No video

Daan Bari | Xasuus: Xasan Aaden iyo Aamina C/laahi | Codka: C/raxmaan Oday iyo Hodan C/raxmaan

Martida: Cabdiraxmaan Oday iyo Hodan Cabdiraxmaan
Cuudka: Nuuradiin Cali Amaan
Boongaha: Bishaar Faamoos
Piano: Shabcaan Isko
Camera: Abdirahman Muse
Fuáad Cabdilaahi
Mukhtaar Dhuux
Ismaaciil(Israad)
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Axmed Cabdiraxmaan
Director: Caafi Abdirahman
Location: KOW Studio
Soo Saaristii: ASTAAN
2022

Пікірлер: 252

  • @khaledobsiye
    @khaledobsiye Жыл бұрын

    Daan bari adoo yaal • Cirkoo doolo ka onkaday • Beeshoo ah doog raac • Adna awrtu dabar li'i • Intay kaaga daateen • Labadaadi Aar dilay • Dusha waxaad ka raratana • Kolay tahay dameer hayn • Reerkii kaa dul-guuriyo • Dariskii wax kugu tara • Markay dani ku haysaad • Dadka kala ogaataa • Anna maanta dabacsani • Nabarka i damqaayana • Daa'in iyo adaa jiraa • Qof daweyn karaayee • Adiga iyo dadnimadaa

  • @barkhadahmed

    @barkhadahmed

    9 ай бұрын

    PAGE DAMBE EE XASAN QORAAL MAKU.HAYSAA MAHADSANID

  • @mohiyadiinosmaan4410

    @mohiyadiinosmaan4410

    9 ай бұрын

    Waa hees micno ku fadhida runtii

  • @sofiamohamed6844

    @sofiamohamed6844

    3 ай бұрын

    Xasuus dher so celiseen jaceylkii gefey wadadisa

  • @axmedmowlid8786

    @axmedmowlid8786

    2 ай бұрын

    Wax Daawayn karaaayeee... halkaas ku badal sxp❤

  • @PierreNourismael

    @PierreNourismael

    2 ай бұрын

    HASSAN GENEY HALKEEDUU DHIGEY WAA MIDHO MIISAAN LEH

  • @zak6754
    @zak67545 ай бұрын

    Sometime ago a friend of mine sang a song and asked “what do you think?” I told him “ in the Western world young men and women go out on weekends, drink, and sing their favourite songs using teleprompter. None of them says on Monday morning “I’m a good singer” my friend understood me that singing is not for everyone. I hope you get the point.

  • @hassantaatiko1079
    @hassantaatiko1079 Жыл бұрын

    Woooow Fanaaniin Waaweyn Iyo Xasuuso Nagu qaali ah We Love Hodan & Oday Noolaada Sxbayaal

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Жыл бұрын

    Hodan abdirahman yaa salaam gold voice. Iyo abdirahman oday. Yaa salaam

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.017 ай бұрын

    Hodan waa hooyadeed uun! Nabad ku waar.❤

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo15567 ай бұрын

    Shuba hada mmmm Hodan wax gaara waan waayay fanka hada jira talented young man

  • @NaasirSalaad-br2ux

    @NaasirSalaad-br2ux

    5 күн бұрын

    😊Z😊😊

  • @NaasirSalaad-br2ux

    @NaasirSalaad-br2ux

    5 күн бұрын

    😊Z😊😊

  • @NaasirSalaad-br2ux

    @NaasirSalaad-br2ux

    5 күн бұрын

    😊Z😊😊

  • @NaasirSalaad-br2ux

    @NaasirSalaad-br2ux

    5 күн бұрын

    😊Z😊😊

  • @drmohamoudismail6405
    @drmohamoudismail6405 Жыл бұрын

    wooow woooow, old is gold , the legennd hodan iyo oday. waad soo nolayseen fankii waaayo waaayo.

