HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

Комедия

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC++

Пікірлер: 120

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir130727 күн бұрын

    Heesta dhalinyaro allaa macaa allaw unaxariiso boqorkii codka soomaalida maxamed saleebaan tubeec waxaa tumay ayaan isleeyahay heesta dhinaca cuudka (kabanka)mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN

  • @xuseenibrahim4070

    @xuseenibrahim4070

    10 күн бұрын

    ❤❤❤❤🎉

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel70289 күн бұрын

    Heeso xul ah waayh runtiii alfanaan mohamed saleeban tupeec

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi79115 күн бұрын

    ❤❤❤❤fananintena❤❤❤🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yeed❤❤❤❤❤

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480Күн бұрын

    Saalax qaasim naftii doowyo xun soo martay, xasuusaha xun xun & waayaha gurracan daawo ayay u tahy❤

  • @YusufAxmed-tr2lg
    @YusufAxmed-tr2lg2 ай бұрын

    Aun king voice tubec dhulka Kala wanagsane harerigi wacna iyo ya wardher kuso ya gedo kuso baro cabud waq ya kuso baro iminka dumashigey qaday ya Xamar kuso baro lo bedelay 😂😂😂😂aun 👑 VOC tubec

  • @masocona90
    @masocona9016 сағат бұрын

    Wwww ❤❤🎉 I'm whshien ntill 2024 🎉❤😢

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid463123 күн бұрын

    Allah ha u naxariisto inta dhimatay😢🤲

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed19335 ай бұрын

    Fankeena iyo fanaaniinteeni ❤😢

  • @badrigass4135
    @badrigass4135Ай бұрын

    Heesta Xasan, SABADII YARAYDE, Sabadii yareydee Waxa saaka joogiyo Waxa soo socdee maqan Kala socotey guudkee Rabbi ii sakhriyee, Seermawaydo curatiyo Heshay sano wanaagoo Saxarkiyo Abaartii Maalmkii kasaartoo ubaxi sinayee Hawshii La sugayee, Xoolaha sintoodaba Uunku wada sinaayee Subax Wada dareeree Caanaha la saydhshaa Sagaaloodka dirirkiyo Rabiyow nasiisee nasalaamad yelo Samir lagu duceystiyo lagu saxanyee, Kuma sahanashaayeee Saxarlaay jidhkaygiyo Siido iyo dhiigaaay Hadaan sido Abaalkana Adaa iga sameystee Rabbi ha isku keen simey Sanadkii cusaybiba Sool iyo dhibaatiyo Sado iyo wanaagbey Sacaaddii nasiisee Aniga uu isiiyaay Suuradiyo hanaankaba Tii hawaan u sidatee ❤❤ Samada iyo aradkaba Laga wada salamee Laga saamaxaayaay Anna samir ma moogiye Iimaan saxiixiyo geeriyo Geeradu sad waayeee Sawjadii rasuulkay Saxiib La noqotoo Maalintaa la saaqmee Suurtu ay dhawaaqdana Ma jidkii siraadbaa Sarey looga duulshiyo Janadii la seexshaa Kuma sahanshanayoo Saxarlaay jidhkaygana Seeda iyo jiidhkaay Hadaan sido Abaalkana Adaa iga sameystee Somaa Afkeeniyo Sadaal wanaagiyo Bishii lagu sifayn jiray Subax waa aftiimayo Sayno waa bariisiyo Qalbigeeda saafiya Sodanleedii ramadaan Saqde dhexe cadceedaa Dayaxaa sagaalkaa Siinaysay nuurkee Lagu wada socdaa‘yo Suuradii xidigahaay, Somaal afkeenaa Sadaal wanaagiyo Bishi lagu safaynjiray Subax waa iftiimayo Sado iyo waa bariisiyo Saqda dhexe cadcadee Dayaxaa saagaalka ah Siinaysay nuurkee Lagu wada socdaayiyo Suuradiyo xidigahaa

  • @user-lb5cf5il2r
    @user-lb5cf5il2r2 ай бұрын

    Wooow woow hesta kobad ayaan kù haystaa anigu😒

  • @mmmmmm-kh8em
    @mmmmmm-kh8em7 ай бұрын

    Omar dhuule .. Mohamed souleiman tubec..taahlil..diigfeer dhamantod alle ha uu naxariiste dhamantod waa wada legends beesha ay ka dhasheen ruuntii waa hormodka umada somaliyed

