Kama dambays markay dantu ku gaarsiiso ayaad GARAN DOONTAA

Ойын-сауық

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 171

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia Жыл бұрын

    qofkiinii raba inuu ila soo xiriiro SnapChat- kayga ayaad iga heli kartaa ayubaxmed1

  • @aaminoomar-hj4ze

    @aaminoomar-hj4ze

    Жыл бұрын

    Hyeh boweha mahadsanid yaqey

  • @mariaabdirisack1

    @mariaabdirisack1

    Жыл бұрын

    Ustaad guul

  • @rajab1365

    @rajab1365

    Жыл бұрын

    ​@@aaminoomar-hj4ze hhhh waa maxay luuqatan..

  • @mariaabdirisack1

    @mariaabdirisack1

    Жыл бұрын

    Ustaaad nolosha Fashil badan baan soomarah maxaad igula talin

  • @farhaanmahdimuhumed2598

    @farhaanmahdimuhumed2598

    Жыл бұрын

    HYE MACALin

  • @dayaxshow8524
    @dayaxshow8524 Жыл бұрын

    I really support this guy!! Maashallh

  • @ayuubaxmedmedia

    @ayuubaxmedmedia

    Жыл бұрын

    Dayax wllky Truly preciated!!! Mahadsanid

  • @ahmedcabdiraxmaan2470
    @ahmedcabdiraxmaan2470 Жыл бұрын

    Ku seli nebigeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayuubaxmedmedia

    @ayuubaxmedmedia

    Жыл бұрын

    SCW

  • @idilelmi1484
    @idilelmi1484 Жыл бұрын

    Fikradaha iyo maskaxda iyo aqliga ilahey haku barakeeyo walaalkey 🙏

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 Жыл бұрын

    Welcome back ustaad we miss you

  • @ahmedmohamedahmed8820
    @ahmedmohamedahmed8820 Жыл бұрын

    Nin aad aan utaageero faraxsanow wllka yaa ila taageero ninkan like❤❤

  • @aaminoomar-hj4ze

    @aaminoomar-hj4ze

    Жыл бұрын

    Aniga yaqey 😊

  • @Zahruush

    @Zahruush

    Жыл бұрын

    Me

  • @bariira6748

    @bariira6748

    Жыл бұрын

    Plllllp0pl0ppp0

  • @princess_naduu
    @princess_naduu Жыл бұрын

    Nolosheyda waa badashaa markasta kudhageesto🥺❤️

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 Жыл бұрын

    Welcome back 😊 My dear teacher ❤ Ayub axmed Keep going 💪 forever 💙 ❤ Go ahead 😘

  • @Maahir397
    @Maahir397 Жыл бұрын

    Inad kuraxysato sanadahaga dahabiga ah .. kaliya waxa kaxiga hall dhaqaq iyo go'aan 😊 thank you ❤ ayuub Axmed

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Dhiiri galintada wacan aad bad ugu mahadsan tahey Macalin❤️

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Жыл бұрын

    Tnx ayyub hadaladadi xikmada lahayd waan u xiisnyy alle ha ku jeclaade❤

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын

    Thank you teacher🙏❤❤

  • @shucaybjigar1691
    @shucaybjigar1691 Жыл бұрын

    God helps those who help them selves. Wan kula so hadli sxp +wll

  • @kawsarjama400
    @kawsarjama400 Жыл бұрын

    Ani waxaa is dhahy guul darodu wey ila dhalty wll ayuub allh ha ku xafido😢 markastaa ku dhageysto waxylo bdan ba faaidaa

  • @busharoaadan4441

    @busharoaadan4441

    Жыл бұрын

    Wll alle ku xidhnow marwalba astaqfartana badi

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Ustad aan dabnay ustaad muqaldaada shidaal aye no yihin😥marka noso badi Qofka aan wax badan ka barty nolosheyda Ayuup Axmed🦁 rabbi haku xafido 🤲mhdsanid kun jeer 💗

  • @afrikobarre5765

    @afrikobarre5765

    11 ай бұрын

    Mahadsanid wll talalada waan ku Faiday mahadsanid

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b Жыл бұрын

    Asc ustaad ayyub waan ku xiisay wlhi allaha kubarakeyo cimri dherada allaha hakusiyoo qalbigaan ka jeclahay

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad Жыл бұрын

    wll ayuub .. mahadsanid .............. podcast ina samayso codsi weeye adi dad sidado kale caqliga u saaxibkaa............ aad ayu muhiim ugu yahy bulshadeena...guuleyso

