No video

Xuseen Labka | Heesta Aduun Baan wax dhaadine | Xasuustii Xasan Adan Samatar.

Xuseen Labka | Heesta Aduun Baan wax dhaadine | Xasuustii Xasan Adan Samatar
Musicians:
Cuudka:
Nuradiin Ali Amaan
Organ:
Shabcaan isko
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Fu’aad Cabdilaahi
Cabdiraxman khadar
Editing:
Faysal Ashour
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 141

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed66967 ай бұрын

    Hargaysa hooyga fanka ciyaar magacaasi ugumuu bixin imika Nin kan yare dhaLinyarada Heestan waxaan Anigu odhan karaaba xasan baruu dhaafiyay hadan lays xaqirayn full respect 🫡 aabo Labka 🦁🙏🏿

  • @farxiyoluulofficiall697

    @farxiyoluulofficiall697

    8 күн бұрын

    Wiilkaan waa reer koofur 😏

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Жыл бұрын

    Codka iyo wax walba waa dhammays inkastoo Aan Xasan loo dhawaan karin!❤ Haddana Astan iyo ubadka fanka jecel salaan baan u diryaa!❤

  • @munasaryarre

    @munasaryarre

    Жыл бұрын

    wllky

  • @user-fo2xk6vt4x
    @user-fo2xk6vt4xКүн бұрын

    Maansha allaah hore usoco

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash11 ай бұрын

    Radii aad u jeedo magaca allah 😢😢😢😢

  • @DheemanDhaldarwiish

    @DheemanDhaldarwiish

    Ай бұрын

    Allhu akbr

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw11 ай бұрын

    Hibo rabaani Ah Hadaad maqasheen Waa codkaan oo kale Masraxiyad.iyo jiliiin.Ayuu ku darsaday.inaba.caadi Maaha. Xuseen yare.

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Жыл бұрын

    Welcome to fanka iyo suuganta xuseen labka waa fanan da,yar oo rer muqdisho ah fankiisana hargeisa somaliland ku dhisayaa waan ku garab joogta my teams xidigaha geeska 🎉❤

  • @farhanfarah3987

    @farhanfarah3987

    11 ай бұрын

    Hhhh waa reer Borama yarku

  • @abdiboosiisofficial5208

    @abdiboosiisofficial5208

    11 ай бұрын

    Waaa ree muqdisho ciyaal balcad

  • @abdiboosiisofficial5208

    @abdiboosiisofficial5208

    11 ай бұрын

    ​@@farhanfarah3987ciyaal balcad

  • @hasanbaylechannelofficial3413
    @hasanbaylechannelofficial341311 ай бұрын

    Masha allah axsaan hees iyo cod macaan oo waliba dufan leh cod uun lama dhehe xageegii iyo xag ka saraysaba waa dhigay xusen labka

  • @silentkiller7069
    @silentkiller706911 күн бұрын

    Yaa salaam hibuu leeyahay

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse Жыл бұрын

    YAA SALAAM. XUSEEN LEGEND SAMATARKA QARNIGAAN EE HEESA

  • @amooreyareoffical3110
    @amooreyareoffical311011 ай бұрын

    Xuseen Labka Wll alle Dhuunta Haku Barakeyo Codkaaga waa Heer Sare Halki samatar Cid Dhigi karta Ma Jirto Lkn aadban Uso dhawaysay

  • @zaidalihassan1719
    @zaidalihassan1719Ай бұрын

    Barteedii ayuu dhigay woow

  • @Yasin-hp1xm
    @Yasin-hp1xmАй бұрын

    Axsan yaa fanaan Xuseen labka waalaguubaahnaa laabic haanlaholinkarin ayaatahay 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Жыл бұрын

    waah waah yaa nuuradiin cali amaan

  • @abdirizakhassan3446
    @abdirizakhassan3446 Жыл бұрын

    Axya sawt Masha Allah wllkay codka io cunaha Alle haku barakeyo❤️‍🔥

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO Жыл бұрын

    Weewe xussen Labka ❤❤❤❤🎉 Go forward

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde744511 ай бұрын

    Dhacartiyo abaaraha Kaa dhowray hadimee E mahan dhaxnta erayda iska sax Codka wa heesaa good 👍 My favourite song SAMATAR

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 Жыл бұрын

    Xuseen Labka Fanaan Dhamaystiran Dhan Walba Hore U Soco Sxb

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew125911 ай бұрын

    Xuseen Labka rooxaanta fanka

  • @suldaand
    @suldaand2 ай бұрын

    Iga wallee waana keentay. Hore u soco. Saxiib

  • @zakielmi4401
    @zakielmi4401 Жыл бұрын

    Xuseen laabka waxaan oran karaa Waa mucjiso codkiisa

  • @Amina_624
    @Amina_62411 ай бұрын

    Keep going Hussein leebka waa fanaaan buuuuuxa axsan soood ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️🤣🤣🫶🫶🫶🫶🫶😍😍😍👏👏❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ADOONKIIRAXMAN
    @ADOONKIIRAXMAN9 ай бұрын

    Basso ( Bass ) ayu ka heesaha yarkani wa hab luuqayn ama dhuun anay inta badan fananintan casriga ( Ragga) anay isu dayin. Wax basso culus ku heesa waxa jiray Xasan Adan. Dabadii ma arag anu wax uso dhaweeya moye.

