081 | 35 | Sirta wakhtiga habboon | Xeerka awoodda!

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 71

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pkАй бұрын

    Ilhy adeerka kheyr ha siiyo wlhy adanow cilmi ayaan ka faaiidy hadaad la dhiman lahed ka wrn istaqfularah 😂 ustaad haka daalin wx bdn ayaa iska keybadaly

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112Ай бұрын

    Ilaahay haku Jeclaaado walal ADAN SAHAN👑👑😊😊📚📚

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112Ай бұрын

    My role modol adan sahan aqoon yahay macalinka nolosha aftahanka bulashada❤❤❤❤

  • @somali4fun741
    @somali4fun741Ай бұрын

    Masha Allah Adam, Wakhtiga iyo tiradisu waa Qaraca wadnaha,. Wakhtiga iyo Dhereerkisana waxa qabeeya Dareemada Qalbiga. Qofwalba wakhtigisu waa Qalbigisa 🫀

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112Ай бұрын

    Waxa ii sharaf ah in markaad sidaa usoo dhigtaybaa arkay wan ku salamay macalin adan sahan 🎉🎉🎉

  • @saydali5757
    @saydali575716 күн бұрын

    Hamuun Gorayo ::Hunguri Juqjuq ayan dhahna from Beledweyn

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154Ай бұрын

    الهاء= mashquulin

  • @bashiirjeeni5358

    @bashiirjeeni5358

    Ай бұрын

    Mashquul wa carabi

  • @hassanabdi5381
    @hassanabdi5381Ай бұрын

    Adan iidorow noolaw waxadtahay nin loo ayi doono mashaa'allah guuleyso

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfaАй бұрын

    Ustaad . Sharaf korkaada ha ahaato . Podcastigaada waa ku xiranahay

  • @kawtharjama491
    @kawtharjama491Ай бұрын

    Masha allah Allaha ku barakeeyo

  • @TaariikhoyahanTaali2000
    @TaariikhoyahanTaali20005 күн бұрын

    Adanow sahip bishii waa dhamatee sodah

  • @user-ny1dp2vj8j
    @user-ny1dp2vj8jАй бұрын

    Masha allh

  • @InacazaanYo
    @InacazaanYoАй бұрын

    Thnkz

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9xАй бұрын

    Thanks

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790Ай бұрын

    Maaweelin

  • @sayidkhalil6024
    @sayidkhalil6024Ай бұрын

    Horay usoco Ustaad

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1Ай бұрын

    More Creative woow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xf8xj3bc3u
    @user-xf8xj3bc3uАй бұрын

    Soo Yara gaabi ustaad🎉

  • @Soodhawow
    @SoodhawowАй бұрын

    Mahelayaa qof aan asxaab isku dhaw noqno gaar ahaan gabar

  • @hawaaden4640

    @hawaaden4640

    Ай бұрын

    Haa wlshy lkn mxd ugu baahaty

  • @Soodhawow

    @Soodhawow

    Ай бұрын

    Adiga ma iinoqonaysaa

  • @zaabiriinaabdiaziizzhire5732

    @zaabiriinaabdiaziizzhire5732

    Ай бұрын

    Waaikan queen❤

  • @Soodhawow

    @Soodhawow

    Ай бұрын

    Magaca abayo

  • @hawaaden4640

    @hawaaden4640

    Ай бұрын

    Wan kuso dhawayna wllo mcn

  • @fosabdul3381
    @fosabdul3381Ай бұрын

    Waxaan jeclahay inaan si caadi eh oo aan teleefonka eheen kuu dhoho mahadsanid nolosheyda 2018 July ilaa iyo hadda caqligeyga koritaan kiisa ka qeyb qaadatay

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766Ай бұрын

    Mid kamida lagends ugu cabqarisan dhalinta qarnigaan

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2vАй бұрын

    HORe usoco

  • @kingpower6909
    @kingpower6909Ай бұрын

    اللهم انصر اهل غزة

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395Ай бұрын

    Yaasalaam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltuunsalah2156
    @kaltuunsalah215613 күн бұрын

    Wll bugtada ad turjunto ban raba xage ka heli Kara

  • @mohamettcabdullahi6130
    @mohamettcabdullahi61303 күн бұрын

    Ereyga hamuun goranyo waxaa unaqanaa kliyato annga huguri Wayne ama.bahal 😂

  • @Ahmednoorcismankaad2315
    @Ahmednoorcismankaad2315Ай бұрын

    Macalinka dhallinyarada soomaaliyeed ❤

  • @hawaaden4640
    @hawaaden4640Ай бұрын

    Soomaali galbeed Hammuun gorgor ayan dhahnaa

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomaliАй бұрын

    Hamuun Gorayo Anaga Aqalkayaga Waxa Laga Idhaa Maamadayna Ku Dacaayadaysaa " Hunguri Maskax " From Hargeisa

