Пікірлер

  • @abdallahsupersta
    @abdallahsupersta9 сағат бұрын

    Ustadhi mahadsanid Slides ma heli karaa ustadhi

  • @user-mz9rf5ej2h
    @user-mz9rf5ej2hКүн бұрын

    Thanks Dr mohamud

  • @mmm0091
    @mmm0091Күн бұрын

    Adigaa mudan in badan.

  • @cwalicali9276
    @cwalicali92763 күн бұрын

    Dr Guleyso

  • @saacidjamaal3314
    @saacidjamaal33143 күн бұрын

    Jasaakallaah Dre balse codka qajajac baa ku jirto hadii la hagaajin karana wee ka sii fiicnaan laheyd

  • @mmm0091
    @mmm00913 күн бұрын

    Internet ka ayaa markaas xoogaa aan fiicnayn baan u malayn. Gadaal buu kasoo fiicnaan.

  • @abdullahiabdirahmanmohamed9913
    @abdullahiabdirahmanmohamed99133 күн бұрын

    Dr Hoori, Mahadsanid In Badan.

  • @mmm0091
    @mmm00913 күн бұрын

    Adigaa mudan.

  • @sayid-ali.9.
    @sayid-ali.9.3 күн бұрын

    USTAAD and iyo aad ayaad u mahadsan tahay sida hordhac noogula wadaagtey insh alleh waxan rajeeynaa inaad noo soo dhameeys tiri doonto

  • @mmm0091
    @mmm00913 күн бұрын

    Inshlh dhowaan.

  • @MohamedAbdiaziz-x1q
    @MohamedAbdiaziz-x1q3 күн бұрын

    Professore aad baan u mahadsan tahay sida fahfahsan oo nogu sharaxdey ama noola wadagtay "Communication skills" qaybaha kalena nosoo gali channelkana waan rukumadey insha allah halkan banu kala soconayna, Guulayso jazakallahu khayr.

  • @mmm0091
    @mmm00913 күн бұрын

    Inshlh dhowaan baan soo gelin.

  • @user-hj4sh5mh5h
    @user-hj4sh5mh5h4 күн бұрын

    Alle amarkii maanta isoo gaadhey waxbadanna waan kafaaiidey Jasaaka laah. Date: 12/08/2024

  • @mmm0091
    @mmm00913 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @mohamedhgelle7737
    @mohamedhgelle773726 күн бұрын

    Ustaad mahadsanid barakallah. Xagee se ka heli karnaa presentation?

  • @abdirahmanabdullahi180
    @abdirahmanabdullahi1802 ай бұрын

    Waan salaamayaa Aqoonyahanka. Waxaase fiicnaan lahayd isaga iyo Aqoon yahanka kale in ay marka horre af soomaali ku soo diyaariyaan. Soo gudbinta aqoon tooda. Waayo markaan eegay boqolkiiba 30% baa soomaali ah inta kale waa ingiriisi iyo Carrabi.

  • @israhassan4925
    @israhassan49252 ай бұрын

    ani waxan iswaydiiya dakan oo kale wayo ay ooga subscribe yaryiin dadka kale ee malayacniga yutubka u joga subxa nalah somaliyay sidan halysku dhaamo any way thanks mawducan aad ban oga helay keep going i.a

  • @mmm0091
    @mmm00912 ай бұрын

    Mahadsanid.

  • @AxmedYuusuf-dj9kj
    @AxmedYuusuf-dj9kj3 ай бұрын

    Horta shey markaad sheegyso waa in aad fikir fiican kahsyati tusaaale khamaaarka lacagta aaad ku qasaarsyo ma go aamin kartid adi lknse tan adi waaad goaamin karta uu tusaale 0.5 baan lagaly oo kdb waxaan ku dhufty khasaaraha igu imaan karaa 20pips So 20×0.5=5$ so waanba igay lacgta aam qasaarayo hadaan ogaaadi Tan kle oo ah aduunka ganavsi hadii aad bilaabyso majirto gamacsi aaan lahyn kasaaro iyo faaido tusaale Maanta waxan soo iiibsady 15 jwaan oo bariis ah oo aan kusoo iibiyey 20$ iyadoi suuqa ay 10k oo jawaan taalo Tusaale 20×15=300$ Maalintii xigty baa waxaa imaady raashi bdn oo 50k o jwn markaas khasab rashinkii 20$ ahaa waxaa imaanee 15$ markaas khasaare waa kugu imanaa saas oo kle waaye ganacigii o dhan baa khasaare leh ama faaido leh

  • @abdirahimhassan2793
    @abdirahimhassan27934 ай бұрын

    Mahadsanid dr, su'aal baan qabaa; maxay markasta saabit u tahay calender ka milaaddigu, xagga uu kana islaam ku badanna uu khilaaf ka imaaddo xagga curashadda bisha ?

