DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR

Музыка

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 104

  • @awilali3904
    @awilali3904 Жыл бұрын

    Waxaan idiin soo dirayaa mahad aad u balladhan, sida aad u saxdeen gebbi ahaan odhaahda amma arayadda maansddaan. Sidoi kale Bulshadeenii waxay lumisey qoraalkii Afka Hooyo.

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    Жыл бұрын

    Waan kaa gudooney mudane

  • @Cabdihodanaadan

    @Cabdihodanaadan

    6 ай бұрын

    😊😊😊😊😊😊

  • @maxamecabdicilmi6706

    @maxamecabdicilmi6706

    3 ай бұрын

    Sxb aad iyo aad baad umahansantahay anaguna sidookale waxaanu hawada kuusoo marinanaa salaan sare

  • @superabdala6306
    @superabdala63063 сағат бұрын

    Erayada iyo laxanka heesta wax la helo ma aha 2024 hadad iga dambaysid like ✌🥰

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke70133 жыл бұрын

    Anna maanta dabacsani Nabarka I damqaayana Daa.in Iyo adaa Jira Wax daweyn karaayee Adigiyo dadnimadaa ❤️💯 Yaaa iga dambeeya like

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe57802 жыл бұрын

    Waxaasaa hees ah geel jire ayaa heesta sameeyay.. Ninka daaqsin maqaleed Daruuraha ku hooriyo Duleedkiisa ka cabbayn Halla halla

  • @CabdifataaxMaxamed-sc6dg
    @CabdifataaxMaxamed-sc6dg5 ай бұрын

    Waaw ilaahow unaxariiso inta noolna caafimaad sii waa habeen isniin ah 17 February 2024 waxan fadhiya jijiga waxan dhagaysanaya heestan waxa laga yaaba inaan soo booqdo comment tigan

  • @abdirizakhussein1721
    @abdirizakhussein17212 жыл бұрын

    Waa la isku helay meesha!! Waa codadkii halaasiga ee XASAN AADAN IYO AAMINA ABDULLAHI !! ERAYADII XASAN GANEEY!!!!

  • @axmedcabdijaabir8282
    @axmedcabdijaabir82823 жыл бұрын

    Heestan waxan dhegaysan jiray 2013 Waxan ku xasuustaa walalahay iyo saxiibaday waqtigu wuu ordayaa

  • @liibaanxuseen6868
    @liibaanxuseen68687 ай бұрын

    Hees kasta waa isku soo baxaan samatar iyo aamina waana laba fanaan oo dhanka jiliinkana ku wanaagsan allaha u denbi dhaafo

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Жыл бұрын

    Heestan Maalintii iigu Horeysay ee aan Maqlo Waxeey ahayd 67dii, Anoo Goor Galab ah Jooga Oo Qaadkiina Nagasoo Yara Raagay & Degmada Lughaya .... Shalay Uunbeey ila Tahay, Se Kolkaan Muraayada Hortago ayaan Gartaa Ineey Fogeyd..Xasuus

  • @daadproduction6574

    @daadproduction6574

    Жыл бұрын

    Halkaa inaga hubi heestuba may jirin 67diiye

  • @xasanmagafe5780

    @xasanmagafe5780

    Жыл бұрын

    67 kkkk halkaa waa lagugu fahmay been baad alla u sheegtay

  • @garaadgalaydhjeesto2756

    @garaadgalaydhjeesto2756

    Жыл бұрын

    67 Xasan adanba fanaan muu ahayn Xasan ganeyna fankaba kumuu jirin 😂😂

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483

    @mohamudmohamedabdiwahab6483

    Жыл бұрын

    Halkaa iska hubi bal Hasan ganey msrkaa waxba muu samayn jirin Aamina iyo Hasan aadana fankaba kumay jirin 67kii

  • @xaliimomaxamedonlineshop183

    @xaliimomaxamedonlineshop183

    7 ай бұрын

    ​@@garaadgalaydhjeesto2756 marqaan ow kujiraa malaha 😏😏

  • @nasirbedel5318
    @nasirbedel53183 жыл бұрын

    Avwaan xasa ganeey iyo waayo waayo

  • @dillonares2991

    @dillonares2991

    2 жыл бұрын

    i know Im asking randomly but does anybody know of a method to get back into an Instagram account..? I stupidly forgot my password. I appreciate any help you can offer me!