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Жыл бұрын

    Cabdiraxman caydiid iyo hodan abdirahman good 👍 wad ka baxsaten walee Daan Bari Adoo Yaal

  • @Somalitiktok709
    @Somalitiktok709 Жыл бұрын

    Wow cadi ma ahan hodan Abdiraxman iyo oday heesti qarniga

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Жыл бұрын

    Aaamina cabdilaaahi xirsi iyo hasan baashe cimrigooda rabi haw barakeeyeee waaaa waayadiiii fanku ushidnaaaa ruwaayadiii bidaari sibiq baykugu gashaaa tiyaatarkii muqdisho ayaaan ujoogay aniga iyo marwadaydiii aaan jeclaaa alaha unaxariisteee.bari samaad waaa badnaaa.cawana xasuuuus ayaaaad nagaliseeeen

  • @masuulsare8099

    @masuulsare8099

    Жыл бұрын

    Ilahay cimriga hakuu barakeeyo legend hore

  • @cirjiidh77

    @cirjiidh77

    Жыл бұрын

    Waqti fanku qiimo badnaa ayuu ahaa Galbeed waa la xoreyey iyo bidaar isku waqti ayey ahayeen

  • @ksdablh1964
    @ksdablh1964 Жыл бұрын

    Hodan craxmaan sifican Bay uqaden labaduba dib usoo noleeya heesihi hore fadlan horay usucda waa ♥

  • @user-hn8pk4ze1r
    @user-hn8pk4ze1r6 ай бұрын

    Oday you have become a legend , yes that out of question

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir72939 ай бұрын

    Waad keentay codkii dahabiga ahaa ee hooyadaa wacan, ku soco naag heestaayi kuma gaadhi karto laakiin waa faani kartaa. Bal maqla codadkan labadiodaba❤

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 Жыл бұрын

    Dhaal fanan Marka tahay wa sidan Hodan Abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad7 ай бұрын

    Maasha allah sxbkay Abdiraxman oday iyo hodan cabdiraxman halkeeda baad dhigteen Caawa oo ay 8_1_2024 waxa ii baxaysa heestan. Waana Hargeisa

  • @apdikadir.halgan8388
    @apdikadir.halgan8388 Жыл бұрын

    Ax Team ka music ka tumaya Well done siiba nuuradiir Ali amaan

  • @jrmanjrman5732
    @jrmanjrman5732 Жыл бұрын

    Waaaw fanaaniintii hore iyo dhashodii Aamina C.lahi iyo inantay dhashay Hodan C.raxman hees tallantali ah oo ay hore uwada qaadeen fanaan sare Xasan Adan Samatar iyo Fanaanad Aamina C.laahi xusuus wacan.

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 Жыл бұрын

    Erayada Abwaan Xassa. GANEY Laxanka Xassan Adan Samatar Aamin Cabdillahi iyo Xassan Adan ayaa horay ugu luuqeeyay

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293Ай бұрын

    Waad ku dgawaysay codkii hooyo macaan, Amina cabillahi .well done and God bless you.

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed68443 ай бұрын

    So beautiful song and thank you

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын

    Hodan waa cajib codkedu hoyaded ayn ku xasuusta siday wax u jilayso masha allah ha daayo ❤

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Жыл бұрын

    *Erayadii : Xasan Xaaji Abdilaahi -Xasan ganey*

  • @afrahafrah6819

    @afrahafrah6819

    Жыл бұрын

    Allwo cimar dhaar cafimaad sii abwaan xasan geenay

  • @mohammed-jama

    @mohammed-jama

    Жыл бұрын

    @@afrahafrah6819 *aamiin*

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 Жыл бұрын

    Hodthan Abdirahman Osman Maxabe walhi waa quwada fanka 2022 Wan kugu diirsanee rabi hanoo kaa daayo🥰🤲. Alfanan Abdirahman Oday sidoo kale lama dhayalsan karo Legend💪🙏.

