5 xeeladood | sababta aad wax u kaydsan weyday | tijaartu sirahan ma sheegaan.

Adduunka tallaabo kasta oo la qaadayaa kama maaranto xeelado iyo kaartooyin yaryar oo loo maro, halkanna waxa aynnu iskula eegaynaa shanta kaarto ee ugu habboon ee hanti lagu kaudsado.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZread-ka Sahanka Xogaha:
kzread.info/dron/MAk.html...
KZread-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 102

  • @yacquub111
    @yacquub11110 ай бұрын

    Soo koobida muqaalkaan 1: Wax yaabaha aadan ubahnayd ha gadan 2: Credit card haba istimcaali(saan ufahmay) 3: Lacag markaad bixin waraqad ahaan ubixi 4: Haku keydan meel dhaw ku kaydi sida bangi [ama udhiibo qof tukaanla ah aadku kalsoontahay sida Ani aaan sameeyo Oo kale] 5:Ooga shukri Alle Oo israaf haku samayn (Kuna ducayso Oo dheh Allow arzaaqdada ha iga soogan dambi aan galay awgeed Waxaan kale oonku dar lahaa si lacagta aad u kaydsato Waa inaad leedahay hadaf tu"saale waxaan rabaa inaan gato camera Waa inaan laba sano lacagtan dhurtaa bil kastana intaas aan gashtaa adi maxaad ku Dari lahayd aqristana wanaagsanoow

  • @ahmedyaasiin5881

    @ahmedyaasiin5881

    10 ай бұрын

    Sadaqada waa in laga baxshaa maxaa yeelay Sadaqadu waa koboca xoolaha. Kawarran wllo qodobkaa?

  • @Mo_Daud.2

    @Mo_Daud.2

    10 ай бұрын

    wa mxy israafku wllo?

  • @SalmanAhmed-ms5ui

    @SalmanAhmed-ms5ui

    10 ай бұрын

    ​@@Mo_Daud.2wll waxa waaye inaad ku xadgudubto tusaale: in wax aadan u baahnayn aad ku gaddo in meel aan muhiim kuu ahayn aad ku bixiso

  • @MohaydinMose

    @MohaydinMose

    10 ай бұрын

    Israfku wa inad lacagta ku ciyadha camal

  • @Mo_Daud.2

    @Mo_Daud.2

    10 ай бұрын

    @@MohaydinMose mahadsanid

  • @Khadarofficial1
    @Khadarofficial110 ай бұрын

    Dad wax aan macno lehayn soo gudbiya baa gaadhay 1M,balse dadka soo gudbiya waxtarka sida Aadan-Sahan oo kale waa in aynu gaadhsiinaa 1M!

  • @Sahra-qi5sk
    @Sahra-qi5sk10 ай бұрын

    alla walal waxasa naxalu fiiyayi 😢 mahadasanidi mudane ❤❤❤

  • @cabdulaahiaxmed5483
    @cabdulaahiaxmed548310 ай бұрын

    Waan mahadsan thy wll alle haka abal mariyo dadaalka aad ku bixiso bulshadaada iyo umaddaadaba 💯🙏

  • @MohaydinMose
    @MohaydinMose10 ай бұрын

    Goat of mindset aadan Cade salan sare saxip✋

  • @user-pk3dc8xr8o
    @user-pk3dc8xr8o10 ай бұрын

    Liibax setahay full respect from djibouti ❤adan sahan

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed739710 ай бұрын

    Legend kii Adan sahan ahaayow waan ku saalamy.nin adag horay usoco waxbdn waa kaa faaiday aniganh allh igu anfaco adiganh bogaga ajirka allh kudaro❤❤❤❤

  • @hanadsayid7081
    @hanadsayid708110 ай бұрын

    Mowduuc qurux bdn Mahadsanid

  • @hoodo9260
    @hoodo926010 ай бұрын

    Mahadsanid Ustaadii

  • @870mx
    @870mx10 ай бұрын

    Aadan waxaan qabaa laba suaalood . 1) waa maxay farqiga udhexeeya bangiyada islaamka iyo kuwana nasaarada iyo yuhuuda? 2)dahabku muxuu dunida muhiiim ugu yahay iyo lacagta lagu xidhaa? Mahadsanid