  • @abdiyarow7395

    @abdiyarow7395

    3 ай бұрын

    Yawaye beesha ey kadhasheen

  • @user-bb6dx6qf5e
    @user-bb6dx6qf5e7 ай бұрын

    Allow unaxariiso dhamantood

  • @hasaindhoof1208
    @hasaindhoof12083 ай бұрын

    2024/4/20 Rabi naxariistii jano haka waraabsho boqorka codka

  • @shaajacsheekh
    @shaajacsheekh4 ай бұрын

    Heesta ugu horaysa waxa qaadaya Kaskey waxay xaflad sagootin ahayd oo loo sameeyay gabadh reer Hiiraan ah. Midka editing-ka sameeyay waa bahal qabyaalad la uray wuxuu ka jaray "Aad Beledweyne aragtide yaa Hiiraan kusoo bara" Wuxuu ku daayay Caabudwaaq iyo Gedo 😂

  • @user-oj8lr4ku1v
    @user-oj8lr4ku1vАй бұрын

    Fanku waa qarami iyo waxba wlhi❤❤❤😊

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf26442 жыл бұрын

    Maansha allah, dadi waa dadkii hore hadalna waa kuu yiri!!!💖

  • @shanialowahmed4286

    @shanialowahmed4286

    2 жыл бұрын

    Q

  • @proudcitizen4883

    @proudcitizen4883

    2 жыл бұрын

    Fanaaniinti Hore Wallahi

  • @proudcitizen4883

    @proudcitizen4883

    2 жыл бұрын

    Caawa Oo aybishutahay 7/19/2022 malahakuso ceshadey Heestalabaad King Xasan Aaden Samatar 👑

  • @somaliworldtiktok2548

    @somaliworldtiktok2548

    8 ай бұрын

    I'll look /

  • @user-ww5dh7ns5n

    @user-ww5dh7ns5n

    6 ай бұрын

    Dad waa dadkii hore hadalna waa kii ay yiraahdeen.

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g5 ай бұрын

    ❤ዲጄበዚውቀጥልበርታ

  • @awilcaano6939
    @awilcaano6939Ай бұрын

    Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa Xulka

  • @hudoali
    @hudoali5 ай бұрын

    heesta u horayso qofka qaadayo ma ahan Abdi Tahliil allaha unaxariisto inta dhimatay iyo inta noolba My somalia allaha najeeyo

  • @shaajacsheekh

    @shaajacsheekh

    4 ай бұрын

    Waa Cabdiqaadir Abuukar Kaskeey

  • @abdullahisuleiman7943

    @abdullahisuleiman7943

    2 ай бұрын

    Maya wa mohamed saleban tubec shaki kumajiro❤❤❤

  • @shaajacsheekh

    @shaajacsheekh

    2 ай бұрын

    @@abdullahisuleiman7943 War waa Cabdiqaadir kaskey sxb 😆

  • @abdullahielmi6095

    @abdullahielmi6095

    Ай бұрын

    Kaskey waye

  • @xasanjokarcabdi5849
    @xasanjokarcabdi58492 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto boqorka codka dambigiisa allaha dhaafo

  • @mohamedlaarri413
    @mohamedlaarri4133 ай бұрын

    19/4/2024 view best music song

  • @MaxamedN
    @MaxamedN4 ай бұрын

    Samatar

  • @MuhammadDhair
    @MuhammadDhair2 ай бұрын

    Asc

  • @MAibrahim-mr3ym
    @MAibrahim-mr3ym4 ай бұрын

    Yaa caalumul saalis Eesh qiyaasak 7/3/2024

  • @AhmedGarbiye
    @AhmedGarbiye3 ай бұрын

    Goobsana wabalahyaku❤❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91577 ай бұрын

    Wow.❤

  • @awilcaano6939

    @awilcaano6939

    Ай бұрын

    Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan99499 ай бұрын

    Mansha inta dhimatay alaha unaxaristo legends

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @user-bb6dx6qf5e
    @user-bb6dx6qf5e7 ай бұрын

