Safarkii aan ku tagay Kudhaa, Jubbada Hoose Soomaaliya. My trip to Kudhaa in the Lower Jubba Somalia

Safarkii aan ku tagay magaalo xeebeedka kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose Soomaaliya.
My trip to a coastal town Kudhaa in the Lower Jubba region of Somalia

Пікірлер: 32

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein392420 күн бұрын

    Waa cajiib deegaankaan Dowlad iyo Alshabaaab midna majoogo oo kaliya dadka deganka ismaamula

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12Ай бұрын

    maashalaah walal noo soo badi quruxda dalkeena

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800Ай бұрын

    Keep going my brother

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828Ай бұрын

    Mashallah dulkena wa hodon lakin dadkisa mahan hodan wa duli ilaheyow 🇸🇴 somaliya dowlad cadil ah😢

  • @AbdulaahiabdikarimAdam
    @AbdulaahiabdikarimAdamАй бұрын

    Masha allah dhul aad u qurxoon

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yyАй бұрын

    Masaajidda hala hagaajiyo, wax barashada diinta halagu dadaalo, baris iyo barashaba, dacwadana halafaafiyo,

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905Ай бұрын

    Kudhaaa laanta gobka xagee waaye

  • @AbdulaahiabdikarimAdam

    @AbdulaahiabdikarimAdam

    Ай бұрын

    Waa jubbland jubba hoose

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Ай бұрын

    @AbdulaahiabdikarimAdam انااءسف I,m very sorry Weden kaas baan leenahay cidlada ah ee cidi maal gashan karinee qabiil iyo shabaab baaa Rogey oo baa biyey

  • @user-vi4pg7vm1n
    @user-vi4pg7vm1nАй бұрын

    Mahadsanid walayal

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yyАй бұрын

    Allaah ugu shukriya nicmooyinka uu idiin galay

  • @CabdifataxCabdifatax-lv5kt
    @CabdifataxCabdifatax-lv5ktАй бұрын

    Good job

  • @Shamso697
    @Shamso697Ай бұрын

    Wow waligey ma maqlin kudhaa my first time

  • @HoryalkaDalkaHoryalkaDalka

    @HoryalkaDalkaHoryalkaDalka

    Ай бұрын

    Xage joogi jiiratay

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim638027 күн бұрын

    Xabiib deegaan saas malagu helo kudha,ada Waa deegaan baajun Hal soomali ma ku nooleyn weligiina waxaad aheedeen reer baadiyo

  • @seed3966
    @seed3966Ай бұрын

    War gudha guri maga helaayaa aan derin idinla noqdeee😮😮😮😮😮

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M16 күн бұрын

    1:25 Khuuriga ma biyahas badda ee dhulka sida wabiga oo kale u galaya?

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018Ай бұрын

    Magalada waa nadiif. Sida Muqdisho qashin dhulka ku arki meysid

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2qАй бұрын

    Dadka j.S.Land waa dad ilbax ku ah amuuraha doorashooyinka iyo nabada sidaa waxa yiri xariir she xasan(hanaan doon)

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim638027 күн бұрын

    Wareysiga IYO ninka la waresanayo Waa beenlow yaal

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819Ай бұрын

    Soomaali hadaan nahay dad waxaan nahay dantoodaba aan aqoon meeshaan dad badan baa ku noolaayeen ka ceeshi jirey ninkii laantii uu u fadhiyey jaraayey baan nahay Soomaali caqliga illaahey ha u soo celiyo.

  • @aliosman9609
    @aliosman9609Ай бұрын

    Dheeligii ku jiray XUKUNKII AFWAYNE . wakaas ka muuqdo TUULO YAR OO HESHSY MAAL GALINTA NOOCAS AH halka GOBOLO IDIL OO 4000000 ku noolyihiin aanay helin ama nasiib u yeelan wx mashruuca

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFDАй бұрын

    Waxaad arki kareysaa dadka deegaanka asal ka ah iyo kuwa yimid deegaanka farqiga u dhexeeya xaga lahjada soomaaliga

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dzАй бұрын

    Dowladnimo waxey tahay muuqaalkan ayaad ka arkeysaa runtii xiligii dowladdii dhexe

  • @HoryalkaDalkaHoryalkaDalka
    @HoryalkaDalkaHoryalkaDalkaАй бұрын

    Waxa 12 sano halkan

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385Ай бұрын

    Meeshan xitaa dagaal maa ka dhacay? Somaliya magaalooyinka waa weyn bes in la isku dilay ayaa u moodi jiree 😢

  • @eidahmed5090
    @eidahmed5090Ай бұрын

    xiligii dulmiga ayaa dadkii masaakiinta ah lagu mashquulin jiray inta la dilay mooye inta kle mashruuc ayaa hirgelinay

  • @yow4367

    @yow4367

    Ай бұрын

    Maxa sheegtay hada 🤔 Kacaanka tacab badan bu dadka u galay runti. Sidokale na wax wey ka qaldanayeen lkn ma ficneyn jamhadihi talabadi ay qaadeyn Maanta ma heysano waxi shalay aan heysanay nuqsaan badan ba galnay wlhi.

  • @mahadabdirashid7783

    @mahadabdirashid7783

    Ай бұрын

    Wlh waa runtada Wax badan baaan aqriyey wan qaracmay wlh waxa u taliski sheegay O horumar waxa ka badan Kufsiga,dilka&leynta dadka dalka daacada u ahaa ba ka bdan!

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    Ай бұрын

    Meel uu ku fiicnaa majirin, kalya halaag socda ayuu ahaa allihii na dhaafiyay ayaa mahad leh.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yyАй бұрын

    Waar is ka hagaaji, erayada qaar, aadan sarbeebayn" maad tiraahdid ....badeed. xubinka.ta.........bas.

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim638027 күн бұрын

    Odeyga dhahayo magaalada waxaa magaciisu hirey hi ahaa laanta goob Waa been War ilaahey ka cabsada deegannada baajuun xoog ayaad ku heysiin