7 Ha isku Daalin Noloshayda Maalintii iigu xanuunka badnayd

Ойын-сауық

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 222

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade9 ай бұрын

    7 shey waqtigaaga ha iska lumin sidii aad ku soo celin lahayd 1. ma badali kartid qof aaminsan beentiisa 2. Hafilan in dadkoo dhami kaaga raali noqdaan qofka aad tahay. 3. Adduunyo waad ka tagi doontaa. 4. Qof wax ku ayaa mar walba jira 5. Hadal xun oo afkaaga ka soo baxay 6. Cuqdad aad qof qalbiga ugu haysid 7. In qof walba ku fahmo muhiim maahan

  • @intifaacmuuse2030

    @intifaacmuuse2030

    9 ай бұрын

    Xaqiiq wye ❤❤❤🎉

  • @maryanelmi-cw9jy

    @maryanelmi-cw9jy

    9 ай бұрын

    Tnx wll

  • @SefatHossen-hq6zx

    @SefatHossen-hq6zx

    8 ай бұрын

    Lhank you 🤗 wll sankubarty nolasheyda waxbdn ayey iskabadashey❤

  • @mohaadde296
    @mohaadde2969 ай бұрын

    Dadka u qalmo millions ka ayaa ku jirtaa ustaad 🙏

  • @inaqaali
    @inaqaali9 ай бұрын

    Macalin +dhiirigaliye marrka qaar waxn is dhahaa ma adiguu si khasa kula hadlya alla hku dhowro ❤️

  • @amancrn8715
    @amancrn87159 ай бұрын

    First viewer 📌

  • @AbdullahimohamedMataan-wu9lw

    @AbdullahimohamedMataan-wu9lw

    9 ай бұрын

    Hakayaabin

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni30179 ай бұрын

    Abaalkaga janna ilaahay haka dhigo ayuubow walal wax badan kaa faaiday wlhy ❤️👏

  • @user-yr9vd5kd1m
    @user-yr9vd5kd1m8 ай бұрын

    Your my role model ❤ Thank for motivating us 🎉

  • @miskibirimo8292
    @miskibirimo82929 ай бұрын

    😢qofba intu ixumeyay Marar bdna an u samraya waliba zaaid an ugu samray ayu manta dafiraya waxa uw iigu sameyay waalidkeygina wuxu is kaga dhigaya qof wngsn wlhi nolosheydii wey iga xumaatay maxa ku geyay aya iga timaaday iska jira gabdhow gurka dag daga ah😭😭

  • @ayuubaxmedmedia

    @ayuubaxmedmedia

    9 ай бұрын

    Shay walba nolosha waxaan ogaaday inaad haysato weligaa looguma tala gelin qaarbaa inaad wax ka barato laguugu qoray xaalad kastana cashar dahabiyaa ku jira dadka noocaasa way buuxaan banaankana waji gudaha gurigana waji aadan ka mudnayn kugula dhaqmaya guurka deg dega keliyana ma aha ee qofka dhaqankiisa calaamada badan oo ku tusaya inuusan guurkiisu mid lagu nasanayo ayaa jira dadka badankood jacaylka indha tira iyagoo og waxay nafta ku qanciyaan wuu is badali doonaa waxaad maanta in yar ka aqbasho way sii bataan guurka ka dib Allaha xaqa na waafajiyo

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy9 ай бұрын

    Ya rbbi naga rali nqo o dambigena dhaf allw khatumda qayr noga dhig😢🤲

  • @Eng-Somane
    @Eng-Somane9 ай бұрын

    Mi Favourite Motivationer Mr Ayub 🎉👑

  • @GULLD380
    @GULLD3809 ай бұрын

    Mhad sanid ustad aad baad umahad santahay❤

  • @asadaraujo
    @asadaraujo9 ай бұрын

    First one

  • @xamdaxaali9305
    @xamdaxaali93059 ай бұрын

    Masha Allah jasakallah khayr wll Ayuub 🙏🙏🙏👍💯 Wax badan baan kaa faidnay Ilahay miisaanka xasanaadka hakugu daro 🤲🤲🤲 Qof la dhagaysto ayd ugu mudan tahay

  • @khadarxasan9426
    @khadarxasan94269 ай бұрын

    The best motivator ayub axmed ❤

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani9 ай бұрын

    Best yotuber motivational suhaybsajid thks pro.. keep going......