  • @mmm0091
    @mmm00914 ай бұрын

    Adigaa mudan: Sababka waa in kan miilaadigu ku dhisan yahay Qorraxda iyo Synodic Month tirsigoodu go'an yahay. Bishii waa 29.53 maalmood, sanadkiina 365.25. Calander-ka Islamka wuxuu ku xiran yahay aragga bisha marka uu dhalato Astronomically ka dib. Araga dadkuna waa kala duwaan karaa ... waddamada adduunku isku "horizon" ma ahan oo madaalicdu waa kala duwan yihiin. Khilaaf ma ahan ee waa kala duwanaanta "method"-ka lagu sugayo dhalashada. Waxaa inala mid ah Calander-ka Jewish ka.

  • @abdirahimhassan2793
    @abdirahimhassan27934 ай бұрын

    Si wacan baan u fahmay doctor mahadsanid, jaza'akallah.

  • @Bekind-ve8vu
    @Bekind-ve8vu5 ай бұрын

    Ascww. Diktoore, Alle hakaa abaaliyo dadaalka aad sameynasid iyo sida aad noogu hagar baxaysaba. Diktoore, waxaan kaa codsan lahaa inaad muuqaal nooga soo sameyso wax akhriska, muhiimaddiisa iyo waxa ay tahay in la akhriyaba. Sidoo kale, adiga safarkaaga wax akhris inaad nooga war bixisid, si aan dhiirranaan uga helno insha Allah. Mahadsanid

  • @user-uf9oq7is4j
    @user-uf9oq7is4j5 ай бұрын

    Doctor faham naga sii sida dhulku u wareegayo fadlan.

  • @mmm0091
    @mmm00915 ай бұрын

    Gaari taagan ... hadaad dalacdid oo lug kor u qaadid .. marka aad gear gelisid oo sheelaraysid ... lugtu keligeed bay wareegaysaa ... marka dhulku udub dhexaadkiisa ku wareegayo oo habeen iyo maalin ka dhalanayaan waa sidaas oo kale. Taayirku markuu dhulka qabto gaarigu waa dhaqaaqayaa .. waa sidada dhulka oo qorraxda kusoo dul wareega. Waxaa ka dhalanaya xilliyada iyo sanadka. Waxaan rajayn in tusaalayntaan kuu fududayn karto.

  • @engcabdisalaamcabdullaahim6760
    @engcabdisalaamcabdullaahim67605 ай бұрын

    Mahadsanid dr sida aad noogu sharaxday

  • @mmm0091
    @mmm00915 ай бұрын

    Adigaa mudan akhii.

  • @user-im6hk3eq3r
    @user-im6hk3eq3r5 ай бұрын

    Thanks dr❤

  • @mrgutale
    @mrgutale6 ай бұрын

    مواقع نجوم. Mala dhihi karaa Black holes Oo ah god aad uweyn oo soo jiito xidigaha ka ag dhaw.

  • @mohamedMadaale-xg5or
    @mohamedMadaale-xg5or6 ай бұрын

    Sheekhow Forex Qofkii Guryo ka dhistay ee Lacag badan ka sameeyay Xukunkiisu muxuu noqonayaa

  • @mohamedbashirabdikadir8201
    @mohamedbashirabdikadir82017 ай бұрын

    Casharkaan si fiican buu ustaadku usoo diyaariyay khyr alle ha siiyee. Lkn waxaa caqabad ku noqday inuu si fiican usoo gaaro daawadayaasha, classka loo sharxayo oo mustawahoodu hooseeyo oo wx badan looga tagay, waqtiga oo yaraa iyo qoraalka oo aan la arkayn...... Discriptionka hadii lasoo dhigo qoraalka casharka way fiicnaan lahayd.

