No video

Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix

Xassan Adan Samatar iyo Heesihii Kabanka ahaa, Waqal Kaban Xul oo qeebtii 6aad.

Пікірлер: 613

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq58195 ай бұрын

    Waxaan joogaa wadanka China 🇨🇳 Caasimadiisa pechin waxaan wada murqaameynaa Rag Chinese ah oo somaliya iyo Ethiopia joogi jiray oo qaadka laba canleynaayo markaan weydiiyay somaliya waxa ay kaqaban jireena waxay iisheegeen inay dhiseen laamigii dheeraa ee waqooyi iyo koonfurta somaliya isku xira waxaan dhageysaneynaa heesaha Legend Xassan Aden Samatar noocyadooda kala gadisan waloo anan wadankii hooyo joogina waxaan aad ujelahay heesta ah Somalia 🇸🇴 dhankeedii dhawaq faraxle mooyee dheelo kama sugaayo Masha'Allah

  • @abdulbarimiyir4740

    @abdulbarimiyir4740

    15 күн бұрын

    MashaAllah walaalka!

  • @abdul-maliksomo7466
    @abdul-maliksomo74662 жыл бұрын

    Wexey ehed walalkey iga weyn arooskisa Anna Dj kaa aha xaflada waxa shidaye Hesaha csb oo marka soo baxey kadbi Abahey baa igu yiri xasan adan kaa shid Mesha waan yabey abba ilen heesaha Waxa badan buu soo dhageyste waa Marki igu horysey abo oo waxa musiga Ku sabsan ka hadlye markan maqlo baa Heesaha samatar abaa ayan kuu xasusta Masha allah cumri dheer ban oga baryaya ilahey Abahey iyo xasan 🐐 baa :: love and respect families and friends all around the world

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed41174 жыл бұрын

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!all you full respect

  • @saidbrown143

    @saidbrown143

    4 жыл бұрын

    Can somebody plz tell me the name of the 2nd song 14:01 ??? ASAP

  • @King_Nazu

    @King_Nazu

    4 жыл бұрын

    Kkkk

  • @nasteho306abdi9

    @nasteho306abdi9

    3 жыл бұрын

    Hadal iyo xigmad waa dadki hore fanna waa kiihore

  • @aragsaninagacalowgacalow5154

    @aragsaninagacalowgacalow5154

    2 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk funny

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Dhuuso

  • @jaardheel321
    @jaardheel3212 жыл бұрын

    Heesta uugu horaysa inta ila jecel sigaara idiin salaamay Ma aha calaacal waa romaantic waan soo raadiyaa mar walba kama dhargo 🎶🎶😂😂

  • @aragsaninagacalowgacalow5154

    @aragsaninagacalowgacalow5154

    2 жыл бұрын

    Anaa kula jecel o xabiibkeyga i qaadi jiray ❤❤❤❤

  • @mouniralihassan7318

    @mouniralihassan7318

    Жыл бұрын

    Magaceda I sheg

  • @amuuncabaasxatim8747
    @amuuncabaasxatim87477 жыл бұрын

    Waa fannaankii soomaaliyeed oo miiga iyo magaalada ba u heesey geela iyo dhirta iyo daaqa iyo ddadka iyo Dunida iyo dugaadtaba uheesey oo afka mayga iyo maxaatirigaba ku heesey

  • @xaawocabdi4999

    @xaawocabdi4999

    5 жыл бұрын

    Amuun Cabaas Xatim shugran walaal

  • @saidbrown143

    @saidbrown143

    4 жыл бұрын

    Can somebody plz tell me the name of the 2nd song 14:01 ??? ASAP

  • @abdirahmanmohamud2303

    @abdirahmanmohamud2303

    4 жыл бұрын

    @@xaawocabdi4999 qq1

  • @fowziulusow5261

    @fowziulusow5261

    4 жыл бұрын

    s

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    @@saidbrown143 gudgude ayaa la yidhaahda heesta labaad

  • @user-sh1gz2qs1d
    @user-sh1gz2qs1d4 ай бұрын

    wah wah asxan hees Marqaan😮😮😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman13694 жыл бұрын

    Xasan ganeyba lagu yidhi ninkani isaaq maahe maxad midhahan macaaan ugu dhiipta wuxuu ku jawaabey codka ragga ayuuu leeeyahy axyaa fanan xasan adam samatar nlow inader

