Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast.

SUAALAHA INSTAGRAM PART 5

SUAALAHA INSTAGRAM PART 5

Su'aalaha Part 4

Su'aalaha Part 4

Su'aalaha part 3

Su'aalaha part 3

SHEEKO TIME QISO PRT 2

SHEEKO TIME QISO PRT 2

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 21

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 21

SHEEKO TIME - QISO PRT 1

SHEEKO TIME - QISO PRT 1

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 20

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 20

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 19

SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 19

Пікірлер

  • @mustafeubax8755
    @mustafeubax87554 сағат бұрын

    الأمل في عدم قتل النساء والسماح لهن بحماية أنفسهن

  • @HassanHamud-kq7ho
    @HassanHamud-kq7ho8 сағат бұрын

    KU SALIGA NABIGA❤

  • @user-cs3sw8ly4c
    @user-cs3sw8ly4c17 сағат бұрын

    Haa wllhi waa runtaa❤

  • @HIB0Maxamed-wh3jo
    @HIB0Maxamed-wh3jo20 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤😢😢

  • @boqorkaafrica7929
    @boqorkaafrica7929Күн бұрын

    Ader waa ajarmanay walee bilee

  • @drjamila8927
    @drjamila89273 күн бұрын

    Asc wll Ayuub Jazaka Allahu khair Mid ayaan rabaa inuu kuu sheego gabdhaha dhan ma wada aha kuwa suuqa dhan saf ka maraan waxaa jira Gabdha ayagoo yaryar qalad ku dhacay waayo aragnimo la aan iyo bulshada oo noqotay boyfriend iyo girlfriend waxaas arkeen iyo filmka hindiga waxey ka daawadeen run mooday Marka sidaas ha oran qof kii qof caybtiisa astura asagana ilaahay baa astura Ilaahayba haduu cafi yay oo ay si sax uga tawbad keentay adoo insaan ah xaq uma lihid inaa dhadid yaa la guursan Qofkii aan Rabin in uu nolol la wadaago gabar qalad gaf ka dhacay xaq buu u leeyahy with respect inuu galin guurkaas Waxaa jira qof aan dhib ku qabin marba hadii ay buuxiso wixii kle uu dumar ku dooran lahaa Tusaale: Diin iyo edab Qurux iyo dabci wanaagsan aqoon iyo aragti fiican iyo is fahan iyo nasab Gabadha intaas kulansatay ma mudna in cayb looga dhigo gaf ka dhacay mar Diinteena suuban waxay sheegaysaa in qofka mu’minka Zina iyo gaf ka dhici karaan markaas ay gafka ku jiraana iimaanka uu ka tagaayo ka dib u soo noqdo وقال تعالي " إِلَّا مَن تَابَ وَآمَنَ وَعَمِلَ عَمَلًا صَالِحًا فَأُولَٰئِكَ يُبَدِّلُ اللَّهُ سَيِّئَاتِهِمْ حَسَنَاتٍ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا " Marka walaal ka digtoonow waxyaabaha qaar aad umada kula talinayso waxaa ka dhalan kara fasahaad ka daran midka aad ka digayso oo ah in ay qof kii qaladka ka dhacay towbad keeni waayo oo uu diinta la coloobo maadaama nolol kle qof ka uu dhisan lahaa lagu fadedxeeyay taas waxay keenaysaa ruuxa inuu beerta sii galo Jazaka Allahu khair 👍

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado56873 күн бұрын

    Nolow wllky

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado56873 күн бұрын

    Machallah

  • @ciiltirechannel1928
    @ciiltirechannel19283 күн бұрын

    Ustad mudo gadhaysan dhowr sanod ayan ku xidhanay channel kaga ee manta wa iga codsi iso jawab Waxa jirta nolol an dhex taganay oo ah gabadh an xidhidh la leyahy oo familkeda dhibateyen waxana usabab hoyaded iyo abeheed bakala tagay iyada kaliyey dhaleen gabadhasi hada waxay kusugantay xalad ay jariyad ama shaqale sa utaqan lola dhaqmo mar walbana ladhoho hoyada ba sa ahan jirtay hoyada baku tuurtay waxasa ula dhaqmayana wa habaryated iyo ayeyedee ruma abeheed nacayba logu aburay hoyaded uma dan shegan karto balse hal waxba jira gabadha hada habaryarted bay lajogta labagalina waladilaya wana lagu shaqaynaya balse xanunka darte iyo ciilka gabadha anaga isbaranaya wayna iwarantay waxayna itustay nabaraded waxana usii dheer gabadha inaysan guriga kabixin oo wiil habaryarted dhashay ba lagubalamiyey oo dila halka islanta gabdhehedu ay suqa ubashalataga wareegan anay cidna lahadlin gadhan hadaba ciil dartid waxay kusababtay inay sigaar cabdto waxana kusababay ninka habaryarted qaba aya balwadle kadib qolkay ka shaqayneysey ayay ka dhex heshay iyado ladilay bay ciil dartii 10kii xbo eekujiray ayay xabad xabd bay ushiday ila heer ay dhamaysey marka shekadasay ila wadagtay wana 17jir ciilan noloshana ladhafiyey aniga markasta oo guriga lagtago ayan daqada gurigeda ayan taga si an u cawiyo oo niyada ugu dajiyo waxna lajoga mudo gadhaysa 30daqiqo iyo 15daqiqo marka ilatali gabadha se maxa fariin oo udiri please 🙏 talan kaga bahanay ana wa jecladay

