SAFAR IGU QAATAY 8 SAACADOOD BUURALAYDA GOLIS

Safar igu qaatay 8 saacadod 11:00 am Ila 7:00 pm iyo Buuraha ugu quruxda badan #Dhulka #somalida .

Пікірлер: 125

  • @CabdiraxmanAxmed-gn2km
    @CabdiraxmanAxmed-gn2km2 ай бұрын

    Yaa rabi lacag aan dhulkayga hooyo wax ugu taro waxna ka taransado oo kheyr leh isi😢 bal dhulkaasu illahyna siiyo magaalo huur iyo kuleyl miidhanan dhex joogna

  • @allahbawayn
    @allahbawayn2 ай бұрын

    Masha Allah waa dhul quruxbadan

  • @Bashatalents
    @Bashatalents2 ай бұрын

    Asc Talo ma idin siiyaa qurbaha ayaan mudo dheer ku maqanahay walaalayaalow xaqiiqdaan ogaaday dhulkiina jeclaada idina is jeclaada dhulkana hakala oodanina nin walowba bartaad doonto seexo oo ku dalxiis oo ku dad iyo dalba baro oo iska daaya jaahilnimada qabyaaladu waa jaahilnimee Berigii waalida ayaa nin Reer sheekha oo la yidhaahdo gaagaale ayaa ciidan qabtay wuxuu yidhi waxaan ahay deerayahan muuse cabdale hadan ninkaasi wuu waalnaa Waaryee markii la waydiiyey wuxuu yidhi dee maan kala garanayn mid kay noqon markaa waan is bedbaadinaayay

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    ALLE xaqa ha tuso Soomaali.

  • @maryamabdallah3904

    @maryamabdallah3904

    2 ай бұрын

    ​@@niyaalademAaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi xaqiiqda waa sidaas soomaali weyn is a hurto ee rabi colaad iyo jihlinimada diin laa, maanta haka dulqaado Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi hooyo soomaali asc

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    @@maryamabdallah3904 aamiin yaa RABBI.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven49702 ай бұрын

    "Muuse cabdalle hii Golis fadhiyey geelii laga qaadye, iminkey Guntanayaan sidey gaadhi rarayaane". mashallah Mahadsanid vlog kale oo qurux badan.

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    2 ай бұрын

    Muuse Cabdallah maha waayo haday ahaan lahayeen ninka kamarada duubaya way afduubi lahayeen buurta gacan libaax bay la tagi lahayeen

  • @nuurnuuraan8624

    @nuurnuuraan8624

    2 ай бұрын

    @@abdulraven4970 maya anaga ma sheegano dhul aanan lahayn intayada yar ayaano Alhamdulillah nidha mana faano

  • @goodlyrics2243

    @goodlyrics2243

    2 ай бұрын

    Dhulkii deerayahan ka ayu lugaynaya. Wayo wuxuu leeyahay sheekh

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    2 ай бұрын

    ​​​​​@@goodlyrics2243waa deegaan muusecabdalle oo deerayahan ka sii ah.waa reer sheikhii Asalka ahaa. Aan kuu sheego Sheikh dhinaca barigeeda buuraha malool waa ciisemuuse deerayahan dhinaca galbeedka sheikh ee golistana waa habaryoonis muusecabdalle.

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp2 ай бұрын

    To remind all Somalilanders achievements in terms of stability and peace is our unite and I have been to many neighbouring countries and to take a walk in the wilderness is very dangerous because of bandits and robbers so let’s hope we keep our peaceful Somaliland so we can enjoy our freedom

  • @eagleaad5183
    @eagleaad51832 ай бұрын

    Muquulkan maanta sifiican ban uga dherergnay, socodka aya lagu arka quruxda dhabta ah ee dalka, gadhigu xuf iyo xaf. Aad baan kaaga boogadinaya hawsha iyo dedaalka kaaga baxay muquulkan.alle haku xafido sxb

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud122 ай бұрын

    walaahy caadaan kuula dalxiisnay mahadsanid

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland2 ай бұрын

    Mashallah deegaanka laga soo doorto Madaxweynaha 6aad ee Somaliland, Cabdirahman Mohamed Cabdilahi Cirro.

