Maxaad ka taqaanaa dheesha boqorrada ee Chess?

Asc
Turkey, Maraykan, Australia iyo Yurub ayaad buugtan ka heli kartaa oo laguugu keenayaa:
1- Hayaankaygii Rumaynta (Aadan-Sahan)
2- 55 Dhibaabo Jacayl ah (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
3- Mashruucii La-Dagaallanka Nuurka (Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac)
4- Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad (Cabdiwali Mucalimuu)
5- Loollan (Aadan-Sahan)
6- Aabbe Hodan ah, Aabbe Sabool ah (Dr. Jaamac Sahal)
7- Salaad Ayaa I Dhaaftay! (Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye)
8- Dabadeed Qofna Ma Hadhin (Aadan-Sahan & Jacfar Suldaan-Yuusuf)
9- Faca Koraya (Aadan-Sahan)
10- Xusuusihii Guwaantanaamo (Cabdicasiis Maxamed Iimaan)
11- Garaadso inta aanad guursan (Mubaarak Hadi)
12- Qudus Haa Iska Leh (Cabdiqani Xaaji Cali)
13- Yaa Qaatay Burcadkaygii (Nasruddiin Maxamed Axmed)
14- Dib u Qor Sheekadaada (Hodan Xuseen)
15- Yididiilo (Cabdijabaar Aadan Cabdi)
16- Wabar (Jacfar Suldaan-Yuusuf)
17- Maanshaxan (Khaalid Mahad)
18- Cilmi-Boodhari Caasaqiisii (Maxamed Xirsi Guuleed)
Dhammaantood ka dalbo Website kan:
www.iqrabooks.net/
Haddii aad Turkey Joogtana la xidhiidh
+90 (551) 993 46 35

Пікірлер: 162

  • @iknowyou1299
    @iknowyou12992 жыл бұрын

    inta ciyaartaan kaseyso Ha ismuujiya 👍

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    Ibar nOh

  • @kingpower6909

    @kingpower6909

    5 ай бұрын

    waar zxp bahasha qalabkeeda dalka ma yaalaaan😊😊

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe2 жыл бұрын

    Adan sahan keep going brother legend ❤ 🙏 🙌 alle ha kaa abaal mariyo wllky ❤👍👍

  • @khaireidea2224
    @khaireidea22242 жыл бұрын

    Dirham,nuuradiin,Dabaare,iyo axmed shire waa asxaabtaydii chessta i baray sababtoodana aan ku bartay,aad baan idiin salaamayaa saaxiibayaal.😊

  • @maxamedxasan2855

    @maxamedxasan2855

    2 жыл бұрын

    So xaaraan maaha chessta

  • @khaireidea2224
    @khaireidea22242 жыл бұрын

    Chesstu waxay shabbahda nolosha,mararka qaar waxaad sucriface gareynaysaa waxa kuugu muhiimsan( queen) si aad u hesho wax iyada kasii muhiimsan (checkmate).

  • @Adam_Dabbaare

    @Adam_Dabbaare

    2 жыл бұрын

    Dr-e xikmad baa ku dilaysa aakhirka.kkklol Imisa jeer baad nolasha ku dabaqday chess-ta, ood xubin kubadalay laba xubnood, ama aad wax sucriface garaysay si aad wax kasii muhiimsan u hesho.✋

  • @abdinasir____k9909

    @abdinasir____k9909

    Жыл бұрын

    The Legend

  • @suhuurjamal721
    @suhuurjamal7212 жыл бұрын

    This man a role model

  • @eng.mohmetyoos4523
    @eng.mohmetyoos45232 жыл бұрын

    Iam chess player, hargeisa- location Togdheer. Qofkii hargeiza yimaada. Welcome

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    Online so lugma dheelo

  • @kingpower6909

    @kingpower6909

    5 ай бұрын

    dee hargeisa togdheer yaab iska dhaaf wxan qalabkeeda dalka ma yaalaan

  • @user-qq4rq5wy5n
    @user-qq4rq5wy5n2 жыл бұрын

    قال الإمام النووي في “الروضة”: (اللعب بالشطرنج مكروه: وقيل: مباح لا كراهة فيه. ومال الحليمي إلي تحريمه، واختاره الروياني. والصحيح الأول) (الروضة 11/225 ط المكتب الإسلامي). يعني الكراهة، والظاهر: أنها الكراهة التنزيهية، فهذا هو المتبادر عند الشافعية. وهذا ما نص عليه في “المنهاج” أيضًا حيث قال: (ويحرم اللعب بالنرد علي الصحيح، ويكره بشطرنج).

