ciyaarta CHESS | Baro oo Dheel maskax baa kuu kordhi.

CHESS ama shadranji: waa ciyaar dunida aad looga dheelo oo aadna u facwayn, waxay ciyaartaan kobcisaa maskaxda iyo dhugashada, khubaro badan ayaa ku taliya in caruurta la baro intay yar-yar yihiin...
ma adka barashadeedu.

Пікірлер: 44

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k99092 жыл бұрын

    Mahadsanid Wll In Badan Baan Raadinayay Dadka wax Laga Faa,iidi karaad Tahay

  • @adduun
    @adduun3 жыл бұрын

    Mahadsanid si fiican ayaa u sharaxday wll

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 Жыл бұрын

    Somalidu waxay aamin San yihiin jare oday iyo chess inay isku mid yihiin lakiin waa kala duwan yihiin

  • @jacfaribrahim9578
    @jacfaribrahim95784 жыл бұрын

    Maashaa Allah shanuubi 😍😍😍

  • @ismalure-25
    @ismalure-252 жыл бұрын

    Mahadsanid wall

  • @mahath7737
    @mahath77379 ай бұрын

    Thank you very much pro

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86512 жыл бұрын

    Maahadsanid wllk

  • @fullrespect2477
    @fullrespect2477 Жыл бұрын

    Tnx alot

  • @abdisalamwehliye9425
    @abdisalamwehliye94253 жыл бұрын

    Aadbad umahadsantahy masul

  • @abdirahmanicoab5850
    @abdirahmanicoab58502 жыл бұрын

    Bro bishopka ama maroodiyaasha igu celi Kan kujira godka cad weligii waa kujiraya maxa laga wadaa iyo Kan godka madw see ushaqynayaan hadaa

  • @mnuurhamsik7730

    @mnuurhamsik7730

    2 жыл бұрын

    micnaha godadka cadaanka kaliya ayuu dhex socn karaa godadka madow uma talabi karo ka madawna sidaa si lamida

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo75627 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 Жыл бұрын

    Qofka shada yaqan tana wu fahmin

  • @uzaamapilaadi5660
    @uzaamapilaadi566010 ай бұрын

    DAMBI MA AHAN MOW

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim78403 жыл бұрын

    Yaa ila ciyaaraya online

  • @mohamedabdi584

    @mohamedabdi584

    3 жыл бұрын

    Aniga kula ciyara zxp inkasto beginner ahay

  • @hamseibrahim7840

    @hamseibrahim7840

    3 жыл бұрын

    @@mohamedabdi584 halkanu kaso wada xidhiidhna naba bilow ban ahay lkn wan yar aqaan

  • @mohamedabdi584

    @mohamedabdi584

    3 жыл бұрын

    @@hamseibrahim7840 Facebook wxa igu Qoran Mohamed Abdi Mohamed wxa I saran

  • @mohamedabdi584

    @mohamedabdi584

    3 жыл бұрын

    Sawir shaadh cad xidhanahay dhir cagaran ay ka dambayso

  • @hamseibrahim7840

    @hamseibrahim7840

    3 жыл бұрын

    @@mohamedabdi584 kuma hayo sxb

  • @mnuurhamsik7730
    @mnuurhamsik77302 жыл бұрын

    somali cidi iga badin karta ha la igu yedho

  • @mahmuttyare8706

    @mahmuttyare8706

    2 жыл бұрын

    Madhelnaa

  • @mahmuttyare8706

    @mahmuttyare8706

    Жыл бұрын

    Xagee kaa soo qabtaa

  • @iknowyou1299

    @iknowyou1299

    Жыл бұрын

    Hadaa iga badisid 50$ ayaan ku siinaa lkn wll ugu horeyn wiil maa tahay misa gabar?

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    Жыл бұрын

    @@iknowyou1299maxay micnaa kuu soo kordhinasaa kuu yahay