Sahan Podcast

Sahan Podcast

Falanqaynta siyaasadda, dhacdooyinka, taariikhda, buugta, aragtiyaha iyo arrimaha bulshada.

Пікірлер

  • @user-gi2oz3vt5x
    @user-gi2oz3vt5x5 сағат бұрын

    Nin waalan

  • @RuuneeyMacalin
    @RuuneeyMacalin8 сағат бұрын

    Aadan sahanow wllo muqdisha Malaga helaa buug aad turjuntey??

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan60418 сағат бұрын

    Ader garka marka is hirto fol humo ayaa tahay

  • @ismaciilMustafe
    @ismaciilMustafe17 сағат бұрын

    itoobiye aqoonsiyeedu waa bilaa macni

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad19 сағат бұрын

    Aadanow sxb aadbaad iiga qosliday kalmadaa hdda naagahaa ku shukaansaa😂

  • @user-cb4qn9ui8g
    @user-cb4qn9ui8g20 сағат бұрын

    Aaad ayaad uu mahda santahay wll indha ayaa ii furtay alaha ka raali ahado

  • @maxamudmidnimo6772
    @maxamudmidnimo677220 сағат бұрын

    Adanoow inader waa iga qoslisay markaa erayada axmaariga aad akhrinaysay

  • @SalwaTaqal
    @SalwaTaqalКүн бұрын

    Allah kusharfo wallkey waxbadan kafaiday

  • @wwxRaaJaaXx
    @wwxRaaJaaXxКүн бұрын

    Nio maad madax weyn isku soo sharaxdid

  • @mohamettcabdullahi6130
    @mohamettcabdullahi6130Күн бұрын

    Ereyga hamuun goranyo waxaa unaqanaa kliyato annga huguri Wayne ama.bahal 😂

  • @Ibnuqasimqasim143Ibnuqasimqasi
    @Ibnuqasimqasim143IbnuqasimqasiКүн бұрын

    29:04

  • @user-ch1pj5yd3r
    @user-ch1pj5yd3rКүн бұрын

    Inbadan mahadsanid ustad indheergarad aan heysano iyo hantiyaa inoo tahaye barnamijyadan oo kle inoosoo badi walaal aadan. maskaxdeyda maclumatka ay ka faido hdaladada macalimadeyda tafsiirka kaliya kaa badan Abaalkaaga janno walal Rabi kheyr ku sii kaana farxi cumrigaagana dheereey , adoo kalene noo badi From gabar coment qori jirin lkn xalqadahaga ku tixaneyd 2017 ilaa iyo hada

  • @Shaafimohamethismailothman
    @ShaafimohamethismailothmanКүн бұрын

    60k🎉 is coming congratulations bro 4 years ban ku daawanaya wlhi abaaL aanan soo kooBi karina wan kuu hayaa e guulayso zhb❤

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadarКүн бұрын

    Wlhi ani lee iskomada qofkan

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadarКүн бұрын

    😭😭

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadarКүн бұрын

    Wlhi wnkujeclhy 🥹

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183Күн бұрын

    Sh hasaaan wa wataa, waa AW. Tolow dhalintu AW ma garanaysa?

  • @user-jk1hc5pi4c
    @user-jk1hc5pi4cКүн бұрын

    Zxb aadanow mas muler

  • @alphachannal7184
    @alphachannal7184Күн бұрын

    Adanow xog qali ah ban hyaa xge kalo so xirira

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar59462 күн бұрын

    Adan xafidulah

  • @IslaaxMedia
    @IslaaxMedia2 күн бұрын

    Legend ka😂❤

  • @haykalchannel4303
    @haykalchannel43032 күн бұрын

    mnshAllh alle caqliga hakuu barakeyo wll Adan sahnow

  • @mohameddeeq7578
    @mohameddeeq75782 күн бұрын

    M.a walaal noosoobadi qalbigey igataabatay m a

  • @comndmalki57061.
    @comndmalki57061.2 күн бұрын

    Qoraaga: Saciid Cali Shire. buugiisa 2aad Hogaamiyaha isbedalka Horseeda. Cutub kamid waxuu dulmar ku sameeynayaa ( Taariikhada Hogaamiyasha somalia ) _Waxuu ka soo bilaaba islaamka ka hor somalia xilliyadii faraacinta masar, Boqortoyadi Rumaanka & Faaris ----ilaa iyo burburka dowladii dhaxe somalia Hogaamiyaasha/ hogaanka sidee ahaa. Waxuu Radinaya waxyaabo badan ku saabsan (Taariikhda Hogaamiye somaaliaya ) waxa laga qoro sida loo qariyo. asxaabta hala daraaseeyo buugaas an kaso hadlay -- mahadsanid.

