Cumar Shabeel | LigLigan Xasuustii Xasan Aadan Samatar

cumar shabeel ligligan xasuustii xasan aadan samatar
Musig: Cabdirixiin Carab
Boongaha: Bushaar Faamos
Kabanka: C/casiis Jabaan
Vocal REC: Akram Shive
Camara
Abdifataah Giriyaad
Khadar Maxamed
Sakariye Saxane
Editing Eng Abdifataah giriyaad

Пікірлер: 42

  • @xayaadxikmoofficail3095
    @xayaadxikmoofficail30952 жыл бұрын

    Waaaw masha alaah ilahay codka hakuubarakeyo cumar shabeel waynakaa mamo ubax daahir ibrahim fahmo quruxdii dumarka

  • @xaylexoosh4928
    @xaylexoosh49282 жыл бұрын

    Erayad abwaan maxamed cali kaariye dhaqterkii jaceylka qisadii shankaroon ahmed sagal. Laxanka abdikariim jiir Xusuus hore

  • @hassaanaden4480

    @hassaanaden4480

    5 ай бұрын

    Erayga looyaan I micnee sxbw

  • @SaidAdan
    @SaidAdan2 жыл бұрын

    Heesihii hore iyo hablihii hore soo dhawaada ciyaalbaa na wareeriyay bar yahan

  • @Tayasiir
    @Tayasiir2 жыл бұрын

    Cumar Shabeel waa asal fanaan. Ma jiro fanaan kale oo heestan sidaa u qaadi karaa

  • @KISTATV
    @KISTATV2 жыл бұрын

    Cumar xaqiiqdii meesheedi buu dhigay. Qof sidan ukeena wuu yar yahay.

  • @suldaankhadarsaed7569
    @suldaankhadarsaed75692 жыл бұрын

    Wooooow M.A Cumar Codbaa kugu jira walee Waligay Ma.Arag Qofaan Is idhaa Qofkaasi Heestaa Halkeedii Hore oo kale Ayuu dhigay

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial35712 жыл бұрын

    M.a ax yaacod🗣️ hore usoco cumar ✊ and mom ubax daahir ipraahim {ubax fahmo}🤩 hooyadii qarankah 💯💖💝💋

  • @bakaalcirroofficial4061
    @bakaalcirroofficial40612 жыл бұрын

    Yaaa salaaam yaaa salaaaam

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial70142 жыл бұрын

    Keep going baanu kuleenahy cumar shabeel

  • @gambosmartphoneschannel510
    @gambosmartphoneschannel5102 жыл бұрын

    Waaaw cumar cabdiraxmaan cali

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170562 жыл бұрын

    Fahmo like ta usaara

  • @abdilaahiali863

    @abdilaahiali863

    2 жыл бұрын

    Cumar shabeel hargeysi meeday waar kaca waa cumar shabeele

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 Жыл бұрын

    Waaw..hees xasuus igu leh.xasan Adan heesihiiso dhan xasuus iyo tiiranyo ayey igu reebaan

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim54382 жыл бұрын

    Omar you are doing great keep it up bro

  • @haybecismaan4091
    @haybecismaan40912 жыл бұрын

    Wooow al fanaan cumar shabel

  • @moham7278
    @moham72782 жыл бұрын

    Amazing! Waad ka baxsatay.

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial65632 жыл бұрын

    Waaaaaaw Al fanaan nul fananiin cumar shabeel

  • @nasriinanasiib518
    @nasriinanasiib5182 жыл бұрын

    Yaaa salaam

  • @dhaqandhawrfilms5549
    @dhaqandhawrfilms55492 жыл бұрын

    Cumar shabeel fanaan

  • @mohahuseengardhuub2027
    @mohahuseengardhuub20272 жыл бұрын

    legend barteedii buu dhigay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84042 жыл бұрын

    Macalin !!!!!!!!!!!!!

  • @somalimusicport
    @somalimusicport2 жыл бұрын

    Fadlan xagga cameraddaha iyo lighting inaga hagaajiya hearse weeye brmaamijkuye

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    CUMAR SHABEEL WAAD SALAAMAN TAHAY

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox Жыл бұрын

    Fanku xoog maha Shabeelka fanka

  • @samsamsharafofficial5848
    @samsamsharafofficial58482 жыл бұрын

    masha allh ❤️🥰

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed41982 жыл бұрын

    Woow cumar shabeel fanaankii fanaaninta qurux iyo cod baa kugu dhane waxoogaa qaadka yaree ama jooji pls

  • @jamalfaras5063

    @jamalfaras5063

    2 жыл бұрын

    Kkkkk waad aragtay inuu kiilomitir badan socday oo xaga daanka ah

  • @abdikarimfeytin312

    @abdikarimfeytin312

    Жыл бұрын

    Fariin walalnimo iyo lexjeclo ka muuqato Ayaad u gudbisay wlshy allle haku sharfo, habeen qayilka ayaa ku badan fanaaniinta

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour95102 жыл бұрын

    WAX KALAAD BARAN LAHAYD

  • @cilmicilmi4980
    @cilmicilmi49802 жыл бұрын

    Masha allah hooyo

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman17512 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    WAAR CUMAR WAS MARKII IIGU HOREEYSAY OON ARKO ADIGOO HARGEEYSA KA SOO BAXAY

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour95102 жыл бұрын

    WAAD DHAGAYSAN KARTA WALIBA KU CESHAN KARTA

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    WALIGAA WADANI UUNBAAD HEESTAYE KOLKA XAGA JACEEYLKA

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12822 жыл бұрын

    WAAR HERSAHA JACEEYKA SOO BADI WAAD KU COD MACAANTEE

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue2 жыл бұрын

    Dhibaato weyn ninweyn oo rabo in uufanaan ku noqdo heesa fanaanweyn oo qiimo kuleh fanka iyo umadaba meel shir ah oo isu haysta waar xishooda

  • @anisasalax624
    @anisasalax6242 жыл бұрын

    wwwwwwwwwww

  • @user-xi5wb7mj1c
    @user-xi5wb7mj1c4 ай бұрын

    😊😅😮😢

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed49472 жыл бұрын

    Sidaas baa loo hesaa ama waa la iska daayah

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Жыл бұрын

    ninkani ma reer Borama horta????

  • @cawilcabdiqadir9926

    @cawilcabdiqadir9926

    Жыл бұрын

    Xasan Adan heeso