No video

Xasan aadan samatar Nabadbaan dakeeyaa Qaaci@lyrics?????

Пікірлер: 50

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji2 ай бұрын

    Waxaan Safar ugu baxay mugdisho to the hargaysa ❤16❤5❤2024 black ⚫️ days 😂😂😂😂

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi22058 ай бұрын

    WAAA ERAYADIII CALI SHIIIKH

  • @user-tt9zr7pi5c
    @user-tt9zr7pi5c9 ай бұрын

    Wacan

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid9 ай бұрын

    Safar Aan Uga Imid Mogadishu 6/5/2023 aan ku imid magaalo aan ka maqnaa mudo 8sano ah hadafka aan usoo aadayna uusan cadayn ayaan is iri jamaacad ka bilow labo maalin markan aaday ayaan bilaabay buuq iyo inan isla shekaysto maanta tariikhdu 8/11/2023 waxaa igu soo dhacay hal bayd oo heestan ka mida oo ah "Waxan daain kuu qorin Deeq looma helo oo Dibnaha kuuma dhafto Darajo kama ahaatide Taa waxaa daliil kiya Daash maseexan Madadaal yaraysane Oo waan duldagayyoo Geeskastaba uduuloo

  • @Nasri2002

    @Nasri2002

    4 ай бұрын

    😢😢😢

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын

    Marar badan baan dhageystaa heestaan markaan gaari safar ah wado ayaan jclhy weliba caawa jawi dagan ban ku dhageysan hayaa 10 july 2023 monday saacaduna wa saqdhexe 03:11am mirqaan baan ku hayaa AAD BAANA IDIN SALAMAYAA ASXAABEY

  • @AliMohamed-li5iw

    @AliMohamed-li5iw

    10 күн бұрын

    Waa ina axmed garciye abwaanku [ indha buur] Waa reer Ceerigaabo

  • @abdiwahabonelove
    @abdiwahabonelove Жыл бұрын

    01/02/2023 habeen qamiis soo galeso waxan joagaa south Africa ayaan hestaan xusuus udhagesanayaa 👏👏👏