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 Жыл бұрын

    Yarkan Xuseen Labka waaba cajiib. Codka, Xarragada, Hab Masraxiyeedkiisuba waa here sarem Please keep going my younger brotherm

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fpАй бұрын

    Ereyada cabdi Iidan Waa qiso dhab ah oo ku Dhacday ilahay ha u naxariste

  • @marada2770
    @marada2770 Жыл бұрын

    Masha Allah wa cod macantahay wiil somaliyed 👍👍👍👍👍

  • @shangax
    @shangax Жыл бұрын

    Wow cod kan hakaa ahaado fanaanka qarniga masha allah❤

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 Жыл бұрын

    Cajiib weye fankiisu xuseen labka

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx11 ай бұрын

    Emotional erayo waaye wlhy😢😢😢😢

  • @ziciidabdilaahi
    @ziciidabdilaahi9 ай бұрын

    Heestu qiimo badanaaa

  • @ismailshire539
    @ismailshire5397 ай бұрын

    Fanaan hibo leh waxaasaa cod ah. Erayada, jiliinka iyo xaragadaa ka sii daran

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah398711 ай бұрын

    Reer Borama fankiibay nooleeyeen ❤❤

  • @abdiboosiisofficial5208

    @abdiboosiisofficial5208

    11 ай бұрын

    Wiilka ciyaal xamar waayi

  • @axmedhillaac3886

    @axmedhillaac3886

    11 ай бұрын

    Reer muqdisho iyo Reer Hargeysa weeye😁 Wiilku waa Reer Muqdisho Ragga kalena waa reer Hargeysa❤😮😮😮😮

  • @mohamedalihassan6724

    @mohamedalihassan6724

    8 ай бұрын

    Wiiilku waaaa ree boorama jaar ayaaan nahay somalia beenta daaya

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle11 ай бұрын

    Heeer Sare 🔥👑

  • @cabdilaahiiidaan2399
    @cabdilaahiiidaan2399 Жыл бұрын

    Waaw xuseen labka legend go forward pro

  • @abdikadirahmed9540

    @abdikadirahmed9540

    9 ай бұрын

    Pro maha ee wa bro

  • @ifrahmahamed3148
    @ifrahmahamed31489 ай бұрын

    Mansha allh codka❤😊

  • @user-bh9ze2bf8g
    @user-bh9ze2bf8g11 ай бұрын

    Ooooooof caleek codka cajiiba

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px10 ай бұрын

    ❤❤❤❤ KEEP GOING BARBAAR WIILYAHOOW MAANSHAALLAH

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH Жыл бұрын

    What a fanaaankan ayayaaayyyyy❤❤❤❤

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks Жыл бұрын

    Boodkboodkan iyo iyo JAASKAAS Mentality uma fiicna Somalada waayo Waa la soo waariday, ee naga daa suaagaanta yaanay naga carsha carsheyne xaalada deji oo madaxa kaliya haku shaqeeyo

  • @missionandvision5242
    @missionandvision524211 ай бұрын

    Xuseen axsan fanaan❤❤❤❤

  • @AmalFican
    @AmalFican11 ай бұрын

    Mazh allh axsan cod pro keep going ❤

  • @herphizm.n.j6183
    @herphizm.n.j61834 ай бұрын

    Cod an cadhi eehen legend xassan hesaxisaa waa adheg hessti xassan aden (habon) ayaa kasugi

  • @hibakmohamed9849
    @hibakmohamed9849 Жыл бұрын

    Wooow masha allah wllky

  • @user-lg3fx9vo8c
    @user-lg3fx9vo8c Жыл бұрын

    Wow axsan cod wllky ❤

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman136911 ай бұрын

    Walhi waa Ku raaxeystey inan dheh 😮

  • @ibraahimmaxamed8629
    @ibraahimmaxamed8629 Жыл бұрын

    Wiilasha Astaan waa idan salamey Azxdey❤❤

  • @mjmj2602
    @mjmj26023 ай бұрын

    Erayadii Yuusuf Jafaal.