  • @brukgetahun
    @brukgetahun5 жыл бұрын

    My father love hassan adan samatar he used to play him while i was kid ....nostalgic 🤗 Big love from ethiopia 🇪🇹

  • @daletaalidaleta8838

    @daletaalidaleta8838

    5 жыл бұрын

    Absolutely even my father used Hassan Adan, his songs From jigjiga Ethiopia

  • @geesihanad2877

    @geesihanad2877

    4 жыл бұрын

    @@daletaalidaleta8838 soomaali baad thy mise xabashi

  • @daletaalidaleta8838

    @daletaalidaleta8838

    4 жыл бұрын

    @@geesihanad2877 Somali Baan ahay huuno Oo reer jigjiga ah

  • @geesihanad2877

    @geesihanad2877

    4 жыл бұрын

    @@daletaalidaleta8838 Haa ku faan soomaalinimo sxb reer hargaysa jarmalka kasoo salaamayan ahay

  • @afosman

    @afosman

    4 жыл бұрын

    Bruk does your father'understood somali

  • @mceeri7238
    @mceeri72383 жыл бұрын

    2.10.2020 Dhamantiin Salaan Somali Maxamed Khayr Iyo Nabad Iyo Dhulkeena Oo Barwaqooba Ayaan Rajayanaya Insha Allah Magaca Daaud Daaud Ayaan Xassan Ka Maqla Marka Uu Si Wacan Ugu Dhufto Daaud Cali Masxaf Godka Allaah Ha U Nuuro Amiin

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Aamiin.

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 Жыл бұрын

    13/3/23 the greatest of all time Hassan adan samatar. Mahadsanid waqal studio

  • @faysalmataan2893
    @faysalmataan28935 ай бұрын

    Edeb iyo Asluup iyo anshax lugu hagoogyee Abuurtii wacnaydee ilaahay sameeyee ! miro cajiiba😊

  • @nuur92
    @nuur924 ай бұрын

    Dad waaa dadkii hore hadalna was kii ay hore u yiraahdeen….

  • @heeesomacan
    @heeesomacan10 жыл бұрын

    Waaaw xasan adan samatar xaqiiqdiii laba hees u horeysa ayaaan ka helaaaa dhageesigoooda

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty4098 жыл бұрын

    Walal soyalow, ani waxaan jeclahay miidnimada umadaa somaliyeey ee siida khaldan ad wax uu fahmtey maogi. Lkn, meshan xaan ku xusayey quwaada iyo macaanka midnimaada umada somaaliyeed. Inshaalllahu walal soyaal, waad ii fahmdey an uu maleynaya.

  • @xuseenibrahim217xuseen7

    @xuseenibrahim217xuseen7

    3 жыл бұрын

    Asxabta.Habeen.wanagsan.meelkasta.aad.joogtaan waqtika Ha iin Wacaanaata

  • @AbdirahmanMohamed-fg4ck
    @AbdirahmanMohamed-fg4ck3 жыл бұрын

    Xasan Aadan samatar Heesihiisu midba mid bay ka sii macaan tahay. Somali Legend ♥️🙏

  • @ahmedmahfoud3471

    @ahmedmahfoud3471

    Жыл бұрын

    Abwaanada heesaha u dhiibayey iyaa ahaa Rag murti iyo erayo ku dhan yihiin waxa macaan ka u yeelaya waa Abwaanada

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt70374 жыл бұрын

    Legend Xasan aadan samatar.... Malaha dal dad iyo duunyo... Wax uunan h heesin malahan...

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 Жыл бұрын

    Waxan ahay darawal/truck driver xasan aadan samatar la,aantii baabuurtu makala waregteen raguna marqaan maheleen True ultra legend

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow7 жыл бұрын

    asxaabta samatar heesihisa jeceyl salaan gobeed

  • @saidbrown143

    @saidbrown143

    4 жыл бұрын

    Can somebody plz tell me the name of the 2nd song 14:01 ??? ASAP

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    3 жыл бұрын

    @@saidbrown143 QqqqqqqqqAQQQQQQQQQqqqqqqqqqqqqqqq

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    3 жыл бұрын

    @@saidbrown143 11111àaàà1

  • @ilkacase8282

    @ilkacase8282

    3 жыл бұрын

    @@saidbrown143 boholyoobayo hasan aadan ku qor

  • @gamerl30o64

    @gamerl30o64

    3 жыл бұрын

    @@mohamedaadan7121 z x xxx xxx xx xx xx xxx xxx xxx xxx x xxx x xx xxx xxxxxxxxxxxxxxx xx xxxxxxxxxxxxx x xxx

