shakuur kuwa badan oo hada qaylinaa way ku farax sanayeen hadana xasan ayey ku dhegan yihiin kkkkkk sow maahan

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 Жыл бұрын

    Cali xaraare, khayr Alla haku siiyo runtaad u sheegtay somaliland xisbiyada mucaaradka iyo xukuumada,

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Жыл бұрын

    Asxaabta aaad iyo aad ugu mahadsantiin sidaaad arimaha soomalida isu dul taagteeen Iyo sheekooyinka caniibka ah ee aad noo dhex galisay thanks

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb Жыл бұрын

    My two favourite Harare and Yaasiin

  • @IsmailIsmail-nh5st
    @IsmailIsmail-nh5st Жыл бұрын

    Laba legend Ali iyo Yasin nooga shekeya mama casha sicid diiriye uruka Al nasar ee UK haystay ururkas wx badana u qabatay rer maakhir thanks

  • @jcxbjxjx7798
    @jcxbjxjx7798 Жыл бұрын

    Cali adiga iyo yasiin waa idin salaamay.wllo rabbi anaga ma.arak lakiin.aqliga ayaan ku garanay inu jiro rabbi so ma garan marka waxaas.oo.dhan.waxa ka dabeyo waa mahad.salad xasbiyallahu wanacmal.wakiil

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Alaha haunaxaristo yarabi dhamantood umada islamka halkas kudhimatay

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Жыл бұрын

    Manasha Alaah Ali harare walale cadasigi wadanaga yashaya ✌️✌️✌️✌️👍👍👍👍👍

  • @goobjoog7658
    @goobjoog7658 Жыл бұрын

    34:44 waa mid ka mida xikamadihii Sh mustafe ismaaciil Haaruun. Maasha Allah, Cali xadhaadhe

  • @AhmedHassan-xt8dq
    @AhmedHassan-xt8dq Жыл бұрын

    Asc dadka muslimka ahow Wallyal waidin salamy Rabiyow dalka iyo diintena iyo dadkena ugargaar Musliminta

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 Жыл бұрын

    Aamiin yaa Allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Caliyoow waxaa aad sheegtay walaahi 100% waa run

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Жыл бұрын

    السلام عليكم علي وياسين المحترمين Shekoyinka walo bahanyahay Mahadsanidiin

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Жыл бұрын

    Muqdisho yaan laysku tagin Somaliyey…

  • @abdiabdisalam7274
    @abdiabdisalam7274 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk sheekada Gabagabada ah Ayaa iga Qoslisay Aliyooooow

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Жыл бұрын

    Masha Allah🥰 Aamiin🤲🤲🤲 Allah unaxaristo Inti dhimatay Insha Allah

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 Жыл бұрын

    Maashaa allaah aliyow shekadada xiisey ledahay xigmad badan Ayey leedaga shekadaadu 💯😍😍

  • @buraale134
    @buraale134 Жыл бұрын

    Wlhi waku xisabtama my favor show mashallah

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    8:17 🔥 Amarka Agasimaha Cidanka NISA DHULKA AYU KU DARAY 🏨 HOTEL XAYAAT 🔥 WANA GO'AAN QALDAN 🔥OO U SI LIDATA U GARAY😭🇸🇴 NAWADOON XAAD OO WARESI BIXIYEY 👂👂 WA DADKI LAGA SO BIXIYEY HOTEL XAYAAT WAXA U AMANAY CIDAMADA HARAMA CAD WAXA UNA AAD U DHALILAY CIIDANKI U HOR BODAYEY MAHAD SALAAD EE AMARKA SIYEY EE ALFA-GROUP QALADKA MAHAD SALAAD XILDHIBAAN {{ XAAT }} AYA SI FICAN UGA HADLAY TALIYE FARXAN QAROLE IYO CIDANKI U WATAY EE HARAMA-CAD AAD BUU U AMANAY WAX QABADKODI

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Жыл бұрын

    Kkkjkj arinka muse cabdala iyo gabadha laadka aadbaan ugu qoslay

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын

    Well said...

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Жыл бұрын

    Alaaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi dhamantod inta dhimatan kuwa dhawac ah alaaah cafiyo aamiin

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 Жыл бұрын

    Waa ineey ukunta iibsadaan wlh waan qoslay 😂😂😂😂😂😂

  • @footy1098
    @footy1098 Жыл бұрын

    subxanallah mahad karatay wad naha haistago allaha san oogabaryay

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Жыл бұрын

    Masha Allah🥰

  • @maryami2299
    @maryami2299 Жыл бұрын

    Mahad salaad baa badbaadiyay nin baladwayne lagu qabtay mahad salaad baa ha la ii keeno yiri

  • @omarabdi973
    @omarabdi973 Жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله wallahi waan malaha regaasi waa khurba joog