  • @user-jg9dn3cf1n
    @user-jg9dn3cf1n2 күн бұрын

    Aden sxp suaal reer hayb soocadan maxad ingriisku taariikhda uga reebtayna

  • @Zer_updirahman
    @Zer_updirahman2 күн бұрын

    Wllhi waa Runtiiih🫡

  • @TaariikhoyahanTaali2000
    @TaariikhoyahanTaali20002 күн бұрын

    Adanow sahip bishii waa dhamatee sodah

  • @Maadsade
    @Maadsade2 күн бұрын

    Maansha allaah zxp aqoon yahan baadtahay❤

  • @MohamedUmal
    @MohamedUmal3 күн бұрын

    Thanks abti gacaliye aad baan u fahmay topic gan

  • @roodoxasan301
    @roodoxasan3013 күн бұрын

    Ano qof xirirlenahy 2week kadib isla hadalnaa hadana wax aa isku dagalno majirto

  • @roodoxasan301
    @roodoxasan3013 күн бұрын

    Musalsalka suleyman miyaa midka uu shegoyo ee turkiga beyn kashegay

  • @zakariayoussoufmohamed5969
    @zakariayoussoufmohamed59693 күн бұрын

    -🌱 «الكُسَالى أكثر النَّاس هماً وغماً وحُزناً، ليسَ لهُم فَرح ولا سرُور، بِخلافِ أربَاب النّشاط والجِدِّ في العَمل». •‏ ابنُ القيّم-رَحمهُ الله-. #الجوهࢪة_المکنونة 🌨🌸

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og3 күн бұрын

    Wax magarattada iyo khayiiminta unba fircoon bixii iyo koxdissa unba dhibka inagu hayssa

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og3 күн бұрын

    ALLAHA ku xifdiyyo walal ninkan o kale aynu u bahan nahay e ALLAHA fircoon bixii iyo kooxdissa dhinac ino dhafsho kuwa ka khaire badan

  • @user-jb9wh6gt6q
    @user-jb9wh6gt6q3 күн бұрын

    Amarka ilahy ila yaraantaydii qofku marku ila hadlayo xita macalinku marku so galo xiisada, waan daareemi jirey miyu xanaqsan yahay mise U faraxsan yahay ❤️🥰

