No video

Waa maxay Bitcoins

Waa Maxay Bitcoin?
Waa dersi si faah-faahsan u sharaxaya waa maxay Bitcoin (cryptocurrency), sidee loo helaa? waa maxay Bitcoin Mining (Bitcoin-qodoshadu)?, ma xalaalbaa mise xaraam

Пікірлер: 13

  • @abdullahimohamed2067
    @abdullahimohamed20676 жыл бұрын

    Jizaakallahu khay walaal dr mahamuud si wanaagsan oo Farah faahsan baad moduucaan uga hadashay, marka laga soo tago fahamka iyo xogta rasmiga ah ee aad naga siisay waxaan anigu hada ka warwersanahay dad badan oo soomaali ah oo Nairobi jooga oo la ii sheegay in la cago looga aruursaday oo sidaad sheegtay xoogaa lacag ah loo diraayo si dad cusub oo badan loo helo sidaasna dadku waxay haysteen iyo wax helo kareenba looga aruusado iyagoo ribix raadinaaya marka waa tuuganimo cusub iygoo dadka lagu insha sarcaadinaayo xoogaa lacag ah oo maalmo loo diraayo si dad badan oo ka dambeeya loo helo markii ay lacgo badan aruursadaana hade lacagtii oo dhanba hawadaa cuntay

  • @mmm0091

    @mmm0091

    6 жыл бұрын

    Wa Jzk Allaahu khayran .. adigaa mudan walaal. Waa sida aad sheegtay oo waa tuugonimo reer magaal ah.

  • @maxamedxuseenburaale

    @maxamedxuseenburaale

    4 жыл бұрын

    @@mmm0091 Asc Dr. Mohamud waxaan kaa codsan aayaa in aad noo soo gudbiso mowluuc ku saabsan marnaamij hada somalia aad ugu soo batay sarifka lacagaha qalaad ee online ka ah (forex) mahadsanid

  • @ismaiilhaji
    @ismaiilhaji6 жыл бұрын

    Asc

  • @ammarabdi9232
    @ammarabdi92324 жыл бұрын

    Walal halken ayan kala soo xidhiidha

  • @mmm0091

    @mmm0091

    4 жыл бұрын

    Email igala soo xiriir: m.a.mohamoud@gmail.com

  • @ammarabdi9232

    @ammarabdi9232

    4 жыл бұрын

    @@mmm0091 ok mahadsanid

  • @ammarabdi9232

    @ammarabdi9232

    4 жыл бұрын

    Walal what's app kaga iso qor halka ayan kala soo xidhiidhi

  • @mmm0091

    @mmm0091

    4 жыл бұрын

    @@ammarabdi9232 Bal email soo dir marka hore.

  • @ammarabdi9232

    @ammarabdi9232

    4 жыл бұрын

    Khaledabdi084@gmail.com waa kas