  • @QaalidIbraahim
    @QaalidIbraahim2 ай бұрын

    Cid na ha usheegin wiilaw

  • @kingkaffisheikh848
    @kingkaffisheikh8485 жыл бұрын

    Legend hit like Wallal hadaa 1da Luulyo 2019 ka dambe daawaneso thanks

  • @abdifatahmohamud5057
    @abdifatahmohamud50575 жыл бұрын

    Heesahii hore iyo kuwa manta farqi weyn ba udhaxeeya viva qarami💓💔❤👊

  • @abdifitaahali5360
    @abdifitaahali53604 жыл бұрын

    Abwaan Singub allaha unaxariisto,ayaa la sheegay in uu yiri fankii hore kii dhexe kii danbe xasan aden samatar ayaa isku darsaday wax uu reebay malahan. Waqal aad ayaad umahadsantahay heeso kala maqnaa oo kaban ayaa isku soo aruurisay.

  • @ahmedfiqow9959
    @ahmedfiqow99595 жыл бұрын

    Anba dowri AAR intuu dib jiray deeyr dhaxdisii doonyo Geel kulaayey dilay ahay sidisee waan deymo kululahay waah waah waa Erayadii Abwaan AUN mohamed Ali kaariye

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga53563 жыл бұрын

    Xassan A samatar waa fanaanka ugu heesaha badan fanaaniin ta somaliyeed

  • @mahedbaaba6326

    @mahedbaaba6326

    2 жыл бұрын

    Haa zxp fananiin badan baa ka heeso badan maxamed axmed kulluc weeye fananka ugu heesaha badan

  • @mahdi-jd7vd
    @mahdi-jd7vd Жыл бұрын

    waah waah waxasa fanaan la idhaahda waxan danbe so baxay maha ee marna isoo eeg marna iga jeedso u badan 🦁🦁🦁🦁

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed29877 жыл бұрын

    Heestaan ugu jeclaa ma dhama Markuu leeyahay daad xoorta ugu dhiib dulmar xaashidaa oo dandanso durba leged xanbaar ma taqaan dabashee.... Ama rag waxa u aqoon daran ninka diin ku aminey dhanbaal la isu dirayo.....

  • @jibrilmohamedhassan7217

    @jibrilmohamedhassan7217

    7 жыл бұрын

    halima mohamed n

  • @soulehassan

    @soulehassan

    7 жыл бұрын

    adoo raali ah jawaab yaa lagaaga fadhiyaa!!

  • @axmadyasiinmaxamad7168

    @axmadyasiinmaxamad7168

    6 жыл бұрын

    waaaw

  • @suldaanofficially

    @suldaanofficially

    6 жыл бұрын

    Anaa kuu garanaya zxp

  • @aarbarigobolkaraga5356

    @aarbarigobolkaraga5356

    4 жыл бұрын

    Durdur ayaa la yidhaahda heesta

  • @kilohajir9248
    @kilohajir92488 жыл бұрын

    Waa geesi ninka afakaga biyo lagu qabay aboo samatar legend guy I listen your song very much most of the time I pray God to give forgiveness thanks Mr samatar waadqaday heestaa an abwaan kunoqonaya waa been maihi abwaan aboo samatar allah hakudayo adheer Ina adheer gacaliye waa niin wiika allah hacafiyo ameeen saxiib samatar like ee saar

  • @sakariyeahmedcabdi7484

    @sakariyeahmedcabdi7484

    3 жыл бұрын

    Ĺĺ

  • @rhodaya
    @rhodaya10 жыл бұрын

    Waah Waah! heesahaaggu kabanka ayay ku wacanyihiin, maqal aad u wacan weeye!

