No video

How I Became a Tech Engineer in 6 Months With No Degree | GlobalNet | Af-Soomaali

Abdirahman worked on normal casual jobs for few years. He loved IT from a very young age, however, he dreamed of becoming a doctor. He moved to Holland and his plan of becoming a doctor has changed. He rather pursued a career in tech. He did some basic courses at college. He then travelled to London to study at GlobalNet. After only six months of studying IT at GlobalNet, he had the confidence to start applying for IT jobs! He managed to secure his first IT job without having computer degree or relevant experience. His longer time plan is to become an AWS Cloud Engineer.
GlobalNet is the leading IT training provider in London. A wide range number of companies and government agencies hire our students including NHS, Local Councils, IBM, Dell, Goldman Sachs, HSB, Barclays, RBS, Amazon, JP Morgan, BNP Paribas, Morgan Stanley, MoD, Cambridge University, Arriva, 4 New Square, House of Parliament, Nato, BP, Shell and many more!!

Пікірлер: 51

  • @user-fg2ic6ik7n
    @user-fg2ic6ik7n Жыл бұрын

    Macalin global net waan u baahanahay ee sideen ku helaa South Africa ayaan ku noolahay

  • @techwizissa7247
    @techwizissa7247 Жыл бұрын

    Great inspirational video. Mashallah 😎

  • @user-ji6vu7xq3j
    @user-ji6vu7xq3j11 ай бұрын

    This is my brother🎉

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us2 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @somaliforex7744
    @somaliforex77442 жыл бұрын

    Masha allh guuleysta

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 Жыл бұрын

    IT certification runtii waa waxa ugu wanagsan ee waqtigan labarto fursadaheeda shaqana uu badan yhy Anigu hadaan ku baraarugay runtii. Bahda Global na waxan kacodsanaya inaad naga caawisaan qaabka la isugu xiijin karo IT certification courses ka Iyo online maku bixisaan kooraskaas adinku mahadsanidiin .

  • @fahadShaakir
    @fahadShaakir2 жыл бұрын

    Masha Allah future wacan Ayaan ku rajaynaya wllo. Ustaad Alle ha ku sharfo aniguna journey ayaan ku jirna insha Allah one day ayaan stage iman insha Allah.

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal Fahad Shaakir. Macalinka waan gaarsiin doonaa salaantaada.

  • @YazinDhere

    @YazinDhere

    4 ай бұрын

    ​@@globalnetict somalia makuyala globalnet

  • @azaanibrahimmohamed2846
    @azaanibrahimmohamed2846Ай бұрын

    computing cloud and software engineering cypersecurity Ai and machine learning wa shaqoyinka mustaqbalka macalin abdala wali somalida podcast technology noocano kale kuma buraaragsana laakin generation cusub way ka faaidaysan doonan channel kan sanadad soo socda wali so badiya podcast noocan oo kale ah

  • @aliamohamed5085
    @aliamohamed5085 Жыл бұрын

    Mansha Allah maclim ❤

  • @musemohamed1064
    @musemohamed10642 жыл бұрын

    Macalinkan taalo haloo dhiso please wlh caadi maaha God bless him

  • @mukhtarabdullahi8302

    @mukhtarabdullahi8302

    Жыл бұрын

    Allah haka jaza mariyo , Umada wax badan ayu taray

  • @Wakhtiga
    @Wakhtiga3 ай бұрын

    Asc . Fadlan malagula soo xidhiidhi karaa macalin hadiisa lagula soo xiidhiidhi karo , sidee

  • @najibhussein4524
    @najibhussein4524 Жыл бұрын

    Haduu English keyga aad uu ufiiceen IT aan barto sideen shaqoyinkaas iigu fududaan karaa hadaan rabo inaan banaanka ka shaqeeyo

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim10232 жыл бұрын

    mansha ALLAH MACALIN

  • @aweskeyfitnes8426
    @aweskeyfitnes84264 ай бұрын

    Halkee lagaaga soo xuriiraa

  • @abdijabar10
    @abdijabar102 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Жыл бұрын

    Stil medical is the best option if u have that cretrea

  • @cnoor484
    @cnoor4845 ай бұрын

    Very good

  • @zaraosman2096
    @zaraosman20962 жыл бұрын

    Macalin Cabdulahi talefon ba qabto siduu ku doonaya arday badan ma garan

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Walaal Zara nagala soo xiriir numberka shaashada ku dhigan. Haddii la qaban waayo qoraal noo dhaaf. Waa lagula soo xiriirayaa IA. Macalinka inta badan waa busy oo Soomali ayuu u shaqeeyaa oo uu waqtigiisa u huray.