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Жыл бұрын

    Waa la arkay faysal oo safka hore ah

  • @bcmoe1
    @bcmoe1 Жыл бұрын

    Al Shabaab waa Naag 😍💖

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Жыл бұрын

    M amiin degan jam Somaliland khasatan Casimadda Hargaysa , sixid waa hadii macaamisha aad ka qaadan kartaan talo , iyo Sual ku saabsan Ali Harare Ex reer hargaisa , Yasiin isaga kliya mgaciisa uun ban aqaana . Suaashu barnaanujku kaftan ka siyaasiga ma ali xaraare oo kliya ba wada mise Ali iyo Yasin. Taladuna ; waa hadii suashu jawabtu maya noqoto , yaasin barnaamuj ka marka uu bilaabayo ha ka daayo ali xaraare iyo kaftanka , ha yidhaahdo waa aniga iyo ali xaraare . Haday haa thy jawabtu na idinka iga saxsan. Iga nasteexo ; waxan idinku nasteexaynaya incha allah Allah ha ina gradsiiyo khyrke , madama aynu islam nhy ku waliba qof ka aan la hadlayaa waa yaasin , wacan oo wanagsan qof islam ahi kuma bilaabo hadal ama furid barnamuj ee ku bilow magaca allah ( bismilahi raxmani raxiim ka dib salanta islam ka , kolay na islamku mrku isu yimaadana waa waajib in nabigeeni subana ku saliyaan SCW ) Soo jeexin : kaftanka siyaasadda maxad u balaadhin waydeen oo aad oo Djouboti , DD somalidda iyo Somaliladda NFD . Oo aad ugu koobteen Somalia iyo Somaliland , oo aad 5 tii somali oo dhan kaftanka uga dhigi waydeen . . Khyr bn idin rajynaya insha allah.

  • @mustafaabdihakim6793
    @mustafaabdihakim6793 Жыл бұрын

    Kaftanka Waan ku haystaa

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 Жыл бұрын

    Masaajidka ayaa inoo balan ah, Insha allaah

  • @abdiabdirahim6577
    @abdiabdirahim6577 Жыл бұрын

    Thanks ali and Yassin

  • @abdiboos2802
    @abdiboos2802 Жыл бұрын

    maxamed siciid cabdi waa salamayaa

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Жыл бұрын

    Ali Harare iyo yasiin ducaale waan idin salaamayaa 🖐

  • @anwarabdullahi2701
    @anwarabdullahi2701 Жыл бұрын

    SubxaanAllah

  • @abdi2617
    @abdi2617 Жыл бұрын

    Frist comment

  • @cumarsheekhcali9599
    @cumarsheekhcali9599 Жыл бұрын

    Xumaan wade

  • @aliahmad1723
    @aliahmad1723 Жыл бұрын

    Ali harare walal ilahey haku dhowro

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 Жыл бұрын

    Mudo dheer oo aan Africa ka daawan jiray kaftanka siyaasada caawa London baan ka daawanwyaa

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 Жыл бұрын

    Nin wax badan og

  • @raaxonuur127
    @raaxonuur127 Жыл бұрын

    Walahi caawa si dhabad iga qoslisay siciid sulub sidu u arkayey mesha muuse cabdale waa 1 faysal cali waraabe gaadhiga dhexdisa ayu ka dhex mudaharaday

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Жыл бұрын

    Gabdhaa waa la soo xidhayaa taas iga qoraa sirdoonka Somaliland waay ku filanyahiin gabdhaa iney soo xidhaan wasiirka laheyd dilaa

  • @user-br2jh8bu7r
    @user-br2jh8bu7r Жыл бұрын

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمهموسكهم فسيح جناتك ويلهم أهلها الصبر والسلوان امين يارب يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @abusultan011

    @abusultan011

    Жыл бұрын

    اللهم آمين يا أرحم الراحمين

  • @abdulfatahnouh5605

    @abdulfatahnouh5605

    Жыл бұрын

    Aad ayn u jeclan lan jiry kaftanka siyaada lkn waxn ogady ind tihiin qabyaalistayal waa waawyn from awdal

  • @footy1098
    @footy1098 Жыл бұрын

    sorrh allaha unaxaristo

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    34:14 🎤 Cali Harare Editing 🤳 laguma So Darin Sheekh Maxamed Siciid { BK } DABCAN ILOWSHO WA MACQUUL SIDAA

  • @ashalul565
    @ashalul565 Жыл бұрын

    Sababta wax la iskula ogyahay oo umada loolaynaa magaran, laba week baa wax lagu gurayey qofna mahadlin, mucjiso weeyeen, Ilaahow nabad baadi.