    Fan kama danbeeyn sxp

  • @user-ww5dh7ns5n

    @user-ww5dh7ns5n

    7 ай бұрын

    Waaruntaasi fan iyo hobolba kama Danbury mahadsanid sxb

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Omali

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq15592 жыл бұрын

    msha allaah tadkii horaa dad kaa ah🤍💙🤍💙😍👑💞

  • @user-ww5dh7ns5n

    @user-ww5dh7ns5n

    7 ай бұрын

    Hoboladii oo dhan iyo heesahoodii kaaley kafhareg oo fhageeyso

  • @MuhammadDhair
    @MuhammadDhair2 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ahmedabdirsak4700
    @ahmedabdirsak47002 жыл бұрын

    i like the first one 😍😍😍

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    7 ай бұрын

    Tubeec weye

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Heee

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 жыл бұрын

    Wayne haw naxariisto intii dhimatay🤲😥 Sida AUN Abdi tahliil AUN tubeec AUN Digfeer AUN A Mooge AUN Cumar Dhuule. I W M

  • @salahudyneabdi183

    @salahudyneabdi183

    2 жыл бұрын

    Ameen🤲🤲

  • @haybegeesofficial7306

    @haybegeesofficial7306

    Жыл бұрын

    Xeeldheere fan meel walba ma joogtaa

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    7 ай бұрын

    Mooge ka tuur mesha

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    7 ай бұрын

    @@faisaladan1296 waayo?.

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto boqorka codka

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Heesta lsga tagas

  • @abdullnasser4697
    @abdullnasser46972 жыл бұрын

    Waaaw

  • @ismDirir
    @ismDirir2 ай бұрын

    Aabo allag yaxxama raximiin maxamed sulamaan tubac abihii codka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48832 жыл бұрын

    Hadaansidnokale Lotumayn Cuudka Ama Kabanka Halayska daayo gebigiisba!

  • @user-dd5ko9qo9w
    @user-dd5ko9qo9w2 ай бұрын

    Waadhimatayshuashtiibax 1:27:55

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Gabdha

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80792 жыл бұрын

    LagataS

  • @user-vf7tr1dv8g
    @user-vf7tr1dv8g5 ай бұрын

    ❤n

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Somali

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b7 ай бұрын

    Sax

  • @Abwaanhaariye
    @Abwaanhaariye6 ай бұрын

    Tahliil❤

  • @abdiyusuf4389
    @abdiyusuf4389 Жыл бұрын

    N k

  • @cabdiganacsade8647
    @cabdiganacsade8647 Жыл бұрын

    Hestan.wa trq.madaxweynahow ulajeday

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Iva somali

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80792 жыл бұрын

    LIKES

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Fartuun by nassit cadasla

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Ina rsxmo

  • @cabdiganacsade8647
    @cabdiganacsade8647 Жыл бұрын

    Maxamed moge liban

  • @farxsamehappiness5981
    @farxsamehappiness59814 жыл бұрын

    The first track name help the nigga out!?

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    7 ай бұрын

    Tubeec

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Xasan baasdhe

  • @abdimuse7911
    @abdimuse79118 ай бұрын

    Xasan adan Samater baa Fanaaniintii Kale Qariyay, War Ninku fanaansanaa Oo Cod Qatarsanaa...