  • @user-qp9gp7nk3f
    @user-qp9gp7nk3f4 ай бұрын

    Woow wu dhigay halkedi

  • @user-te3od2gy4u
    @user-te3od2gy4u11 ай бұрын

    Horey usoco wllky ❤❤❤😊

  • @bisharjama8864
    @bisharjama886410 ай бұрын

    erayadii abwaan yuusuf jafaal laxankii iyo kabankii jiim shiq mumin codkii xasan adan samatar

  • @nagiibhassan3898
    @nagiibhassan38987 ай бұрын

    Ninka cod ayuu leyahay lkn tumida ayaa xun wlle

  • @mohamedgalaydh4377
    @mohamedgalaydh437711 ай бұрын

    Heestan waxay ka turjumaysaa xaalk maanta garxaajis iyo baha idoor kala haysta. Maqraan idea

  • @abdiboosiisofficial5208
    @abdiboosiisofficial5208 Жыл бұрын

    Xuzeen labka fanan wayn

  • @MCX6244
    @MCX624411 ай бұрын

    Codka 100% Eayada 100% Jilinka. 100% Lkn music 🎶 50% Ree hargaysa waxa moda music qolada muqdisho inay uga roontahay. Guul ban idin rajaynaa

  • @zakshire7817

    @zakshire7817

    9 ай бұрын

    Way isku dhidaa dhan walbo 💯✅

  • @xasanaxmedolol1241
    @xasanaxmedolol124111 ай бұрын

    Astan waan idin salamayaa

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Жыл бұрын

    Fanaan soo baxay waayay masha alah

  • @SeygaMagan
    @SeygaMagan11 ай бұрын

    Xasanba ka daran

  • @abdiali8460
    @abdiali846011 ай бұрын

    Codku war maleh Xasan wuu u dhigmaa laakiin si deggan u hees oo gacma taagtaagga aad soo kordhisay jooji.

  • @keysefaysal6299
    @keysefaysal6299 Жыл бұрын

    Yaa salaam ❤❤❤

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 Жыл бұрын

    Kabanka ayaa ka liita lkn codkisa another level weeye wlhi kaban nocaa ah hadii lay tumayo kumaba luqeeyen heestan way heestan dareen gaara ayay leedahay mrka in kabanka laga hagajiyaa gar weeye❤❤❤

  • @user-zf2ux5qj2d

    @user-zf2ux5qj2d

    Жыл бұрын

    Kaban maxaaad kataqaanaa hadiiba aad dhahdey kabanka ayaa ku liita.

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    11 ай бұрын

    Heeestaan markii hore waxaa tumay jiim sheikh muumin

  • @abshircarab18

    @abshircarab18

    11 ай бұрын

    Heeestaan markii hore waxaa tumay jiim sheikh muumin

  • @abdirizackcarab3802
    @abdirizackcarab380211 ай бұрын

    calayk calayk🎉

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Жыл бұрын

    Lajan kabadan caadi maahan dhamaatiin

  • @khadrahassan8066
    @khadrahassan8066 Жыл бұрын

    Yaa saalam inadeer wan qiroday🥹🥹🥹🙌🙌🙌

  • @ilyasmohamed4402
    @ilyasmohamed440211 ай бұрын

    What a talent keep going my friend u made my day

  • @hamze884
    @hamze88411 ай бұрын

    His voice 😩❤

  • @zahraqankow3484
    @zahraqankow34846 ай бұрын

    Waaaaw mashallah mind blowing 🎉❤

  • @emotional417
    @emotional4175 ай бұрын

    Heesta inbaad kaboday ee watan iska sax intaad kaboday dhab adoo usexdan dhidbanahey korkagoo dhoonbir kaa jiraan ahay dhaxantiyo dugaago anoo dhool arooryaad dhiribtisi igu taal dhab markaad utostaad dheraad igu fashayoo dhaxal kayga kuma helo sidaan kugu dhibtoo ana dhimashadayduna dhagartaada weyaan marka heesta ama dhameystir ama dadka ciyaarta ugadaa erayadana iska sax sxb❤❤❤

  • @musaismail2087

    @musaismail2087

    2 ай бұрын

    Adigaba khalad ku jira dharab weeyaan dhirib maaha

  • @mohamedmohamud5807

    @mohamedmohamud5807

    Ай бұрын

    Waa sidaa

  • @mohamedmohamud5807

    @mohamedmohamud5807

    Ай бұрын

    Iska sax dhex ereyada dhaxanta iyo abaaraha ayuu kuleeyahay ma aha ee waa dhacarta iyo Abaaraha.

  • @xukunabdullahi5175
    @xukunabdullahi5175 Жыл бұрын

    Oof calek wllkay xussen❤❤❤❤❤❤

  • @hibaqhasan
    @hibaqhasan10 ай бұрын

    Yaasalaam💌🌺

  • @user-gr8ro6wh4q
    @user-gr8ro6wh4q Жыл бұрын

    yasalaam bqrka codka❤

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia85118 ай бұрын

    ASTAAN FANAANKAN MAR LABAAD KEENA PLEASE THANKS

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail7 ай бұрын

    Hambalyo cod macaanida. Ogoow heestani ma ahan hees jacayl ah. Waxaa tiriyey askari ka cabanaaya sarkaalkii uu ilaalada u ahaa.