  • @xuseenibrahim217xuseen7

    @xuseenibrahim217xuseen7

    3 жыл бұрын

    Qeybaheeda ayaan kasii jaceshahay ruunti marka qar mahiine Qamuus ka SOMALIA afka somaliga erayaada SOMALIA

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Yaakugu yiti yaabasn aawey jiimka bal iyana waayeelks jawafsada adiin uunbaa warkaa sugi oo yasbi doona ysabasn

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Yasbasn musigasn aysanba kula kscry halkaagii majoogyide datuursha qaar gadgaduun e baarat leh aysd srki doontss ksbogo cadaals

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka12764 жыл бұрын

    Allahayow🤲 iyadoo Dhiman Dhaban Quruxsanoo Ladan🥰 Kalgaceylkii❤ oon dhicin🤝 Dhamanted na nabad Gali🤲🤲🤲

  • @user-nd3il8cj2o
    @user-nd3il8cj2o4 ай бұрын

    Alfanaan ilaah iyo aniga yard jecashahay moshii.moshii Samatar

  • @abdifatahmohammed624
    @abdifatahmohammed62411 ай бұрын

    Hala Al Samatatiya ish cala hes mirqan hawadan maraya saxibayaal ciimiiladuna tahay Nabad caano waxla caaluqiyo cudur iyo dugagaag cabsii looga qaboon hala yaa hees Nabad banu Nahay from dire dawa ❤❤❤😂

  • @said141
    @said141 Жыл бұрын

    YEAHHHH , IT IS THE REAL LIVING LEGEND , XASAN AADAN SAMATAR . SXBOOW KU JOOG JOOGSO SIDII AAN KUGU IQIIN. WAYNAKAA HADABA !!!.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78272 жыл бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto abwaan maxamed cali kaariye waa nin irir samaale ah ma ahan jeberti daarood

  • @ogboy1795
    @ogboy17952 жыл бұрын

    Cajalad heeso aad u Qiimo badan lagu xulay Fanka Soomaaliyeed dhinaca Heesaha Ninkii iskalahaaa Ee kursiga ugu Fadhiyay.! Legend Al-fanaan👑 Xasan Aaden Samatar '''' Full respect.....thanks To Waqal studio for you respect him."❤

  • @ahmedmahfoud3471

    @ahmedmahfoud3471

    Жыл бұрын

    Sxb ogboy heesaha ninka iska laha ee kursiga ugu fadhiyey waa Abwaanka u dhiibey iyaa mudan in magaciisa lagu xuso

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    16 күн бұрын

    ​@@ahmedmahfoud3471100 abwaan ayaa heeso u dhiibtay, Haba ugu banaado kaariye Ahn

  • @ashabadal1374
    @ashabadal13746 ай бұрын

    ubarya fanaankeena in illahay danbigiisa dhaafo

  • @mohameddaudmohamed2836
    @mohameddaudmohamed2836 Жыл бұрын

    Beerlula adiga ayaan dumar kaa doritoo adiguun imabaogidee nafteydaa raali noqoo qofnaa kurabin hakudaalinee

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын

    Waxa kabankaa macaan sidaa uku shan qar siinaayo waa daud ali masxaf Allow kuu naxarriso xasanow cimre Dheer Allh ku siiyo

  • @aminfarah2047
    @aminfarah20474 жыл бұрын

    Waxaaa ii dhiri galiya mar kasta Murtida Abwaanidii Soomaliyed Iyo Fanaantii hore Illahayow unaxriiso intii dhimitay inta Noola cafis iyo Cibaado suuban Akhirna Jano Amen 🙏 🌹❤️hadan nahay dhalintii idinka danbaysa ee Soomaaliyeed wan idinka hana Dhaxal iyo Dhigaal Walaalino ❤️🤚

  • @cabdidheere7414
    @cabdidheere74145 жыл бұрын

    13-1-2019 ayaan daawaday boqorka codka guuxa

  • @mohameddahir9749

    @mohameddahir9749

    4 жыл бұрын

    10.01.2020

  • @wiilqaranofficialpage292
    @wiilqaranofficialpage2925 жыл бұрын

    Samatar waa fanan hadana abwaan ah laxamiste waaye kabasidaran war niyow cadi matihid hesahaga damantood love ku ahay runti