  • @maxamedgarablo8353
    @maxamedgarablo8353 Жыл бұрын

    Hodan c/raxmaan dheere Quwada fanka soomaaliyeed hooyadeed u eeg 🙏

  • @gem2144
    @gem2144 Жыл бұрын

    Mashaallah Mashaallah musigii ka yaqaanay finally Funku waa horeeyee waxa maanta jira waa hambo

  • @PierreNourismael
    @PierreNourismael2 ай бұрын

    A RAXMAAN ODEY ABWAAN IYO FANAANBA ( hodan Abdirahmaan halkii hooyadeed wey gaadhey mancha allah

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 Жыл бұрын

    Masha allah fanaka waa u dhalasho jah ❤

  • @soloibrahim9673
    @soloibrahim9673 Жыл бұрын

    What a masterpiece Daan Baari. Hodhan is keeping the testimony of her beloved mum alive

  • @warsanmedia3100
    @warsanmedia3100 Жыл бұрын

    Old is gold, balse team ka musiga waxba lagama qaban karo waa perfect Hodan & oday wali heesti barteeda ma dhigin

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    Жыл бұрын

    Sax sidii amina iyo xasan bartoodiii may gayn

  • @ruqiyaali3856

    @ruqiyaali3856

    Жыл бұрын

    Warsan..sax

  • @degaanabaladwayne2179

    @degaanabaladwayne2179

    4 ай бұрын

    Hodan way dhigtay xageedii laakiin inanka ayaa in yar xagaa teembada iyo erayadu siday iskugu dhacayaan aan hayn!

  • @MohamedBashirAhmed
    @MohamedBashirAhmed4 ай бұрын

    Xigamadii caqbarigii waynaa xasan xaji cabdillahi ganey cimri dheer iyo caafimad Allah hasiiyo

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Жыл бұрын

    Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayaddii la odhan jiray Bidaari Sibiq Bay kuu gashaa, waxaa curiyay Abwaan Hassan Haji Abdillahi Haji Hassan Ganey, codka iyo laxankana waxaa ku ladhay AHN Aways Abokor Goobe, Samatar iyo Aamina Abdillahi xirsi ayaa wadaa qaaday waa hees wax badan laga faaiidi Karo, well done Oday iyo Hodan.

  • @faizam523

    @faizam523

    Жыл бұрын

    Major Salah, Mahsadanid walaal inta aad noo faa'iideysey.

  • @mohammedh1120

    @mohammedh1120

    Жыл бұрын

    LAXANKA xassan Aadan ayaa saaray isaga ayaa ku sheegay wareysi

  • @majorsalah7647

    @majorsalah7647

    Жыл бұрын

    @@faizam523 Faiza mohamed walaalo aytime adigaa mudan

  • @abdirahim-l5l

    @abdirahim-l5l

    Жыл бұрын

    Sxb riwayadu waxa la'oran jire jacel dab kariwaye

  • @majorsalah7647

    @majorsalah7647

    11 ай бұрын

    @abdirahimbashir3294 Maaha sxb waa bidaar youtube ka ayad ka helaysaa raadi please thx

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 Жыл бұрын

    Si ka fiican oo heestan loo qaadi karo markay tahay kaman maba dhici karto Codad macaan oon laga xiiso goynahayn Oday iyo Hodan

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 Жыл бұрын

    Gantaal iyo nugleyr ayaa la iskugu jawaabay suugan iyo sadar lagu qanco Aamina Ana maanta dabacsani Nabarka idamqaayana Daa'in iyo adaa jira Wax daweyn karaaye Adiga iyo dadnimadaa Samatar Adigoo aan igu digan Anna aanan kugu dayan Nabarada damqanaya Waa dabar waqtigu sido Deeqdii allana maqan

  • @yahyefarhan2736
    @yahyefarhan27364 ай бұрын

    Daan Bari adoo yaaal Cirkou doolollo ka onkodayy Beesho adoob raac Adna awrtu dabar Li'i Intay kaaga daateen Labadaadi aar diley Dusha wxaad ka Raratana Koley tahyy dameer hayn Reerki kaa dul guure Dariskii wx kugu tara Markayy dani ku hysad dadka kala ogaata Ana maanta Dabacsani Nabarkayy Damqanayana Daa'in iyo adaa jira wax i dawayn karaaye Adiyo dadnimada❤️🙏