  • @hamdasaed1432
    @hamdasaed1432 Жыл бұрын

    Ayuubow guulayso wlal aduun iyo aakhiroba❤😊

  • @zakariafarah7159
    @zakariafarah7159 Жыл бұрын

    My advisor I really thankful ❤

  • @nimahassan6423
    @nimahassan6423 Жыл бұрын

    Masha allah ❤️❤️

  • @user-pj9nu2vd5i
    @user-pj9nu2vd5i Жыл бұрын

    Welcome back ustaad ayuub waad naga raagtay wayahan ❤🤍

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын

    Mahadsanid wlle Ayuub Allha Ku Xiftio

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 Жыл бұрын

    Fv person Ayuub ahmad❤

  • @abdalleabdielmi7977
    @abdalleabdielmi7977 Жыл бұрын

    M. A dhiiri galiyaha kaliya ee aan kadambeyo ✋👑💐

  • @cabdichamac1320
    @cabdichamac1320 Жыл бұрын

    WelcomE back teacher ❤

  • @AymanSahro-nv3lk
    @AymanSahro-nv3lk Жыл бұрын

    Qofkakliyoon dhagaysto oon xiiseeyo hadaladiisa thanks wll ayuub

  • @kubracawil9189
    @kubracawil9189 Жыл бұрын

    Masha allh ustaad 🎉guulayso

  • @bashiirmohamedawjeele811
    @bashiirmohamedawjeele811 Жыл бұрын

    Ustaad Allah ha ku xafido ❤😊

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Жыл бұрын

    Welcome back ustaad ayuub allaha kubarakeeyo

  • @liiicade4071
    @liiicade4071 Жыл бұрын

    Ustad full respect ❤

  • @bahjaalihindi4765
    @bahjaalihindi4765 Жыл бұрын

    Nolosheyda waa badashaa markasta oo an ku dhageesto❤❤

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 Жыл бұрын

    Thanks wll

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Жыл бұрын

    Dhalinyaro waqtigena aan ka fa idaysano isha allh

  • @hanadsaiid5639
    @hanadsaiid5639 Жыл бұрын

    Thanks wll Ayuub Ahmed 🙏🏾

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын

    M.a ustaad mahadsanid ❤

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 Жыл бұрын

    Good motivator❤❤

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 Жыл бұрын

    Illahow cimriga ku dhere wlh codkagu malmo adag ayu ii dhafiyay🙌🏾💪🏾❤️

  • @FaaraxMuxamad-fk5nb
    @FaaraxMuxamad-fk5nb Жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @AbdekaadirAydidAydid
    @AbdekaadirAydidAydid Жыл бұрын

    Thanks My teacher😍

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Жыл бұрын

    Welcome Back Maalin walba channelkaaga ayaan soo booqanaye mar in aad wax soo dhigtay waa lagu tabay Ayuubow

  • @Sacadmedia
    @Sacadmedia Жыл бұрын

    مشاءالله تبارك الله

  • @SagalXuseen-bn5dy
    @SagalXuseen-bn5dy8 ай бұрын

    Mansha allah alla maxaan wax kaa faaiday jasaaka laahu khayr ayuub ahned

  • @maxamadaaminfaaahin6765
    @maxamadaaminfaaahin6765 Жыл бұрын

    Soo labasho wngsn teacher ❤😊

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed1211 ай бұрын

    Thanks you ayuup

  • @najiibnajiib8962
    @najiibnajiib8962 Жыл бұрын

    𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐛𝐨𝐬𝐬

  • @sabrinmoh5201
    @sabrinmoh52017 ай бұрын

    Mhdsanid walal❤ sfcn baad wax iigu sheegtay inshaallah inaan qaataan rajeynayaa

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Жыл бұрын

    Alxamdulillaah hadafkayga waan wadaa waxyar ayaa iiga dhiman jaamacada bisha danbe ayaan dhameynaa inshaa Allah gymna,waan aadaa inta ii dhiman allaha ila garab galo iyo inta anigoo kalaa amiin

  • @ramaasruun8688

    @ramaasruun8688

    Жыл бұрын

    Aamin wllo ilaahey ha kuusahlo

  • @caaliyocumar-nr8tu
    @caaliyocumar-nr8tu Жыл бұрын

    Mshallah wllhi runta baadkahadashy shukrn wll

  • @aminoibrahin2859
    @aminoibrahin2859 Жыл бұрын

    Alle haku xafiido wll wankugu xiiranahay ani wana ku tagera ayuub❤❤❤❤❤ wllky shuugaran

