No video

Nin geedo tiriyey oo yaaq ka tegay waxba ma tirinin. I GEEDKA YAAQA

Nin geedo tiriyey oo yaaq ka tegay waxba ma tirinin.
Magaciisa cilmiga ahi waa Adonsenia Digitata, dalalka Afrika badankood waxaa looga yaqaannaa Baobab, Soomaaliduse waxay geedkaan ugu yeeraan magaca Yaaq.

Пікірлер: 24

  • @AliNoor-nr6ch
    @AliNoor-nr6chАй бұрын

    😭😭😭😭 waan kaxumahay geedkaan yaaqa aad soo duubtay mid 10 jibaar kaweyn oo sedaxabo eh oo xaafadeena ku ooli jiray waa lajaray degmada hilwaa agagaarka masjiska dalfac iyo xaaji daa,uud waan cuni jiray mirahiisa markaan yaraa

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850Ай бұрын

    Degmo Dhan oo Ku Taalla Caasimadda Muqdisho Ayaa Lagu Magacaaba Yaaqshiid . =Mahadsanidin=

  • @mussejama311
    @mussejama31126 күн бұрын

    Geedahaan dadka gaadhsiiya inaan la jarin.

  • @A.yusuf-ho6gx
    @A.yusuf-ho6gxАй бұрын

    Wuxuu aad uga baxaa Buuraha Bari,puntland

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894Ай бұрын

    Mahadsanid, bal geedaha kalana nabar, oo yaa la jarin Geedaha.

  • @khada917
    @khada917Ай бұрын

    Buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari ayuu kabaxaa wuxuu ku badan yahay Qandala ilaa Hul-caanood.

  • @MohamedHussein-ld7oo
    @MohamedHussein-ld7ooАй бұрын

    Asc marka hore waan ku salaamay,marka labaad waxaad ilowdey meesha uu ku Yaa love geedkan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177027 күн бұрын

    Ma bardaa mise waa higlo.

  • @amirakazi2366
    @amirakazi236610 күн бұрын

    Would someone please summarize in English JazakAllaahu Khairan

  • @Aboor01
    @Aboor01Ай бұрын

    War ninkaan taakera somaliayeey wax buu soo wadaaye ninkan catada badan dalkeena ayuu idin baraayaye

  • @mussejama311

    @mussejama311

    26 күн бұрын

    Skinny and healthy Not obese

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786Ай бұрын

    Waxaan ku arkay gobalka gedo sanadkii 2000 markii iigu horaysay oon yaaq arko

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dzАй бұрын

    Mirahiisa hadii la soo gura dib ma loo beeri karaa

  • @mohamedyusuf4477

    @mohamedyusuf4477

    Ай бұрын

    Haa,Siidh ayuu leeyahay Waana La beeri karaa

  • @jubbalandtv9642
    @jubbalandtv9642Ай бұрын

    yaaq waa geed cajiib ah

  • @maxamedsheeq9599
    @maxamedsheeq959912 күн бұрын

    Waxaan Ku arkey Baydhabo xaafado kamid ah zaa,I'd ayuu iga baxaa weliba waa lacunaa aniga ayaa cunijirey merihiisa markaan yeraa dhadhankoodana waa Dhamaan iyo macaan isku dar ah weye

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
    @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484Ай бұрын

    Ahlan anas😊

  • @Xareeed
    @XareeedАй бұрын

    Degaankani waa halkee fadlan?

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8htАй бұрын

    Dharab laisticmala merax laga dira dharab roob daya hata wax udhawado ma arkin marka udhawato lagudhihi guri jin loyaqan yaaq biriweyn

  • @abdinooran67
    @abdinooran67Ай бұрын

    Waxaan kula wadaagayaa in lafaha miraha yaaqa laga sameeyo chocolate ka.

  • @BalqiisaMuuse

    @BalqiisaMuuse

    18 күн бұрын

    Shukran

  • @MohamedHussein-ld7oo
    @MohamedHussein-ld7ooАй бұрын

    Sorry soo sheeg meesha uu ku yaalo geedkan mahadsanid

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan5998Ай бұрын

    Waxaan ku arkay gobolka jubada dhexe degmada dajuma

  • @Aboor01
    @Aboor01Ай бұрын

    Meerax waa maqaar

Келесі