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman90609 ай бұрын

    Mashallah allaha kuxifdiyo adun iyo aqiraba brother ayuub Ahmed ❤🤲

  • @AbdikaadirKadiye
    @AbdikaadirKadiye9 ай бұрын

    Keep going ustad ayuub 🎉

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc19759 ай бұрын

    Masha Allah waa video cajiib ah saameyna leh,Alx xanuunkasta Alle ayaa feyda waana gudbeysaa malin waana yaqiinsanahy anigu mahadsanid ustaad💯👏👏

  • @ahmedhussein491

    @ahmedhussein491

    7 ай бұрын

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music9 ай бұрын

    Every Motivation I watch❤🎉

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar71559 ай бұрын

    Appreciate ustaad you relief me

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle49489 ай бұрын

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك اللهم أعني علي ذكرك وشكرك وحسن عبادتك اللهم إني أسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى

  • @IbrahimaxmedKhayre-eh8bk

    @IbrahimaxmedKhayre-eh8bk

    Ай бұрын

    Aalahu akbar

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt9 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad Ayyuub

  • @raxmakhadar8329
    @raxmakhadar83299 ай бұрын

    Asxbta qaliga ah aee halkan joogth iso duceya blzz culys badan ban daremaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @CaamirAbdi10

    @CaamirAbdi10

    Ай бұрын

    Aad io aa

  • @sadiyosharaf1318
    @sadiyosharaf13189 ай бұрын

    Jazaka Laah khayr macalin Ayuub❤

  • @user-ze8fg5de7v
    @user-ze8fg5de7v8 ай бұрын

    استاذي الغالي حفظك الله ورعاك في الدنيا والآخرة ❤❤❤😢

  • @liiicade4071
    @liiicade40719 ай бұрын

    Thnaks bro 🎉

  • @aslimahamud4873
    @aslimahamud48739 ай бұрын

    Walahi good advice brother ❤

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed771659 ай бұрын

    Jazakallah kheyr

  • @adanabdullahiabdi126
    @adanabdullahiabdi1269 ай бұрын

    M.a ustad ayub Ahmed Allah ha dhowra

  • @ismacilaxmed299
    @ismacilaxmed2999 ай бұрын

    ilahy khyr haku siiyo waayo waxatahay ubax dadka wax fahansiiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vo2is2qv8e
    @user-vo2is2qv8e9 ай бұрын

    Thank you my teacher

  • @thegoats274
    @thegoats2749 ай бұрын

    The best ustaad ilaahoow ku barakee mansha allah❤

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i9 ай бұрын

    Mahadsanid wll ayuub❤

  • @muxyodiincazka
    @muxyodiincazka9 ай бұрын

    The best motivation

  • @Kingsbezaani
    @Kingsbezaani9 ай бұрын

    Tanks pro suhayb Sajid🎉

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli9 ай бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @maryan7063
    @maryan70639 ай бұрын

    Mashallh shukran ustaad🥰

  • @happyahmad9689
    @happyahmad96899 ай бұрын

    Mahdsanid wll qaali ❤❤❤❤❤

  • @jijababow3018
    @jijababow30189 ай бұрын

    Masha Allah waarun walahi ilahey anaga aqbalo wixi wanag ah oo aan sameeno inta hesaha iyo waxyalaha xun oo sameeyan ilahey aso hanuniyo yaarabii

  • @user-fq4bw8kn4h
    @user-fq4bw8kn4h9 ай бұрын

    صلوعلى نبي❤

  • @updirizakmustafe9684
    @updirizakmustafe96849 ай бұрын

    Ustad ale haku xafido wax badan ba ka fa idey ilahyna ajar hakaga dhigo talada wanagsan ana siiso markasta mahdsanid ustaad

  • @user-jh9sh5eb5z
    @user-jh9sh5eb5z9 ай бұрын

    Aamiin Aboowe Axmed ayuub

  • @contrasttransformation473
    @contrasttransformation4739 ай бұрын

    Allah ha ku barkeep will mashallah

  • @aminaqali1182
    @aminaqali11829 ай бұрын

    Masha allah tabarka raxmaan allahuma baarik allah ha ku xiftiyo

  • @hanaabdi198
    @hanaabdi1989 ай бұрын

    Masha allha wll mahdsanid

  • @Aadancabdisalaan-kr5gd
    @Aadancabdisalaan-kr5gd9 ай бұрын

    mahadsanid ayuuboow

  • @cadargure239
    @cadargure2399 ай бұрын

    Mashalaah ilaaheey haku xafido walal

  • @ROODOMohamed-tb2og
    @ROODOMohamed-tb2og9 ай бұрын

    Allah qeyr haku siyo wllo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed93529 ай бұрын