  • @mohammedibraahim8544
    @mohammedibraahim85442 жыл бұрын

    Chess barashadeedu way fududahy lkn taatikada opening keeda ayaa adag oo farabadan (Scandinavian, Russian etc)

  • @abdinasir____k9909

    @abdinasir____k9909

    Жыл бұрын

    italian✅

  • @dhereye3202
    @dhereye32022 жыл бұрын

    Keep going pro go forward

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab772 жыл бұрын

    Thanks

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub60012 жыл бұрын

    Keep going

  • @ahmedstar7615
    @ahmedstar76152 жыл бұрын

    Wxan ku faraxsanahay inan ahay qofkii ugu horeyey muqalkan dawday

  • @abshirabdulkadir1662
    @abshirabdulkadir16622 жыл бұрын

    Daawadihii ugu horeeyay muuqalkaan

  • @mubaarigismaciil5951
    @mubaarigismaciil59512 жыл бұрын

    Thanks wll qli 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71162 жыл бұрын

    MAsha alh

  • @hothanmouse3253
    @hothanmouse32532 жыл бұрын

    Msh Allah

  • @ismalure-25
    @ismalure-252 жыл бұрын

    Insha Allah waan baranaa

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid20012 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @jamallixle5998

    @jamallixle5998

    2 жыл бұрын

    Sacadbaa. Libaaxiibaa

  • @hasanturki9673
    @hasanturki96732 жыл бұрын

    Keep going zxp qali

  • @luqmaanhussein7444
    @luqmaanhussein74442 жыл бұрын

    Anoo yar baan bartay ciyaarta Chess-ta (2004) illaaa iminkana waan aqaanaa waliba badanka runtaa fiicane anaa badiya 🥰 ...Maskaxday fur-furtaa

  • @cxakiingeedi956

    @cxakiingeedi956

    2 жыл бұрын

    Markasta ada badiyah miyaa. Mad is tijaapin

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    @@cxakiingeedi956 mad ibartin

  • @sacdiyaaxmad4836

    @sacdiyaaxmad4836

    Жыл бұрын

    maad nabartid markaa

  • @faisalmuhumed8210

    @faisalmuhumed8210

    Жыл бұрын

    Qofkii raba in uu ciyaro ama barto ha ila soo xiriro

  • @sacdiyaaxmad4836

    @sacdiyaaxmad4836

    Жыл бұрын

    @@faisalmuhumed8210 oo intee lagaalasoo xidhiidhaaa

  • @zamzamcabdi6752
    @zamzamcabdi67522 жыл бұрын

    Asbuucan ayaaba mowduucan xiiseenaye

  • @abdulahimuse9019
    @abdulahimuse90192 жыл бұрын

    Adan Sahan keep going ♥️

  • @xoghayechannel9513
    @xoghayechannel95132 жыл бұрын

    First hory usoco sxb sahanka xogaha

  • @saynabfarax4790
    @saynabfarax47902 жыл бұрын

    Adan sanhan keep going brother w

  • @hiretH_junior
    @hiretH_junior2 жыл бұрын

    Fadlan amein dheh in ilaaahay in rumeeeyo riyadayda

  • @cabdiaxmad3658

    @cabdiaxmad3658

    2 жыл бұрын

    Amin

  • @sakiski2588
    @sakiski25882 жыл бұрын

    Shugran wall adan Waxbadan ayaad iifaaidaysay ilaa hay garaadka hakuu barakeeyo

  • @ibomohamud
    @ibomohamud2 жыл бұрын

    Adanow wan aqanaaa lkn ma fahansani, waana ka badi karaa hadan mar burco wada farisano!

