Xuseen Labka | Heesta Aduun Baan wax dhaadine | Xasuustii Xasan Adan Samatar.

Xuseen Labka | Heesta Aduun Baan wax dhaadine | Xasuustii Xasan Adan Samatar
Musicians:
Cuudka:
Nuradiin Ali Amaan
Organ:
Shabcaan isko
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Fu’aad Cabdilaahi
Cabdiraxman khadar
Editing:
Faysal Ashour
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 60

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid254511 ай бұрын

    Waaaaaw waar libaaxani xaguu codka dahabigaa Kula maqnaa

  • @abdikadarmowlid5229
    @abdikadarmowlid522911 ай бұрын

    Astan tv hambalyo dhamaan howlwadeena iyo mamulka howsha fiican ee ad bulshada u haysaan qasatan qaaci Show ga Barnamijkas hal arin aa ka dhiman oo in heesa erayadooda oo qoraal ah hoos so dhigtan si dhalinyarada afka ku adag yahay ay uga faideestan oo u fahman 🙏🙏🙏

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Жыл бұрын

    Woof calayk waad haysaa wlhi Muusiga degen iyo codka iyo darrenkuba way is haystaan Legend

  • @hamdaladan
    @hamdaladan11 ай бұрын

    Wlkyoow walow aanu fanku faido lahayd onkaga ducaynaayo hadana codkaagu waa kii labka really mansha allaah nice voice ❤😊

  • @user-fm7gm5hd3f
    @user-fm7gm5hd3f6 ай бұрын

    Am borana Gashe product the song of the legend reminds me my home land modogashe....am borana but the song brought as together as one people of one town...Gashe Qundi...thanks the boy behind the microphone and Allah a rehemu samatar.

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban75417 ай бұрын

    20:54pm waxaan ku nalonaya cod labkan iso xasusiyay ader mcn hassan adan samatr ..waad haleeshay alylehe my bro you hv such a swet voice 🎉 gulayso walalkey waxan kawdawanaya hestan dalka kenya gar ahan nairobi 27/12/23 Ilahaw sanadkan iga dhig sanadki malabka❤❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala804111 ай бұрын

    Magaciisa iyo codkiisu waa is leeyihin Ninkan😊Cod Lab bad leedahay iyo heesta oo si dagan ugu raaxeystey🖐️

  • @Gilaawe
    @Gilaawe11 ай бұрын

    If you listening this song you are legend wllhi 😢❤

  • @Limbosaid

    @Limbosaid

    11 ай бұрын

    Say no more ❤

  • @alaskafingaflip6531

    @alaskafingaflip6531

    11 ай бұрын

    Only legend 😢

  • @Elhedawi

    @Elhedawi

    11 ай бұрын

    @@Limbosaid😊😊

  • @mariamhashim9014

    @mariamhashim9014

    4 ай бұрын

    Spot on

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida4 ай бұрын

    2006 waaagii Bluetooth laysugu diri jiray

  • @khalidbare4991
    @khalidbare499111 ай бұрын

    Codkii raga lagu yaqanay Esh qiyaasag hore usoco pro

  • @abassali8016
    @abassali80164 ай бұрын

    Good bravo

  • @IbraahinAadan-zc4cc
    @IbraahinAadan-zc4cc2 ай бұрын

    Wallaahi heestani waxay kamid tahay heesaha aan dhagaysigooda ku raaxaysto ...big legend xuseen labka halkii ...xasan aadan samatar waad dhigtay ❤❤❤❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan99198 ай бұрын

    Man'sh allh cod waaaa dhaafay kani 😢🎉🎉

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1kАй бұрын

    Woooooow❤ Hassan yare ninba ninba badaley caleeeeeek🎉❤ Hore u soco❤🎉

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l19 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tw5lo8cl9q
    @user-tw5lo8cl9q10 ай бұрын

    Waa xasan oo yar Mash allah ❤

  • @mumtaazabdulqadir6624
    @mumtaazabdulqadir6624 Жыл бұрын

    Waah waah waxaasa coda ah halkaa kawad Habo🔥🔥🔥

  • @abdirahmanabdullahiahmed2234
    @abdirahmanabdullahiahmed2234 Жыл бұрын

    Heestan aniga hala ii dhiibo war cad aan ka keeneee adinkaba yabi donee😂😂

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed419810 ай бұрын

    Wooow yarkan codkiisa kama dhergo heestii aan heesaha Hassan Adam ugu jeclaa iyo cod aan caadi ahayn ayaan usla helay gaadhiga kama danto heestasi

