Critical Thinking (Fikirka Toolmoon) - Dr Maxamuud C/Raxmaan

Waa tababar loogu talo galay in lagu lafo guro, xirfadda iyo hab-fekerka toolmoon (Critical Thinking).

Пікірлер: 50

  • @omarmohamed9427
    @omarmohamed94277 ай бұрын

    12 December 2023 ayaan daawaday muqaalka 🎉

  • @xidig6
    @xidig66 ай бұрын

    maasha allh ustaad rabbi ajar hakaa siiyo ❤

  • @Jamaahmed1990
    @Jamaahmed19906 ай бұрын

    M.A Dr mahdsnid

  • @hasanahmedali3244
    @hasanahmedali32447 ай бұрын

    Masha Allah ustaad Allah haku barakeeyo 11/12/2023

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden98777 ай бұрын

    Fadliga illahay muqaalka maantuu isoo gaaray waana ku faraxsanay inaan xog waafiya ka helay mowduucan oo aada iigu laaqaana mahadsanid Dr Mohamud.

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes63706 ай бұрын

    MashaAllah runti waxan maal mahaan ku mashqulsana conscious mind and subconscious mind mow duucan ad ayuu I an facay mahadsanid ustaad.

  • @abdirahmanabdullahi180
    @abdirahmanabdullahi180Ай бұрын

    Waan salaamayaa Aqoonyahanka. Waxaase fiicnaan lahayd isaga iyo Aqoon yahanka kale in ay marka horre af soomaali ku soo diyaariyaan. Soo gudbinta aqoon tooda. Waayo markaan eegay boqolkiiba 30% baa soomaali ah inta kale waa ingiriisi iyo Carrabi.

  • @libanalimohamud3709
    @libanalimohamud37097 ай бұрын

    masha allah

  • @user-im6hk3eq3r
    @user-im6hk3eq3r4 ай бұрын

    Thanks dr❤

  • @KhadarAxmed-oj3qv
    @KhadarAxmed-oj3qv7 ай бұрын

    Mahad balaadhan Dr.

  • @abdulahiali-raad1140
    @abdulahiali-raad1140 Жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo ustaad aakhirana hakugu abaal mariyo aqoontaad no hibaysay, maan heli karaa prestantion ka haddi la heli karo.

  • @mmm0091

    @mmm0091

    Жыл бұрын

    Aamiin .. shukran akhii .. inshlh waad helaysaa .. iiso dir email-kaaga.

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l7 ай бұрын

    Ustaad waa ku salaamay maxey ku kala gedisan yihiin aqoon iyo ogaa❤❤?l

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Жыл бұрын

    Waa xay cabsida aradyda haysataa ma waxay kabaqayaan inay su,aasha qaldaan mise fikirka ayaanay kahaysan waxa fikrada ah.

  • @muntaasbashiir9039
    @muntaasbashiir9039 Жыл бұрын

    Jasaka Allah khayr

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Adigana sidoo kale, wll.

  • @MuhiimMedia5223
    @MuhiimMedia52239 ай бұрын

    Mahadsanid Dr

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Adigaa mudan.

  • @israhassan4925
    @israhassan4925Ай бұрын

    ani waxan iswaydiiya dakan oo kale wayo ay ooga subscribe yaryiin dadka kale ee malayacniga yutubka u joga subxa nalah somaliyay sidan halysku dhaamo any way thanks mawducan aad ban oga helay keep going i.a

  • @mmm0091

    @mmm0091

    Ай бұрын

    Mahadsanid.

  • @SukhraAbdirxmaan-iq6rk
    @SukhraAbdirxmaan-iq6rk Жыл бұрын

    Fikirku waa foolashada caqliga

  • @ismailjamaal8670
    @ismailjamaal86707 ай бұрын

    Dr Dowlaods ka fur

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame Жыл бұрын

    Dr Alle hakaa ajar siiyo barnaamij yadaan inoo soo badi

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Shukran

  • @shaaficixasan8302
    @shaaficixasan8302 Жыл бұрын

    thank you dr

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Adigaa mudan.