  • @maxamedcabdi5705
    @maxamedcabdi57052 жыл бұрын

    Wcs ustad aaden

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil14062 жыл бұрын

    Culumadu inta badan way xalaalaysaa ciyaaraha noocan ah sida shaxda kurunboodada iyo tanba Waayo waxa weeye ciyaar maskax lagu ciyaaro lakin maaha ciyaar nasiib ah sida laduda oo kale

  • @ilyaasofficial10

    @ilyaasofficial10

    2 жыл бұрын

    Ludo waa nasiib

  • @qadarc1
    @qadarc12 жыл бұрын

    Wcs wlaal 🙏

  • @iknowyou1299
    @iknowyou12992 жыл бұрын

    Yaa ii baxayo ciyaarta chess 😎

  • @Iredwon

    @Iredwon

    2 жыл бұрын

    ☝️

  • @cabdallayare5961
    @cabdallayare59612 жыл бұрын

    Zxp please musica kuu saarnaa ha qaadin codkaada iyo musica wee isku soo baxaanyaan please musica ha iskadaanin please please adam

  • @frankhonest1277
    @frankhonest12772 жыл бұрын

    Wxn raba somaali taqaana

  • @sahamiye1087
    @sahamiye10872 жыл бұрын

    Abti wuxu waa xaaraam'e ha noo macmacaanayn

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily38312 жыл бұрын

    Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiinee

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf71332 жыл бұрын

    Waan Garanay Adanow

  • @xoghayechannel9513
    @xoghayechannel95132 жыл бұрын

    Wcs

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud9172 жыл бұрын

    Waa Ciyar Adag oo fcn marakiibta lagu dul ciyaaraa

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad41592 жыл бұрын

    Wcs m.a

  • @zuhaipalli3739
    @zuhaipalli37392 жыл бұрын

    Bro adan sahanka wxan ka cadsanaya in ad kaso hadasho xaga adigu ad ka ciyarto ciyartan waxan ciyara hbenki xiliga an janiska hayo (dubnad) hdi ad taqan inad bahasha kaso warantana wan jeclan laha wxan filaya mrka wadankena la ego ama casimada an ku nolahy (hargysa )in ay iyada logu ciyarid badanyahy inad video kaso samaysana wan jeclanlaha thanks bro

  • @mohamudzilingemiig2757
    @mohamudzilingemiig27572 жыл бұрын

    m. a

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi89012 жыл бұрын

    asc saaxiib codkaagu waa hooseeyaa ee ma kaligeeybaa mise

  • @jamallixle5998
    @jamallixle59982 жыл бұрын

    Sahankow, wll wan ciyaara game kan, laakiin waxan Maqlay inay xaaraan tahay ciyaarteeda. Oo wan ka shakinsanahay. Maxad ka maleenaysaa

  • @cabdalejama8509

    @cabdalejama8509

    2 жыл бұрын

    Diintu fikir maaha saxib, lakin hafan fikirkaygabka dhibto, xaraan maah oo faaido ayy leedahay.

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    Online miyad kuciyartaa

  • @zaaygazaayga5095
    @zaaygazaayga50952 жыл бұрын

    Chess waa ciyaar maskaxda kordhisa

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86512 жыл бұрын

    RUBIK'S CUBE qisadeeda iyo sida loo dheelo noosoo baadh wll mahadsanid

  • @caawiye2468
    @caawiye24682 жыл бұрын

    Saxiib waan ku salaamay nio waxaan kaa codsanayaa inaad codkii qurxonaa ee aad codkaaga saari jirtay inaad vedeoyadada soo saarto sidan ayaa wanaagsan

  • @cabaasibraahim4544
    @cabaasibraahim45442 жыл бұрын

    Saaxiib codkaagu maanta gaabanaa

  • @Kurtun170
    @Kurtun1702 жыл бұрын

    Walhi waxaan sugaaye in aad kasoo hadasho ciyaartaan waana ciuaar aad iyo aad aan uxiseeyo 🥺🥵