  • @user-qr7lq5of4m
    @user-qr7lq5of4m3 күн бұрын

    Ayup walakay janada kugu ducaynaya wallhi

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali4 күн бұрын

    Noloshaada goaama aad qaadato kuwooda ugu muhiim ayuu guurku ka mid yahay. Qofka aad Noloshaada u Xulanaysid ma yahay Qof kuu Qalma? Adigu se Ma u Qalanta waa Muhiim . Hadaa luusar aan wax baran, Shaqaysan. .... Waa darsi Muhiim ah

  • @HothanHapy
    @HothanHapy5 күн бұрын

    Dhiiri galiyaha noloshayda thy wlhi guulyso 2da daroodba

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer38295 күн бұрын

    Wcs wr wb ustaad ayuub jzakalahu khyrul jazaa allh haku xafido hana ku dhowro 🤲

  • @EidAbdirazak
    @EidAbdirazak5 күн бұрын

    xidh

  • @CaaishaMaxamud-b1h
    @CaaishaMaxamud-b1h6 күн бұрын

    Nin naag qaba waaku raba maba ka aaminaayo inuu ila kaftamayo ayan moodaa 🤣🤣🙈

  • @SundusAmir-cz9tp
    @SundusAmir-cz9tp4 күн бұрын

    Sax waligaaa ha aaminin anuu lamaba hadalo

  • @AmiiraAbdi-pi6he
    @AmiiraAbdi-pi6he6 күн бұрын

    Ustaad 😭🙏🙏🙏

  • @asmadahir9557
    @asmadahir95576 күн бұрын

    Waayo arag

  • @sahamiye.
    @sahamiye.6 күн бұрын

    youtube.com/@wacyiga_cusub123?si=JUUpUOmVT-KMAXCh

  • @fatimaxasan3471
    @fatimaxasan34716 күн бұрын

    Tii aamintaa kawaalan

  • @FatimaOsman-nh4rp
    @FatimaOsman-nh4rp6 күн бұрын

    M a

  • @MuxuboXaambe
    @MuxuboXaambe6 күн бұрын

    Wll alaha ku barakeeyo wad no fa iidaysay❤❤❤

  • @user-zc8nm1kk4p
    @user-zc8nm1kk4p6 күн бұрын

    scw scw scw scw scw

  • @user-zc8nm1kk4p
    @user-zc8nm1kk4p6 күн бұрын

    m.a

  • @user-zc8nm1kk4p
    @user-zc8nm1kk4p6 күн бұрын

    wax badan ayan ka faaidey walal ayub ahmed jiiroow joog masull

  • @AbdinaasirDalnuurshe
    @AbdinaasirDalnuurshe7 күн бұрын

    Ayuub wll intee kaala soo xariiraa

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu7 күн бұрын

    Bonjours je vous suit depuis assez longtemps et je tiens juste à dire que vos vidéo sont super et continuez comme ça !!!! Franchement je te remercie pour votre bienfaisance. Vous êtes un bénédiction pour nous. Qu Allah vous prête une longue vie ❤

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye7 күн бұрын

    Xqqq

  • @user-cw1ur3rg4w
    @user-cw1ur3rg4w7 күн бұрын

    Masha allaha allaha ku barakeyo asxbta iso duceya cules ayan daremoyahe

  • @hindamaxamed2
    @hindamaxamed27 күн бұрын

    Lkn qofku inu shaqaysto asga ufcnhthy wyo tii daryeel midkle kudar

  • @hindamaxamed2
    @hindamaxamed27 күн бұрын

    Wa labo marka guur noqoto wa lobhnyhy lacga wayo rer dismay lkn intaaa kahoreysa nin kuma xidho man waydiinysnyo wax wlb haday dhcdo😊

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih87907 күн бұрын

    maalinta uu dhaqan xumo uu i waydiisto wlhy wa malinka igu danbaysa ee uu iga dhintay si kastoo u jclhy malinkaa ayuu bes iga yahay

  • @idilkeynan9688
    @idilkeynan96888 күн бұрын

    Alla Run badaan wllkey ilahayoow kubarakeeh Aqliga iyo maskaxda ba. Yaaa Rabi 🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara79458 күн бұрын

    Hablo mid ku baraaruga nin u baxbaxsanaya jidhkaga iyo bikrimadada fadlan ninkasi mustaqbal fcn kuma hayo ee caqligaga kaasho xidhidhkas iska soo gabagabee.

