NEW-KISMAAYO Xaafad loo diyaariyey dadka ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga dalalka Kenya iyo Jabuut

NEW-KISMAAYO Xaafad cusub oo laga hirgaliyey Galbeedka Magaalada Kismaayo si dib u dajin loogu sameeyo dadka ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga dalalka Kenya iyo Jabuuti.

Пікірлер: 21

  • @sahromahamud
    @sahromahamudАй бұрын

    Manshaallaah Waa La Dadaaley 🙏🇸🇴

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595Ай бұрын

    Jazzakum Allah IFIYE HD sidaad noo tusto dalkeen hooyo oo aad noo bartay mashallah good job

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595Ай бұрын

    Mashallah waa meesh ugu qurxan kismaayo

  • @MaHir3050
    @MaHir3050Ай бұрын

    Wadankaga wx ku Dhama maleh kor iyo hoosba 🇸🇴💙💯

  • @DeerowIbrahim-wr4dc
    @DeerowIbrahim-wr4dcАй бұрын

    Masha allah

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668Ай бұрын

    Mashalh shaqo wanaagsan weeye aan Soo noqdee guri mahelayaa hada walaal

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724Ай бұрын

    Sxb soo badi qoraalada aad kasoo diyaarisay kismaayo sida ganacsiga geegaanka quruxdiisa

  • @meml7569
    @meml756926 күн бұрын

    Sxp dadka adiga wareesanaya adga u jwbaya hdlka ka sug dadka❤

  • @diriyebashir1490
    @diriyebashir1490Ай бұрын

    Mansha Allah beautiful

  • @superfun1819
    @superfun1819Ай бұрын

    Somali Jubbaland investment yr country 🇸🇴 NFD ❤❤❤

  • @user-rx8jz7zu5b
    @user-rx8jz7zu5bАй бұрын

    Yaa Malgeliyey???

  • @DeerowIbrahim-wr4dc
    @DeerowIbrahim-wr4dcАй бұрын

    Dalka wuu wada nadeqaa amaankiisa Anka wada shaqeeno

  • @mohamedabdirahman4433
    @mohamedabdirahman4433Ай бұрын

    Guryaha ay NRC ka dhistay waxay ahaayeen Laba qaybod oo ay maalgeliyeen Laba deeqbixiyayaal oo UN ta ka tirsan xog ogaal ayn u ahaa waxkhtigaas oo aan ahaa madaxa maaliyada NRC Jubbaland Office.

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818Ай бұрын

    Ninyahow beenta kama xishootaan miyaa. 70% askarta Axmed madoobe ayaa la siiyey New Kismayo.

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044Ай бұрын

    Xaafadaas maloo sinnaan doonaa mise dad gaar ahbaa loo diyaariyay?, Soomaali qabiil baa rogee.

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446Ай бұрын

    Kuwaan bilaash ku ma degeen . Cagdheer ilaa la idinka saaro kismaayo hagaimayso

  • @Tamsim3358

    @Tamsim3358

    Ай бұрын

    Bisinka oo ma waxay UN samaysay bay lacag ka qataan?

  • @imthecaptainnow6446

    @imthecaptainnow6446

    Ай бұрын

    @@Tamsim3358 waa dad dhintay oo dhulkii gubay caqli msleh

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    6 күн бұрын

    Cuqdad u dhimo odaygi aderka wu baqtiyay

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhuАй бұрын

    Wow qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah waxay keeneen qaxootigii killinka......

  • @Johnniedallas214

    @Johnniedallas214

    6 күн бұрын

    Somali sow ma aha