  • @Omar.946
    @Omar.9463 ай бұрын

    Wll Aadanw ciyartan aad ban u xiisaynaya ee video ka so same haba dheerade

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir78602 жыл бұрын

    Hal bil waxaan dhamayn Ayaan ku dhex jiraa balse aad Ayaan ugu faa'iday

  • @frankhonest1277
    @frankhonest12772 жыл бұрын

    Sxb game hadi la dhaho wa ta aan ugu jeclahay

  • @qadarc1
    @qadarc12 жыл бұрын

    WALAAL WAXAAN BUUXIYAY SHARUUDIHII SAACADA KALIYA BOOQASHADAADA WAA II GARAB ISOOBOOQO MAHADSANID 🙏👍

  • @mssluzzan5865

    @mssluzzan5865

    2 жыл бұрын

    Wallke guul kuu rajaynayaa

  • @qadarc1

    @qadarc1

    2 жыл бұрын

    @@mssluzzan5865 mahadsanid wlashey Allah Ku xafido 🥰🙏✅

  • @sudaysisaleeban2174
    @sudaysisaleeban21742 жыл бұрын

    Nolow abti qaali

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap43212 жыл бұрын

    Cjess my favourite game

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad28762 жыл бұрын

    Aadan nin aan u aqaano bulshada inta u soo jeeda

  • @abdiazizj8596
    @abdiazizj85962 жыл бұрын

    ciyartan wa ciyaray waxna wa ka aqan waxay xojisa dulqadka maskaxda wa kashaqaysisa

  • @zakariacaaje6059
    @zakariacaaje60592 жыл бұрын

    Ciyaarta Aan dhesheda Ku raaxaysto weeye Waqti badan Oo Fikir ah bad Qaadan Taso kacawinaysa In maskaxdadu Xasuusteedu Awood yeelato Go'amo Caqliyaysanna aad qaadato

  • @dhalinta6649
    @dhalinta66492 жыл бұрын

    plz and plz hala pooqdo channalka fikir oo fahan plz

  • @dhalinta6649

    @dhalinta6649

    2 жыл бұрын

    thanks pro

  • @dhalinta6649

    @dhalinta6649

    2 жыл бұрын

    thanks pro

  • @asdssa2714
    @asdssa27142 жыл бұрын

    check mate is the end✋

  • @abdirahmanfaisal1592
    @abdirahmanfaisal15922 жыл бұрын

    (Check mait) wa kalmada dhamadka ciyarta wa kalmad an necbahay markan ciyarayo😅

  • @abdifatahmohamed3882
    @abdifatahmohamed38822 жыл бұрын

    Soo baadh in ay xalaal tahay iyo in kale

  • @mustafasamatar9472
    @mustafasamatar94722 жыл бұрын

    waxa wax lagu qoslo ah aadan sahan oo sheegan jiray inuu yahay qof wax badan soo akhriyay soona baadhay inuu yidhi haben dhawayd aya igu horaysay chess ka ?

  • @sahanka97

    @sahanka97

    2 жыл бұрын

    Hhh habeen dhoweyd kuma odhan wll hadalka hubso habeen ayaan ku idhi hhh Laba sano ka hor ayay ahayd markii ugu horraysay ee aan dalka gudihiisa ku arkay oo hore umaan arki jirin meel ay taallo.

