053 | 13 | Dantooda ka tus in ay kuu adeegaan | ku shaqayso dadka!

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 37

  • @ugaasaddow8930
    @ugaasaddow89303 ай бұрын

    Masha allah hadalkaagu waa run oo anigaaba arkay oo kacabsaday in laydilo abaal aangalay waaba lay dhacay hada kahor nin baa yiri abaal aan abaaldaro lagugudin mabagudna sheekadaado xusuusbay iguleedahay guulayso

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta3 ай бұрын

    Waxan kula Socdaa 5,Sano waxan kaa faa.iiday waxan eray bixin lagu macneeyo maanku hada weelayn karin Alle Haku sharfo Macalin

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam13373 ай бұрын

    Ustad daqiiqadaha nooso badai 😅🎉

  • @abokoridiris1742
    @abokoridiris17423 ай бұрын

    Aadan sahan last five years kugu xidha nahey Mansha Allah ilaahey hakaa abaal mariyo 🤝👐😊

  • @user-lv8ly5po8u
    @user-lv8ly5po8u3 ай бұрын

    Aadan sahan legend 😊

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad20183 ай бұрын

    Aadan sxb anaa ugu horeeya

  • @user-cc7ww3xp9e
    @user-cc7ww3xp9e3 ай бұрын

    Masha Allah ustaad

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54123 ай бұрын

    Mahadsanid wll adan

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer3 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g3 ай бұрын

    Thanks usdad Adan

  • @user-jx8xo4zi4g
    @user-jx8xo4zi4g3 ай бұрын

    Thank you 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @JeelanCrashiid-lt2hq
    @JeelanCrashiid-lt2hq3 ай бұрын

    Ustaad Aadan aad iyo aad umahsanthy sida wanaagasn ee aad wax nugsharaysid

  • @hassani5y276
    @hassani5y2763 ай бұрын

    Wll Aden Halkeen kaala soo xiriiraa Xogaa maadaama Aad iiga horraysay Qoraalka Waxaan rabay inaan mar dhow so bandhigo dhigane Kenya Nairobi joogaa lkn Waxa u baahnaa Xaga khaliijka ugu safro madbacad.

  • @juweriyaabdihakim1287

    @juweriyaabdihakim1287

    3 ай бұрын

    Wll instagram kala hadal sasa umalena

  • @axmedcabdi1654
    @axmedcabdi16543 ай бұрын

    Aad baad umahad san tahay zxp adan khadar cali

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe3 ай бұрын

    aadanow mahadsanid wllo

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi89013 ай бұрын

    masha allah dhalinteena aqoonta iyo caafimad ka leh waa mustaqbalka umadeena

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad20183 ай бұрын

    Waa ku taageeraa waana ku dhageystaa sxbow shaarubaha iska gaabi

  • @lilmikeyo1318

    @lilmikeyo1318

    3 ай бұрын

    👀

  • @sportsfunny24
    @sportsfunny243 ай бұрын

    hambalyo zxp 40k 🥳

  • @abdirahmanabdullahi-vc7lw
    @abdirahmanabdullahi-vc7lw3 ай бұрын

    sahan wll buugaas ayaan rabaa adigoo mahadsan

  • @user-tq7mx2uc5g
    @user-tq7mx2uc5g3 ай бұрын

    M.a

  • @AnasAli.10
    @AnasAli.103 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @abdalladalmideeye7544
    @abdalladalmideeye75443 ай бұрын

    Hda aniga adiga idea kuhayaa isoqabo kharashka kubaxayna yaryhy

  • @aflaxtube1979
    @aflaxtube19793 ай бұрын

    Channel ka sahanka Hogaha kuso celi Kanda sahanka fadlan

  • @lilmikeyo1318
    @lilmikeyo13183 ай бұрын

    First comment

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain16563 ай бұрын

    Ana Ugu horeeya maanta😅

  • @Mo_Daud.2

    @Mo_Daud.2

    3 ай бұрын

    Mya Ana ugu dambeeya🥺

  • @user-gi8nd6xq3r
    @user-gi8nd6xq3r3 ай бұрын

    Majiraa qof wakhtigiisa kuu huraya kulah guushada ayaa muhiim ii ah anigu adiga waxba kaama rabo wan fahmi wayey wallhi maana walan mise cadanba laga heesayaa (ustaad iso jawaab)

  • @user-ju8ee5tg3d

    @user-ju8ee5tg3d

    Ай бұрын

    Maxaa fahmi waysay hadlkaaga messha uu usocdo mala fahmaayo bee

  • @kinglove211
    @kinglove2113 ай бұрын

    Tataarka asal kooda ma wanay shineys ahayn

  • @zakariyexasannur6458
    @zakariyexasannur64583 ай бұрын

    zxp waxan ahay dadka kugu xiran ama ku dawada marwalba iyo muqal walba waxan itabadan kahela dhirigalintada ama xigmadahaga sii ad ah na waxan uu jecladay book ka bockgran ku yala ee wan ku salamay zxp sidas darted waxan ka codsanaya in ad nosamayso taxane buga ah oo muqaloo ah ama oline korso ah oo iiba thanks pro etc...?

  • @AbdihakimHassan-og6hl
    @AbdihakimHassan-og6hl3 ай бұрын

    Aadan sifiican ayaad izoo jeedisay waxaadna isku xidhaysaa , gaalada iyo faraqa ka dhexeeye diinteena . Waana si durjumaani fiican mahad sanid, laakiin fikradayda waxaan soo dhagays tay qaybihii haroo dhan , article way iska hor imanayaan dabcan sababbay .please reply fahan dheer xagaaaga?

  • @KamalSaid-kn4od
    @KamalSaid-kn4od3 ай бұрын

    Messi ist eine schöne Stadt mit viel Liebe zum Detail und zu sein und zu sein und ein schönes neues Lebensjahr wünsche ich Ihnen fragen und der Welt der Liebe und der Liebe Frau sitzt in den Augen und der Blick ist in der Tat etwas seltsam mit der Frage ob es nicht eine schöne Idee wäre mit den Ball zu spielen oder nicht so zu gehen wie es bei mir am can war und es auch immer war krank geschrieben zu haben um mich wieder in die Schule zu bringen bringen ich habe fußball gespielt und der junge hat den

  • @Wadani924
    @Wadani9243 ай бұрын

    Buuggan ka jooji Soomaalidu si khaldan bay u fahmin oo mid kasta saaxiibkii buu ku fuline. Lol

  • @nasiyahalimahamed

    @nasiyahalimahamed

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @Football-fans327

    @Football-fans327

    Ай бұрын

    Hhh oo hada miyaa laisku naxaa wll dadkeyga xabada sigaarka ah isku dalaa allaah u maqan