  • @caabilyrics9686

    @caabilyrics9686

    Жыл бұрын

    Of course zxp adbn kusalmayaa zxp welcome

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 Жыл бұрын

    Waa hees qaaliya hadba inta fahansan ayaa iska yar

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    #𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒:. 𝐍𝐚𝐟𝐭𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 dibaaqiyo Dawadeeda helin baa Soo celisa doogoo WeLigaa ku daynine Dabuubtayda maqaloo Qaar waan dul marayaa Daahaan ka rogayaah Qaarna wan dul dagayaa Dawliskaan ku ridayaa Dabayl iyo waxaan Duufaan dhex maray Baraff duuban iyo Waxaan dhaxan dardhaday Dibjirnimo waxaan Dibadaha Fadhiyey Waxaan dacar dhadhamiyiyo Deebaaq waxaan Cunay Dabkii aan kulaaliyo Wixii diif isoo maray Dibin daabyo iyo Wixii dabin La ii dhigay Kuwaa waan dabooloo Qalinkaan ku duugoo Dacwad kama banaysane Da'da kale waxay tahay Adigoon dambi Lahayn Waxa Jaray danteenii Aan kuu diLaacshoo Diirka aan ka qaadee Waxaan daa'in kuu qorin Deeq Looma helo oo Dibnaha kuuma dhaaftoo Darajo kama ahaatide Taa waxaa u daliilkii ah Daashoo ma seexan Ma dedaal yaraysane Oo waan duLdagayoo Gees kastaba U duuloo Waa U dibad baxeee Halkay dayrtu qabatiyo Dirirkii ma helayoo Daad iima Gaadhinee Inaan ku dar yeelo Cadow kaa dugsiiyo Waa U dibad baxee Wakhtigii I diideee ILaba dibleeyaaa Deelqaafka keenoo Inakala duwoo Jacaylkeenii dumiyee!. Dantaa KaLa fogaysa Labadii is doonoo Duur kala xulee Dar ILLAAH ku samiroo Kuma dayrinee garo!. Lama daga ka guuroo ALLE IGA dawee Doqoniimadii iyo Xiligii I daashaday Lama daga ka guuroo Dur dur iyo xareed baan Degmadii ku Furayoo Waxaan deris La ahay Qaar daacadoooo Waa diga rogtoo ALLE iga dawee Doqoniimadii iyo XiLigii i daashaday Lama daga ka guuroo Dur dur iyo xareed baan Degmadii ku Furayoo Waxaan Deris La ahay Qaar daacadoo Been Laysku dilayiyo Aan aqoon idamaciyoo Webbi dacalo dheer baan Ku dabaalanaayaa Doog iyo caleen bay Ishu daawanaysaa Dulihii Sanaagoo Roobkii ka da'ay iyo Daaloo qurux san iyo Dalxiis geedo siman iyo Dooxadii nugaal baan Kumaraa Dalxiisoooo Faras aan dakaamayn Baan U baxaa dushiisoo Waxaan daawadaaba Docaha iga Yaaloo Diihaalkii reeboo Nabad baan dakeeyaa Nabad baan dakeeyaa!. Hees xusid mudan!. mid ka mid ah xulka Heesah HirgaLay-🎵❤️ Waa heesaha khaaska ii ah. Kama daaLo dhagysigeeda!. 。゚゚・。・゚゚。 ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ♡ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ ᴀ𝐳𝖒𝖆 𝖒𝖔𝖍. ゚。Love you ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ♡ﮩ٨ـﮩﮩ٨ـ  ゚・。・ ▬▬▬.◙.▬▬▬ Just dropped down ═▂▄▄▓▄▄▂ to say! add text here. ◢◤ █▀▀████▄▄▄◢◤ █▄ █ █▄ ███▀▀▀▀▀▀╬ ◥█████◤ ══╩══╩═

  • @qalpinuura9091

    @qalpinuura9091

    Жыл бұрын

    Hestu wa qabyo wlle ayadoo dhamaystiran xage ka helaaa

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    Жыл бұрын

    @@qalpinuura9091 Waa run intan uun baa la helay wll.

  • @IsmailIsmail-on3pb

    @IsmailIsmail-on3pb

    6 ай бұрын

    Midhaha heesta abwaankee lahaa wll?

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi22058 ай бұрын

    WAAA DAAAQSINKIII MASAGAN IYO

  • @Kabtaay
    @Kabtaay Жыл бұрын

    01/01/2023 waxeey ii aheyd xasuuus habeenkii sanadkii cusbaa Ayan dhageystay

  • @cabdibuule3710
    @cabdibuule37109 ай бұрын

    Macn wayo

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi22058 ай бұрын

    ABWAAAN CALI SHIIIKH HEESIHIISA WAXAAA KA MIDA DOOOXADII NUGAAL WAA ISKA XAAL ADUUN KHADRA DAAHIR ANOO HARA DIGEED IYO HAWD GEEL KU FOODSADAY AXMED CALI CIGAAAL IYO KUWO KALE OO BADAN

  • @Mahad-p7c
    @Mahad-p7cАй бұрын

    Yaa salaam

  • @cabdibuule3710
    @cabdibuule37109 ай бұрын

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi22058 ай бұрын

    ANIGA WAXAA IIGA SHEEKEEYEY NINKII AY SHEEKADU KU DHACDAY CABDILAAHI INDHA BUUUR😊

  • @cabdibuule3710
    @cabdibuule37109 ай бұрын

    Waxan daa in ku qorin deeq Loma help

  • @user-dn8cd4os3p
    @user-dn8cd4os3p2 ай бұрын

    Waaaaaw❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Abtigay ahaana sxbka aanu dadka isugu dhow nahay oo dhintay Alle haw naxariistee ayaa heestan aad u jeclaa oo aan ku xasuustaa waa iska aduunyo maalina waa if maalina waa aakhiro alow kuu naxariiso abti marna sxb Mahamed Qaasim Hasan Kaar🤲

  • @sumadqaran

    @sumadqaran

    Жыл бұрын

    Illahay ha u naxariisto abti😢😢

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    Жыл бұрын

    @@sumadqaran aamiin wll Mahadsanid inbadan.