  • @maxdar11
    @maxdar112 жыл бұрын

    • Daan bari adoo yaal • Cirkoo doolo ka onkaday • Beeshoo ah doog raac • Adna awrtu dabar li'i • Intay kaaga daateen • Labadaadi Aar dilay • Dusha waxaad ka raratana • Kolay tahay dameer hayn • Reerkii kaa dul-guuriyo • Dariskii wax kugu tara • Markay dani ku haysaad • Dadka kala ogaataa • Anna maanta dabacsani • Nabarka i damqaayana • Daa'in iyo adaa jiraa • Qof daweyn karaayee • Adiga iyo dadnimadaa 😰😰

  • @ahmedfarah1033

    @ahmedfarah1033

    Жыл бұрын

    انا لله وانا اليه راجعون كل نفس ذائقة الموت إن لله ما أخذ وله ما أعطي وكل شيء عنده لأجل مسمى rabbi ha u naxariisto awoowe carab ugaas xussen ugaas khaliif oo ku geeriyodey dagmada ceel barde waxan alle oga baryayaa in qabriga u waa siciyo rabbi samir iyo imaan hana siiyo dhamaan ten

  • @luulabdullahimahmoud1143
    @luulabdullahimahmoud11433 жыл бұрын

    Waayo waayo samatar jecliyooo allow jano ugu deeq💜💜💜💜💜💯💯

  • @iamhaleel
    @iamhaleel3 жыл бұрын

    Daan bari iyo doolo waa laba deegaan oo aad u kala fog oo ku kala yaala waqooyi iyo hawd masaafo badana u dhaxayso, daan bari waxay ku taala waqooyi bari burco iyo cidhifka saraareed ee waqooyi.

  • @xaliimomaxamedonlineshop183

    @xaliimomaxamedonlineshop183

    7 ай бұрын

    Mahadsanid barashada dhulkeena waa muhiim

  • @azzaddaahir9264
    @azzaddaahir92642 жыл бұрын

    Nabarada damqanayana waa dabar wakhtigu sido deeqdii allana maqan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    #LyricsSongDaanBARRI #AaminaCabdilaahiAHUN Daan bari adoo yaal Cirkoo doollo ka onkoday Beeshoo ah doog raac Adna awrta dabar Li'i Intooy kaaga daateen Labbaddaadi aar dilay Dusha waxaad ka raratana Kolay tahay dameer hayn Reerkii kaa dul guuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala Oggaataaa Anna maanta dabacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo adaa jira Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Addaa doolo iyo hawd Deegaanta taalliyo Doogga u hawooddee Ninkaan daaqsin maqaleed Daruuraha ku hoorriyo Duleedkiisi ka cabbayn Darraankiisii oo madhan Xarragana iskaga tegay Diiftiyo Jacaylkiyo Diihaalka kaa baddan Waayahana kaa daran Danta hawla Cabbanine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayyan Nabaradda damqanayaa Waa dabbar wakhtigu siddo Deeqddii ALLE-NA maqan #AaminaCabdilaahiAHUN Duunyada Oo ceel qabad Darran cuna kaliishii Doqon silic waraabshiyo Addoon geesi daafaca Midna ceelal-yo u diran Xoolahoo daf soo yidhi Darka kaagii oo tuban Daan gaslahaa waraabshee Kii sii dur duurshiyo Doobkii wax kugu tara Markay danni ku haysaad Dadba kala Oggataaa Anna maanta debacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo addaa Jirra Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Koluu daad mareenkiyo Dacda nugulku kuu dhaco Ama uu dadba U baxo Oon lama dareertee Ninka WEBBI diraaciyo Dur dur maro agtiisee Biyo uu u doontiyo Dunquruur ka quustee Galaan beenyo dari karin Duunyana warkeed nacay Waayahaana kaa daran Danta hawla caba-nine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayan Nabaradda damqanayaa Waa dabar wakhtigu siddo Deeqdii ALLE-NA maqan __________________________ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynaya Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin.

  • @nasirbedel5318
    @nasirbedel53183 жыл бұрын

    Waaa Ruwaayaddii (Bidaari sibiq bay kugu gashaa)

  • @dhalaaliyemedia3779
    @dhalaaliyemedia37796 ай бұрын

    Waayaha Ninkaa Darran Danta Haw-la Cabban.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22Ай бұрын

    Adigoo aan igu digan Anna aanan kugu dayan Nabarrada damqanayaa Waa dabar waqtigu sido Deeqdii allana maqan✍

  • @cazkainafargeeto296
    @cazkainafargeeto2962 ай бұрын

    13 may 2024 4:00 pm Muqdisho Nabad qaraaabo❤❤

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially10 ай бұрын

    Qisadu dhab ayay ahayd waxayna ku dhacday xasan ganay

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Жыл бұрын

    Erayada xasan cabduhlu( Ganey) weye

  • @maxamedxasan7393
    @maxamedxasan73932 жыл бұрын

    Dan bari dhulkii hodanka ahaa💞💞💓💛💗💖💗💞💚💙

  • @bahdooncali1588
    @bahdooncali15883 жыл бұрын

    Reekii kaa dulguuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaa Dadka kala ogaataa Erayada 💯 Codka 💯 Xasan 💯 Aamina 💯 Bilaa cakayk ama sidan noogu heesa Ama ciyaarta naga daaya