  • @FarhiyoQumbe-hd8pt
    @FarhiyoQumbe-hd8pt Жыл бұрын

    Keep going

  • @user-xf9lp1db9g
    @user-xf9lp1db9g4 ай бұрын

    good live 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman
    @Jaylaani-Jama-Suleiman Жыл бұрын

    Kan is Qal Qoloocina Wad Soo Kalifteen Wllhy Heestu Waxay Ku Fiican Tahay Kaman Kaliya Ninkaa Nuuradiin Ali Amaan Ee Kabanka Tumaya Ayaa Halkeedi Dhigay Marku Qaadayo

  • @Somabilbooks

    @Somabilbooks

    Жыл бұрын

    haa ninyahow lakin codkiisu ma waa fiican yahay qolqolaacaasuun haduu naga daayo

  • @animamalsfigthingofficial4224

    @animamalsfigthingofficial4224

    Жыл бұрын

    Dumarka kala maseere ninka hakaa raaxeyste ka fuq

  • @khadarmohamed9670
    @khadarmohamed9670 Жыл бұрын

    Keep going pro

  • @SalCali123

    @SalCali123

    Жыл бұрын

    Bro*

  • @abdirizackcarab3802
    @abdirizackcarab3802 Жыл бұрын

    Woof calyk🎉

  • @saadaqaxmedmrcirro7571
    @saadaqaxmedmrcirro7571 Жыл бұрын

    Wax weyn in loo garaaco waye cod buu hayaaa😊

  • @user-su9si8mm1w
    @user-su9si8mm1w8 ай бұрын

    🎉🎉🎉❤❤❤❤❤wooow

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Жыл бұрын

    Wooof caleek yaa salaam ya salm❤

  • @munasaryarre
    @munasaryarre Жыл бұрын

    xuseen labka ninka kaliye xasanaadan badalli kara

  • @qumanhappy1999
    @qumanhappy199911 ай бұрын

    Woow eshcala cod

  • @5minutesear
    @5minutesear6 ай бұрын

    2:05 ❤

  • @hibaqhasan
    @hibaqhasan10 ай бұрын

    My favourite song❤

  • @spsuldankamuqdisho5370
    @spsuldankamuqdisho5370 Жыл бұрын

    Seyloo guyaad badan haleeygu cimaamado ana

  • @mohamedbahnanabdikarin9005
    @mohamedbahnanabdikarin90059 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @gobaad13
    @gobaad139 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @Hurre43
    @Hurre43 Жыл бұрын

    Abaalkaan dhitaystiyo Waano dhaadi waydoo Hadal dhaafi waydee Bal aan dhawrno waayaha! Dhaxantiyo abaaraha Kaa dhawray hadimoo Dhito subag lo'aad iyo Ku cabsiiyay dhaydoo! Yaa Illaahii! 19th Aug, 2023.

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Жыл бұрын

    cunugaan heeata wuu khalday kulahaa bal aan dharno waayaha no waayaha waxaa weeye aayaha

  • @AhmediidJiciir
    @AhmediidJiciirАй бұрын

    ❤❤❤masha allh raaxeeye❤❤❤ geep going pro🫶👍👍🫡

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse7 ай бұрын

    I challenge you bal heestii Guuleed Majoogaa soo qaaad

  • @user-hg1xk2lg8k
    @user-hg1xk2lg8k Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @TAHLIIL...
    @TAHLIIL... Жыл бұрын

    👍

  • @brbm.siciid6558
    @brbm.siciid65588 ай бұрын

    Waxad moda inu labatan sano fanka ku jiray wuxu marku hibo kugu jirta tahay enad qasbayn sida fananinta qaar Wllhi waligay ano aqanay hestan ayuu igu kalifay inan sigara u dhagaysto bro hore u saco mel dher ayan ku rajaynaya

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty412711 ай бұрын

    Raw pure talent💕Subhanallah

  • @saladmuse9292
    @saladmuse929211 ай бұрын

    Diyanada shaqinka iga daa kaban &gurban bis

  • @user-hd8pt7de4v
    @user-hd8pt7de4v11 ай бұрын

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed72209 ай бұрын

    💖💕💕💕💕💕💖💯😍

  • @saciidloveloveofficial8721
    @saciidloveloveofficial8721 Жыл бұрын

    🎉

  • @ahmedkhalifgure9659
    @ahmedkhalifgure96595 ай бұрын

    Macnaha erayga dhejaan weli maxaa laga wadaa?

  • @mulacumar4787
    @mulacumar47879 ай бұрын

    😮