  • @user-we3dt4hp3l
    @user-we3dt4hp3l2 ай бұрын

    Caalin abyan shaqa wacan.saxip keep going

  • @marwahassan997
    @marwahassan9972 ай бұрын

    Tabarka raxamaaan wllo ilahaay aabalka janno ha ka dhigo

  • @jamalali3280
    @jamalali32802 ай бұрын

    ❤❤❤ mansha allaha dhulkaan adhiga iyo geelaba ku raaci jiray dhul ciise muuse

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    2 ай бұрын

    Mayee waa dhulkii sacadmuuse.

  • @khadaribrahim6418

    @khadaribrahim6418

    2 ай бұрын

    Ciise muuse. Caadifad badana

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    2 ай бұрын

    *_Jamal_* Marka ma inan la yaal iyad tahay ilay hore iyay awoowada iyo awoowaday iskugu heesene aay uu yidhaden cise muse danyer danyerki xeebed tusha hufku gaga yaal iyo injirta walala markasay cisa muse so jawaben aay yidhaden musecabdalihi golis golis iyo gol dhaxamed iyo golida walala marka waqtiga xage joogtay adeer inan la yaal edab leh noqo hadi kale xeebti ku noqo hadalba wa dhanyay

  • @CabdiCasiis-ge8eo
    @CabdiCasiis-ge8eoАй бұрын

    Wallh wa m.a

  • @AbdiEgal-wl5iq
    @AbdiEgal-wl5iq2 ай бұрын

    Msha allah ..mahadsanid sxb..dhulka qurxdiisa iyo Sheikh❤

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Ada mudan sxb

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame88832 ай бұрын

    Good exercise continue good work

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp2 ай бұрын

    I really appreciate your footage and so beautiful scenery and I hope lots folks could enjoy out doors in the sheikh mountains areas.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mahadsanid sxb waa noo dhiiri galin ka helida aad ka heshay muuqaladeeena .

  • @abdirahmanhassan1709
    @abdirahmanhassan17092 ай бұрын

    Maashallah waa dhulqurrux badan Alle ha ku barakeeyo.

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud28902 ай бұрын

    Masha Allah dhul qurux badan, jawi qurux badan ayaad na sii dhex marisey. waaad ku mahadsantahay walaal Caalin

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Ada mudan .

  • @hanaddesignens4685
    @hanaddesignens46852 ай бұрын

    Masha Allah wadankenu wa qurux

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @Caasha739
    @Caasha7392 ай бұрын

    Barakallah Caalin Abyan waxaad tagtey meel aad u qurux badan barwaaqo ah meeshu meel caadiya maaha indhu ka dhargi maayaan Guuleyso💐👍

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46812 ай бұрын

    Mr, caalin Abyan Horay usoco

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z2 ай бұрын

    Masha allah quruxbadanaa dhulkeenu

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed45112 ай бұрын

    Masha Allah waa finest natural scenery place , mahadsanid adigana Baydhabo ayaan kaa soo salaamayaa.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Ada mudan moha .

  • @user-we3dt4hp3l
    @user-we3dt4hp3l2 ай бұрын

    M.a buuraha goolis

  • @CabdaleXasan-nd1oz
    @CabdaleXasan-nd1oz2 ай бұрын

    Baskiil isticmaal adeer🎉😊

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Meelahaas ma lagu socon karo wa buuro bila Waddo ah.

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs2 ай бұрын

    ONE OF THE BEST SOMALI TRAVELLER

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed11552 ай бұрын

    Maasha allah tabaraka raxman illahay waa ino nimceyey shukriga hala badiyo

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan2 ай бұрын

    Maash allh

  • @ahmed-2929
    @ahmed-29292 ай бұрын

    Masha allah

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco2 ай бұрын

    Keep going legend ❤

  • @munasudi3392
    @munasudi33922 ай бұрын

    Qurux waatan maasha alaah

  • @OsmanJr-nd5qn
    @OsmanJr-nd5qn2 ай бұрын

    Cimrigaa alaah hadheereyo lpx ❤

  • @foorebok
    @foorebok2 ай бұрын

    war ninyow waxan u malaynayaa waxaa ladaashay maanta meeshanayd karanayn oo werwer baa ladaashay harusoco sxb u are best yuotuber in somaliland.