  • @hassaanaden4480

    @hassaanaden4480

    6 ай бұрын

    Ilma xassan kaar waan aqaan wlaal

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    6 ай бұрын

    @@hassaanaden4480 Waa Qolama Saaxiib?.

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    6 ай бұрын

    @@hassaanaden4480 Waa Qolama kuwaad taqaan ?.

  • @Kabtaay
    @Kabtaay Жыл бұрын

    Waqtigee idiidee ilabo dibleeyaa

  • @user-rc3ug1nn3i
    @user-rc3ug1nn3i Жыл бұрын

    Sxb

  • @hanatabdalla
    @hanatabdalla Жыл бұрын

    Deebaaq yaa ii fasiro ?

  • @Mahad-p7c
    @Mahad-p7cАй бұрын

    Abwaan yamyam baa lahaa saas baan umalayn

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi22058 ай бұрын

    DEEBAAQ WAA WAX AAD U QADHAADH

  • @sumadqaran
    @sumadqaran17 күн бұрын

    29july 2014 Monday in Nairobi

  • @AliabshirAbdirahman
    @AliabshirAbdirahman4 ай бұрын

    Wan DiGa rogtoo ale iga dawee.

  • @abdifataax2239
    @abdifataax22392 жыл бұрын

    Daer friend this is what is needed

  • @AliMohamed-li5iw
    @AliMohamed-li5iw10 күн бұрын

    Waxaan dawdabaa docaha iga yaal DEBEC caaneheedoo. Waa Sixid ;::::: DEBEC Waa hal mageceed

  • @abdiali5732
    @abdiali5732 Жыл бұрын

    Heestaasu waxay kamid tahay heesaha agoonta ah ee aan lahayn magaciisa abwaankii sameeyay, dhawr nin baana lagu sheegaa

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    Жыл бұрын

    Wax agoon ihi ma jiraan, keydka radio muqdisho ayey wax walba sidoo u yaalaan. Marka laga reebo kuwii aan radiyaha laga qaban.

  • @abdullahi370

    @abdullahi370

    Жыл бұрын

    Ninka leh waala yaqanaa wa macalin/abwan siciid saalax axmed

  • @AliMohamed-li5iw

    @AliMohamed-li5iw

    10 күн бұрын

    Walaal waa La yaqaan Abwaankii sameeyey waa nin reer Sanaag ah oo reer Ceerigaabo ah C/llaahi axmed garciye [ Indha buur ]

  • @AliMohamed-li5iw

    @AliMohamed-li5iw

    10 күн бұрын

    ​@@abdullahi370 Maaha siciid saalax Aniga waa adeerkay siciid. Labaduba waa reer Sanaag weliba reer ceerigaabo. Waxa sameeyey C/llaahi axmed garciye [Indha buur]

  • @Mahad-p7c
    @Mahad-p7cАй бұрын

    Abwaan yamyam baa lahaa saas baan umalayn

  • @AliMohamed-li5iw

    @AliMohamed-li5iw

    10 күн бұрын

    Maya waa reer Sanaag, Ceeri. Waa indhabuur ama C/llaahi axmed garciye. NAALAYE MA GUURE

  • @Faysalxasan-rx7sy
    @Faysalxasan-rx7sy Жыл бұрын

  • @speedplug2

    @speedplug2

    6 ай бұрын

    waa aduun iyo xaalkii

Келесі