  • @jamaismail4779
    @jamaismail4779 Жыл бұрын

    masha allah ustaaad

  • @mohamedbashirabdikadir8201
    @mohamedbashirabdikadir82016 ай бұрын

    Casharkaan si fiican buu ustaadku usoo diyaariyay khyr alle ha siiyee. Lkn waxaa caqabad ku noqday inuu si fiican usoo gaaro daawadayaasha, classka loo sharxayo oo mustawahoodu hooseeyo oo wx badan looga tagay, waqtiga oo yaraa iyo qoraalka oo aan la arkayn...... Discriptionka hadii lasoo dhigo qoraalka casharka way fiicnaan lahayd.

  • @Ahmedsaleh123
    @Ahmedsaleh1237 ай бұрын

    Mahadsanid dr jazakallahu khayr

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan81509 ай бұрын

    fikir:NASHAAD CAQLI AH OON U ISTIMCALNOH INAN KU KONTOROL NOH kuna falan qeynoh xog🎉

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud80329 ай бұрын

    Macalin casharada xagaan ka heli karnaa mahadsanid

  • @mmm0091

    @mmm0091

    9 ай бұрын

    Email ii soo dir

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa07 ай бұрын

    Masha Allah cilmigadi aya manta ka faidaysanaya alle haka abaal mariyo 2023/11/21

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @bashirali6424
    @bashirali64247 ай бұрын

    Projects iska hagaajiyaa lesson waxb lagama arko

  • @cadnaancadnaan830
    @cadnaancadnaan8307 ай бұрын

    Aqoon waa luuqadaada qofku haduu waxbaranayo waxaa roon wixi luuqada lagu heli karo in luuqada loogu sheego dadkan ingiriis maahan qof walba luuqadiisa inoo wax ku bartaa fcn waa lagayaabaa inaan waxyaabaha qaar loo helin luuqadeenoo iskayar awageed lkn qof luuqadiisa unbuu wax kaga dhargaa

  • @DhambaalU

    @DhambaalU

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @bjsinjjwh12313
    @bjsinjjwh123136 ай бұрын

    Ustaad waxaan u baahnaay Book Critical thinking Asigo Pdf aH adigoo mahadsan ❤

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed66947 ай бұрын

    Fikirku waa "Hawlgal maskaxeed lagu maamulo kala shaandheyta xogta".

  • @Welcome-friend789
    @Welcome-friend7897 ай бұрын

    Fadlan videoga oo damaystiran inoosogali chanelka hadii aad helayso. Shukran

  • @laylamahamoud5774
    @laylamahamoud5774 Жыл бұрын

    Ilahay hakaa abaal mariyo pdf ma heli karaa adoo mahadsanid

  • @mmm0091

    @mmm0091

    Жыл бұрын

    Wll waa heli kartaa. Ii soo dir email aan kuugu soo diro

  • @user-bc1ev3oc6i
    @user-bc1ev3oc6i10 ай бұрын

    Teacher chapter kale xagen ka helnaaa

  • @asmaali5001
    @asmaali5001 Жыл бұрын

    Presentation ka ma heli karaa adoo mahadsan

  • @mmm0091

    @mmm0091

    Жыл бұрын

    Waa heli kartaa .. email aan kuugu soo diro bay u baahan tahay. Email-kagya waa "m.a.mohamoud@gmail.com"

  • @ibraGaas

    @ibraGaas

    8 ай бұрын

    Draft ka gmailkada soo dhig ustaad linkga decriptionka so gali is Aan ula dagno

  • @SukhraAbdirxmaan-iq6rk
    @SukhraAbdirxmaan-iq6rk Жыл бұрын

    Waa caqli soojeeda oo aynu ku falanqeynkarno warbixno aynu hayno

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur10007 ай бұрын

    Mahadsanid Dr

  • @mmm0091

    @mmm0091

    7 ай бұрын

    Adigaa mudan, akhii.