  • @kadiromar1236
    @kadiromar1236Ай бұрын

    42 daqiqo 😂😅

  • @Itrademoney
    @ItrademoneyАй бұрын

    Waa beentiii

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle103125 күн бұрын

    Ham gudbinta aadan 100%100 somalida kale waba ka duwan tahay buuga 48 xeer wanku raaxeste

  • @qaasimxuseendhoore5422
    @qaasimxuseendhoore542222 күн бұрын

    Hunguri juqjuq= reer koofur. 😅

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBEАй бұрын

    Music isn't crime at adam khadar cali "amiin yare😂"

  • @AyaanleBarre-nb7dx
    @AyaanleBarre-nb7dxАй бұрын

    Hamuun gorgo baa lagadhahaa mudug

  • @toosane7784
    @toosane7784Ай бұрын

    First mr😊

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143Ай бұрын

    Lkn aadanow anigu heesaha ma dhagaysto

  • @drmucaad2989

    @drmucaad2989

    Ай бұрын

    Ha dhageysan iska daa qalbiga ma u ficna

  • @Jalley00052
    @Jalley00052Ай бұрын

    Hamuun gorayo: Dhuuni saa ban u maleyna

  • @user-en3yt5mr4w
    @user-en3yt5mr4wАй бұрын

    Wll goorm bilwdey youtube

  • @qaaci102
    @qaaci102Ай бұрын

    Hamuun gorgor

  • @Siciid22
    @Siciid22Ай бұрын

    😂😂😂

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263Ай бұрын

    War sxp madareentay in v kaaga oo hoos udhacay sida aad ubilawday inaad ka hadasho qabyaaladahs iyo qabiilada

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    26 күн бұрын

    Aqoonta muhiim.ah laakiin wax uu isagu ka dareemayo qabiil ahaan muhiim ma ah qodobada caadiga ah daawo adi

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728Ай бұрын

    Runtii isla sida mawduuca aad ka hadlyso oo kale ayuu iila macaanaaday barnaamijkani waxana aan jeclaystay inuu sii socdo.

  • @ikraanaalpha8326
    @ikraanaalpha8326Ай бұрын

    Sahanow rafah makaso hadashid

  • @user-sr4oe8xo9f
    @user-sr4oe8xo9fАй бұрын

    hello my name is malika and i am the daughter of farhiya ali roble abtio hadre is my abtio your dad

  • @sahanka97

    @sahanka97

    Ай бұрын

    Hello sis, how r u doing? I know u ❤

  • @user-sr4oe8xo9f

    @user-sr4oe8xo9f

    Ай бұрын

    @@sahanka97 good

  • @caalimfx
    @caalimfxАй бұрын

    Aadanow buugta ankara masoo gaadhsisaan?

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946Ай бұрын

    Dhuuni/ iimaan yoog /

  • @XadiisAligaas
    @XadiisAligaas22 күн бұрын

    Hamuungorgor

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.Ай бұрын

    Hamuun gorgor😂

  • @inanreergaldogob3350

    @inanreergaldogob3350

    Ай бұрын

    Iimaan yuqyuq😂

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    Ай бұрын

    @@inanreergaldogob3350 adi isku gobol baa nahaye😁😁😁😁

  • @fosabdul3381
    @fosabdul3381Ай бұрын

    Iimaan laaawe aan dhahnaa reer koofor

  • @buunkahasancade-fe3yr

    @buunkahasancade-fe3yr

    Ай бұрын

    Dhuuni kwrn hadii ladhaho 😂😂😂😂

  • @fosabdul3381

    @fosabdul3381

    Ай бұрын

    @@buunkahasancade-fe3yr maye dhuuni waa kan eysan waxba deeqin

  • @Yackob_bey
    @Yackob_beyАй бұрын

    Muxuu uga jeeda ninku marku laha da'daydu waa 42 daqiiqo cidii fahantay iso sheeg pls

  • @KalidAdan12

    @KalidAdan12

    Ай бұрын

    Yacni wuxuu ka wadaa cimrigaayaaduba wa intaa faraxsanahay

  • @Yackob_bey

    @Yackob_bey

    Ай бұрын

    @@KalidAdan12 thanks bro :)

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    26 күн бұрын

    Cimrigaygu waa inta aan kula joogo .

  • @janaaleciiisedaud
    @janaaleciiisedaudАй бұрын

    wall adanaw bal' hada xalqad nooga so same waxan lo yaqano FAGAARE ka hadalka gaar ahaan bal adigu wixi kaa so maray iyo qisoyin ku saabsan fagaare ka hadalka. mahadsanid

Келесі