    Mashalah shukran jazakalahu khayr

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish9 ай бұрын

    Mahadsanid Ayuub

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk9 ай бұрын

    Aamiin aamiin wll mahadsnid❤

  • @ayanqueen9189
    @ayanqueen91899 ай бұрын

    Ustad qof aan wax badan ka faiday ilahay ha ka ajarsiyo❤😊

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt9 ай бұрын

    The Best motivator 🥰❤ Ayub Axmed 2023 Keep going 💪

  • @samira3537
    @samira35379 ай бұрын

    Nolosheyda dadkii dhibaatooyinka isoo gaarsiiyey wlhi qeyb kamida alle waa iiga aarey Lkn dadkii iigu darnaa waliba anoo saqiira sida xun ii dilijirey wali ma cafin mana cafin doonowaayo lamaanoo nooleyn waalidkey anoo 5 sano jira layga kaxeeyey dhibaatooyinkii isoogaarey manta waa la noolahy oo aan jiro 23 sano alle unbaa xaqa soora😓😭

  • @rahmacige9251

    @rahmacige9251

    9 ай бұрын

    🥲🥲🥲sorry sorry 🥲 wall anigu anigoo waalidkay la nool ayan dhibatooyin la kulma marka waa wax qoran waxwalba ee iska cafi

  • @samira3537

    @samira3537

    9 ай бұрын

    @@rahmacige9251 cafisku wuxuu kayimadaa qalbiga wlle markasta oo aan isdhaho wax cafina ma awoodo oo waxaan dib uxasuusanaya dhibaatooyinkii la iigeystey 😓 waligaa qofna ha dulmin

  • @mohamedahmedqasaali3243

    @mohamedahmedqasaali3243

    9 ай бұрын

    Sorry wllo alle haka dul qado ❤

  • @samira3537

    @samira3537

    9 ай бұрын

    @@mohamedahmedqasaali3243 amiin wllo shugran

  • @xamdixarago1912

    @xamdixarago1912

    9 ай бұрын

    Wll anba kula mid ayan ahay lkn wan cafiyey o waxba uma haysto aniga waxaa ilahy igu deeqay calol xarnan hada hader is dilno inyar ka dib wan kula qoslin alxmdullah

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal79849 ай бұрын

    Mahadsanid wllllo

  • @maxamudkhadarcabdiwali6435
    @maxamudkhadarcabdiwali64359 ай бұрын

    My teacher ❤️💯💢

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji50789 ай бұрын

    Qalpi jab bdn dareemayaa please isoo duceeya walayaal in ilaahay iiqalpiga ii dajiyo oo ii xasaliyo Qof kasta qoraalkayga arka wll please isoo ducay 😢😢

  • @MohamedDeeq-sd5ov

    @MohamedDeeq-sd5ov

    9 ай бұрын

    Alle qalbiga haku cafiyo

  • @umuamiin

    @umuamiin

    9 ай бұрын

    ilahey qalbiga haku dajiyo xuska alaah badi qabiga wukuu dagayaa

  • @umanajmo6684

    @umanajmo6684

    9 ай бұрын

    Amiiin

  • @xamdaxiis1873

    @xamdaxiis1873

    9 ай бұрын

    abyo istaqfarta iyo saliga badi inshallah wad cafimadi

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed5366 ай бұрын

    Ayuub you are my role model wlhi wllo mudo yar oo kooban ayaan kugu xidhna waxbadana waan kaa faaiiday❤ mansha allh alle haku dhawro wll

  • @raaqiyocabdi7435
    @raaqiyocabdi74359 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed56029 ай бұрын

    Good teacher

  • @ayaanaxmed4042
    @ayaanaxmed40429 ай бұрын

    Maasha Allaaah walaaaal waaaanku dhageestaaaaa allaha ku xafido

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx9 ай бұрын

    Thanks you Wall ayub

  • @husenaljay-zb3bs
    @husenaljay-zb3bs9 ай бұрын

    Thank you

  • @Muniira_omar
    @Muniira_omar9 ай бұрын

    Videogan mar aan u baahna ayuu soo baxay thank u so kuc

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel83568 ай бұрын

    Walhi intaas adka hadashayba dad ayheysato ooy dabeecadooda thy oon kaba leexdey baa nolosheyda kabuuxay alx jazakallhu kheir wllky ayuub