  • @abdiazizomar9473
    @abdiazizomar94734 жыл бұрын

    Waaaaw horumar wanaagsan waqal stodyo

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Kanaalka batulo xaji dheh

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78272 жыл бұрын

    Magaca somali waxaa ku dhuunta inan gumeed sida mariixaan gaajo faqri shuban

  • @abdul1234123
    @abdul123412310 жыл бұрын

    Waxaan jeclaan lahaa heeswalbo oo soomaali uu xasan aadan samatar qaadi lahaa Maxaa yeeley samatar waxaa uu leeyahay cod buuxa oo aadan ka dhergeyn fanka somali suu noqon lahaa haduusan xasan aadan ku jirin cod iyo hanaan masraxeed ayuu isku darsadey

  • @MudaneSooyaal

    @MudaneSooyaal

    8 жыл бұрын

    Mahad sxb Xasan sidaad ku sheegtay wuu yahay beentaa maahan. hadana fanaaniin Xasanoo kalaa weey jiraan Tubeecoo heesaya AUN ama Cabdinaasir Macalin miyaa la heli karaa iyo dhamaan fanaaniinti hore fan wuxuu halaabay maalinti dalki burburey.

  • @faadaraflovemaxamad2858

    @faadaraflovemaxamad2858

    7 жыл бұрын

    laandheere weeye xasan

  • @zagalahmed8779

    @zagalahmed8779

    4 жыл бұрын

    Hello malays maqla

  • @xuseenibrahim217xuseen7

    @xuseenibrahim217xuseen7

    3 жыл бұрын

    How are you looking really I reeally I lookin your momery you heard because You not me I AM SOMALIA NOT ITALIAN OR NOT EGLAD OR YOU USA I am One SOMALIA SOMALIA Have Luuqad organization somalia Language wath fect ENGLISH

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame45225 жыл бұрын

    ax ax walaahi waan ku ooyaa markaan heestan dhegeysto because waa the really love walaahi waa ta aniga i haysata the really cool in Minnesota

  • @mariamohamod6902

    @mariamohamod6902

    5 жыл бұрын

    jamaaal

  • @Hamdamowlid5

    @Hamdamowlid5

    4 жыл бұрын

    ha ooyine ilahay talo saaro wl salaada waxksta ka qabanysa oo shara iyo tasbiixda

  • @suldancali8720
    @suldancali87207 жыл бұрын

    allahayw dhib badanaaa adoo dhoofay caashaqa dhul shisheeye kaa helay caadi maaha heeskaaaa

  • @Abdul-ou3wf
    @Abdul-ou3wf7 жыл бұрын

    umad walba wax ay leedahay fanaan astaan u ah fankeeda Marka aad maqasho fanaan somali waxaa markiiba kuu sawirmaayo X A Samatar waa fanaan cod dhameestiran aanan codkiisa mudo 40sano wax Keena la layaway make aqaano fanaan somali oo xasan ka cod macaan inuu jirey jiro ama jiridoono

  • @barrywhite8951

    @barrywhite8951

    7 жыл бұрын

    five star taxi waa laga horeeyey sxb maxamed axmed kuluc

  • @barrywhite8951

    @barrywhite8951

    7 жыл бұрын

    Maxamed Axmed Kuluc comes to mind when I think of big Somali artist

  • @sharifmohamed1282

    @sharifmohamed1282

    6 жыл бұрын

    My favorite singer Samatar

  • @suldaanka7576

    @suldaanka7576

    5 жыл бұрын

    Mohamed mooge inte kuhilmaamtay

  • @mukhtarcabdirahman1369

    @mukhtarcabdirahman1369

    4 жыл бұрын

    3 da maxamed ayaaa ugu horeeyey somali

  • @cnaasirkooraar8104
    @cnaasirkooraar81045 жыл бұрын

    Alaya baqolo mar bardheera yaataga tila guy beeriyo boqoradi haweenka labashaalo cawa

  • @duranhassan6456
    @duranhassan64562 жыл бұрын

    Xasan Aadan, waa fannaan cajiib/mucjiso ah, Eebbe ha dhawro.

  • @zak6754
    @zak67542 жыл бұрын

    Gudgudde is the best. Sscond song

  • @THESABRINASRI
    @THESABRINASRI11 жыл бұрын

    hooy ga fanka somaliyeed kaptan waqale hool wacan horey u soco

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty4098 жыл бұрын

    Al fanan samatar, hesihisa macaan waaxa qeyb ka qatey raag rer woqoyi ah, miyaa laga marma rer woqoyi? Waa maya. We love you xadarawi, xassan geney iyo kuwo badaan an meshan laga xusi karin.

