071 | 29 | Sirta ugu wanaagsan ee qorshe lagu dejiyo.

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 47

  • @Nasiiba
    @Nasiiba2 ай бұрын

    Buugani waa macaan iyo kharaar meel kuwada yaal cajiib aadanow😅🧠

  • @user-gx2dx1cs1z
    @user-gx2dx1cs1z2 ай бұрын

    خير الاعمال خواتمها

  • @IbrahimIbrahimArahman
    @IbrahimIbrahimArahman2 ай бұрын

    Zxp mcn dark psychology inoo sharax🙏🙏🙏

  • @sharmakemohamed9848

    @sharmakemohamed9848

    2 ай бұрын

    Uu sharaxay wll ee waxaad ka haleysaa taxanahan socda xalqadiisa ugu horeysa

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB.2 ай бұрын

    Aadan alle haku barakeeyo walaal sida dagan ee quruxda badan ee noogu soo gudbinayso buuggan mahad sanid

  • @abdullaahi9007
    @abdullaahi90072 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx2 ай бұрын

    Adeer waxbadan ban kafaiidey guuleyso noosobadi wacyigalinta🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54122 ай бұрын

    Mahadsanid wll adan

  • @amuunsaid6258
    @amuunsaid62582 ай бұрын

    M.a wll Adan sahan aqoonta allaha ku barkeeyo anagana kuwi aqoontada ka faideysan Ina noqono rajeyna 💯

  • @MohamedYusuf2000s
    @MohamedYusuf2000s2 ай бұрын

    Aadanoow Barnaamij kale oo dhextaal ah noo samey oo aan aheyn 48 daan xeer mahadsanid

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy2 ай бұрын

    Adiga cabdimalik coldon ogansho shekh cabdiraxnan jabuti ❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin2 ай бұрын

    Zcw Adan khadar cali ❤💯

  • @user-dr6bo9lu2e
    @user-dr6bo9lu2e2 ай бұрын

  • @Hanadking
    @Hanadking2 ай бұрын

    Aadan sahan

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g2 ай бұрын

    M.a

  • @ahmedtimo6474
    @ahmedtimo64742 ай бұрын

    Buugga no soo dadaji

  • @user-cg4jj2sh4c
    @user-cg4jj2sh4c2 ай бұрын

    Aadanow sxp xalqada wad naga soo gaabisay, sideedii hore maku soo celin kartaa ugu yaran 20 daqiiqo, si aan wax badan uga faaiidno tusalooyinka iyo aragtiyada. Mahadsanid

  • @eggboy1170
    @eggboy11702 ай бұрын

    Thanks brother qodobkn waa ku faa iday suuqyada online ka ah ban ku jiraa qof hadanu lahayn target wuu jaba

  • @MzzXanaqley
    @MzzXanaqley2 ай бұрын

    Wll xalqada nalasoo dhaqso

  • @jamaladen1057
    @jamaladen10572 ай бұрын

    That’s good example 😂😂

  • @ismailsarr3401
    @ismailsarr34012 ай бұрын

    A❤

  • @Rudwaan-zb9ry
    @Rudwaan-zb9ry2 ай бұрын

    Kssoo hadal

  • @user-db5hs4qb6r
    @user-db5hs4qb6r2 ай бұрын

    Asc waa dictator ka mustaqbalka macalin

  • @KaltunAxmedmuuse
    @KaltunAxmedmuuse2 ай бұрын

    Wll samael ma Mala awaal baa🤔🤔🤔

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Siyaad bare baa taas ku fashilmaya inuu jigjiga ku e kaado aheyd

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid1932 ай бұрын

    Adam sahan waa cadowgii gudaha

  • @mohamedbashirdubat9427
    @mohamedbashirdubat94272 ай бұрын

    ninkan otofo bismak buug laga qorey majiraa walaal adanow

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle10312 ай бұрын

    Ustaad guuleyso cashada waan dhagestaa hadane waxba kama fahmo 😂😂mlahan waxan ahay doqonkii ahaa dadka waxa ku dhaco waxba kama barto waxii isaga ku dhacane waxba kama barto. Side cadadan ku bur buriyaaa doqon nimada ah?

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    2 ай бұрын

    Doqon matihide garaadkagan wali bislaan😂

  • @ibrahimjelle1031

    @ibrahimjelle1031

    2 ай бұрын

    @@williamwilliam1337 guuleyso walalkey waa ii qalbi qabojineysaa

  • @surwaale
    @surwaale2 ай бұрын

    Eeg Aadanoow 4tui Xeer ee u dambeeyey gaar ahaan 2dan u dambeeyaa Sheekadaa iyo sharaxaada kugu badatey. Waxaad samaysaa Bullet points ku qoddobee Xeer kasta 48kaba kuna soo qor Videogaaga Commentka u horeeya. Mahadsanid

  • @Animx185
    @Animx1852 ай бұрын

    Waa runtaa nio hadii xataa maalinkaa badh basa la qabsado badhka kalena loo daayo oo hadana nus la qabsado nuska kalena loo daayo saa lagu wado bey ahyd ilaa dhamaan xataa 78 ka qoomiyadoodba aan ka liqno dunida gaalda nama dareenteen illeen islm arxn ah ma jirabee

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    2 ай бұрын

    Walaal waxan la qabsanayo ii sheeg adigoo mahadsan

  • @aligamer-jp5ro

    @aligamer-jp5ro

    2 ай бұрын

    Zone 5 ama dowlad deganka dhulka manta la yirahdo ​@@mukhtaarciise2585

  • @abdalaali6591

    @abdalaali6591

    2 ай бұрын

    ​@@mukhtaarciise2585wuxuu ka hadlayaa Ethiopia waagii aynu la dagaalaynay, yacnii hadaynu hadba gobol ka qabsan lahayn Ethiopian-ka buu ka wadaa.

  • @mocarabahmed9251
    @mocarabahmed92512 ай бұрын

    Waxa noogaa yr sheekeeysaaa dagaalka Israel iyooo iiran adoo rali shhh😮😮

  • @OmarHerer
    @OmarHerer2 ай бұрын

    Beenle adawnw

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid1932 ай бұрын

    Faqash daaroodka u naagee

  • @ibrohasan40

    @ibrohasan40

    2 ай бұрын

    qofkii waa qiciga iyo runta ka hadla mawaxaad utaqaan faqash

  • @XanjoowYare

    @XanjoowYare

    2 ай бұрын

    Mamoodeenin adan sahan inuu maangaab dhageysto Baaritaan kadib waxaan ogaaday inaad aqoontiisa ku soo sooraacine aad kusoo raacday qabyaalad fadlan nooga bax Jamaal janaalka qofka haddu marba wax dadka u ziyaadinaayo umadda ayuu ka dhaxeeya cilmigiisana lagu qadariyaa Qabiil laa aanteed

  • @gedyhildid193

    @gedyhildid193

    2 ай бұрын

    @@XanjoowYare laakiin waa khaain somaliland ah oo dhuuni qaato ah Muu aniga lacag I weydiisto inta cadawga baryayo

  • @user-zk8bs1hn2m

    @user-zk8bs1hn2m

    2 ай бұрын

    Bilaa alhlaaq 😊

  • @user-zk8bs1hn2m

    @user-zk8bs1hn2m

    2 ай бұрын

    ​@@gedyhildid193dee buuk muhiimu sharxaayaa inta maangaabka adikoo kale ah aanan fahmeyn

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5gАй бұрын

    Siyaad bare baa taas ku fashilmaya inuu jigjiga ku e kaado aheyd