  • @hassan5896
    @hassan589610 ай бұрын

    Muuqaaladan waan jeclahay wlhi

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam133710 ай бұрын

    Mecrophone noo dalac aaadan sahanow chnallelkan waa ka caajistay beeyahan nooso badi buugaag laysku halayn karo mahad sanid ❤

  • @yamanimohamed827
    @yamanimohamed82710 ай бұрын

    Mansha allah allah ku barakeyo sxpkey adaan sahan

  • @saacid760
    @saacid76010 ай бұрын

    Aadbad u mahadzantahay wll so badi Barnaamijyadan ❤zxp

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun10 ай бұрын

    Anu lacagta qiimaheda malaha maan aqoon lacag 500 ku dhow ban mobil iphone ah siistay weliba anigoo u baaahan o xitaa dayn ban sii galay 1bil markan watayna waniska gaday 300 lacag khasaradaydii ugu wayneed weeyo waayo maahi qof shaqeeya xbd xanjo ah xita ma gadan kro oo waalidkay bn ku tiirsanahy lknse hda cashar wayn baa ii baxay😢

  • @Taaj1
    @Taaj110 ай бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @camiryare9054
    @camiryare905410 ай бұрын

    Xoghaye. Saaxiib aad baad u mahadsantahay, xogaha aad nala wadaagto aadbaan uga faa'iday

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid200110 ай бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @Filsaniita
    @Filsaniita10 ай бұрын

    Waan taaganayhay😅

  • @ilkacaselnamahamouud
    @ilkacaselnamahamouud4 ай бұрын

    M.a guulayso lipax Adan

  • @Islaam1442
    @Islaam144210 ай бұрын

    Mahadsanid WlloH aadan

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan689310 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @nimcocabdirisaaq2792
    @nimcocabdirisaaq279210 ай бұрын

    Thanks wllo ❤❤❤❤

  • @yaskacade4350
    @yaskacade435010 ай бұрын

    First comment ustad aadan sahan

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn858210 ай бұрын

    Thanks ustaad horay usoco please noosoo badi

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni735210 ай бұрын

    Sxp ila 2019 kudawan jiray ano 14 aha❤

  • @jaamacxasanmuuse535

    @jaamacxasanmuuse535

    10 ай бұрын

    Same😮😊

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett555010 ай бұрын

    Masha allah🎉

  • @cfataxsulayman8850
    @cfataxsulayman885010 ай бұрын

    Mahadsanid wll aad uqiimabadan

  • @abdirahiimmarketer
    @abdirahiimmarketer10 ай бұрын

    Wlhi nio saas inaa smaeeyo lee weeye 900$ per month qaataa hadana gaari aan ku socdo malihi 😢

  • @mahamedahmedhassen274

    @mahamedahmedhassen274

    10 ай бұрын

    is daba qabo bro

  • @mohamedharawi1775

    @mohamedharawi1775

    10 ай бұрын

    Iibso gaadhi aad kirayso si aad gaadhi aad leedahay aad uga iibsato

  • @amsediting5768
    @amsediting576810 ай бұрын

    Aadanow buugan kasoo hadal علمتني سورة البقرة adigo mahadsan❤

  • @user-zy2es8de4c
    @user-zy2es8de4c9 ай бұрын

    ALLE AYAAMAHAD U SUGNATAY ALLXAMDULILAH

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy10 ай бұрын

    Waan idin salaamay

  • @maareeyeofficial
    @maareeyeofficial10 ай бұрын

    Walla adan zahan walla youtubka culimadan kuso gudbiya walla ee sher out isame ❤❤❤❤❤

  • @KhalidDiiriye-nl9zs
    @KhalidDiiriye-nl9zs10 ай бұрын

    Msha allah wllo wad kumahadsan thytaladaa wnagsn

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu10 ай бұрын

    Aqoonyahan Aadan khadar cillad weynbaad iga jaahil saartay thanks

  • @AamiinMustafe-eu3zx
    @AamiinMustafe-eu3zx10 ай бұрын

    Waa talooyin wacan

  • @azaaamuk9733
    @azaaamuk973310 ай бұрын

    Professor waxaa macluumaad Naga siisa maalmahan caalamka waxa ka socdo oo ku saabsan UFO iyo maps dhulka oo qarsoona soo if baxay mahadsanid