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    3 жыл бұрын

    Nin weyn saas weeye

  • @maxamudfaarax4152

    @maxamudfaarax4152

    3 жыл бұрын

    Xasan baashe

  • @elmi_offcial

    @elmi_offcial

    2 жыл бұрын

    Woow

  • @awilali3904

    @awilali3904

    3 ай бұрын

    Waa odhaah aad u qoto dheer oo ummadda hada joogtaa in yari fahmi karaan

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal2 жыл бұрын

    Shamso Cumar boongaha alla yaa raxma

  • @hothoadam2597
    @hothoadam25973 ай бұрын

    Daanbari waa miyiga degmada sheikh

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 Жыл бұрын

    Heesaha Soomaalida hees la mida heestan yaa ii sheegi kara dee maba jirto cid sidan wax u aliftay.

  • @madaromar6092

    @madaromar6092

    5 ай бұрын

    Walaahi waa abwaan sxb

  • @cumardheere7271
    @cumardheere72713 жыл бұрын

    Axsan waatanaa in uun hadey heesi dux ledahay yàasalaam

  • @cumardheere7271

    @cumardheere7271

    3 жыл бұрын

    omar nuur hasan

  • @IidWacays-zo8ox
    @IidWacays-zo8ox7 ай бұрын

    Nabarada damqanayana waa nabar wakhtigu sido deeqdii Allana maqan caawa taariikhdutahay 01/12/2023 waxyar kadibna waxay iskubedelidoontaa 02/12/2023 jimce waa siibaxayaa sabtina way soo gelaysaa waxaa noodaaran heestan mar qaanku waa saayid goobtu waa hargaysa siiba nayuu hargaysa waa aniga iyo Asxaab badan oo isku wada mejlisa Akftankuna wuxuu noo dhexmarayaa habar jeclo iyo dhulbahante keebaa khaldan nin waliba ninka Ayuu ku eedaynayaa

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim65583 жыл бұрын

    Diiftiyo jacaylkiyo Diihaala kaa badan Waayahana kaa daran Danta hawla cabanine Gal magaalada camal

  • @daadproduction6574

    @daadproduction6574

    2 жыл бұрын

    Kkkk waar adaa u fahmay gal magaalka maaha ee waan kula qabaa waayaha weeye

  • @ibraahinmaxamuud3711

    @ibraahinmaxamuud3711

    Жыл бұрын

    @@daadproduction6574 aad iyo aad waxba isma dhaanee hamoodin inaan nu hagranayo deeqdii alena maqan

  • @xadiyojamac5736

    @xadiyojamac5736

    Жыл бұрын

    Waxa weye :qof adiga jacaylka mid ka badan hayo ban ahay dhibna anaa ka badan ee waxba kula maqan wayin ee Eebe deeqdiisan aan sugno

  • @azzaddaahir9264
    @azzaddaahir92643 жыл бұрын

    Xassan aadan samatar iyo aamiin c laahi xirsi

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78276 ай бұрын

    WAA MAJEERTEN KA BARYAYA HIILO OO ISAAQ ISKA DIIDEY

  • @mahamedalfadaayib6037
    @mahamedalfadaayib6037Ай бұрын

    Qaraami

  • @abdulkadirkadiye646
    @abdulkadirkadiye646 Жыл бұрын

    Murti cajiib ah thanks

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    Жыл бұрын

    aad iyo aad wll

  • @abdullahiabashir4903
    @abdullahiabashir49032 жыл бұрын

    Reekii kaa Dulguuriyo Dariskii Wax kugu Tara Markay Dani ku Haysaa Dadka Kala Ogaataa Anna Maanta Dabacsani Nabarka i damqaayana Daa'im iyo Adaa jira Wax Daaweyn karayee Adiga iyo Dadnimadaa...

  • @apdihakimchess3951
    @apdihakimchess39513 жыл бұрын

    Markay dani Ku Haysaa Dadka kala ogaataa🤔🤔🤔

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aad wax loo dhigo ma lahan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын

    Waaya waaya iyo berisamaadkii

  • @jamashacir2329
    @jamashacir23296 ай бұрын

    Daraankiisii oo madhan Xaragana isaga dayn . Sidaas bay halkaasi sax ku tahay

  • @iamhaleel
    @iamhaleel3 жыл бұрын

    Dad ku kala ogaataa.! Nabarka i damqaayaana.!

