Kudhaa, waa deegaan xeebeed kulaalaya badweynta hindiya. Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose

Kudhaa, waa deegaan xeebeed kulaalaya badweynta hindiya.
Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose ayey u jirtaa 60KM. Halka Kismaayo dhanka koonfureed ay oga beegantahay masaafo dhan 180KM.

Пікірлер: 5

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan5 ай бұрын

    Muuqaal qurux badan ayad duubty. Dadaalka kordhi ha is dhiibin insha allah Waad gaadhi ujeedka.

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan1394 ай бұрын

    Maasha’alaah

  • @MohamedHassanGulled-rc8ek
    @MohamedHassanGulled-rc8ek6 ай бұрын

    ManshALLAH

  • @AdenMohamedgarane-dl2cy
    @AdenMohamedgarane-dl2cy6 ай бұрын

    Dhulkeygii

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse61443 ай бұрын

    KUDHAA KA KALLUUMEEYSO WAA KAN POWER SOLAR KA FAA IIDEEYSO FADLAN. .???????..