059 | 18 | Sirta daciifnimada isfaquuqa | Goonnidaaqa!

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 44

  • @MuuseXasan-ih5fs
    @MuuseXasan-ih5fs3 ай бұрын

    اللهم يارب أنصر إخواننا المسلمين في غزة

  • @user-op7rm2je3p

    @user-op7rm2je3p

    2 ай бұрын

    B😅😊😊

  • @xayaatqurux472
    @xayaatqurux4723 ай бұрын

    Ilahey cilmigaaga hakuu siyaadiyo

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi57363 ай бұрын

    ina muraad legend buu ahaa maalin subax ah ayaan arkay isaga oo tig iyo bus isku dhacay u garqaadaya

  • @CabdiraxmaanCawiLMaxamed
    @CabdiraxmaanCawiLMaxamed3 ай бұрын

    Thanks sxp Adan Suaal: Sxp Xeerarkii Hore Waxaynu Kusoo Marnay Sirta Hadal Yaaraanta iyo Aamuska Xeerkanina Wuxuu Ka Hadlayaa Dad dhex gala Iyo Saamaynta uu leeyhy Dadkana Lama Dhex Geli Karo Adoo Sheeka Yahan Mooyee Markaa Xagay Salaadu Ka Xidhmi La'dahay

  • @Muhiimada

    @Muhiimada

    3 ай бұрын

    Siday ila tahay zxb booskaga bulsheed hadayacin weeye amaba hanoqon qof maahsan oo maqan Lakin hadalkaga hayarado waxa looga jeeda wax kasta haka hadlin oo meel kasta afka hala galin siday iila muqato

  • @Maxamedculimoh

    @Maxamedculimoh

    3 ай бұрын

    Aniga waxay ila tahay xeerkani waxa uu quseeyaa madaxda

  • @SalaadMaxamed-ww1hz
    @SalaadMaxamed-ww1hz3 ай бұрын

    Ala aadan buugta halka kaa danbaysa taalaa ma igu sadaqaysatid😂❤

  • @ifraahabdilaahi91
    @ifraahabdilaahi913 ай бұрын

    Mahadsanid wll noosoo badi insha alah

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin3 ай бұрын

    Mahadsanid🥰❤

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali52323 ай бұрын

    50/50 nolosha balance garee ❤

  • @InacazaanYo
    @InacazaanYo3 ай бұрын

    Thnkz

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x3 ай бұрын

    Thanks

  • @engkhdr934
    @engkhdr9343 ай бұрын

    thanks zahan❤❤❤❤

  • @farxaandhuxul2948
    @farxaandhuxul2948Ай бұрын

    Halkaan waxaa dawan haayo madaxda mustaqablka 2035ka😂

  • @maxamedaadanmaxamedaadan529
    @maxamedaadanmaxamedaadan5293 ай бұрын

    Keep going

  • @kHAALID_RAMADAAN
    @kHAALID_RAMADAAN3 ай бұрын

    Keep going brother ❤

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed91113 ай бұрын

    Waxaa iguso dhacay bayd suugaan ah oo odhonaya "dhalinyarada kula ayniga ah lagama dheeraado hadana kiidhaba seegan eedhoohan lamaraaco"

  • @Asmayyy
    @Asmayyy3 ай бұрын

    Sharfanid wll❤❤

  • @Queen8Qurux
    @Queen8Qurux3 ай бұрын

    Bahdii diid bahal baa leh Hadal weyn mashallah allaha ku barakeeyo wll❤

  • @Ayaann3
    @Ayaann33 ай бұрын

    Adanka❤

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul84673 ай бұрын

    This contradicts the video you are talking about The principle of Absences😊

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs52653 ай бұрын

    Waan Kaa qaadne Adenow ❤

  • @Suldaani777
    @Suldaani7773 ай бұрын

    Xeerarki sodigi dhahay meel walba ha ka muqan , bal iskay qabadsii xerkan iyo ki hore

  • @mohamedyussuf7133

    @mohamedyussuf7133

    3 ай бұрын

    Tan meel walbo haka muuqan Lagu leyahay waa mida Ah Mel walbo ha iskaga Dhicin..oo Anaa wax walbo Aqon uleh ha dhihin Ama ha iska Dhadhicin wax walbo inaad Adiga taqanid E ma Ahan tan in Dadkaada Gooni iskaga bixinin

  • @Klopopahmed5455

    @Klopopahmed5455

    3 ай бұрын

    Tii hore adigay ku khusaysay tan maantana madaxda

  • @bashir871

    @bashir871

    3 ай бұрын

    Meelkastana yaan lagaa helin ,meelkastana haka muuqan weeye sheekadu shaxda fahan Hadi meel walba lagaa helo waxaad noqonasaa lax asooshay oo lix wan saaranayaan Hadii meel walbana lagaa waayo waxba ma dhantid buumaha xafada kuu yaala

  • @Spreadingthelight267
    @Spreadingthelight2673 ай бұрын

    Aadanow hadii aan dadka dhexgalkooda wax dareen ah iyo wax fikrado ah midna aaan kahelaynin sowmaaha inaan Goonidayda iska ahaado

  • @Queen8Qurux
    @Queen8Qurux3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @farxaandhuxul2948
    @farxaandhuxul2948Ай бұрын

    Dadka ku calaacala comments,ka miyeeysan wax adkeysi ah aysan laheyn

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g3 ай бұрын

    M.a

  • @XamseMaxamuudXariir-bh7is
    @XamseMaxamuudXariir-bh7is3 ай бұрын

    Ustaad muuqalad sooyaree waan ku caajisay ❤❤❤

  • @dekamuhuyadiin

    @dekamuhuyadiin

    3 ай бұрын

    Waan sugi la,nahay bee😮

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk3 ай бұрын

    Wlhy aadanow wll anigaa sidaas u nool maalinkii way adagthy inaan baxo salaada xitaa xaafada ayaan ku jiraa oo habeenkii ayaan baxaa

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP3 ай бұрын

    Ustaad NaLa waDaG BuGaGTa aad akhridaY ee Gadashada YaaLa kuwoGa waxTarTkaLeH eelamidka ah Bugan hada ad Nala wadaGaYso

  • @Khaire.10
    @Khaire.103 ай бұрын

    Legend xalqad baan sugayey thanks 😊

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan12353 ай бұрын

    Asc walal aadan sahan waxaa jira wax aan rabay inaan macaluumaad ka ogaado ayadoo somali ah youtube waan ka raadiyey waana ka waayey taasina waxay tahay yahuuda iyo falastiiniyiinta marka laga hadlayo wax wabadan waxaan maqlaa nakba maxaa laga wadaa ma dagaal waa wax sidee ah walal muqal nooga soo samee😢

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu3 ай бұрын

    xasan aadan samatar

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise25853 ай бұрын

    Askarta dhufaanka ahi maxay faa'ido leeyihiin ?

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi35433 ай бұрын

    Boqorkaas chineska ah xanuunka kalinimada ah ayaa hayayy

  • @user-gs5df4zl3s
    @user-gs5df4zl3s3 ай бұрын

    Asc. Awalan Ramadan kreem wll waxaan ubahnaa wll buugagtaada marka pdf ahaan baan rabay inaan uhelo😮

  • @amancrn8715
    @amancrn87153 ай бұрын

    First viewer pin

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza3 ай бұрын

    don't be like them be example with them

  • @Spreadingthelight267
    @Spreadingthelight2673 ай бұрын

    Aadanow hadii aan dadka dhexgalkooda wax dareen ah iyo wax fikrado ah midna aaan kahelaynin sowmaaha inaan Goonidayda iska ahaado