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Жыл бұрын

    Video gan wuxu i siyay dhira galin

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf84962 жыл бұрын

    runtii qofkii macalin abdala face to face ku helay e wax ka bartay wa qof nasiib badn macalin dhalinyarada wadankii somalia joogta maxaa fursad usiin la'dahy

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal. Way ka mid tahay qorshaha GlobalNet inay xarrumo ku yeelato Soomaliya. Waxaa soo bixi doona nidaam cusub oo online ah.

  • @esakmuktar7043
    @esakmuktar70432 жыл бұрын

    my field was economic maku soo biri karaa IT ISKU MA FICNIN MACALIN Hadaa iga cawin kartid

  • @ahmedvitamiin5784

    @ahmedvitamiin5784

    2 жыл бұрын

    Account tiga sifiican u baro meel kale ha aadin

  • @esakmuktar7043

    @esakmuktar7043

    2 жыл бұрын

    @@ahmedvitamiin5784 I don’t ask you mate

  • @ahmedvitamiin5784

    @ahmedvitamiin5784

    2 жыл бұрын

    @@esakmuktar7043 go forward

  • @esakmuktar7043

    @esakmuktar7043

    2 жыл бұрын

    @@ahmedvitamiin5784 thanks a lot 🙏

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Haa walaal waad baran kartaa. Dad badan ayaa ka soo bedeshay economics.

  • @moonlight_.moody1
    @moonlight_.moody1 Жыл бұрын

    Waxaan jeclaan lahaay inaa kuso biiro global Net

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us2 жыл бұрын

    Macalin Cabdulahi Waraysiyada waxaad kusoo darraa sellery ga oo dhiiri galin u samaynaya dhalinta

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Waa talo wanaagsan laakiin sharciyo ayaa jira u diidaya qofka inuu muujiyo mushaarkiisa. Sidaa darteed, ma rabno in ardaydu jebiyaan sharciyadaas. Laakin waxaynu sheegnaa sida suuqa yahay. Mahadsanid.

  • @ahmedvitamiin5784
    @ahmedvitamiin57842 жыл бұрын

    Magaca application ka enjin miyaa mise dhawaqaan fahmin application ka lagu shaqeeyo ayaad dhahday

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Walaal applications badan ayuu sheegay engineerka ee daqiiqada iyo seconka noo sheeg si laguugu iftiimiyo.

  • @ahmedvitamiin5784

    @ahmedvitamiin5784

    2 жыл бұрын

    @@globalnetict daqiiqada 35:05

  • @mpasuakichwa

    @mpasuakichwa

    Жыл бұрын

    Waa Intune @35:05…. Waxaa kale uu sheegay SCCM, Team Viewer, Service Now, Active directory(AD), Office 365.

  • @maxamedcabdiaadangeelow948
    @maxamedcabdiaadangeelow9489 ай бұрын

    Anigo somali joogo ma baran kara ITgan

  • @user-mv9gt8rd8p
    @user-mv9gt8rd8p10 ай бұрын

    I wan5 to learn help my

  • @abdullahiismail2107
    @abdullahiismail21072 жыл бұрын

    Sidhe ku heli kara onlinkan anoo jooga kenya

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Dhowr nooc oo online ah ayaa jira ee nala soo xiriir si aad u hesho warbixino dheeraad ah. Mahadsanid.

  • @Cadeey12234

    @Cadeey12234

    2 жыл бұрын

    Asc walaal fomka onlineka laga buuxsanaayo xagee kahelikaraa yurub qofkii joga

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us2 жыл бұрын

    Macalin claahi ninkii ku liita english ka ma baran karaa IT???

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Walaal waxaad ku baran kartaa Af Soomali. Nala soo xiriir si aad u hesho warbixino dheeraad ah.

  • @Yusuf-se9us

    @Yusuf-se9us

    2 жыл бұрын

    @@globalnetict ok mahadsanid

  • @raqad4642

    @raqad4642

    Жыл бұрын

    @@globalnetictinte lagala so xariira number kaaga macalin and thanks

  • @onlygoals878
    @onlygoals8782 жыл бұрын

    asc macalin waxaan rabey in aan kusoo biiro GLOBAL NET online ee number whats app ah oo idin kala soo xidhiidho isoo sheega

  • @globalnetict

    @globalnetict

    2 жыл бұрын

    Walaal waan sameynaa online oo dhowr nooc ah. Numberka WhatsAppka wuxuu ku dhigan yahay shaashada ee nagala soo xiriir.

  • @Smooth-Relaxation27
    @Smooth-Relaxation27 Жыл бұрын

    Asc walal whatsapp ka number ka maxan kahormariya isosheg adigo mahadsan walal