  • @naasirhussein1590
    @naasirhussein1590 Жыл бұрын

    أنت كفو

  • @RamlaCumar-by6mo
    @RamlaCumar-by6mo Жыл бұрын

    Alla ayuub galabtaan walhi maskaxda kugu hayay oo aan islahaa baryahan ayuub masoo hadlin hadder markaan makhribkii tukaday baan arkay video ga cusub ee aad soo galisay waad mahadsantahay waanadaadu wax badan bay iga badashay

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Insh allah rajeeya ❤❤

  • @hoygadhaliyarada
    @hoygadhaliyarada Жыл бұрын

    ❤wow

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 Жыл бұрын

    Welcome back 🙏

  • @hassanmucalim6811
    @hassanmucalim6811 Жыл бұрын

    Mashalaah ayuub

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustad ayub 6:23

  • @khapip
    @khapip Жыл бұрын

    Allha ku barakeyo

  • @adanabdullahiabdi126
    @adanabdullahiabdi126 Жыл бұрын

    I'm glad to be back

  • @dadowmohamed8846
    @dadowmohamed8846 Жыл бұрын

    Thanks more👍

  • @mohamedabdikariim3464
    @mohamedabdikariim3464 Жыл бұрын

    شكرا

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 Жыл бұрын

    Sax waye shukran dhiira galiyahena

  • @sacdiyoabdi4995
    @sacdiyoabdi499520 күн бұрын

    Scw scw scw ❤❤

  • @user-qk2zo2kw2l
    @user-qk2zo2kw2l8 ай бұрын

    Walaalayal iigusooduceeya inaan noqdo khaliiluraxmaan aakhir

  • @252soomali
    @252soomali Жыл бұрын

    Allaha kusharfo macalin💯

  • @gabarsomali647
    @gabarsomali6476 ай бұрын

    Maasha Alaah Alaah ku xafido

  • @YusufIssack-cb5xp
    @YusufIssack-cb5xp Жыл бұрын

    Thanks

  • @simangurey8416
    @simangurey8416 Жыл бұрын

    machallah macalinkyga allaha kuparakeeyo

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын

    Keep going

  • @aaminoomar-hj4ze
    @aaminoomar-hj4ze Жыл бұрын

    Woow farxad ii thy inaa ani ugu horeysoeshan😅

  • @salmanman358
    @salmanman358 Жыл бұрын

    Fast one

  • @hddaivik
    @hddaivik Жыл бұрын

    Wlcm teacher❤

  • @hakiimcadeh9096
    @hakiimcadeh9096 Жыл бұрын

    Wll 17years bn jirah wn ku tagerah ideas

  • @ducaysane1765
    @ducaysane1765 Жыл бұрын

    M....a maalin walba waan kula socdaa bor keep giong

  • @yahyeahmedofficial
    @yahyeahmedofficial Жыл бұрын

    Wa ku xiisnay libax ❤❤❤❤

  • @faysalcaydiid8110
    @faysalcaydiid8110 Жыл бұрын

    Waad mahadsan tahay macalin sare ayub axmed

  • @busharoaadan4441
    @busharoaadan4441 Жыл бұрын

    Welcome back dhirigaliye

  • @abdirashiidma-tm9vt
    @abdirashiidma-tm9vt Жыл бұрын

    WELCOME BACK BRO WN KUU XIISEY SXP

  • @sowdaabbas3158
    @sowdaabbas3158 Жыл бұрын

    Asc ustaad welcome again

  • @jinaanaden1569
    @jinaanaden1569 Жыл бұрын

    First person

  • @wadnahatv6356
    @wadnahatv6356 Жыл бұрын

    Hanaga daahin ustaad vedio Noo soo joogtee bro

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 Жыл бұрын

    Yes

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 Жыл бұрын

    Aniga wax iga adkesii badan majiro sase tahay na waxwalba igu dhacay waxaan isku dayaa inaa ilawoo haada na ma ilawii karoo waayo wax walba dadka qaar ba isoo xaasusiiya misaana ii dulmiyaa marka stress ka iga ma dhamado dadka qaarna inaa maanta nolosha heer ka gaaro ima ogala wa dad caadow igu ah waliba wa family keyga marka maxaa tala ah oo isiin laheed oo sameyaa