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim64182 ай бұрын

    Maashaa. Allaah. Hadalku. Wakaad. Wax. Inoogu. Baraysid. Meeshaad. Maraysid

  • @mowarsame
    @mowarsame2 ай бұрын

    It results from a drop in air pressure and oxygen levels at higher elevations. At high altitudes, the outside air pressure is lower than it is inside the lungs, making it more difficult to pull in the thinner air and for veins to pump oxygen throughout the body. That is why, breathing is difficult in mountain regions oksajiin ayaa kugu yaraanaysa markaad kor using fuusho buurta.from kaam buraale

  • @off473
    @off4732 ай бұрын

    War nin yahow Moqdisho Ayaan kaa daawadaa ina adeer horay u soco guul Insha ALLAH

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mahadsanid sxb

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c2 ай бұрын

    ❤💯💯💕💞💋💓👍👍ممتاز

  • @user-bz3wd5jx2g
    @user-bz3wd5jx2g2 ай бұрын

    Zxp shaha badan ku xiqday😂

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr2 ай бұрын

    Abti Dalmaroow Daabad ayuunbaa kaa maqan kkkkk mashalah spectacular views and a breathtaking landscapes

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mahadsanid abti Daabadduna way iska iman . Lkn dadka ayan raba inan tuso daabad la’aan in la dalxiisi karo.

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk2 ай бұрын

    Asc caalin su,aal baad nasoo waydiisay maye lababay ahayd 1- qosalkaasi horta mid runa maaha mida kale qosalka waxaa ka keenay waxogaa cabsi inaad anbata ah ayaa ka kernay 2- miyaan idiin aamisaa maya ha aamusin waayo waadna weheshanaysaa haddi lagula socdana anagaad noo faa idaynaysaa mahadsanid asc

  • @Burcawi24
    @Burcawi242 ай бұрын

    Silsilada Galis buuraha Surud dhanka sanaag bari ila boosaaso ayay taxantahay

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Iyo waliba ka badan .

  • @Xawo-uq6lm
    @Xawo-uq6lm2 ай бұрын

    Dhul weeyn o iska cidlo ah somaalina wa isdhamaysay😢

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    Jaahilnimada gebiba Soomaalida heeysta ayeey ka mid tahay. Gees ka gees dhulka soomaalida inta cidladada ah ayaa badan. Bal eega wixii ay reer Muqdisha isku dhigeen, dhul maran ayaa dad iibsaday oo degaan dhan kasoo saaray oo koronto leh, dugsiyadii diiniga iyo maadiga leh, ceelal leh oo xitaa isbitaalkii leh iyo suuq se, waa taanu marqaati ka nahay wixii ka dhacay. Yahuuu ala dadku jaahilsanaa xagee aqli looga keeni? 😳

  • @zaki799

    @zaki799

    2 ай бұрын

    Haa wallahi meeshan haddaad aragto nimcada taala waad yaabi 2014 ayaa iigu danbaysay deegaankan

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad57502 ай бұрын

    Caalinow sxp socod ku mar dhulka quruxdiisa soo gudbi mhdsanid.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Haye insha allah . Ada mudan sxb

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim48512 ай бұрын

    Sooduub xabaalaha

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is2 ай бұрын

    Sxb waxan ka dawanayaa Adiis ababa Aadban u dawadaa Kiliibyadaada Siiba ku aad ka soo diyariso Beeraha Ku soco Soona badi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 ай бұрын

    meesha goaysa wa a in la awdaa ciid iyo dhagax lagu shuba dhulkii oo googaya la iska daawanaya wa khalad wadaasi dhan baa goaysa hadii kale

  • @bashiiromar
    @bashiiromarАй бұрын

    Wadankeenu bilic qurxoona allow somalia nabad inooga dhig

  • @Burcawi24
    @Burcawi242 ай бұрын

    Dhulka joogisa sareeyo wuu leeyahay xiqidaas high altitude

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Saw maha Waar waan yaabana!