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48832 жыл бұрын

    Heesta Labaadban Kuhaysta🔥💯

  • @user-ww5dh7ns5n

    @user-ww5dh7ns5n

    6 ай бұрын

    Oo maxaad kaheshey old kudooratey

  • @user-bb6dx6qf5e
    @user-bb6dx6qf5e7 ай бұрын

    Caabudwaq ya kuso bara

  • @abdiwaliahmed5371

    @abdiwaliahmed5371

    2 ай бұрын

    Caabudwaaq miyaa joogta

  • @_wll____
    @_wll____ Жыл бұрын

    Old is gold

  • @abdurahmanam4508

    @abdurahmanam4508

    2 ай бұрын

    Q111

  • @abdurahmanam4508

    @abdurahmanam4508

    2 ай бұрын

    Q❤😮

  • @abdurahmanam4508

    @abdurahmanam4508

    2 ай бұрын

    😅

  • @abdurahmanam4508

    @abdurahmanam4508

    2 ай бұрын

    😮1¹¹1😅😅😅😅😅😅😅a

  • @abdurahmanam4508

    @abdurahmanam4508

    2 ай бұрын

    A

  • @jama3213
    @jama32136 ай бұрын

    Wadan kalla wanagsane yaa wardheer kuso bara.❤

  • @ciisedaahir9647
    @ciisedaahir96473 жыл бұрын

    Hesta 2aad magaceed zxb all the pest

  • @cabdinasirclle2453

    @cabdinasirclle2453

    2 жыл бұрын

    Waqtiyoo ladhaqan dumar lana dhaafi karayee kadheereey agteeyda maxaned saleebasn

  • @maxamecabdicilmi6706

    @maxamecabdicilmi6706

    Жыл бұрын

    Heesta waxalayidhaa sibidii yareyd

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed80792 жыл бұрын

    Share

  • @mohakhalifmuhumed4678
    @mohakhalifmuhumed46782 жыл бұрын

    Waaow

  • @FaysalCabdulaahi-zv2kf
    @FaysalCabdulaahi-zv2kf7 ай бұрын

    Heeso kabban leh 1 AUN Cumar Dhoole 2 AUN Maxamed Mooge 3 AUN Axmed Mooge 4 AUN Axmed Yaasin Digfeer 5 AUN Abdi Tahliil Warsame 6 AUN Maxamed Saleeban Tubeec . Ilahayoow Unaaxariso Intaa iyo iintii kabadan baa

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    7 ай бұрын

    idoor baad tahay, nacalaa iyo ilmo midgo (mooge) was

  • @abdullahielmi6095

    @abdullahielmi6095

    Ай бұрын

    Maxamed suleyban suleban la an tis fanka somalidu dhadhan mayeshen

  • @faisaladan1296
    @faisaladan12967 ай бұрын

    Waxaa la yaab, in dad aan isku lod aheyn in la isla barbardhigo. kaban hadey noqoto cumar dhuule u daa. Cod tubec u daa. Wixii so hadhay sexda kale. Xassan Adan samatar wuu so khaldamay iyo idorka. Xassan musik ga aya cawiiya iyo inu sidii nagaha niikiyo.

  • @user-wn7cu8kb8r

    @user-wn7cu8kb8r

    6 ай бұрын

    Intaa sheegtaybo waa xul xasane in uu ka sareeyo ma ahe kama liito hada qabyaalad loo hadleenin hadii wadanka dowlad lahan lahaa xasan numbar 1 somali fanaan ayuu noqon lahaa madxafyada ayaana ka arki laheed

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    6 ай бұрын

    Oo ma hada ayu Xassan so baxay. Dowladii hore ayu heesayey. Ma cod xuma, marka masraxa la jogo, balse qaraami, ma cumar dhuule buu ku garaa. Ada Qabiil ka hadlineysa, intaba qabiil kuma lihi

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    6 ай бұрын

    Oo ma hada ayu Xassan so baxay. Dowladii hore ayu heesayey. Ma cod xuma, marka masraxa la jogo, balse qaraami, ma cumar dhuule buu ku garaa. Ada Qabiil ka hadlineysa, intaba qabiil kuma lihi

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    6 ай бұрын

    Oo ma hada ayu Xassan so baxay. Dowladii hore ayu heesayey. Ma cod xuma, marka masraxa la jogo, balse qaraami, ma cumar dhuule buu ku garaa. Ada Qabiil ka hadlineysa, intaba qabiil kuma lihi

  • @faisaladan1296

    @faisaladan1296

    6 ай бұрын

    Oo ma hada ayu Xassan so baxay. Dowladii hore ayu heesayey. Ma cod xuma, marka masraxa la jogo, balse qaraami, ma cumar dhuule buu ku garaa. Ada Qabiil ka hadlineysa, intaba qabiil kuma lihi

  • @user-nd1xe3nc2m
    @user-nd1xe3nc2m4 ай бұрын

    www,juba

  • @MuhammadDhair
    @MuhammadDhair2 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @alibuku9951
    @alibuku99519 ай бұрын

    Heee

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 ай бұрын

    o of o9o9😅lo lo😊😊😊😊😊 on😊😊😊😊

Келесі