  • @maareeye673
    @maareeye6733 күн бұрын

    Somalia hadal uun bay haysaaye cida dawladeeda dhaqaajin wayday ee xaalad abuurka keentay waa somaliland oo sheegatay inu ka maqan yahay wax layidhaaho "ICTIRAAF",, waayo dooda somaliland way caddahayo,, - midogi ayaaba sharci daro ahaa markiisa hore oo hishiis midnimo lama kala qoran. - Qaramada midoobayna somalia ayaa isku diiwaan gelisay yadoo ah tii etaly ka xorowdayo way iska kaaya reebtay. - xeerarka caalamiga ah ayey waafaqsan tahay dib ulasoo noqoshada m.banaanida somaliland. Waxaana cadeeyey gudida xaqiiq baadhista ee AU'da 2005kii,, Ictiraafkuna macnehiisu waa (qiraal xaqiiq laqariyey) Hadaba ka ictiraafi waaya ama qiri waaya xaqiiq jirta oo waafaqsan xeerarka caalamiga ah isagoo mar hore saxeexey ogalaashaha xeerarkaa marku ku biiriyey UN'ta, Miyaad ka xaraabeysanaysay markaad taa waydiisanaysid ileyn waad is ogtahay inu m.banaanidaadu sharci yahaye..?! Maad ula tagtid hawl iyo wada shaqayn 2diinaba wax tar u ah sida iskaashi noocay noqotoba ama maal gashi iyo arimaha ay dawlado ku wada xidhiidhaan..?! Dpworld waxay keentay in passportkaaga lugu galo uae, waa marka lagaa faaiday maal gashi, m.waynaha somalilandna lugu qaabilay maamuus m.wayne qaran, (taasa kuu tusaale ah) Hada waxa ina haysta nabar ictiraaf layidhaaho oo aanu innagu isu geysannayo caalamkana ka dhaadhicinnay imikana u baahan in aanu nafteena u sheegno in aynaan nabarka qabin aduunkana ka maydhno cilladan aan jirin ee ka dhaadhacinnayo colka somalilandna sii buunbuuniyeen, waana ta keentey hishiiska ethiopia in layskaga tirtiro doqonnimada aanu isku durnay.. Siyaasiyiinta abuuray arinka ictiraafka ayaa taa inoo geystay, In aanu samausano xeerar ku qanciniya beesha caalamka inay nala macaamilaan ayey ahayd iyo kuwa isla xisaabtanka ee ku kala badbaadi lahayn iyo kuwa nidaaminiya wax walba oo nolosheena ku xidhan sida saami qaybsiga khayraadka iyo xeerarka maal gashiga iyo wixii lamida markaas ayeynu beri hore shaqaysan lahayn oo aduunka gaadhi lahayne siyaasiyii teena ayaa sidan noogu talo galayo nalug gooyey

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz3 күн бұрын

    Taasaa runa somaalidu taariikhda waa haysaa iskada teeda hoose tan adunka kumanaan sano ka hor bey hayan xitaa caruuraha baadiyaha baa ka sheekeya dadyawga caalamka yahuda tariikh loo tiriyaa lakin somaalida kaga leh hadii xagaa iyo qur, aanka laa aado carabta hadeysan kaga horeyn kama yareysato halka somaalidu halmadhabad suni ah ay tahay carabtu waxaa laga hellaa shiico kiristan cillmaaniyin iyo suni

  • @MacruufMacruuf-im9dz
    @MacruufMacruuf-im9dz3 күн бұрын

    Somaali waa ku wareertay internetkii qorsho ha loo dejiyo faaf reeb ha loo sameeyo

  • @AXMEDRichaman
    @AXMEDRichaman3 күн бұрын

    Gabileyy maalaga hella chp buuga

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim193 күн бұрын

    Maashaalaah ❤❤❤

  • @abdullahiolad3739
    @abdullahiolad37394 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/oHusvLVpZ6XZps4.htmlsi=o9ZOpywHUINLNcDH

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed42394 күн бұрын

    Marki ugu horeysay ayaan muqaal nocaan ah dhamaysto waye maskaxdyda inee wx faaida rbaa insha allah inaa wx akhriyo ayaan rbaa hda kadib

  • @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho
    @LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho4 күн бұрын

    Wll aad ayaad u mahad santahay

  • @AbuumaxamudCabdule
    @AbuumaxamudCabdule4 күн бұрын

    Waaxay Sahan Ku Nagama xishon Faa,iidada maqnaashaha qaata

  • @AbuumaxamudCabdule
    @AbuumaxamudCabdule4 күн бұрын

    Waaxay Sahan Ku Nagama xishon Faa,iidada maqnaashaha qaata

  • @ahmedabdi4136
    @ahmedabdi41364 күн бұрын

    Qur,aan barasho online ah qofkii rabo profileka numberka saaran igasooxiriir

  • @abokormohamed-hz5oo
    @abokormohamed-hz5oo4 күн бұрын

    Mentallatity 😊😊😊😊

  • @Garaadle
    @Garaadle4 күн бұрын

    aadanow buugaaaga ISMALURE ayaan pdf ku heley ma xalaalba zhp

  • @AbdihakimAhmed-mr3lr
    @AbdihakimAhmed-mr3lr5 күн бұрын

    Asc walal aadan, dadka turki jooga buugta sidee bay u heli karan ado mahdsan hadad aragtid comment iga so jaahil bixi😂

  • @Hanish139
    @Hanish1395 күн бұрын

    Sahan qofkaa kaliyee aan dhageysto wax ficana soo gudbiyaa❤