062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 62

  • @rujaalnuur
    @rujaalnuur3 ай бұрын

    Qodobkan is doqomaynta waxan ogu baahnaa sida aan biyaha ogu baahanahay😂😂

  • @user-ly9qe1nz7u
    @user-ly9qe1nz7u3 ай бұрын

    Diinta islaamka xataa qof inoo is dhuldhigo oo is liido xataa wee qabtaa aaadan sahanow

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici88713 ай бұрын

    Waalidkaa iyo macalinkaaga ayaa ogol inaad ka sarayso weeyaan ustad

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr3243 ай бұрын

    Thanks my pro

  • @Qurankuwanolol
    @Qurankuwanolol3 ай бұрын

    Guulayso ustaad wn kugu faiidanay. Allah haku barakeeyo❤

  • @hadillaium
    @hadillaium3 ай бұрын

    6:49 comments qaar laguu soo qoro baa igu soo dhacay😂 nio qodobkan hal mar baan isticmaaley nolosheyda wuuna ii shaqeeyey 😊 17:57 podcast wxa kla kicinaayo funny yar yar aad ku soo darto😂😂 adeer waaydan danbe update baa noqneysa😂 mahadsanid 😇 Aadan

  • @khilaadikhaalid___4
    @khilaadikhaalid___43 ай бұрын

    Mahadsanid Aadan

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54123 ай бұрын

    Mahadsanid wll adan

  • @mohafadal2112
    @mohafadal21123 ай бұрын

    Jzkalahu khayran ustaaad adan sahan

  • @abdirahmanmoha1260
    @abdirahmanmoha12603 ай бұрын

    Waan sugaynay darsigan malmahan guulayso macalin

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g3 ай бұрын

    Thanks usdaad

  • @apazade1220
    @apazade12203 ай бұрын

    Frist one nio ayantan sowtan aad naga cajistay waku salamay masul

  • @khilaadikhaalid___4

    @khilaadikhaalid___4

    3 ай бұрын

    😂

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s3 ай бұрын

    Aadanow maalin walba In aad muuqaal soo dhigtay fiiriya KZread ka adi lee kaa fiirsadaa

  • @Sooyalka
    @Sooyalka3 ай бұрын

    @Pogana waa boga xogaha iyo sooyaalkii umadihii hore

  • @LuulHussein-yh2ny
    @LuulHussein-yh2ny3 ай бұрын

    M.allah

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn16823 ай бұрын

    Ustaad aadanow ka so hadal nocyada raga alpha beta mega zigma 🎉❤ insha Allah

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr3 ай бұрын

    Ustaad muqalada soo badi sahanka io Channel kanba

  • @user-uo2rg5lh2c
    @user-uo2rg5lh2c3 ай бұрын

    Keep going pro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-db8gs1qh9x
    @user-db8gs1qh9x3 ай бұрын

    Thanks maclin muuqaalada sidaanoo kale iskuday inaad soo kookoobto ilaahay khayr haku siiyo 😊

  • @mustaphxirsi5628
    @mustaphxirsi56283 ай бұрын

    Xeerkaa is dhaadhaaminta ah waan dhameeyey, dadka si kale kuma baran kartid nacas ahoow si’aan xisaabtaada looga shaqayn kkk.

  • @bukhatir1454
    @bukhatir14543 ай бұрын

    Qodobkan walaahi waa muhiim waa awood qarsoon😊😊

  • @dhaxalreeb8585
    @dhaxalreeb85853 ай бұрын

    Aqoonyahan Somaliyeed Aadan Sahan wax badan Baan Kaa faaiday m.a

  • @Asmayyy
    @Asmayyy3 ай бұрын

    Aadan❤️❤️

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml3 ай бұрын

    Adan sahan ❤

  • @hassanahmedhussein3856
    @hassanahmedhussein38562 ай бұрын

    Adan sahanow sxb waan kusalamay sheekadan waxay ixasuusisay sheekadi kooradadab

  • @mrmahameth8837

    @mrmahameth8837

    2 ай бұрын

    Maxay ahayd talow sheekadaasi

  • @mcbahdoon5073
    @mcbahdoon50733 ай бұрын

    Adan Sahan Walal Allah Dardiis Aan Ku Jeclahay Wayo Wax badan Aan So Goobikarin Aan Ka Faiday Haba Uku Horeyso Siraha Masoniyada Iyo Dhagartòda Walahi Tan iyo Xilikaad Às'as Channel ka Sahanka Xogaha Wax Aad Soogaliso Oo Aan Daawan Majirto Waxan Ku Leeyahay Keep going

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed15153 ай бұрын

    Macalinkayga weyn🙏

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha3 ай бұрын

    Bugaan hadu soo baxay ii shek meshaan ka helaayo hadusan soo bixinna gormu soo baxayaa insha allah qofka ugu horeyo oo gadan dono ayaan noqon donaa

