Meeraha Aqoonta

Meeraha Aqoonta

Waa channel soo gudbiya dhacdooyin dhaba oo ka hufan been iyo khuraafaatba, wuxuu sido kale u taaganahay siduu u caddayn lahaa wararka been-abuurk ah ee baraha bulshadu ka buuxa.
fadlan SUBSCRIBE-ta ha ilaawin!

Intro Meeraha Aqoonta

Intro Meeraha Aqoonta

Пікірлер

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo75628 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @mahath7737
    @mahath773710 ай бұрын

    Thank you very much pro

  • @uzaamapilaadi5660
    @uzaamapilaadi566011 ай бұрын

    DAMBI MA AHAN MOW

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 Жыл бұрын

    Somalidu waxay aamin San yihiin jare oday iyo chess inay isku mid yihiin lakiin waa kala duwan yihiin

  • @fullrespect2477
    @fullrespect2477 Жыл бұрын

    Tnx alot

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 Жыл бұрын

    Qofka shada yaqan tana wu fahmin

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k99092 жыл бұрын

    Mahadsanid Wll In Badan Baan Raadinayay Dadka wax Laga Faa,iidi karaad Tahay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86512 жыл бұрын

    Maahadsanid wllk

  • @ismalure-25
    @ismalure-252 жыл бұрын

    Mahadsanid wall

  • @mnuurhamsik7730
    @mnuurhamsik77302 жыл бұрын

    somali cidi iga badin karta ha la igu yedho

  • @mahmuttyare8706
    @mahmuttyare87062 жыл бұрын

    Madhelnaa

  • @mahmuttyare8706
    @mahmuttyare87062 жыл бұрын

    Xagee kaa soo qabtaa

  • @iknowyou1299
    @iknowyou1299 Жыл бұрын

    Hadaa iga badisid 50$ ayaan ku siinaa lkn wll ugu horeyn wiil maa tahay misa gabar?

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Жыл бұрын

    @@iknowyou1299maxay micnaa kuu soo kordhinasaa kuu yahay

  • @abdirahmanicoab5850
    @abdirahmanicoab58502 жыл бұрын

    Bro bishopka ama maroodiyaasha igu celi Kan kujira godka cad weligii waa kujiraya maxa laga wadaa iyo Kan godka madw see ushaqynayaan hadaa

  • @mnuurhamsik7730
    @mnuurhamsik77302 жыл бұрын

    micnaha godadka cadaanka kaliya ayuu dhex socn karaa godadka madow uma talabi karo ka madawna sidaa si lamida

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim78403 жыл бұрын

    Yaa ila ciyaaraya online

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi5843 жыл бұрын

    Aniga kula ciyara zxp inkasto beginner ahay

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim78403 жыл бұрын

    @@mohamedabdi584 halkanu kaso wada xidhiidhna naba bilow ban ahay lkn wan yar aqaan

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi5843 жыл бұрын

    @@hamseibrahim7840 Facebook wxa igu Qoran Mohamed Abdi Mohamed wxa I saran

  • @mohamedabdi584
    @mohamedabdi5843 жыл бұрын

    Sawir shaadh cad xidhanahay dhir cagaran ay ka dambayso

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim78403 жыл бұрын

    @@mohamedabdi584 kuma hayo sxb

  • @adduun
    @adduun3 жыл бұрын

    Mahadsanid si fiican ayaa u sharaxday wll

  • @abdisalamwehliye9425
    @abdisalamwehliye94253 жыл бұрын

    Aadbad umahadsantahy masul

  • @jacfaribrahim9578
    @jacfaribrahim95784 жыл бұрын

    Maashaa Allah shanuubi 😍😍😍

  • @faarisonline7679
    @faarisonline76794 жыл бұрын

    Waa macquul hadalka tababaraha

  • @faarisonline7679
    @faarisonline76794 жыл бұрын

    War bixin muhiim ah

  • @dheglaab
    @dheglaab4 жыл бұрын

    Sxb mowduic wanaagsan waxkalo badan kaa sugeena hory u soco bro

  • @meerahaaqoonta5875
    @meerahaaqoonta58754 жыл бұрын

    waad mahadsantahay saaxiib.

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran65754 жыл бұрын

    Thanks sxp mowduuc hufan hire usoco

  • @meerahaaqoonta5875
    @meerahaaqoonta58754 жыл бұрын

    haye saaxiib, mahadsanid.

  • @abdulrahmanali3518
    @abdulrahmanali35184 жыл бұрын

    Interesting topic thank very much

  • @meerahaaqoonta5875
    @meerahaaqoonta58754 жыл бұрын

    adigaa mudan saaxiib.