7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04

=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 67

  • @Haji2931
    @Haji29313 ай бұрын

    2019kii ilaa imika 2024 baan kula socdaa ayuubow welina muqaal aad soo dhigto ma dhaafo sababto ah waxaad tahay mentor bulshadu u baahan tahay wll, Jazakallaah anyway ❤

  • @BigAnsHax7
    @BigAnsHax73 ай бұрын

    Ramadan mubaraK one like All muslims❤🥰

  • @zahra11573
    @zahra115732 ай бұрын

    Wll mahadsanid, jazakalahu khayr.

  • @nimcohassan452
    @nimcohassan4522 ай бұрын

    Huuno mahada sadsanad huuno alle jaka jisayi siiyo

  • @MunaMo-un7mm
    @MunaMo-un7mm3 ай бұрын

    Best teacher, may allah bless you inchallaah iftiin iyo aakhiraba

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn61553 ай бұрын

    رمضان مبارك كل عام وانتم بخير ❤❤

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii03 ай бұрын

    Wcs Ustaad Ramadan Mubarak Mahadsanid 🙏

  • @gulledahmedgulledahmed1478
    @gulledahmedgulledahmed14783 ай бұрын

    Thanks to the only teacher who changed my life a lot Ramadan Mubarak Ayub Ahmed 🙏

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo3 ай бұрын

    Macalin Ayuub jazaaka Allah ❤ Aduun iyo aakhiro Allah kuu danbi dhaafo

  • @hasanseid1712
    @hasanseid17123 ай бұрын

    Ramadan Mubarak wll soo badi ❤

  • @Shugri-fj2oc
    @Shugri-fj2oc3 ай бұрын

    masha allah noosoo badi podcast ustad🎉🎉🎉❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli3 ай бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt3 ай бұрын

    Dhiirigeliye wanaagsan aduun iyo aakhiraba guulayso thanks wll ayuub

  • @basrajees4673
    @basrajees46733 ай бұрын

    Ayub Ahmed thnks wllo❤

  • @mohamedmuudey7695
    @mohamedmuudey76953 ай бұрын

    Thanks teacher guuleyso i.a🎉

  • @qalbilove2448
    @qalbilove24483 ай бұрын

    Ustaat Ayuub. Cimrigq allha ku dhereyo❤

  • @rahimaali5762
    @rahimaali57623 ай бұрын

    Ramadan Mubarak 🎉🎉🎉

  • @user-wj3ym7eg3r
    @user-wj3ym7eg3r3 ай бұрын

    Ramadan kariim❤

  • @AzmaInacabdi
    @AzmaInacabdi3 ай бұрын

    Masha allah 😊😊❤

  • @ayanbadan8735
    @ayanbadan87353 ай бұрын

    Ayuubow waa inoo janada isha alah dar ilahay ku jecelahay❤❤❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer38293 ай бұрын

    Saan ula socdo labada janaal Ana oge waxan rabi kuwaydiin farxad aan dhamaad lahayn ustaad ayuub jzakalahu khyrul jzaa

  • @AbdishakurMaalim
    @AbdishakurMaalim3 ай бұрын

    Mshllh you have been my mentor bro mcn

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi81913 ай бұрын

    Ramadan kariim ❤😊

  • @user-lh9is5cn1i
    @user-lh9is5cn1i3 ай бұрын

    Ayub zxp keep going

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o3 ай бұрын

    Ayub masuul keep going 💪 ❤👏

  • @aragsanaragsan3988
    @aragsanaragsan39883 ай бұрын

    Ramadan mubarak

  • @zamiir77official46
    @zamiir77official463 ай бұрын

    Xaqiiqdii sanad iyo 5 bilood ayaa jogaa jarmal waxaana isku dhibanahy barashada luqada jarmalka waxana iga hortagay nafteyda 😢😢😢

  • @Cuseyra

    @Cuseyra

    2 ай бұрын

    Naftada ka afkow adigu wlle alah ku fududeeyo dad daalkeda badi naftadana ka afkow jaskalah

  • @user-zl3dd6uc5n

    @user-zl3dd6uc5n

    Ай бұрын

    Wllo waad baraysaan inshallah

  • @BashirMohamee
    @BashirMohamee3 ай бұрын

    Ayuub mudo bil ayaan kula socdaa hadana nolasheyda waxbad ka badashay 24 adu unbaa ku dhagaystaa

  • @muwahibabdirahman593
    @muwahibabdirahman5933 ай бұрын

    Nolaal iyo geeri ayaan u dhaxeya cawa Iso duceya 😢

  • @Ina_garraad

    @Ina_garraad

    3 ай бұрын

    Allah haku gargaaro wll 🤲

  • @user-ln2hi5ch4r

    @user-ln2hi5ch4r

    3 ай бұрын

    Allaha kuu gargaaro wllo

  • @dahaboodaxow

    @dahaboodaxow

    3 ай бұрын

    Allha ku gar garo wll subxnalaha

  • @IkraanAli-qp4fw

    @IkraanAli-qp4fw

    3 ай бұрын

    Alle haku gargaaro

  • @user-nt6xp6nm3s
    @user-nt6xp6nm3s2 ай бұрын

    Dhiiri galintu Dad badan ayey wax badan ka badili kartaa waana sida anigoo kale markaan daawad9 ilaa 3 video waxa is badala Shucuurteyda nololeed iyo Ta nafteydaba waana hubaal mahadzanid wll