  • @mahamudh6983
    @mahamudh698310 ай бұрын

    Dhaqaale xalaal ah

  • @user-xw1lv8zx4c
    @user-xw1lv8zx4c10 ай бұрын

    M.a wll

  • @mohad1144
    @mohad114410 ай бұрын

    Good

  • @caankaceelbuur7812
    @caankaceelbuur781210 ай бұрын

    Talo nin weyn waaye ❤❤

  • @MaxamedMukhtaarMaxamed
    @MaxamedMukhtaarMaxamed10 ай бұрын

    aadanow mahad sanid maanta caqli fiican igu soo kordhisay qodobka aan ka h3lay wuxuu ahaa kunkaaga dollor dahab u badal mahadsanid Illaahay hakaa abaal maryo

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal545310 ай бұрын

    ما شاء الله يا أخانا واستاذنا الفاضل الله يمتعنا ببقاءك

  • @Naamir03
    @Naamir0310 ай бұрын

    Lacag maamulkeedu ha ii danbeeye, horta lacagta aan shaqeeyo😂

  • @abdiazizhassan7326
    @abdiazizhassan73269 ай бұрын

    Asc Will Adem, Wlll sidee baan lacgta an hysto ugu bedelaa dahab AMA Fido

  • @CabdicasiisAli-vb5lt
    @CabdicasiisAli-vb5lt10 ай бұрын

    Mahanadi sxb

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc1910 ай бұрын

    Aniga maalintii dakhliga isoo gala %90 waa keeydsadaa

  • @jaamacxasanmuuse535

    @jaamacxasanmuuse535

    10 ай бұрын

    Aniga waxba imaso galan😢

  • @huzzainabdy837
    @huzzainabdy83710 ай бұрын

    0:36

  • @ducaysanemawlid9666

    @ducaysanemawlid9666

    10 ай бұрын

    wll ma cod baad uduubtay ustaadka

  • @user-pk3dc8xr8o

    @user-pk3dc8xr8o

    10 ай бұрын

    ​@@ducaysanemawlid9666haaaaa

  • @user-ki2ri7hr2u
    @user-ki2ri7hr2u10 ай бұрын

    Aadan madx zare

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi728010 ай бұрын

    Wll aadanow arimaha dhaqaalaha nooso badi waayo maanta dhalinta maantu xaga dhaqaalaha wax badan ka yaqaanan

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac10 ай бұрын

    Aadanaw dahab garanaye fodo maxaad ka wadaa Mida kle dahabkuba sawka qiimo dhaca ee markaad istidhaahdid dib u iibi lacagtaad kusoo iibsatay in kayar aad ku iibsanayso

  • @MaxamedMaxamed-yy2bo
    @MaxamedMaxamed-yy2bo10 ай бұрын

    Wad garatay maanta

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman597310 ай бұрын

    Hadii aad gabar tahay qaabka ugu fudud ee lacag ku save garey karto waa inaa ayuuto gashaa markaa ayuutada soo qaadana isla markaas dahab kuso iibso.

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen27410 ай бұрын

    Waanu taaganahay

  • @MaxamedMaxamed-yy2bo
    @MaxamedMaxamed-yy2bo10 ай бұрын

    Asc

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish10 ай бұрын

    Weligaa kayd ma samaysatay?

  • @mohamedhasan8225
    @mohamedhasan822510 ай бұрын

    Ustaad adoo mahadsan ma noo faahfahin kartaa qaabka dahab loogu balo lacagta savinga ku jirta. Marar badan baad soo hadal qaaday lkn si fiican looma fahamsana. Mahsanid.