  • @abdirahmanmohamud1744
    @abdirahmanmohamud1744 Жыл бұрын

    "Well said. "

  • @somcaafimaad7009
    @somcaafimaad7009 Жыл бұрын

    ilahay somali ha u gargaaro

  • @hawktriumph1165
    @hawktriumph1165 Жыл бұрын

    Salam caleykum ALI iyo YASIN, maanta waxan iniga faaidaystay Qisada UKUNTA, waa qisad xoog isoo jidatay. waad mahadsan tahay.

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Жыл бұрын

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda Qeer Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Insha Allaah🤲🤲🥰💜

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Жыл бұрын

    That was very funny story

  • @abshirmohamed3527

    @abshirmohamed3527

    Жыл бұрын

    Somhn sister wlhi kal laab uqoslay ali harere iga qoslisay xigmad bdn kujirta shekada

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын

    Waa yaab soomaaliya mawaxaa xoraynaya gaalada isugu jirta saancaddaalaha iyo gaala-madowda waxaana laga xoraynayaa rag soomaali ah

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Жыл бұрын

    Hi Sir Ali Well done as usual . Was one of the best weaving ( A handmade Persian carpet ) . Loved that parable of the old man testing his sons . Mahad fits well with that lad who suggested the killing of the goat 🐐 to save the dish . The demolition " statement " he made doesn't defy the qravity in Somalia . Simply put " Destroy any evidence " .

  • @abobasement346

    @abobasement346

    Жыл бұрын

    unukah iskah leh xamar watah moryantinih aad doraten mahad damer iyo xasan dhiqoh iyo faqih kuwas bah dowlad idin noqday mantah

  • @ruunfarah3111

    @ruunfarah3111

    Жыл бұрын

    0

  • @goobjoog7658

    @goobjoog7658

    Жыл бұрын

    It is a wisdom by Sh Mustafe Ismail in one of his famous lectures. Thank you

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Жыл бұрын

    Asc dear brothers Ali and Yasin

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Жыл бұрын

    Asc Suldaan Ali

  • @shakiradare4832
    @shakiradare4832 Жыл бұрын

    Waar saaxib iisooduceeya inuu ilaahay xaas isiiyo

  • @fowziamulaha9638

    @fowziamulaha9638

    Жыл бұрын

    amiin amiin amiin 3beri soon siduu ilaaheey xaas fiican kuu siyo ayeeyo macaan

  • @deeqali9755

    @deeqali9755

    Жыл бұрын

    Allah ku siiyo adeer aamiin

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 Жыл бұрын

    Aad baad u mahadsan tihiin, Anagaana mudan

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Aamiin

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 Жыл бұрын

    Madigaa u Sheegaya mucaaradka siday ku hanan lahayeen gursigakkkkkk C/Raxman kursi buu Radinayey wuxuu kursigii ku helay Xabasha dusheedii, waayo imika kursiga habar yoonis wuxuu u Cumamadan yahay M,C,& isaxaq waxayna ka qadeen (kun Sugule) Sidasay C/Raxman uuAlle ugu bedellay kursiguu doonayay🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🚶‍♀️S/la aannd

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Жыл бұрын

    Maxuyiri waa muse cabadale 😂😂😂😂😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын

    Qaraxii xayaat hotel waxaa ku dhamaadey beesha Gugudhabe oo shir weyn meeshaas ku lahaa waxay ka yimaaden Ithiopia kenya iyo yurub Aun walaahi waa xasuuq gardaro aya dadkaas lagu diley

  • @bideadan5570
    @bideadan5570 Жыл бұрын

    Cali hadaan puntland soo dirin 7 days kiiba 150000 dollar ma dhismateen dadka haynagu dirin caliyow

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 Жыл бұрын

    Maxamed bk muqaalkiisi maydaan soo galin odayaal

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Жыл бұрын

    Ha isku baaba aaan Siyaasiyiinta Hawiyaha Awalba Kheyr ma soo wadin. Kii ugu xuma ba hogaanka Dalka ugu sareeyo haayo isagana Kii ka sii liitay gunimo iyo Doqonimo Alshababnimo iskugu tagtay buu U magacaabay Hay adi Sirdoonka ee Ugu muhiim sanayd Maxaa laga sugaya, Doqon baa iskugu Timi Xamar

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 Жыл бұрын

    Walahi wa mafiyo cad walahi

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 Жыл бұрын

    Cali xaraare run badanaa

  • @ylxdhr5359
    @ylxdhr5359 Жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh dhagaxa ayuu kala garanayaa cida soo tuurtay hhhhhhhhhh

  • @yrl3609
    @yrl3609 Жыл бұрын

    333 = 6 years 4months two weak 5days 5hour and 39 second we will continue tell the end ♥ 🎩🎩✋😂

  • @waayo7766
    @waayo7766 Жыл бұрын

    First

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 Жыл бұрын

    Qeybtaas ukunta waxaa kaalintaas ciyaari karo dr Maxamed gaboose maadaamaa ninkii hore isku xirfad ahaayeen

