IFIYE HD

IFIYE HD

Ku soo dhawaada Kanaalka IFIYE HD. Halkan waxaan kugula wadaagaynaa Muuqaalo iyo Warbixino ku saabsan Bilicda, Horumarka iyo Wax-soosaarka Dalka.
Nagala soo xiriir WhatsApp +252619726666 Email [email protected]

Пікірлер

  • @hassanmohamedabdi6459
    @hassanmohamedabdi6459Күн бұрын

    Isolo Servendi waaye bro

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nlКүн бұрын

    wiilkaan hala gaarsiiyo meel sare insha allah

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nlКүн бұрын

    si fiican loo calaajinaa

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi14842 күн бұрын

    Kisimayiyu😊 Magaca miyaan saxay tolow

  • @superfun1819
    @superfun18192 күн бұрын

    Subhanalaah aaabeeso

  • @mussejama311
    @mussejama3112 күн бұрын

    Geedahaan dadka gaadhsiiya inaan la jarin.

  • @meml7569
    @meml75692 күн бұрын

    Sxp dadka adiga wareesanaya adga u jwbaya hdlka ka sug dadka❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama42903 күн бұрын

    Waa meel aad u fiican .

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17703 күн бұрын

    Ma bardaa mise waa higlo.

  • @ilyaas2000
    @ilyaas20003 күн бұрын

    Markan yaraa Juula jawaay ayaan maqli jiray ma iyadii baa oo magaceeda lasoo gaabiyey sxb thanks

  • @kherowbisharhassan7055
    @kherowbisharhassan70554 күн бұрын

    MashaAllah 💞

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan22154 күн бұрын

    Pourquoi en Arabes..?? Somalie n’est pas Arabes..??

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle99874 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle99874 күн бұрын

    Waa okey lkn Bac iyo caag no

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w5 күн бұрын

    Dadkaan Calaa Aqal Waa In Lagacaawiyaa Waxsoosaarkooda waayo Sidan Marna Waakurafaadsanyihiin, Marna waakuqatanyihiin.

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w5 күн бұрын

    Dadkaan Waa In lacaawiyaa OO waxloo aruuriyaa Si Looguhelo , Biyo Ceel iyo Masjid iyo Ispital, iyo kaalin Koronto. Waa In Dabaruc loosameeyaa. Shirkadaha iyo Dadka Shacabka . Waa Haddii Aan Nahay Umadda Somalida ku abtirsato . Inaan Iska Dhaafno Qabiilka iyo Quraafaadka Aan Iskuhaysano . Waa Inaan Ilaashanaa Dhulkeena.

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w5 күн бұрын

    Saciid Barqash Saa Umafoga ..laakin Shuyuukh Badan Baa Kuduugan.

  • @hibo7569
    @hibo75695 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q6 күн бұрын

    Masha allah quruxda soomalia

  • @abdinooran67
    @abdinooran676 күн бұрын

    Waxaan kula wadaagayaa in lafaha miraha yaaqa laga sameeyo chocolate ka.

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy6 күн бұрын

    Soomaaliyeey aan Cawaanimada iska deyno oo dalkeena quruxda badan nabad iyo horumar u horseedno😢 Jaziiradan oo kale million dollars baa asbuuc walba kasoo xaroon lahaa dalxiiska iyo ganacsiga

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed37866 күн бұрын

    Waxaan ku arkay gobalka gedo sanadkii 2000 markii iigu horaysay oon yaaq arko

  • @caliyacbqadir2732
    @caliyacbqadir27327 күн бұрын

    Oo maxa qaldan wa somaliye sidy somali ugaranyn somali waa dal dad waayey

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI7 күн бұрын

    Please nalawadaaga SIDAAN aan ku iimaan karno halkaan qaab dalxiis ahaan😮❤❤❤❤😊

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88947 күн бұрын

    Mahadsanid, bal geedaha kalana nabar, oo yaa la jarin Geedaha.