  • @mustafasamatar9472

    @mustafasamatar9472

    2 жыл бұрын

    @@sahanka97 haye iga raali ahow hada nina si u yidhi nina si u qaaday

  • @ldwanted2263
    @ldwanted22632 жыл бұрын

    Bahashan mar walba waa ciyaara belo jinkeyga jecel

  • @salmaansiciid466
    @salmaansiciid4662 жыл бұрын

    Waxani maxaaraanbaa

  • @frankhonest1277
    @frankhonest12772 жыл бұрын

    Ree Djibouti ma yaqaan

  • @NastehaAli-jp4ru
    @NastehaAli-jp4ru10 ай бұрын

    Wllo adoo raaliya bloggingka kasoo hdl see lcg looga sameeya

  • @saidaabdulahi4680
    @saidaabdulahi46802 жыл бұрын

    Alla wllo video yo badanida waqti kugu maqadato miya🤨🤥

  • @liibaanhaaji6888
    @liibaanhaaji68882 жыл бұрын

    Aadanow sxp stephen hawking soo qaado pro plz🥰🥰

  • @yasiidaden5699
    @yasiidaden56992 жыл бұрын

    3,130 views7 Jan 2022 778 DISLIKE SHARE SAVE

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye76242 жыл бұрын

    Hada doonaya inaan barto chess😎

  • @fardowsa4446
    @fardowsa44462 жыл бұрын

    Buug chess lagu barto noo soo turjum wll

  • @where3431
    @where34312 жыл бұрын

    Waar aadanow goormeynu inagu is qabannaa?

  • @xangool7304
    @xangool73042 жыл бұрын

    Malaha qof i garaaci kara ciyaartani halkan kuma jiro

  • @Soomaalia584
    @Soomaalia5842 жыл бұрын

    Asc wll Adan waxaan tidhi taxanihii xaqiiqda qadhaadh chesta mesha madow iyo tan cad yacni 64god ay tahay astaan sheydaanka lagu soo xadiriyo su’ashaas iga jaahil bixi .

  • @sahanka97

    @sahanka97

    2 жыл бұрын

    Way jirtaa barta cad iyo barta madoobi, lkn chessku badanaa waaba cagaar halka madowga ahi, sixirrada waa loo adeegsadaa bartaas madow iyoo barta cad ee is le'eg

  • @Soomaalia584

    @Soomaalia584

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane2 жыл бұрын

    Shax-da miyey ka duwantahay😁

  • @mohamudzilingemiig2757
    @mohamudzilingemiig27572 жыл бұрын

    mahad sanid wlle sahanka xogaha

  • @abdirashidabdilahi1296
    @abdirashidabdilahi12962 жыл бұрын

    Tani waa balwada qudha ee aan leeyahay

  • @allahisthegreatest390galbe3
    @allahisthegreatest390galbe32 жыл бұрын

    Sxb qabka loo dheelo sharahad nogasamey mhdnd

  • @mssluzzan5865
    @mssluzzan58652 жыл бұрын

    Wan jeclahy ciyaartaan

  • @feysalmaxamedcabdi8259

    @feysalmaxamedcabdi8259

    2 жыл бұрын

    hye diyaar mathey ma dheeleynaa

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    Maad Ibsrtid

  • @CapdicasisJoof
    @CapdicasisJoof2 жыл бұрын

    Hergeisa ayan ku ciyara 2018 baan bartay

  • @withCARABEY
    @withCARABEY2 жыл бұрын

    Chuma kareem asxaapta waxaan u baahnahay looxada ciyaartan pls Iga caawiya haddaad awoodaan

  • @feysalmaxamedcabdi8259

    @feysalmaxamedcabdi8259

    2 жыл бұрын

    diyaar waaye chessta iyo boorkeedaba isoo qabo

  • @withCARABEY

    @withCARABEY

    2 жыл бұрын

    @@feysalmaxamedcabdi8259 ok xaqee kaala soo xiriiraa

  • @asmaraden6779
    @asmaraden67792 жыл бұрын

    Aadanooow dee codki yara ee sida nashiidada o akle ahaa nagasò raaci aanu ku raaxaysano dhagaysiga e

  • @elespanol1932
    @elespanol19322 жыл бұрын

    This game is originated from persia.