  • @Sadgirl12386

    @Sadgirl12386

    Жыл бұрын

    Wn ku dareemi kra mcnto lkn marwalbo naftada adkaysi iyo dadal bay kaga baahan thy naftada adaa meel sare gaadhsiin kra way jiran dad cadow kugu ah oo raba iny ku niyad jabiyan say hoos kugu dhigan lkn haka yeelin ee tus adaygaga iyo guushada don’t give up mcnto 👋

  • @hamdacayr2197

    @hamdacayr2197

    Жыл бұрын

    @@Sadgirl12386 thanks for your advice thanks again 🥰❤

  • @user-su5hv9ok1y
    @user-su5hv9ok1y5 ай бұрын

    Waad mahadsan thy wllo❤

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 Жыл бұрын

    Hadaaan qalbiga kugu haayay wllhi. Lkn wlle ayuuboow waad naga raagtay 😢😢😢😢😢😢😢😊

  • @nicima2323
    @nicima232311 ай бұрын

    Ayuub nin jira ❤

  • @saamiyosaamiyoabdi9152
    @saamiyosaamiyoabdi9152 Жыл бұрын

    Walaalahey iiso duceya imtixnka dowlada iiso dhow 😢

  • @deeqTurki7854

    @deeqTurki7854

    Жыл бұрын

    Alle ha ku fududeyo wllo

  • @saamiyosaamiyoabdi9152

    @saamiyosaamiyoabdi9152

    Жыл бұрын

    @@deeqTurki7854 aamin wll

  • @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404

    @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404

    Жыл бұрын

    Ani xitaaa alle hanagu guuleeyo😢

  • @saamiyosaamiyoabdi9152

    @saamiyosaamiyoabdi9152

    Жыл бұрын

    @@fatxiabdisalanfatxiabdisal7404 aaamiin abyo I.a

  • @saydcumar8131
    @saydcumar8131 Жыл бұрын

    Thanks sxb waan jeclahay hadalkaaga xaqiiqda ku saleysan

  • @ugbaadshaafi2679
    @ugbaadshaafi26794 ай бұрын

    Macalinka Nolosha Alle Hakubarakeyo Walllo

  • @halimokhalif
    @halimokhalif Жыл бұрын

    We miss you ❤❤❤

  • @zakariafarah7159
    @zakariafarah7159 Жыл бұрын

    M.a

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 Жыл бұрын

    Wll Ayub jannatul firdows hoygaaga Allah hakayelo wax badhan baat noo faideyse ...waxn jeclanlaha si qaas ah inan kuulaso xidhidho gaddii ayjirilehet fursat😢

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 Жыл бұрын

    Ayub Ahmed run ugu imow dacar & malab teykula noqotaba

  • @kowsar39
    @kowsar39 Жыл бұрын

    noo soo badi walkey 🤦‍♀️💯

  • @najuumacabdi9445
    @najuumacabdi9445 Жыл бұрын

    400k subscription 🙌 coming soon 🎉🎉🎉🎉

  • @MohamudMohamed-ih4bn
    @MohamudMohamed-ih4bn Жыл бұрын

    Ayub ahmed m.a pro nolow

  • @naimaabdi8782
    @naimaabdi8782 Жыл бұрын

    Wallo qli ❤ wan ku xiiisay runtii mclin jira😂

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia Жыл бұрын

    Guulayso

  • @abdisamadahmed7918
    @abdisamadahmed7918 Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @AyaanleAhmed-xy3kv
    @AyaanleAhmed-xy3kv8 ай бұрын

  • @aplug8740
    @aplug8740 Жыл бұрын

    Qeybta go'aamada adag haddaan wax Yara Ka iraahdo Go'aan adag ma qaadan kartid illaa sababta aad go'aanKa uqaadanaysid ay Ka weynato waxa aad go'aanKa Ka qaadanayso Waa inaad gaarto meel kama dambeys ah oo inaad go'aankaas qaadato mooyee aysan wado kale kuu furneyn Waxan ahaa chronic smoker 2dii Sano oo u dambeysey Hal baakad ama ugu yaraan 15xabo maalin an qiijin maalin iima aheyn Dhibaatooyinka aan Ka dhaxley Caato aad ah Daal dhakso ah Ilkaha oo midabeysta maanta waa maalinkeygii 15aad oo aanan xabbad kaliya qiijin

Келесі