  • @osmansufi4066
    @osmansufi406626 күн бұрын

    Qadaadweyn ma fahmayaan murtida abwaan xasan geney

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Жыл бұрын

    Wooow allay lahee waad ku dhaweyseen in kastoon halkii xadan aadan aydaan dhigin

  • @abdulkadirahmed575
    @abdulkadirahmed575 Жыл бұрын

    Wonderful orchestrated music automatically. Wiilal gacan macaan.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari6 ай бұрын

    #LyricsSongDaanBARRI #AaminaCabdilaahiAHUN Daan bari adoo yaal Cirkoo doollo ka onkoday Beeshoo ah doog raac Adna awrta dabar Li'i Intooy kaaga daateen Labbaddaadi aar dilay Dusha waxaad ka raratana Kolay tahay dameer hayn Reerkii kaa dul guuriyo Dariskii wax kugu tara Markay dani ku haysaad Dadka kala Oggaataaa Anna maanta dabacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo adaa jira Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Addaa doolo iyo hawd Deegaanta taalliyo Doogga u hawooddee Ninkaan daaqsin maqaleed Daruuraha ku hoorriyo Duleedkiisi ka cabbayn Darraankiisii oo madhan Xarragana iskaga tegay Diiftiyo Jacaylkiyo Diihaalka kaa baddan Waayahana kaa daran Danta hawla Cabbanine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayyan Nabaradda damqanayaa Waa dabbar wakhtigu siddo Deeqddii ALLE-NA maqan #AaminaCabdilaahiAHUN Duunyada Oo ceel qabad Darran cuna kaliishii Doqon silic waraabshiyo Addoon geesi daafaca Midna ceelal-yo u diran Xoolahoo daf soo yidhi Darka kaagii oo tuban Daan gaslahaa waraabshee Kii sii dur duurshiyo Doobkii wax kugu tara Markay danni ku haysaad Dadba kala Oggataaa Anna maanta debacsani Nabarka i damqaayana Daa'in iyo addaa Jirra Wax dawayn karaayee Addigiyo dadnimaddaa #HassanaadanSamatar Koluu daad mareenkiyo Dacda nugulku kuu dhaco Ama uu dadba U baxo Oon lama dareertee Ninka WEBBI diraaciyo Dur dur maro agtiisee Biyo uu u doontiyo Dunquruur ka quustee Galaan beenyo dari karin Duunyana warkeed nacay Waayahaana kaa daran Danta hawla caba-nine Addigoo aan igu diggan Anna aanan kugu dayan Nabaradda damqanayaa Waa dabar wakhtigu siddo Deeqdii ALLE-NA maqan __________________________ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynay jiray Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Hodon Abdirahmaan Hooyadeed ahayd AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin Maantana heestii waxa si xarago leh Usoo Cusboonaysiisay Oo dib boodhka Uga soo Jaftay Hodon Abdirahmaan Oo ah DHAL FANAAN ayna iska dhaleen Labada Fanaan ama labada HOBOL ee Caanka ah Ee Abdiraxmaan Dheere iyo Aaamina Cabdilaahi Xirsi AHUN.

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Жыл бұрын

    Waaya waayo Heesihi hore dahabsanaa waa meesha laga yiri 🌹🎶🎶 Old is Gold 🌹🌹🌹🌹

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Жыл бұрын

    Hodan iyo oday fanaaniin super ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 Жыл бұрын

    Murtidaan Waxaalahaa Abwaan,Xasan Ganeey Ee Cabdi Raxman Oday Malahan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Жыл бұрын

    Kama xiiso cod macaan hodan iyo oday ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedqarawe1696
    @ahmedqarawe1696 Жыл бұрын

    Aad bay u dadaaleen hodan iyo oday Allaha xifdiyo Abwan xasan xaji abdilahi (Ganey) Sidoo kale fananinti qaranka samatar iyo faduma abdilahi.