  • @Jamaahmed1990
    @Jamaahmed19907 ай бұрын

    M.A Dr mahdsnid

  • @xidig6
    @xidig67 ай бұрын

    maasha allh ustaad rabbi ajar hakaa siiyo ❤

  • @bjsinjjwh12313
    @bjsinjjwh123137 ай бұрын

    Ustaad waxaan u baahnaay Book Critical thinking Asigo Pdf aH adigoo mahadsan ❤

  • @mohamedawes6370
    @mohamedawes63707 ай бұрын

    MashaAllah runti waxan maal mahaan ku mashqulsana conscious mind and subconscious mind mow duucan ad ayuu I an facay mahadsanid ustaad.

  • @cadnaancadnaan830
    @cadnaancadnaan8308 ай бұрын

    Aqoon waa luuqadaada qofku haduu waxbaranayo waxaa roon wixi luuqada lagu heli karo in luuqada loogu sheego dadkan ingiriis maahan qof walba luuqadiisa inoo wax ku bartaa fcn waa lagayaabaa inaan waxyaabaha qaar loo helin luuqadeenoo iskayar awageed lkn qof luuqadiisa unbuu wax kaga dhargaa

  • @DhambaalU
    @DhambaalU4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @omarmohamed9427
    @omarmohamed94278 ай бұрын

    12 December 2023 ayaan daawaday muqaalka 🎉

  • @hasanahmedali3244
    @hasanahmedali32448 ай бұрын

    Masha Allah ustaad Allah haku barakeeyo 11/12/2023

  • @Ahmedsaleh123
    @Ahmedsaleh1238 ай бұрын

    Mahadsanid dr jazakallahu khayr

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j87288 ай бұрын

    Alle haku barakeeyo sheekhanaa wa mufakiranaa❤❤❤

  • @mmm0091
    @mmm00918 ай бұрын

    Shukran, akhii.

  • @bashirali6424
    @bashirali64248 ай бұрын

    Projects iska hagaajiyaa lesson waxb lagama arko

  • @Welcome-friend789
    @Welcome-friend7898 ай бұрын

    Fadlan videoga oo damaystiran inoosogali chanelka hadii aad helayso. Shukran

  • @awaleahmed6694
    @awaleahmed66948 ай бұрын

    Fikirku waa "Hawlgal maskaxeed lagu maamulo kala shaandheyta xogta".

  • @ducaysane1133
    @ducaysane11338 ай бұрын

    Hadee walaale mahadsanid

  • @KhadarAxmed-oj3qv
    @KhadarAxmed-oj3qv8 ай бұрын

    Mahad balaadhan Dr.

  • @mowlidmussea.2689
    @mowlidmussea.26898 ай бұрын

    Culimada Somaliyeed way kudag dagan inay Xukun ridaan🤔🤔!! Shiikhu wuxu FOREX kuxarimay inaysan lacagta marki aad iibsato ama aad iska iibisid sida EURUSD aysan Euro koontada kugu sodhacayn?? waaba yaabe sheekhow Euro inay koontada isogasho ma anaaba rabay soo koontadaydaa base currency dollar uma ahan, sidokle qofka base currency Euro utahay soo Euro ugu dhicimayso? Trader ku xor so umahan wuxu base currency kadhiganayano inay Dollar , Yen, Euro, Pound ama Riyaal utahay?? Wadaadku wuxu meshaba kasaray doorkii Brokerage ka oo wuxu suuqi kadhigay inusanjirin melaan Exchange kadhacayn, oo hadusan Exchange jirin maxa magaca Foreign Exchange(FOREX) loo siiya? Hadan lacagta EURO iibsado marku qiimuhu ahaa 1.07500 oo an kaga baxo 1.90600 ee kuqoran Platform ka Trading view, waxa isbadalku kudhacay somahan qiimaha lacagta EURO taasna aan kafaiday?? Sida Sariflaha Garowe jooga subixi qiimaha dollar ku ahaa uusan galabki ugu xirmin isla qiimihi? Shirkada Broker ku waxay haysataa dhaman lacagaha wadama kaladuwan ee koontada macamishu kafurteen kamuqda, waxayna awood uleeyihin inay qofwalba lacagta base currency ga u'ah ugudhacdo koontadisa. Tusaale ahaan dukaanka Forex Bureau qofka jooga wuxu hayaa lacago badan oo wadamo kaladuwan leyihin qofwalbana wuxu rabu usarifayaa, hadan dollar ukeeno oo Kenyashillings uu igu badalo, balse an rabo lacagtas inu Uganda shillings ama Sudanese Pound igadhigo oo mobile ka igushubo miyusan Broker ki Forex lamid ahaydn?? Mida labad hadi Visa card ka lacagta igu jirta ay Dollar tahay oo an rabo dal yurub kuyaala inan wax kaga sogato qaab online ah oo shaygi aan rabay qiimaha kuqoran uu Euro ama British pound yahay miyeysan lagactaydi sharifka Euro ama GBP isubadalayn?? Shiikhow waxan hadalkaga kadaremay inad UK dagantahay Please waydi arintan Culimada taqaana ee UK kula jooga sida sheikh Cisman Usuuli iyo Sheikh Axmed jawhari.