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi40283 жыл бұрын

    Hees xusuus mudan

  • @aniisamohamed
    @aniisamohamed4 ай бұрын

    Laxanku waa jaango ala ya raxma

  • @bilexasan7039
    @bilexasan7039 Жыл бұрын

    Hees an dhegaysigeeda laga daalin wlhy

  • @caydaruscabdi4391
    @caydaruscabdi43912 жыл бұрын

    Axyaa hees

  • @muxyadiinbinusharaf838
    @muxyadiinbinusharaf8385 ай бұрын

    Cajib wale manso dhan halakany ku dhantahy

  • @samanteryare1429
    @samanteryare14292 ай бұрын

    Daan gaslahaa waraabshee Yaa garan kara DAAN GASLAHA?

  • @smiledon77
    @smiledon773 жыл бұрын

    ABITIGAY MUUSE XASAN DHUNKAAL AUN IYO AYEEYO XALAN LIIBAAN CADE+HOOTO FATIMA UAE

  • @azzaddaahir9264
    @azzaddaahir92643 жыл бұрын

    Esha cala hees

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h Жыл бұрын

    Riwaayadii bidaari sibiq baay kugu gashaa abwaankii waynaa Hassan Xaaji abdilaahi Hasan ganay codadka Xasan aadan Samatar iyo aamina cabdilaahi xirsi

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland74803 жыл бұрын

    Waa ruwaayadii bidaari sibiq bay kugu gashaa

  • @soloibrahim9673
    @soloibrahim96732 жыл бұрын

    Masterpiece

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 Жыл бұрын

    What a classic vibe

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi42202 жыл бұрын

    Nootaayo tabantaabo shanta Somalia

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud299311 ай бұрын

    Inti aydan kagurin hibro iska warhayn teni ugu daan baysay 9 sagal yaad ko wada darten

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud299311 ай бұрын

    Kacsigayago caaqliga yu koxirna kinona afka iyo indhaha inti aydan hibron intan baanbe 12 jiidaad 0o waa wan

  • @user-ot5et8oe7b
    @user-ot5et8oe7b10 ай бұрын

    Waxaan aadan goyn karin kadhac

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78276 ай бұрын

    WAA MAJEERTEN U WAASHAY MADAXWEYNE OO ISAAQ KA BARYAYA HIILO IYO ISAAQ OO ISKA DIIDEY WAA INTAA WAXA AY HEYSTAAN KA HADLEYSO

  • @cadiraxman3947
    @cadiraxman39472 жыл бұрын

    Dean Aamina

  • @user-ux7xt3xg7b
    @user-ux7xt3xg7b2 ай бұрын

    😢😢

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын

    Ninka wabi diraabiyo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30363 ай бұрын

    Xasan ganey ❤❤❤❤

  • @nuuraxmed6091
    @nuuraxmed60912 жыл бұрын

    Heestan waayo waayo baan dhegaysan jirey. waxanan ka fahmi jirey beydka ,reerkii kadul guuriyo Deriskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala ogaataa

  • @ibnuxuseenyusuf925
    @ibnuxuseenyusuf9252 жыл бұрын

    Yusuf Hussein

  • @ShukroSuleemaan
    @ShukroSuleemaanАй бұрын

    ❤zxb snaa

  • @cabdicasiismaxamed4266
    @cabdicasiismaxamed42669 ай бұрын

    Oon lama dareertee ninka webi diraabiyo dur dur mara aftiisee Sidaa ayay sax ku tahay lkn Masha webi diraaciyo

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey7 ай бұрын

    Mocalin abdi warsa

  • @user-ot5et8oe7b
    @user-ot5et8oe7b10 ай бұрын

    Aahadj be en fihbru. D salanm

  • @Salmanjamacsalmanjamac
    @Salmanjamacsalmanjamac2 жыл бұрын

    Re7

  • @AbdllahAbdllah-ux4kf
    @AbdllahAbdllah-ux4kf9 ай бұрын

    😊

  • @buuxciise2167
    @buuxciise21673 жыл бұрын

    heestan beyd yaro ku jira guri barwaaqo ayan ku xasuustay nin u cayayey o u reer miyinimo ku cayayey aya dhirbaxo ku dandamiyey marku labagor reermiyow yidhi mar sadexad ki asago so wata reermiyow ayu arkay ninkiyo so kacay markasu u bedelay reermiyow di wuxu yidhi reerki ka dul guriyo deriski wax kugu tara mise laba dhirbaxo aya qabsaday 😂🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🤣

  • @daadproduction6574

    @daadproduction6574

    2 жыл бұрын

    Waa runtaa garacu heesaha wu yaqana

  • @mrpirate3020

    @mrpirate3020

    2 жыл бұрын

    Kkkk Abaalki dheh

  • @jimcaaleabshirjimcaaleabsh5113
    @jimcaaleabshirjimcaaleabsh51133 жыл бұрын

    kusoco balde

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial97869 ай бұрын

    Reerkii kaa dulguuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala ogaataa

  • @faaraxabyen9849
    @faaraxabyen98493 жыл бұрын

    44444e

Келесі