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s10 ай бұрын

    Maalmahan ustaad aadan dhanka Business Ka ayaa aaday .bookta business Ka ayaa badsatay

  • @saacid760
    @saacid76010 ай бұрын

    Wan u baahna

  • @fuaadhaaji226
    @fuaadhaaji22610 ай бұрын

    Sxp please kaso hadal project blue beam 🙏🙏🙏🙏

  • @user-eo3kh8bu3p
    @user-eo3kh8bu3p10 ай бұрын

    Asc wan ku aadan sahanaw waxan ku weydiinaya suaal kaalintii aad kaga jirtay wadan ka soomali mad banaanaysay waxan ku weydiiyay wa maxay uga soo hadli wayday suuq gubasha kadhacaysa wadankeena iyo wixii sababay

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel259410 ай бұрын

    4:33 waa sababta ethopia dolarka unecebtahay😂😂😂😂

  • @Abdirahiimosman260
    @Abdirahiimosman26010 ай бұрын

    Aadanow bal kahadal istiqfaarta oo baadh cajaa ib ayaad ku arki😮

  • @yasinahmed9924
    @yasinahmed992410 ай бұрын

    Adan suuqyadan gubanaya kaso hadal wlle

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud253410 ай бұрын

    Si kasta ayaan isu canaantey waan is xakameyn waayay waxaan qaataa after taxi £2.100-23.00 intaaan dhameeyo ayaan keydkeygii u dhacaa waxaan diraa&300 oo kaliya kuwa ceydha qaata ayaa I dhaama sababta ma sharaxi karo

  • @sahan233
    @sahan23310 ай бұрын

    Aadnow waxa noo shegta dhacdoyinka sida uu dhulku isku saameyo eey masooniyadu calmka cilmigas kaga qarisay

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal783010 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا

  • @abdikaafiahmedabdiabdi8530
    @abdikaafiahmedabdiabdi853010 ай бұрын

    Bangiyada Somaliya malahan Nidaam Kaydin dahab ah SYSTEM SAVING GOLD. ILEEN ooraahdaada,waxaa ku jirtay Warqada $ in aad Saving gareyso Waxaa ka wacan Dahabka. TolowBank dalka Nidaamkaas maleyihiin?

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish10 ай бұрын

    Dhitada ama kaydku waa muhiim? Ee qofkastow wax dhitayso haba yaraatee!

  • @saraaly4020
    @saraaly402010 ай бұрын

    War anuu youtupee ban rabaa in an furto qof ikaa cawiyaa mahelayaa 😢

  • @lulaothman
    @lulaothman10 ай бұрын

    CS

  • @mukhtaarindhoh9998
    @mukhtaarindhoh999810 ай бұрын

    oo Aadan credit card ma lacag baa laga ammahda marka la soo furto

  • @Akhyaar142

    @Akhyaar142

    10 ай бұрын

    Ha sxb mid 6000€ kujirto ayn hda haysta lixdas marka rabta isticmale kadib bilkasta waxba kucelin

  • @user-mn5yk5zu1p
    @user-mn5yk5zu1p10 ай бұрын

    Bishii 50$isoo gashaa meelay kabaxday ma aqani 😢 mhdsnd zxb

  • @user-kh3ox1vv7h
    @user-kh3ox1vv7h10 ай бұрын

    Forex kasoo hadal ma xaranba waxa that qofka kaliya even wax Ka fahmo

  • @thamir4918
    @thamir491810 ай бұрын

    Sidee Lacagta loogu badashtaa dahab.

  • @mohamedjama9735
    @mohamedjama973510 ай бұрын

    Adanow bro side lacagta dahab ama fida ugu badal iga jahil bixi

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan957010 ай бұрын

    dumar hadaan nahay barnamij wuu na anfacaya waayo qarashaadka aab beerdareeno aad bu ubadanyahay garahn dhnka isqurxinta🤑

  • @Akhyaar142

    @Akhyaar142

    10 ай бұрын

    Is qurxiya wll masha allah😂

  • @idrisarab3783
    @idrisarab378310 ай бұрын

    Qodob muhiim ah, ayaad ka hadadhay.

  • @user-bw8kx8xt2q
    @user-bw8kx8xt2q10 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman520210 ай бұрын

    Soo koobida muqaalkaan 1: Wax yaabaha aadan ubahnayd ha gadan 2: Credit card haba istimcaali(saan ufahmay) 3: Lacag markaad bixin waraqad ahaan ubixi 4: Haku keydan meel dhaw ku kaydi sida bangi [ama udhiibo qof tukaanla ah aadku kalsoontahay sida Ani aaan sameeyo Oo kale] 5:Ooga shukri Alle Oo israaf haku samayn (Kuna ducayso Oo dheh Allow arzaaqdada ha iga soogan dambi aan galay awgeed

Келесі