  • @aiys11
    @aiys11 Жыл бұрын

    Xasuustii fananada wayenayd ee'Amina Abdillahi xirrsi iyo Hasan Adan! rest in peace ma FV Wabri🤍🫶🏾🕊

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8tАй бұрын

    Hodan wa fananad isncaday ya salamm wa darean caji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ba luqdeedu!

  • @omarhassanguled9701
    @omarhassanguled9701 Жыл бұрын

    Yaaa sallaam yaaa sahlaam❤❤❤

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw5 ай бұрын

    Fanaaninta jeclaa ayey kamid aheeyd aamino cabdulahi gabadhedana wan jeclahay ❤

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 Жыл бұрын

    Axsan fanaanin oday wlhi wuxuba ku cod maxan yahay qaramiga❤

  • @nuuralimohamed3759
    @nuuralimohamed3759 Жыл бұрын

    Hodan Abdirahman Wa Fanaanad Buuxda ❤

  • @Abdikariinkhadar
    @AbdikariinkhadarАй бұрын

    Alkii Amina inyar ayaad ujirta Ina hooyo aamina

  • @khadarfiyooreofficial6563
    @khadarfiyooreofficial6563 Жыл бұрын

    Waaaaaw waa hees mahaan midhana dhankastaba waan inka haynaa yadee

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Жыл бұрын

    Mahayo mahayo heestii waa qaas ahan Oday waxaa uga haboonaa Saciid Qalinle

  • @zainabahmed4198

    @zainabahmed4198

    Жыл бұрын

    Qofku qofkii hore u qaaday ilayn noqonmayo hodana amina cabdilahi noqonmayso odayna hassan noqonmayee heesta siwacn ma loo qaaday? Nacam si Top ah ayay u qaaeen

  • @ifrahmuze3593

    @ifrahmuze3593

    Жыл бұрын

    haa wale waad asibtay sicid qalenle ayaa kuso bixi laha

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad7 ай бұрын

    Dangaslahaa waraabsha

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 Жыл бұрын

    Abdirahman ODAY wuu khalday heesta wuu kala hor mariyey. Ninkan daaqsin maqaleed daruuraha ku hooriyo duleedkiisa ka cabbeyn ayay aheyd beydka hore, isna wuxuu ka dhigay ninkaan daaqsin maqaleed daruuraha ku hooriyo dur dur mara agtiisee.

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 Жыл бұрын

    Cool song with vocabulary Oday is legend Hodan s always best

  • @FaadumomuuseCali-zn8xc

    @FaadumomuuseCali-zn8xc

    10 ай бұрын

    b556

  • @MaxamedCabdisalan-hy4vw
    @MaxamedCabdisalan-hy4vw5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak71652 ай бұрын

    Codxumaa Naa Gabadha Heesta Ha,ooga Cayaarin,Dufkubaxe

  • @geelevzjenihappy7981
    @geelevzjenihappy7981 Жыл бұрын

    Legend Hodan Abdirixman old is gold

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil38496 ай бұрын

    Fadlan ababaxaye socodka noogu soo celi qalamanyo heesihii dabjacaylkari waa you jin jacayl axmed cali waanoolyahaye si ay modal ugu noqdaan dhaliyarada kacday iyo xusuustii hooygii fanka hargaysa aan goljano iyo idaacadii wadada togdheer soo xusuusanee

  • @MuxiyadiinXasan-r9k
    @MuxiyadiinXasan-r9kКүн бұрын

    Ereayadii xasan ganey

  • @user-bs6nk9xk2g
    @user-bs6nk9xk2g6 ай бұрын

    Saxbkay Nuuradiun Cali Amaan, kamaniista aadka u’gacabta macaan ayaan isaganahambalyaynayaa anigoon marnaba iloobayn sxbkay Bushayr oon isagana hambalyaynayo, muusigga quruxda badan ee sida macaan u’dhacaya! Hambalyo gabiahaantiin!