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn21055 күн бұрын

    Waa hadal dhameystrn 💯✅

  • @nastehoclqani3240
    @nastehoclqani32408 күн бұрын

    Ilaahow adoonad adigu jeceshay ban ku waydisanay 🖤

  • @raxmaali8887
    @raxmaali88878 күн бұрын

    Wa talo qadasho mudan shukran wll ayub

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi13428 күн бұрын

    Qadobo mudan iyo biyo dahab ah lagu qoro. Mahadsanid @ayub ahmed

  • @user-lx1gj2eu3e
    @user-lx1gj2eu3e8 күн бұрын

    Sidee u doortaa lammaanahayga nolasha Kasoo hadal ayubow vidiow nooga soo sameey

  • @Binthlm
    @Binthlm8 күн бұрын

    Xiriir maxaa idinku kalifay calafkina suga ama markaa guur diyaar unoqoto

  • @yusufabdi3855
    @yusufabdi38555 күн бұрын

    Like me

  • @SundusAmir-cz9tp
    @SundusAmir-cz9tp4 күн бұрын

    Xiriir Hadad samaynin sideed kuguursan

  • @Binthlm
    @Binthlm3 күн бұрын

    @@SundusAmir-cz9tp xiriir qasa ma ahan

  • @FarhatAbdi-ef4tw
    @FarhatAbdi-ef4tw8 күн бұрын

    Alxamdulillaah

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i8 күн бұрын

    Kawaran kan u diday xaramta on xirir ka dhan u jaray nabsi ma iga iman kara 🙄🙄🔪

  • @RootiiAmaa
    @RootiiAmaa8 күн бұрын

    Mya samey saas wll

  • @user-gp7nf3nw3n
    @user-gp7nf3nw3n8 күн бұрын

    Qofka mustaqbal kaa leh xataa prank ahan kuguma dhihi karo waxas. Nabsina kaama raacayo ee jar dibna ha ugu dhicin dabinkaas walal.

  • @FarxiyoCabdi-uw2es
    @FarxiyoCabdi-uw2es6 күн бұрын

    Nabsi inuu kaga imaado Iska dhaafe kheyraa ilaahey xaggisa ka hele

  • @SundusAmir-cz9tp
    @SundusAmir-cz9tp4 күн бұрын

    Maye ajir baaaad kaheli ❤

  • @dhalintamedia1079
    @dhalintamedia10798 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/n59kw6aRldSZadI.htmlsi=Blfv19T8r2FltXJ0

  • @aliliban45
    @aliliban458 күн бұрын

    Philosopher of relationship may Allah bless you bro 🙏

  • @Tatikoboy435
    @Tatikoboy4358 күн бұрын

    Qof iga doqonsan waligay ma arkin😂 qoftaas maxey igu aqrisay

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur1978 күн бұрын

    Thanks

  • @SubanAbdirizak
    @SubanAbdirizak8 күн бұрын

    Chargerkii riba cuntay😅😅😂

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen18568 күн бұрын

    Jasakalahu kheiran ustaadi

  • @user-dy5bw6yy1d
    @user-dy5bw6yy1d8 күн бұрын

    Wcs ayuub zxb dadka qar waxay dhahan wu i qudba sirestay 😁midas nh waridka kama warqaban midka ka hadal marka zxb

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha97618 күн бұрын

    😎😎🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @haniibtaahim
    @haniibtaahim8 күн бұрын

    thank you

  • @870mx
    @870mx8 күн бұрын

    Aadbaan kuugu mahadnaqayaa ayuub axmed waxaan kaamaqlay hadalo aanan cidkale kamaqal

  • @user-jg1uv5ul9y
    @user-jg1uv5ul9y8 күн бұрын

    Waaba bahdilaad in ninka aan dhaho wax waliba anaa bixina boorsadada bes so qado raganimadisa ayaba kudhely aaminsanhy ani

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5978 күн бұрын

    Walhi haduu bakhtigu ii xalaal yahay ma yeeleen taas mid sidaysa aan wacba haysan baan doonanayaa oon boqol dollarna Alle haka dhigee aan melahaa uga soo xayraamo waayo qof wlaiba nin iyo naag wax buu qiimo ku leeyahay oo uu ku muujiyaa ninnimadiisa/naagnimadeeda hadii uu waxaa gabana uu qiimo dhacaayo

  • @user-jg1uv5ul9y
    @user-jg1uv5ul9y8 күн бұрын

    @@mohbulshaawi597 haa abwe kugu raacsanhy gabadha si waliba ay wax uheysato familkeda walalahed qarabadeda qofki xanunsan iyo xita ninka cidisa qofa xanunsan karo aroos ba jiri karo qaaran wxas ha iskaga dabarto nin mar waliba lama weydin kare lkn iney ninka booskisa qadato wxn u arka in ninka raganimadisa labahdily waxba yu heysan lkn waa inuu dadaali karaa hadii kle iyada hadhow ku qabeyso adna guriga kashaqeynee😅

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5978 күн бұрын

    @@user-jg1uv5ul9y kkkkkkkkk sodaa weeeye weelka hadii uu ninku xalo siday gabadhii gabadhnimadeeda ku muujin sida nadafaadeda iyo gaarinimadeeda kkk cid waliba shaqadeeda ayay ku soo baxaysaa oo isku muujin karaa sida weye caqliga ha waayin walalo