  • @miloThomaz
    @miloThomaz3 ай бұрын

    Tankz wll

  • @mandekaliahmed5157
    @mandekaliahmed51573 ай бұрын

    Uma maleynayo video yashada dhirikalinta kahadlaayo mid anan dawan inu jiro wax yabo badan aya iskey badalay lk waxyabo badan aya I dhiman sida waqti badan inan ku bixiyo TikTok ama mela badan e baraha bulshada kamid ah i soduceya sxibayaal hami ayan leyahy inu ilahey ifududeeyo

  • @nasrasaid4665

    @nasrasaid4665

    3 ай бұрын

    Abyo go aan waa ka qadan kartaa ani wlhi said aa tiktok ugu waalnaa waqtigy kala bar aasaa iga qadan jiry lkn alx hda go aan aa ka qaty mana ku laban❤

  • @Cuseyra

    @Cuseyra

    2 ай бұрын

    Alah ku rumeyo wll adna dad daal

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow3 ай бұрын

    Guleyso wllkeya

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x3 ай бұрын

    Thanks

  • @Amiinze7
    @Amiinze73 ай бұрын

    Ayubow cimri dheeridaa wlhi hada ayaan channel kaaga searching gareenayay😅

  • @SalmoMaxamadcali286
    @SalmoMaxamadcali2863 ай бұрын

    Aad ayan kugu faaaiidey wall mhdsanid ❤

  • @qadarmodel5573
    @qadarmodel55733 ай бұрын

    Allah shp maxaa wax badan kaa faaiday ilaah haku cifdiyo☯️

  • @user-fp6xh5ul2d
    @user-fp6xh5ul2d3 ай бұрын

    Al xamdulilah my teacher is very well

  • @Aadancawlinuur
    @Aadancawlinuur3 ай бұрын

    Ramadaankariim

  • @cismaancadde2464
    @cismaancadde24642 ай бұрын

    😂😂SAMIIR ❤

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi9723 ай бұрын

    Wa run ta Tnx 😢😊 1xbet 💫💰

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial69233 ай бұрын

    Wlhi level kaas baa taaaganahy waxwalboo qabanayo faaiido kama arkayo stress ani dhan quus baan taaganahay kaligey iska ooyo xageed ka habaaran tahay isdhahaa marmar😢💔

  • @miinofficial6447

    @miinofficial6447

    3 ай бұрын

    Xarigga Alle Adkeey waalidkana Baari u noqo wll mcn.

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid46653 ай бұрын

    Dhiiri kaliyaha kaliya aa dhageesto oo maskaxda igu dagdo thank you ustaad

  • @user-mb1iu9tx9v
    @user-mb1iu9tx9v3 ай бұрын

    Ramdam karim

  • @Zamzamjamac800
    @Zamzamjamac8003 ай бұрын

    Ayuubow wwlo tslo isii

  • @Abdulahiabdiraxman
    @Abdulahiabdiraxman26 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdikaafi1984
    @abdikaafi19843 ай бұрын

    Alle Ajar hakaasiiyo

  • @nimcaaxmad1599
    @nimcaaxmad15993 ай бұрын

    Mahad sanid ayub

  • @NadiaOdwaa
    @NadiaOdwaa3 ай бұрын

    ❤❤

  • @user-lt3vu9dl6w
    @user-lt3vu9dl6w3 ай бұрын

    Walal ayubaw talo ayankaaga bahanahy waxan ahay gabar 2bilood aroos ah ninkeyga markii hore intana isgursan kahor qof aad ufaraxsan ayuu ahaaa oo markasta igaqosliya oo ila kaftama lakin hada markan aqal galnay iskada inuu ila kaftamee xita ilama shekaysto markasta oon sheeko la aado ama aan isdhaho lahadalna wuxu igu dhaha hurdaaa ihaysa gayma ciyara iwm😢

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x3 ай бұрын

    Noo soo badi

  • @ramloraali1358
    @ramloraali13583 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lh9is5cn1i
    @user-lh9is5cn1i3 ай бұрын

    Ustaad mahad sanid

  • @user-wb2wy3nn3v
    @user-wb2wy3nn3v3 ай бұрын

    .

  • @nimcohassan452
    @nimcohassan4522 ай бұрын

    Lkn halke sùaala lagugu soodira

  • @ayubAhmedPodcast

    @ayubAhmedPodcast

    2 ай бұрын

    Snapchat ayubaxmed1

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn16823 ай бұрын

    Ustaad anaga hana waalin sxp gof somalia jooga motivation waxba ka tarto marka waaku baryaa maskaxda hana waalin pls

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow3 ай бұрын

    Jinadi allha kugu casumo