  • @ozzyduale9303
    @ozzyduale9303 Жыл бұрын

    Waa la fahmayaa in heestu duuban tahay

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    lol ya ku yadhi waa live mida kale adiguku raaxeyso misa somali waxan bartad tahey oo waad noo shegysaa awoowo

  • @ismDirir
    @ismDirir7 ай бұрын

    Acw waxaan aad nagga ahaatan shraf naggs gudooma dhawanka somaaliyeed u tihiin oo famli ah ❤❤❤

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed95405 ай бұрын

    Alla ya Rahma Amina abdillahi xirsi,,...amiiin

  • @fugasima658
    @fugasima658 Жыл бұрын

    Oday iyo hodan🌹🌹🌹

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..222 ай бұрын

    Dameer gaadhi waa faras❗ walee ineysan soo dhaweynin xitaa codkii hooyadeed aamina Abdullahi aun❤

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 Жыл бұрын

    Si fiican ayay u qaadeen hodan iyo abdiraxmaanba

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 Жыл бұрын

    LAXANKII LEGEND XASAN AADAN SAMATAR. ✅

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Жыл бұрын

    Hodan iyo oday❤❤❤

  • @MahadMaxamed-ie9vx
    @MahadMaxamed-ie9vx3 ай бұрын

    Waah waah waxaas ayaa hees ah qiimo iyo qaayo heesaha waaky kuwan

  • @user-hn8pk4ze1r
    @user-hn8pk4ze1r6 ай бұрын

    My dear HODAN, is superb none like her

  • @abdulqadirali1971
    @abdulqadirali1971 Жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 Жыл бұрын

    Dhal fanaan 2

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 Жыл бұрын

    Fanwaa kii hore, hees cajiiba, ereyadii xasan ganey, laxankii xasan aadan samatar, riwaydii bidaari sibiq bay kugu gasha 1980, xusuustii xasan aadan iyo aamina abdilaahi.!! Sifiican baa isugu daydeen halka kawada, kooxda musica inaba caadimahaa weliba inanka organka tumaya bartedu dhigay degnan iyo music loo bahna.!! Astaan halka wada fankii hore soo noleya wleiba hesaha darandoriga ah sida tan ookale.

  • @brightvision8504

    @brightvision8504

    Жыл бұрын

    Laxanka axmed nuur jaango

  • @mohammedh1120

    @mohammedh1120

    Жыл бұрын

    @@brightvision8504 Laxanka Xassan Adan ayaa saaray isagaa wareysi ku sheegay

  • @MOHAMED-zc6bg

    @MOHAMED-zc6bg

    Жыл бұрын

    @@mohammedh1120 ma midgaan baad tahay iyagaa fanka jecel OO hadana been ka sheega waayo waxay U haystaan inaan fanka lala lahayn laxanka been ha ka sheegin rag baa lahaa oo loo dooni jiray wakhtigaa 😂

  • @mohammedh1120

    @mohammedh1120

    Жыл бұрын

    @@MOHAMED-zc6bg kkk Walaalow Midgaan Qabiil la yiraa marka hore anigu maba aqaan anigu nin HABARGIDIR ah Ayaan ahay lkn Anigu ma jecli Fanka in been laga sheego waxaan jeclahay qof walba wixii uu sameeyay in la siiyo sidaas ayuu ku qurux badanyahay dad waxaa jira iska soo gala meesha kadibna siday jecelyihiin wax iskaga qora marka Wareysiga Xassan Aadan siiyey University TV soo daawo kadibna wax badan gow

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 Жыл бұрын

    Hodan hooyadeed bay u egthy🙏🏻

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 Жыл бұрын

    CC ufura xooga ereyada ayaan la fahmeen, afki hore wa adag yahy.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Жыл бұрын

    Gobtii allalah dhal jacal baa is helay Yaa salaan asal somali dhab ah hoogii fanka iyo sugaantaa..

