No video

TAARIIKH NOLOLEEDKA DR MAXAMED CALI XAAMUD (3981)

Пікірлер: 17

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan522322 күн бұрын

    ALLAH HA U NAXARIISTO MARXUUMKA QARAABADA IYO DHAMMAAN INTA UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH HA KA SIIYO AAMMIIN INSHAA ALLAH. "INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN"

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani105822 күн бұрын

    Allaha u naxariisto DR MAXAMED CALI XAMUUD JANADII FARDOWSA ALLE HA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN

  • @user-cd1yu3vv7q
    @user-cd1yu3vv7q22 күн бұрын

    Alle ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo janno fardowsa haka warabsho kitaabkiisa midigta haka siiyo yaa rabbi aamin Adeer maxamed Cali xaamud.

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed451122 күн бұрын

    Ilaahey Naxariistii Janno haka waraabiyo Adeer Dr Mohamed Ali Xaamuud qof ahlu salaad ah oo af gaaban ayuu ahaa dadka ka nabad galaan ilaahey gadaashii nama fidneeyo.

  • @nadrajama9924
    @nadrajama992422 күн бұрын

    Allah u naxariisto adeerkeey oo kale but ahaa

  • @AlgwherMobile-i3n
    @AlgwherMobile-i3n22 күн бұрын

    Ilaahay hawnaxariisto aamiin

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar22 күн бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d22 күн бұрын

    Ilaahay ha unaxariisto inshaa allah

  • @ahmeddhakal8747
    @ahmeddhakal874722 күн бұрын

    Ilaahay jannada ha ka waraabiyo.

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil525822 күн бұрын

    Elle ha u naxariisto denbigiisa alle hadhaafo qabrigana ha u waa siciyo

  • @hawofarah2365
    @hawofarah236522 күн бұрын

    Allaha unaxarisato

  • @ismailfodeey
    @ismailfodeey22 күн бұрын

    alah ha unaxaristo xamid wuxu ahaa nin magac kulaha somalida iyo carabta waa nin kii heshisiiyey lubnan ayado carabtu kadashay waa ninki bixiyey magaci lajnatu sulasiya oo ay ku heshiyen ilaaya hada magacasi ushaqeyo carabtu arintey bixin wayan ay wax kaweydin jiren

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato22 күн бұрын

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH

  • @keerowxasa9817
    @keerowxasa981722 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @keerowxasa9817
    @keerowxasa981722 күн бұрын

    Macalinow

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato22 күн бұрын

    8/7/2014…mise 8/7/2024 ? RAXIIMULLAAH, nin wadankiisa iyo diintiisa anfacay ayuahaa oo sharaf leh. Walle, qofwaliba oo madaxda ah iyo taariikhdiisa, ileen THE TIME WILL TELL!!!

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire435622 күн бұрын

    Gabar ba waxa laga sheegay walaal saddex qayd wa isla naqaana hadda dr.Xaamuud Allaha u naxariisto wa isla naqaana kacaanki S. Barre iyo inti magaca ku yeelatay

Келесі