  • @kadandahir6237
    @kadandahir6237 Жыл бұрын

    Yaa salaam cod aan cadi aheyn aya leeday👏🏾❤

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n Жыл бұрын

    Runti aad wiilku ugu dhawaaday asalki heesta Good,

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp2 ай бұрын

    BRAVO LE JEUNE TALON SOMALILAND😅😅😅😅😅

  • @hadiibrahim7667
    @hadiibrahim7667 Жыл бұрын

    Ahlan wa sahlan

  • @simranqurux595
    @simranqurux595Ай бұрын

    Wuuh kuraaxeystay

  • @ilyaaCumar
    @ilyaaCumar2 ай бұрын

    codaba hasa halkedi badhiktayi zxp

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame721810 ай бұрын

    Habo Mansha Allah ❤❤

  • @azizahassan9308
    @azizahassan93085 ай бұрын

    Axyaa cod!!! halkeeduu dhigay, heestani waa adagtahay in laxanka la keeno but he's special.

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed459510 ай бұрын

    Sidaas ba loo heesa ama waa la iska daaya

  • @Cabaasmaxamedaadan
    @CabaasmaxamedaadanАй бұрын

    yaa salaam cesh cala cud

  • @yaxyecali759
    @yaxyecali7592 ай бұрын

    Fanansobaxy Mansha alh

  • @sayidshiine2925
    @sayidshiine29258 ай бұрын

    Wow alfanan lbka codkii raga halkeed dhigtay

  • @deeqiina_dheymanofficial4020
    @deeqiina_dheymanofficial4020Ай бұрын

    My favourite song 🎉❤

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade179911 ай бұрын

    "Magac bilaash uma baxo" LAB waa yahay yarku. Heeskan 2007 ilaa 9kii moobilada ayaa lagu kala dirsan jirtay, way yarayd moobil aan laga helayn iyadoo la dul saaray muuqaal libaax eryanaya waraabe. Hhhhh Wxn salamaya kuwa KZread ka kaga searching gareeya heestii libaaxa😅.

  • @Dacaladadunida

    @Dacaladadunida

    6 ай бұрын

    Lajan hore inaad tahay baad I tustay waa laguu yaqaan sidaa aad sheegtay Bay ahayd libaax waraabe eryanaya

  • @malyunahmed6622
    @malyunahmed66229 ай бұрын

    Fankii dhintay so noola woof caleyka👌

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h7 ай бұрын

    Cod 100%100

  • @omarmohamed-vn7zs
    @omarmohamed-vn7zs Жыл бұрын

    So nice music and voice my brother keep it up i really supporting you

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida4 ай бұрын

    Waqti aan dhawayn ayaan heestan mobile aan screen tech ahayn ka dhagaysann jiray 2006

  • @HindaHindajaamac
    @HindaHindajaamac6 ай бұрын

  • @Roobleh
    @Roobleh11 ай бұрын

    Codka: 10/10 Muusiga: 4:10 Farsamada: 6:10

  • @zakiirhussain9565
    @zakiirhussain95656 ай бұрын

    Alla ya cizak

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi639511 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @engabas_10
    @engabas_109 ай бұрын

    Runti waa hobol aan codkiisa iyo masraxiyadiisaba laga caajiseyn horay u soco sxb 🎉

  • @abdimoh
    @abdimoh7 ай бұрын

    Dhaxantiyoo abaaraha Kaa dhawray hadimoo Dhito subag lo’aadiyo Ku cabsiiyay dhaydoo….!😢

  • @user-to6mx9el6r
    @user-to6mx9el6r10 ай бұрын

    It's wooow❤❤❤

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Жыл бұрын

    ❤❤

  • @hibonuurkhaliif848
    @hibonuurkhaliif8484 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @maxamudgacmadheere4608
    @maxamudgacmadheere46089 ай бұрын

    Wwwww huge voise

  • @axmedilkacase3576
    @axmedilkacase357611 ай бұрын

    Anna waan saxay runti

  • @missionandvision5242
    @missionandvision524211 ай бұрын

    Eesh qiyasak

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 Жыл бұрын

    Waxan moodaya inan samatar dhagesanayo

  • @Lieberbauarbeiter
    @Lieberbauarbeiter9 ай бұрын

    Waff..Heesta halkedii buu dhigay

  • @omarhussien8958
    @omarhussien895811 ай бұрын

    Cod cod,u hees dadkaada.

  • @aarcade8634
    @aarcade863411 ай бұрын

    Dudun jaawalay dhe 😂 Dhilow yahan sidhii dhexda ku duubnaa dhe😂

  • @jimcaalemedia7337
    @jimcaalemedia7337 Жыл бұрын

    War nin wayna la keenay markaan ninkan heesaha xasan aadan haso wada qaado wa wax kle runtii

  • @user-sl6ev4ze3e
    @user-sl6ev4ze3e Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

Келесі