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim10237 күн бұрын

    Wlhi NoloshayDa İsma LahayN DhuLkaN Baa SomaLia KU YaaLa 💯🔥

  • @user-kn3dc8hy9f
    @user-kn3dc8hy9f7 күн бұрын

    masha allah ❤❤❤❤

  • @garaadmire7380
    @garaadmire73808 күн бұрын

    Meeshan waxay u baahan taha qaboojiyayal waa wayn oo containers ah si loogu kaydiyo lobster ka fish ka iyo wixii khayrad oo dibada loo iib gaynayo ganacsi ayaa ku jira jaziirada qofkii fahmi kara

  • @AliNoor-nr6ch
    @AliNoor-nr6ch8 күн бұрын

    😭😭😭😭 waan kaxumahay geedkaan yaaqa aad soo duubtay mid 10 jibaar kaweyn oo sedaxabo eh oo xaafadeena ku ooli jiray waa lajaray degmada hilwaa agagaarka masjiska dalfac iyo xaaji daa,uud waan cuni jiray mirahiisa markaan yaraa

  • @khada917
    @khada9178 күн бұрын

    Buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari ayuu kabaxaa wuxuu ku badan yahay Qandala ilaa Hul-caanood.

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu8 күн бұрын

    Mansha allah Hormar wacan brother

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan59988 күн бұрын

    Waxaan ku arkay gobolka jubada dhexe degmada dajuma

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi9 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi9 күн бұрын

    Masha Allha ❤❤❤❤❤ SOMALIA

  • @user-cz5zx7kw7m
    @user-cz5zx7kw7m10 күн бұрын

    Mazha aalh ilahow somali nabad ka dhig

  • @najmanajma6752
    @najmanajma675210 күн бұрын

    Siyaad barre wadani inuu ahaa ka warama jasiiradan dhan dadkii deganaa ayuu raray si ay soomaaliga u bartaan Hargaysana dadkeeda ayay raraysaa si ay xabashi u noqdaan

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan.Күн бұрын

    Dad kaa tashtay, waqtiga ha ku lumin. Danteena aan ka raacno, nin ka aa amaaneyso hooyooyin badan ayuu gablan ka dhigay ama asaay cad u saaray. Hooyadaa iyo gabadhaha kula dhashay/ama adiga xitaa ma ku jirin kuwaas aa u maleynayaa, sax?

  • @najmanajma6752
    @najmanajma675210 күн бұрын

    Waligay isma lahayn dhul jaziirad ah oo sidan u qurux badan oo soomaaliya ay leedahay

  • @cabdifitax-tx5it
    @cabdifitax-tx5it10 күн бұрын

    waa meel aan waqti fican kusoqatay ma iloowi karo asxaabtii kubada kuwada ciyari jirnay xeebta hada saxibyal hada jogtaan farin iisodira

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht12 күн бұрын

    Dharab laisticmala merax laga dira dharab roob daya hata wax udhawado ma arkin marka udhawato lagudhihi guri jin loyaqan yaaq biriweyn

  • @user-xe5xx2ui3d
    @user-xe5xx2ui3d12 күн бұрын

    Degaankani waa halkee fadlan?

  • @MohamedHussein-ld7oo
    @MohamedHussein-ld7oo12 күн бұрын

    Sorry soo sheeg meesha uu ku yaalo geedkan mahadsanid

  • @MohamedHussein-ld7oo
    @MohamedHussein-ld7oo12 күн бұрын

    Asc marka hore waan ku salaamay,marka labaad waxaad ilowdey meesha uu ku Yaa love geedkan

  • @A.yusuf-ho6gx
    @A.yusuf-ho6gx13 күн бұрын

    Wuxuu aad uga baxaa Buuraha Bari,puntland

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif385013 күн бұрын

    Degmo Dhan oo Ku Taalla Caasimadda Muqdisho Ayaa Lagu Magacaaba Yaaqshiid . =Mahadsanidin=

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin7613 күн бұрын

    Maasha allah dadkaan ayaa Nimco. Ku nool yihiin dhib iyo buuq iyo amaandaro magaalee taalaa

  • @Aboor01
    @Aboor0114 күн бұрын

    Meerax waa maqaar

  • @Aboor01
    @Aboor0114 күн бұрын

    War ninkaan taakera somaliayeey wax buu soo wadaaye ninkan catada badan dalkeena ayuu idin baraayaye

  • @mussejama311
    @mussejama3112 күн бұрын

    Skinny and healthy Not obese

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi148414 күн бұрын

    Ahlan anas😊

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz14 күн бұрын

    Mirahiisa hadii la soo gura dib ma loo beeri karaa

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf447713 күн бұрын

    Haa,Siidh ayuu leeyahay Waana La beeri karaa

  • @jubbalandtv9642
    @jubbalandtv964214 күн бұрын

    yaaq waa geed cajiib ah