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan75835 ай бұрын

    Mashallh 1M gaarsiiya wallalkem ayub🎉❤😊

  • @user-ms4fb1rv9b
    @user-ms4fb1rv9b9 ай бұрын

    I interested this man😊

  • @farxaandiraac8533
    @farxaandiraac85339 ай бұрын

    Best dheerigaliye😮

  • @FatimaCawil-on7io
    @FatimaCawil-on7io7 ай бұрын

    Mahadsanid walal hadaladaada wexey ii yihiin dhiiri galin io wadada guusheyda janada alaha ku galiyo

  • @Lajaclow-rt3rs
    @Lajaclow-rt3rs9 ай бұрын

    Thanks legend

  • @Gulletibrahim-vg3tz
    @Gulletibrahim-vg3tz9 ай бұрын

    MaNshallah walkie ayub

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed7818 ай бұрын

    Number 1 ayaa aad ii taabtay alla maxan wakhti ku lumiyey, Alxamdulilaah

  • @tupakogmail.....
    @tupakogmail.....9 ай бұрын

    Ayub Ahmed My Role Model

  • @user-jx6is8lu6j
    @user-jx6is8lu6j9 ай бұрын

    Alle ha ku xafido ayub aan waxbadan kabartay

  • @Cabdirashidcabdhlahiaxme-yo9td
    @Cabdirashidcabdhlahiaxme-yo9td9 ай бұрын

    Thanks pro

  • @ilyaascade3736
    @ilyaascade37369 ай бұрын

    Masha alah

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare9 ай бұрын

    Keep going teacher

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine79 ай бұрын

    Macalimuu Ayuub ❤

  • @mzzece1236
    @mzzece12369 ай бұрын

    Rabi ha kuu naxaristo oo.ha abal mariyo.mclin.ayuub

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah27735 ай бұрын

    Wallaahi waa runtaa aad ayaan kuugu xiranahay

  • @munohassan5207
    @munohassan52078 ай бұрын

    Masha allah runta iyo aqliga tabaraka laah

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q9 ай бұрын

    Ayuub axmed waanku salaamay

  • @capaazcabdirazaq2979
    @capaazcabdirazaq29799 ай бұрын

    M a wad mahadsantahay wll ayuup 😍

  • @AbdiAk-mn8in
    @AbdiAk-mn8in5 ай бұрын

    Masha allah ❤❤

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak20839 ай бұрын

    Keep going Our teacher ❤😊

  • @qadrocali1075
    @qadrocali10759 ай бұрын

    Ustaadh❤

  • @mahmuudmahmuud6766
    @mahmuudmahmuud67669 ай бұрын

    Mon préféré ❤

  • @FaysalmahamudHassen-cz5tk
    @FaysalmahamudHassen-cz5tk9 ай бұрын

    Asc wll ayub Marka hore waan ku salaamay

  • @abdiwahidmuktar6086
    @abdiwahidmuktar60865 ай бұрын

    Mahadsantahy atheer

  • @ilyaascade3736
    @ilyaascade37369 ай бұрын

    Waa lagu waayay maalmahan

  • @user-yp2dp2wt7q
    @user-yp2dp2wt7q9 ай бұрын

    Mashallah 👏🏾

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah27739 ай бұрын

    Waa ku salaamay

  • @Jaamacdarwiish
    @Jaamacdarwiish9 ай бұрын

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @user-nj1pu3dn4j
    @user-nj1pu3dn4j9 ай бұрын

    Mashallh ❤

  • @ibrahimmohamed9491
    @ibrahimmohamed94919 ай бұрын

    Ustaad waad ku mahdsthy sida qurux bdn aad nolal talineysid

  • @awesnuur292
    @awesnuur2928 ай бұрын

    Asc Ayuub Allah hakubarakeyo mashallah 🇹🇿🇹🇿🇹🇿❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @awesnuur292

    @awesnuur292

    8 ай бұрын

    👍👍👍👍

  • @user-vp3gp7bu3r
    @user-vp3gp7bu3r8 ай бұрын

    My teacher

  • @nimconuura820
    @nimconuura8209 ай бұрын

    M,a wll ayuub❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer38298 ай бұрын

    Allahu akbar mahad sanid ustaad ayub

  • @deeqoibrahimmohamed233
    @deeqoibrahimmohamed2339 ай бұрын

    Anigu dhibta ogu wayn ee i haysto booski hoyo nimo iga maqan iyado dhiman ee nol dunidana jogto 😢 illhayow ada wayn

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane27039 ай бұрын

    Mhadzanid Ustaad Intee Kala soo Xiriiraa😢

Келесі