  • @maryami2299
    @maryami2299 Жыл бұрын

    Imaaraad kaa conteero hub mucaawino ah u keenay hub cusub bay wateen

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Puntland waa faashil maamul kamajiro waa in beesha dulmiga ku haysata ee maxamud saleeban laga badbaadiyo Puntland way la hareen bil xaqiiq

  • @Manka2123
    @Manka2123 Жыл бұрын

    Waa waxii uu ogaaday farhad yaasiin ee loo ceyrsanaayeey

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Жыл бұрын

    Allaha u naxariisto inta ku dhimatay qaraxaas. Inta ku dhaawacantayna allaha u booga dhayo.

  • @Jamac1573
    @Jamac1573 Жыл бұрын

    MAHAD SALAD RIDA GOORTA HA LAGA JARO🤣🤣

  • @shakirbaarleh9855
    @shakirbaarleh9855 Жыл бұрын

    Ali haraare Legend Kkkkkkkkkkkk Siciid sulub isagoo indhaha ka xidhan buu dadka kala gartaa kkkkkkk

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Жыл бұрын

    Subxaanallaah

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Жыл бұрын

    Alaha unacaristo dhaman

  • @zhaakirbazhir1269
    @zhaakirbazhir1269 Жыл бұрын

    Adeer nimaan talin jirin haduu taliyo tabo aan dhici jirina waa dhacaayaan, Dadkii ku haboonaa inay social media ka qayliyaan aa dalka abnigiisa loo gacan galiye 😂🤣 Dhiman waynaye allow noo fududee ay maree

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm Жыл бұрын

    Mahad karate mahan ninka halaye iska sax cali calmaniyow show waxaso miranba ino shegta balo kuaragtay

  • @OS-db8um
    @OS-db8um Жыл бұрын

    Dadki laga ilaalinayey sirdoonka wadanka ayaa faraha loo galiyey Sidaa darted talo farahay ka baxday

  • @aliyabarak2505
    @aliyabarak2505 Жыл бұрын

    Halbalyo ayub hawsha aad qabatay

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Жыл бұрын

    walaahu way kala duwanyihiin meel ma wada mari karaan taasi waa qalad calow

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Жыл бұрын

    Alaylehe sarbeebo wax lagabarto Kusoo Darth kaftanka mahadsanid

  • @deeqali9755
    @deeqali9755 Жыл бұрын

    Waadh ukunta ha lagato

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 Жыл бұрын

    70% dadka ku nool xamar ama muqadisho waa Alshaydaan. Arrintaa waxaan ka fahmay sidda ay wax uu socdaan.

  • @abdirahmanfaarah3912

    @abdirahmanfaarah3912

    Жыл бұрын

    Taasi waa xaqiiqa shicib iyo dawlad ba way ka buxaan boqolkiiba sagaashan

  • @cumarcabdale4957
    @cumarcabdale4957 Жыл бұрын

    CBB WEYN CIIL QABE CALI XARAARE CAAFIMAD ALLE WARSO M/W PROF :XURMADLE XASAN SHEIKH INSHA ALLAAAH 30 SANO MAXAA KA BADALI KARTIIIIIIN :)

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын

    Dhamaantood waa shabaab laakiin 40 qofna waa muqdisho ee maaha soomaali ogow

  • @qaasimmohamed1845
    @qaasimmohamed1845 Жыл бұрын

    Yaasiiin oo maanta waa tasbiixanaaya. Lollllo Yaasin maanta miyaa inoo Duceenaysa?

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 Жыл бұрын

    Kabtan ayub iyo cali harare isku waar inkaston kuwan like shire community intaba ma saaro waxan u dhagaysta madaystay ahan un

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 Жыл бұрын

    Ma dawlad faderalka dhistay mise jamaal wasiirkii hore warsan gali

  • @yabaloyabalo8559
    @yabaloyabalo8559 Жыл бұрын

    Ali kawahrne Kenya

  • @abdirahmangaliar9194
    @abdirahmangaliar9194 Жыл бұрын

    kufsiga siyaasadda

  • @hilaacmedia
    @hilaacmedia Жыл бұрын

    Sxb anaa kuu sheegaaya hotelka 3 al shabaaba ayaa ka dagaalamaayay sadexdina. Dadkii ugu horeeyay ee hotelka kabaxay ayay raaceen 24 saacadood ciidamada somalida ayaa is rasaaseynaayey oo dagaalamaayay iyagaa ismoodaayay alshabaa

  • @Fariida2024

    @Fariida2024

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @ylxdhr5359
    @ylxdhr5359 Жыл бұрын

    Barnamijka saaka intaa wasiir sulub ayaan kan kale ee socda kusuganaa hhhhhhhhhhh

Келесі