  • @MutasirCabdiqanicali
    @MutasirCabdiqanicali10 ай бұрын

    ❤❤murtidiii dadkii hore halkeedii ayay dhigtay

  • @user-ym7oc5hd3e
    @user-ym7oc5hd3e5 ай бұрын

    29 Feb 2024 00 ay caawa ku began tahay ayay heestani ii baxaysaa

  • @kowsarmohamed4104
    @kowsarmohamed4104 Жыл бұрын

    Hodan part kiii hoyaded meeel bey digteeeey❤

  • @farhanmasri9895
    @farhanmasri9895 Жыл бұрын

    hodan iyo oday .iyo heestii Daan bari.Erayadii xasan ganey

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Жыл бұрын

    ODAY fanaan iga dheh waxuu ka dabaashay hees uu xataa xadan Adan samatar KU HAFTAY ODay fanaan JIRA🏆✅🏆 labada bayd ee Amina candilaahi WAA easy Hodan dhal fanaan salaan gobeed iyo sharaf 🏆✅🏆

  • @mohammedh1120

    @mohammedh1120

    Жыл бұрын

    Xassan Aadan heesta isagaaba xataa Laxanka Saaray kuma hafan karo

  • @himomontano3759

    @himomontano3759

    9 ай бұрын

    Isaaq yaa ka tahay qabyalad kululaa

  • @momahedmaasim7348

    @momahedmaasim7348

    7 ай бұрын

    Walee waa xaqiiq waa heesta kali ah ee aan hubo in uu Xasan ku haftay.

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 Жыл бұрын

    Waa ruwaayadii bidaari sibiq bey kugu gashaa waxaa qaadaayey hodan hooyadeed Aamina cabdulaahi iyo Xasan aadan samatar tolow ruwaayada ma Abwaan xasan ganey baa lahaa mise Sangub AUN

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Жыл бұрын

    Dhal fanaan IGA dheh✅

  • @farxiyaseefseef3468
    @farxiyaseefseef3468 Жыл бұрын

    Hodan cabdirahman plaese heestaan saciid Qalinle la soo qaad

  • @fugasima658
    @fugasima658 Жыл бұрын

    Markay daani kuhaysa dadka kala ogata👍👍👍

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Жыл бұрын

    *Riwaayadii -Bidaar sibiq bay kugu gashaa*

  • @ahmedxuseenmohamed9885
    @ahmedxuseenmohamed98853 ай бұрын

    Daaan bari adoo yaaaaal Cirkoo doola ka unkaday hees waaa dhaaftay wlh hodan iyo oday halkeedi ayaad dhigteeeen

  • @daalacan2467
    @daalacan2467 Жыл бұрын

    Hodan waa Fanaanad cod wanaagsan oo way keentay lkn Oday Xasan Aadan markii loo diray ayaa la waalay

  • @yassinismail2176
    @yassinismail217610 ай бұрын

    Bidaari sibiq baykugu gashaa. Xassan Ganey

  • @mohammadabdiaziiz8031
    @mohammadabdiaziiz8031 Жыл бұрын

    Halkeeda ayeey dhigeen Thnks you

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 Жыл бұрын

    Ana hooydaa intaa u Duncan allhyd baa so fagysaah hees heediiy

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 Жыл бұрын

    Pest song heeso waa qaci astaan tv more and more qaarmi

  • @babamarwan7618
    @babamarwan7618 Жыл бұрын

    Best of the bests what a music

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 Жыл бұрын

    C/Raxmaan Caydiid cabdi{C.oday}

  • @abshirmohamed9935
    @abshirmohamed9935 Жыл бұрын

    Hodan hoyadeed waa soo dhawayso lakiin oday Hasan uma dhawa

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil38496 ай бұрын

    Soonooleeya fankii hore Sagaan laga dhamaanayne Riwaayadihii dib udhiga Heesaha colaada tirtira iyo wadaniyada badiya

  • @mohaabdigeelle9034
    @mohaabdigeelle9034 Жыл бұрын

    Hees barteedii ayey dhegeen inkasto gabadhu erayada qaar khaladay

  • @cabdirahmancabdow3080
    @cabdirahmancabdow30809 ай бұрын

    Fanaan qaran #hodan cabdiraxmaan❤

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 Жыл бұрын

    Dhal Fanan Mansha Allah

Келесі