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden98778 ай бұрын

    Fadliga illahay muqaalka maantuu isoo gaaray waana ku faraxsanay inaan xog waafiya ka helay mowduucan oo aada iigu laaqaana mahadsanid Dr Mohamud.

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir91928 ай бұрын

    Adeer shukran forex waa adurisid anigaa markaa trade qaato waan garan waxn khasarayo iyo ku guulaysan donayo xata waxad awood u leedahay inaa trade xirto isaga socda òoo adan khasaro galin mana jirto wax layska galo cilmi aqoon baa lagu galaa weak dhanbaa suuqa galeen oo waxa raad sanaysaa mesha saxda wana manegment gareen dib u baar insha allah mrkale xalqadan kuma qancin ee markale dib u baar

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur10008 ай бұрын

    Mahadsanid Dr

  • @mmm0091
    @mmm00918 ай бұрын

    Adigaa mudan, akhii.

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l8 ай бұрын

    Ustaad waa ku salaamay maxey ku kala gedisan yihiin aqoon iyo ogaa❤❤?l

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa08 ай бұрын

    Masha Allah cilmigadi aya manta ka faidaysanaya alle haka abaal mariyo 2023/11/21

  • @mmm0091
    @mmm00918 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @ismailjamaal8670
    @ismailjamaal86709 ай бұрын

    Dr Dowlaods ka fur

  • @libanalimohamud3709
    @libanalimohamud37099 ай бұрын

    masha allah

  • @sakariyesaed7183
    @sakariyesaed71839 ай бұрын

    Halkee laga helayaa kitaabkan oo pdf ah

  • @mmm0091
    @mmm00919 ай бұрын

    Akhii kitaab gaar ah ma ahan ee waa presentation aan diyaariyey.

  • @cabdirisaaqmxdcabdi830
    @cabdirisaaqmxdcabdi8309 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/qKyLy82dkbSbgKg.htmlsi=orZf-Ag_NUy0_a-t

  • @longlive1968
    @longlive19689 ай бұрын

    Sheeqow suaal ayaan qabaa company dhar iibiya ayaan ka shaqeeyaa o somaali leh lacagta company lagu furay wa lacag qaadka laga sameeyey aniga mishaar yar aan qaatoo ma xaaran baa mise waa xalaal.?

  • @mmm0091
    @mmm00919 ай бұрын

    Walaal mahadsanid. Waxaa fiican in culimada kula deegaanka ah oo kaa ag dhow la weydiiyo su'aalaha fatwada. Guud ahaan haddii aad ka maarmi kartid oo shaqo kale heli kartid waracnimada waa wax qaali ah. Haddii aysan duruufta kuu saamaxayn, waxay ku xirantahay xalaalnimada shaqadaada waxa uu hadda ay shaqeeyso shirkadda aad u shaqaysid iyo nooca shaqada aad u qabatid. Mahadsanid.

  • @sahrakobailan8150
    @sahrakobailan815010 ай бұрын

    fikir:NASHAAD CAQLI AH OON U ISTIMCALNOH INAN KU KONTOROL NOH kuna falan qeynoh xog🎉

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud803210 ай бұрын

    Macalin casharada xagaan ka heli karnaa mahadsanid

  • @mmm0091
    @mmm009110 ай бұрын

    Email ii soo dir

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast522310 ай бұрын

    Mahadsanid Dr

  • @mmm0091
    @mmm00918 ай бұрын

    Adigaa mudan.

  • @fuaadnuur2621
    @fuaadnuur262111 ай бұрын

    Intee ka hela cashirkan pdf ahan

  • @fuaadnuur2621
    @fuaadnuur262111 ай бұрын

    Mahad sanid ust