  • @MudaneSooyaal

    @MudaneSooyaal

    8 жыл бұрын

    waa runtaa sxb lkn Xasan heesihiisa 50% waxaa alifey Maxamed Cali Kaariye mana eheen reer waqooyi. hase yeeshee adiga jeclaaday inaad wax kala saartee dadka fanka waa hal famil kalama laha kanaa koofura kana waa waqooyi waa un ku raaxeeso marba tii ku cajabisay

  • @hassanabdulle4823

    @hassanabdulle4823

    6 жыл бұрын

    Sick

  • @idiriskoreye1
    @idiriskoreye19 ай бұрын

    Haragysa waa ayuu huuda manta

  • @abdiyusuf4957
    @abdiyusuf495711 жыл бұрын

    waa codkii xasan adan,iyo midhihii abwaankii weynaa ee qaaliga ahaa.waa cabdi qays.noolaada

  • @shirealli4513
    @shirealli45134 жыл бұрын

    Xulkan inta ka heshay like igu cimaamada

  • @mohamedcabdishuriye.c
    @mohamedcabdishuriye.c5 ай бұрын

    waa fanaan cod halaasi leh

  • @mubarakgadane2995
    @mubarakgadane29953 жыл бұрын

    Wa haben axad so galayso 15/11/2020 iyo dalka Mozambique iyo magalada mutibish #xusus Hadad iga dambayso like saar

  • @mohamedcabdishuriye.c
    @mohamedcabdishuriye.c5 ай бұрын

    samatar waa fanaan magac iyo sumcad balaaran ku leh umada soomaaliyeed

  • @geeska
    @geeska6 жыл бұрын

    Ma u malaynaayo wax Xasan Aadan Samatar beddelan in la helaayo ! Axsan fannaan qaali ah qarana ah!

  • @calicabbdullahiwardheere1622
    @calicabbdullahiwardheere16222 жыл бұрын

    Haa midas wllhi cajib waqtiga ken waxi dhaca kolley waxban kafahmika ra

  • @ogboy1795
    @ogboy17952 жыл бұрын

    TOL'LA'AY HALKAA MARKAY MARAYSO................................ "WAXAAN KALOO LA DHAYGAGAY,! KORONKORTA DHIRTEEDII, DHULKOO HODANA GEEDAHAA, DHAYNTIYO CANBO IS XIDHAY KAYN LIBAAX ILMAHA DHIGO ANIGOO KU DHUUNTUU IGA SOO DHEX SAAREE DHAAYIHIISU FURANAA, MA DHAL AWLIYAAD BAA‽ AAA AAA AAA MA DHAL AWLIYAAD BAA‽" 🎸👑♡

  • @aan4280jaamac
    @aan4280jaamac5 жыл бұрын

    He legend to all Somalis I am wishing you long life hassan Adan sam

  • @zakarieelmi1271

    @zakarieelmi1271

    2 жыл бұрын

    3f

  • @habiibjames9529
    @habiibjames95292 жыл бұрын

    Me I love this music just I don't I ndrtnn Just I love Somalia music I'm from 🇪🇹

  • @user-uz2le1mn9x

    @user-uz2le1mn9x

    10 ай бұрын

    Lpve❤

  • @cabaasmahamedsalad

    @cabaasmahamedsalad

    6 ай бұрын

    ​@@user-uz2le1mn9xல்

  • @mohamedawcali3202
    @mohamedawcali32025 жыл бұрын

    Hassan adan " Abaadirka" fanka first last greatings from hargeisa ninka ku garanaya uunbaa garanaya halkuu dhawaqaagu gadhayo axyaa

  • @aarbarigobolkaraga5356
    @aarbarigobolkaraga53564 жыл бұрын

    Xassan A samatar dooxadii nugaal heestaan ugu jecelahay

  • @mahameddekabdi379
    @mahameddekabdi3792 жыл бұрын

    Heesaha xasan oo dhan makala dhacaan lkn heesa maxamed cali kaariye baa si gooniya ii taabta aniga 🥰