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46813 ай бұрын

    Masha Allah, mahad sanid ❤

  • @wllka1946
    @wllka19463 ай бұрын

    Aadanow anoo hada raadinaayo inaan muuqaal soo dhigtay ayaa hada kan ii soo dhacay 😊

  • @lilymohamedmohamed2660

    @lilymohamedmohamed2660

    3 ай бұрын

    Ani xitaa sidokle😊 m.a addicted kunoqday xogaha channelkan

  • @inacaliofficial
    @inacaliofficial3 ай бұрын

    Asc sahanow muuqaalada labo-labo qayb isku sooraaci adigoo mahadsan

  • @Cabdifatax-ri1ey
    @Cabdifatax-ri1ey2 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @Mustafe-mc9wq
    @Mustafe-mc9wq3 ай бұрын

    Mahadzinid ilaahay Hakan abaalmariyo

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf3 ай бұрын

    Dhamaadka muuqaalka Asc ayaan maqli jiray laaakin naga daba gee pes micnaheeda😂😂❤

  • @arday661
    @arday6613 ай бұрын

    First time 😂😂😂

  • @IlyasOmar-nu4qc
    @IlyasOmar-nu4qc3 ай бұрын

    Wll Adan wxd nooga sheekeysaa qisooyinka darawiishtii hore Sida Sheekh ibnul carabi Sheekh edebaali Qisooyinkooda adoo mhdsn

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i3 ай бұрын

    Allah maxaad wax baratay

  • @NaimatahirIngaa-jt4zy
    @NaimatahirIngaa-jt4zy3 ай бұрын

    Xog kugu filan ugu imow oo xaqiiq ah sahanka.

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam11843 ай бұрын

    Ugaadhaada isu jilci 😢😂

  • @Cajiincune
    @Cajiincune3 ай бұрын

    17:55 Xamar Joogis bey kaa rabtaa, Walee taas been ma'ahan😂😂

  • @user-lb2gz4gw5g
    @user-lb2gz4gw5g3 ай бұрын

    Kkkkkkk naaneesteeda waye midi dhultaal

  • @jamalmahamud5880
    @jamalmahamud58803 ай бұрын

    Aqoonyahan Iyo channel faa ido badan leh

  • @YasirSuleimanmudey
    @YasirSuleimanmudey3 ай бұрын

    Xme jogis be ka rapta adanow😂

  • @user-ly9qe1nz7u
    @user-ly9qe1nz7u3 ай бұрын

    Su aasha meesha taal inaa kahooseso see loogu mujihaa

  • @Soodhawow
    @SoodhawowАй бұрын

    Dhabtu maaha inaad doqon tahay ee waa inaad healyso wax walba si adigoo adeegsanaya doqonimo adigoonba gaarin awoodada saxda ah

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan32423 ай бұрын

    Dadka doqmaha ah ama iska dhiga iney doqmo yihiin ee daciifka iska dhiga waa kuwa ugu khaayinsan!!!

  • @mohamedabdirahman6880

    @mohamedabdirahman6880

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @neztahofarhan730
    @neztahofarhan7303 ай бұрын

    Sinbad bare sidi uu xilka just qabty

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim3 ай бұрын

    Oo hooyada ma jeclo miya inad ka ficnaato ustaad adanow

  • @maxamedxaydar234

    @maxamedxaydar234

    3 ай бұрын

    Hooyada iyo aabaha waxay kuwada jiraan ereyga (aabo)

  • @Abdirizak_Hakim

    @Abdirizak_Hakim

    3 ай бұрын

    ​@@maxamedxaydar234 walee war sidaa man modayn zxp mahadsanid luqadenu wa cajiib 😮

  • @HeroYoungan
    @HeroYoungan3 ай бұрын

    Aadanoow falsafad ayaan rabaa inaad iga shaki bixiso hadad aqoon leedahy ee ilaso hadal pleas adigu waxa tahay qof aan caqli ku tumaayo ee i fahmi karo waxaan ka hadlaayo❤

  • @Amedmohd
    @Amedmohd3 ай бұрын

    Inaderka fayna kuma Ogola folxumana U kugu Caya 5:37

  • @zakariemohamed9954
    @zakariemohamed99543 ай бұрын

    You tube ka dhanpa adiga dartaa usoo gala kolpa chanlkga soo ega inad soo dhigty wx ee adna angu yaren muqlda ee malin walpa soo dhig

  • @muhiyadiincabdulaahi5655
    @muhiyadiincabdulaahi56553 ай бұрын

    Ustaad aadanow aan fikrad kugu darsadee meeshaad idiot ka dhahday maad tiraahdid "Koora dadab" waa qiso nin doqon iska dhigi jiri lakin akhirkii reerkii uu fardaha u koorayn jiray balo ku dhigay oo maleegeyey dagaal kusoo aadan reerkaa

  • @saedabdilahi2569

    @saedabdilahi2569

    21 күн бұрын

    Kii gabdha uurka uyeelay saw maaha Waa cajiib ninkaasi zxp😂😂😂

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf84963 ай бұрын

    *Wlhi been mahan xamar joogise rabtaa*