  • @unsanmaxamed7306
    @unsanmaxamed73062 жыл бұрын

    Saaxib casharada noo tartiibi si aan ugu noq noqano aan udhageysano

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi27082 жыл бұрын

    Malin hore so arkay meel lagu ciyarayo oo aad u qurxon dadka amusan yihin picture anoo maskaxda ku hesta oo wax ifasira la sid lociyaro video hada arkay🤩🤩

  • @najmomahamed4035

    @najmomahamed4035

    5 ай бұрын

    Inte ku aragtya abyo

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar85972 жыл бұрын

    Landuug kuso dar next

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur14072 жыл бұрын

    Hada ayaan ciyaaraya, Marna anaa badiyey Marna ana la iga badiyey. Aad bag uga fiican tahay dhamaan ciyaaraha , waa maskax, fikir, baarandag, siyasad, baad ku ciyaaraysaa.

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    Mad ibartid

  • @Asma-si1gg

    @Asma-si1gg

    2 жыл бұрын

    @@Shafie-Mohamed-Osman Qof inuu ku baro u ma baahnid , waxaa la gu bartaa celceliska marar badan marki la gaa badiyo oo aad garatid sababaha keensaday in la gaa badiyo markaas ayaad khaladaadka is ka ilaalineesaa kadibna wee kuu fududaaneesaa .

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    @@Asma-si1gg lkin dee in shurudeheda iyo qawaninta udagsan aad fahantid sokama horayso

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    @@Asma-si1gg see ah 🤔

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil14062 жыл бұрын

    Nio maanay isu eekayn kurunboodadii

  • @nihaalabdirahman6586
    @nihaalabdirahman65862 жыл бұрын

    Sand ka hor ayaan shekh mustafe ka dhageysta isago ciyarta ka hadlaya xaraan waayana maan oran culimada qaarna ayaga wax dhib ah malahan yiri ayaa fataawahoda ka maqly ilaah baa garneya

  • @mohamedabdi4784
    @mohamedabdi47842 жыл бұрын

    Sxp dominoes ka waran ama dumnada

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan402 жыл бұрын

    Inta wali xiisaha u haysa een Ka maarmi karayn chess Io ludo aad ban idin salamay 2017 dabayaqadiisan bartaY labadaba ilaa hadana ma dayn aadban u tageera Salaman Team chess 💖👏

  • @252soomali

    @252soomali

    11 ай бұрын

    pro

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59732 жыл бұрын

    Chess waa ciyaarta an ugu jeclahay alla maxaan madax xanuun iyo daal badan kaso maray chess app mobile kayga lagama waayo saas ay tahana wali eber ayaan ka ahay ciyaartaas waa ciyaar aad u adag oo u baahan garaad badan

  • @Turjumaanka

    @Turjumaanka

    2 жыл бұрын

    ....ebar no 😂

  • @wejdanaabdurahman5973

    @wejdanaabdurahman5973

    2 жыл бұрын

    @@Turjumaankadadka ciyaartan xariifka ku ah markasto way iga badiyaan anna dadka an si fican u fahamsanen ayan garacaa

  • @sahanka97

    @sahanka97

    2 жыл бұрын

    @@wejdanaabdurahman5973 hbn baan guuritaannadeed ku fahmay lkn tAtikado muddo ayay igu qaadatay

  • @wejdanaabdurahman5973

    @wejdanaabdurahman5973

    2 жыл бұрын

    @@sahanka97 haa movements waa furaha lkn takitakada saa ugu fikireyso madaxa ku cadaanayo

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    @@wejdanaabdurahman5973 movement xitaa mkasayno

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD777342 жыл бұрын

    Aadanow chesska haddaya tahay waxa ugu awood badan ma ah boqorada ciyaartun waxay dhamaata marka boqarka la dilo ee ma ah boqorada wllo.