  • @mukhtaarabdirahman3956
    @mukhtaarabdirahman39566 жыл бұрын

    Igu dheerida ma dhul gaaxdeybaa tahy ma mid aaad u dhalataa axyaaa fanaaan buuro ah xasan aadan caawa waan ku mirqamey heesan tan

  • @hafzina2473
    @hafzina24732 жыл бұрын

    Daaud cali masxaf wiilki hg ee rer khalaafe alla yaa raxma gacma fudude wiilhoog

  • @bigsheeyonline
    @bigsheeyonline4 ай бұрын

    fanka soomalida waxaba ku faro yareestay al fanan samatar, marmarban ku tuurta si aan u xasuus galo waqtigi tagay

  • @AliAli-ju2by
    @AliAli-ju2byАй бұрын

    Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 2024🎉🎉🎉

  • @RobleAbdi-xq9zw
    @RobleAbdi-xq9zw3 ай бұрын

    I have a lot of steam because of this action music🎵 🎵 🎵

  • @Ixsaanz
    @Ixsaanz10 жыл бұрын

    waqal studio mahadnaaq ugu horeeya adiga mudan marka mahadsanid.

  • @ilkacazedimbil3841
    @ilkacazedimbil38418 жыл бұрын

    haadba haadkici alaah yaaraxmo abwaan yamyam xasuus

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale7398 ай бұрын

    Maasha'allaah Tabaaraka

  • @ahmedsaleban9562
    @ahmedsaleban95624 жыл бұрын

    Hargeisa cadey 13/10/2019 haben isnina Timeka: 11:54 pm

  • @geesihanad2877

    @geesihanad2877

    4 жыл бұрын

    Hargeysa oo halkeeya sxb

  • @mukhtarcabdirahman1369

    @mukhtarcabdirahman1369

    4 жыл бұрын

    Inataan daawadey ayaan ku mirqqmey wll gacaliye

  • @Hamdamowlid5

    @Hamdamowlid5

    4 жыл бұрын

    hargeysa 6/7/2020

  • @abdifitahhussein3315

    @abdifitahhussein3315

    2 жыл бұрын

    Wale wa xiliga u baxo marqaanka ninkii cunay oo xiligaas gaaray ayaa garan waga yaa fogeeya is dhihi

  • @kilohajir9248
    @kilohajir92489 жыл бұрын

    Samatar legend I like his golden voice wish u long life

  • @jeylanikhaliif4611

    @jeylanikhaliif4611

    8 жыл бұрын

    wah waah mawax loo dhigaa jira?

  • @ckgkggkyii1684

    @ckgkggkyii1684

    4 жыл бұрын

    ها

  • @ckgkggkyii1684

    @ckgkggkyii1684

    4 жыл бұрын

    سيظهر النص الذي تقوم بنسخه هنا تلقائيًا

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    3 жыл бұрын

    @@jeylanikhaliif4611 qqqqq

  • @mohamedaadan7121

    @mohamedaadan7121

    3 жыл бұрын

    @@ckgkggkyii1684 à

  • @cabdigaab6883
    @cabdigaab68834 жыл бұрын

    heestani waxay ku jirtay ruwaayadii nasiibka qofka oo uu aktar ahaa xasan aadan wuxuuna jeclaa oo uu uqaadyay heestan saada cali AHU waan waayay ruwaayadaas waxaan ku daawan jirnay boosaaso 1994kii axyaa xasuus

  • @sasssasa2593

    @sasssasa2593

    4 жыл бұрын

    94ki ayan dhashay hadana wn ku raxeysanaya maqalka codkan dhahabka ah .

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM3 ай бұрын

    Wednesday, 1 May 2024 iyo bashalka aduunka me and mohamed {Boojo}

  • @cimraanmarket
    @cimraanmarket2 жыл бұрын

    Fan jira

  • @guuleedsalaad923
    @guuleedsalaad92310 жыл бұрын

    walahi dhiiga ayaa i dhaqaqey more then 10 times ayan ku ceshtay lkn waxa ay iga mudnantay in aan download garaysto noolow xasan aadan samatar

  • @nihaammalin3160
    @nihaammalin31607 жыл бұрын

    waaaaaaaaw axsan fananka guuxa xassan aadan samatar aabaha jaceylka allow ku day💗💗💗💗

