No video

QUR'AANKA IYO SAYNISKA , Mohamoud A Mohamoud, PhD, MBA

Dersi ku saabsan Science-ka iyo Qur'aanka. Dersigani wuxuu soo koobayaa ahmiyadda ay leedahay in Science-ka iyo Quraan-ka aysan iska soo horjeedin, Quraankana ku jiraan Xaqaa'iq Scienceku taageerayo.
Haseyeeshee, Quraanku ma ahan Science Textbook, waxayna ku kala saabsan yihiin labo majaal, saxna ma ahan in la isku garaaco.

Пікірлер: 8

  • @iftiimiye1038
    @iftiimiye10384 жыл бұрын

    Masha Allah ustaad alle haku xafido.

  • @mmm0091

    @mmm0091

    4 жыл бұрын

    Adigana sidoo kale

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan11412 жыл бұрын

    Waan u baahnahay dad badan oo soo bandhiga xaqiiqooyinka qur’aanka iyo science ku soo qur anka ugu waa faqay shaykasta scientifically proven ah

  • @maxaakaagalay7334
    @maxaakaagalay73342 жыл бұрын

    mashaAllh ustaad cilmigaaga Alle hakuu barakeeyo

  • @hassanabdullahihashi9821
    @hassanabdullahihashi98214 жыл бұрын

    mash alah. culumada caqaa'idka dhiga baa dhihi jiray: النقل الصحيح لا يعارض العقل السليم. marka hada waxad noo faa'idaysay. العلم المجرب لا يعارض النقل الصحيح. casharada nuucan ah bulshadenu aad bey ugu baahantahay,gaar ahaan dhalinyarada sanadaha soosocda. wan kaaga mahadcelinayaa.

  • @mrgutale
    @mrgutale6 ай бұрын

    مواقع نجوم. Mala dhihi karaa Black holes Oo ah god aad uweyn oo soo jiito xidigaha ka ag dhaw.

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan11412 жыл бұрын

    The Language of God Xagee ka heli karaa Ustaad Book-gaas

  • @mmm0091

    @mmm0091

    2 жыл бұрын

    Amazon book store ..