  • @sahanka97

    @sahanka97

    2 жыл бұрын

    Boqorku askariga ayuun buu ka awood weyn yahay guuritaanka iyo dagaalkaba wall, ee isaga ayaana la ilaaliyaa xajarka meesha kala wadaana waa boqoradda

  • @ABUCADOOD77734

    @ABUCADOOD77734

    2 жыл бұрын

    @@sahanka97 aadanow weli ma ciyaarin laakin mahadsnida fikirkaaga.🖤👈🔥

  • @Asma-si1gg

    @Asma-si1gg

    2 жыл бұрын

    Boqorka ciyaartan dhexdeeda la ma dili Karo , ee waa la go'doomiyaa ilaa uu iska dhiibo

  • @NuureCabdullahi
    @NuureCabdullahi2 ай бұрын

    Adi ma ilaciyaari kartaa

  • @zayidstyle6367
    @zayidstyle63672 жыл бұрын

    Anigu balan ku qabaa chess ta sxbow

  • @saadiqmohamed176
    @saadiqmohamed1762 жыл бұрын

    Wll qaabka loo ciyaaro yaa ifahansiiya Aad ban uxiisayaa inan bartee

  • @feysalmaxamedcabdi8259

    @feysalmaxamedcabdi8259

    2 жыл бұрын

    isoo qabo

  • @Shafie-Mohamed-Osman

    @Shafie-Mohamed-Osman

    2 жыл бұрын

    @@feysalmaxamedcabdi8259 war zxp macane aniga ifahansii

  • @fitaax6979

    @fitaax6979

    Жыл бұрын

    ​@@Shafie-Mohamed-Osmananaa ku fahansiinaya

  • @OneadAfrica-ek3ly
    @OneadAfrica-ek3ly9 ай бұрын

    Ciyartan walahi marki hore maan aqonin waxan isku dayay inan barto lakin waa kari wayay malin ayan suuqa aday ano wax soo ibsolaha waxan argay dad hal kas cheesta lagu ciyarayo waxa fadhiyay odoyal waan faraystay waxan dhahay adero ciyartan iibar waxu idhahay OK ciyarta waxa fahmi kara qof aqli badan soo farayso sidi ayan ku bartay heer aan karay inan aan ja badiyo qofki ii baray imikana dhowrjeer ayan ku kulaystay lacag illa 2000 dollars inta hore ciyartan qofka aqon wuxu modaya ciyar aan macno lahayn lakin marka aad barato ayad dareemi donta

  • @najmomahamed4035

    @najmomahamed4035

    5 ай бұрын

    Ani waa jeclahay ina barto qof ibaro hada helayo ma ibareysa abowe

  • @OneadAfrica-ek3ly

    @OneadAfrica-ek3ly

    5 ай бұрын

    @@najmomahamed4035 Haa waan ku Bari Marka aad aragto ciyarta waxed moodi ciyar aad uu adag Lakin Marka lagu sheego ciyarta sida loo ciyaro iyo sida aay u Kala bahan waxad moodi ciyar aad waliga ciyari jirtay

  • @OneadAfrica-ek3ly

    @OneadAfrica-ek3ly

    5 ай бұрын

    @@najmomahamed4035 Lakin halmid iska ilali ciyarta Malin kasta hadi aad ciyarto oo dad ama kaliga aad ciyarto waad ku walan maskaxda Aya ka dhaan aniga hata ciyarta aan jecla waan iska dayay xeer waxan karay sidi aan Malin kasta uu ciyarayay wax hadi aan meel dhigo waan illobaya oo waxan noqday qof qabil camo Leh mar walba hita hadi aad ado school lagu Barto waxay ku dhahayan ciyarta iska jir iin ad mar walba isticmasho waan aday school lagu Barto sida ayay ii dhaheen

  • @OneadAfrica-ek3ly

    @OneadAfrica-ek3ly

    5 ай бұрын

    @@najmomahamed4035 ok

  • @faaraxhagarcaynaashe2011
    @faaraxhagarcaynaashe20112 жыл бұрын

    Horta ma banantey diiN ahaan

  • @heersare3662
    @heersare36622 жыл бұрын

    chess apps keeda lasoo Daga waa Dagaal maskaxeed aan ladhihi karrin waa dheel fudud

  • @abdilahiaden5023
    @abdilahiaden50232 жыл бұрын

    SUAAL WAXAAN RABA MAXA LOOGURIIN WAYAY MADAWGA HORAYNTA DHAQAQA OO CADAANKU UDHAQAQAYAAN MIYAYNAN GUUMAYSI CADAANA KA IMAN FAKARKAN