  • @mohamedcabdi8722
    @mohamedcabdi87223 жыл бұрын

    Waaw Waxan xasusta 2003 heesihii an dhagaystay bari samaad waa bnaa noolakabadshy

  • @abdukadirshaam5583
    @abdukadirshaam55832 жыл бұрын

    Heeso xul ah

  • @robleyare
    @robleyare10 жыл бұрын

    One of african's legendary music

  • @xxxxniali2529

    @xxxxniali2529

    7 жыл бұрын

    RBL

  • @abdihaji7025

    @abdihaji7025

    2 жыл бұрын

    Uuuuuuyu

  • @bilaalahmedalitatico3837
    @bilaalahmedalitatico38372 жыл бұрын

    Danta kala fogeysoo labadii isdono aan duul kale xulanee kuma dayrinine garo axya ereyo Hassan adan samatar 《 hassan baashi 》fanan buxa❤🌹

  • @ahofamilytherapist6890
    @ahofamilytherapist68903 жыл бұрын

    Dhoof jaceyl ,haddii english subtittles loo sameynlahaa one of best song ayey noqonlahayd .

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    2 жыл бұрын

    Sxb dee usoo samee subtitles

  • @raagebader6737
    @raagebader67376 жыл бұрын

    Dumarkii u qaybsame Waxan diiday oo tagay Waxan doortay oo galay Daddabiyo aroos kale Waan ku daalay mooyee Dawo malaha caashaqu Dawo malaha caashaqu Waa erayo cajiiba runtiiiiiiiib ah

  • @kontelassana1943

    @kontelassana1943

    6 жыл бұрын

    Cv

  • @hagaryare123

    @hagaryare123

    5 жыл бұрын

    heestan ruwayaday Ku jirtay waxaa ladhaha nasibka qofka shamso cumar ayaa JCL o udiidaya isaguna saadu jckyahy Sado iyo cabdiqdar x laari ayay isjclyihin waa ruwayad cajiib ah

  • @fansoormusichd9462

    @fansoormusichd9462

    4 жыл бұрын

    Eradii maxamed cali kaariye aalow u naxariiso

  • @saaidosmanfarah9915

    @saaidosmanfarah9915

    4 жыл бұрын

    Link Heeskan maaad isooodirtaaan

  • @ibracali7037
    @ibracali7037 Жыл бұрын

    Itoobiyaan hees

  • @ismaciladan2550
    @ismaciladan25502 жыл бұрын

    Waqal wan watta

  • @calicabbdullahiwardheere1622
    @calicabbdullahiwardheere16222 жыл бұрын

    Qarami dagan wllhi waxan isleyahay

  • @ia5159
    @ia51598 ай бұрын

    I can hear Khadra Daahir Cige on 51:58 to 58:34 her voice was very distinctive

  • @abdikeyabuu842
    @abdikeyabuu8424 ай бұрын

    M.a song🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @ahmedfiqow9959
    @ahmedfiqow99595 жыл бұрын

    Hala kabanka waa Dauud Ali masxan bongaha waa & AUN Awees goobe aad ayee ugacan macaan yihiin

  • @warsa3336
    @warsa333610 жыл бұрын

    Ce sont des trés belles chansons de notre trés grand chanteur hassan que j'aime beaocoup.

  • @alibuku9951
    @alibuku99514 ай бұрын

    Dawo dawo cabib

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere49824 жыл бұрын

    Wan miqaamaya manta wlhi 😎hadan mirqamana xasan iga ag eeg

  • @ahmedismaaciil9722
    @ahmedismaaciil97222 жыл бұрын

    Waan ku daalay mooyee dawo ma laha caashaqu

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde88344 жыл бұрын

    Waa aarkii fanka umada soomaaliyeed

  • @ahmedkhalifmohammed3818
    @ahmedkhalifmohammed38182 жыл бұрын

    Legend samatar .badanan Kudacay sidey ugubaxaa .baardixii kuyeli mandera

  • @kingmoha4880
    @kingmoha48803 жыл бұрын

    Who whit me 2021 March 9 only legend can enjoy this song

  • @raagebader6737
    @raagebader67376 жыл бұрын

    Heesta kobad iyadoo kaligeeda sxb ma soo galinkartaa