  • @abdirahenmohamed1255
    @abdirahenmohamed12552 ай бұрын

    Socodka inta leeg waa good healthy

  • @rashidaden1531
    @rashidaden15312 ай бұрын

    Daalka waxa kuu keenaya waa SHAAHA, ee iska ilaali

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc2 ай бұрын

    2017 ilaa 2022 xasuus igu leeyihiin deeganadaa maristooda weliba Buurtaa marsada Sheekh. calaacule. Hallo. Isku dar kal- waraabe - Dari- caska. Kulmiye Banka Bookh

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Calaacule iyo bookh waan tagay lkn ma so duubin inan soo duubo ayay ahayd.

  • @NasserHassan-xd2fc

    @NasserHassan-xd2fc

    2 ай бұрын

    @@caalinAbyan Ha zxp calaacule ayaa duubis u baahan beerihiisa meesha biyuhu uga yimaadaan iyo deegaanka laftiisa quruxda Hal wado keliya soo gasha calaacule Banka Bookh iminka ku fiicanahay duubista oo Barwaaqo yahaye soo duub waadigaa jooga isku- dar Isku dar waxa jooga nin nasaba oo macalin ah oo la dhaho Faruur waa nim wnagsan ninkaa deegaanka wax ka soo.weydii xaashina waa nin dhulka kala yaqaan ee ka soo wareyso xaashi waa odey ilbax ah oo Reer Isku- dar ah thankz zxp

  • @ekearale3329
    @ekearale33292 ай бұрын

    Asc caalin walaal talo ayaan ku siinayaaa si barmaamishkaagu xiiso badan iyo dawasho badan uyeesho hortay waad dadaalaysaa waxa kaadhiman inyar tusaale markaad hallo u socotay inaad calaacule iyoshamaxle barmaamish kaduubto biyaha buraha ka soo baxaya waraysiyo dadka degaanka hallo inaad ceelka ooadhigu ka cabaayo tariikhda ceelka ee cashiibka ah waraysiyo xiiso le lakiin hadii aad socoto uun waxbadan ayaa ku dhaafaya oo sare u qaadaya barmaashyadaada

  • @munasudi3392
    @munasudi33922 ай бұрын

    USA baan kaa dawadaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahalabdillahi7238
    @sahalabdillahi72382 ай бұрын

    The altitude Bro, your are not use to mountain walk, that's why somalie & ethiopan get trained in mountain

  • @Qisoyar
    @Qisoyar2 ай бұрын

    Naftaaba haysa ninkan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 ай бұрын

    boup badan caab mar hadu dhiddi ka baxayo hadi kale meelaahasa ku suuxi

  • @user-qe9rh9un5d
    @user-qe9rh9un5d2 ай бұрын

    Socod wacan Caalin Abyan lagu ma hayo beryhaas gudoomiye

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72802 ай бұрын

    Macdanta wax ka baro si aad markaad buyeahaa iyo dooxyadaa aad uga baadhato

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Waar macdanta ma rabo wa lagu waashaa.

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    2 ай бұрын

    @@caalinAbyan waa rntaa walahay lkn intaa aad dhulka marayso iska eeg eeg dhagaxii nature ah meel.dhig

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    ​@@caalinAbyanoo sidee loogu waashaa macdanta walaal??

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    Po walala sidee loogu waashaa macdanta?​@@caalinAbyan

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz78742 ай бұрын

    Video ha dheeradan😂sasa fican😂wa dawada❤mar kasta Ila sanad ki hore meel kasta miyi magalo beero😂bali 😅

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq2 ай бұрын

    afar muuse waa walaalo. muusa cabdalle, muusa ismaaciil, muusa carre, iyo muusa dheriyo.

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    2 ай бұрын

    Muuse abokor waa curadkoodii

  • @khadaribrahim6418

    @khadaribrahim6418

    2 ай бұрын

    Sadexbaa. Isku Adeera

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95142 ай бұрын

    Wad mada santay inader inkasa aan waqti badan uu haayn muqalada badan aad so dubto ee aadka uu quruxda badan

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim48512 ай бұрын

    Aasaarta in ladubo aad ayeey uwaca tahay

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballsАй бұрын

    ADIGU HORYA MA MUSE CABDALLAH. BAAD AHAYD HADAD MUSE CABDALLAH TAHAY WAA SABANKII MUSAYAASHA

  • @Fessi_contryballs

    @Fessi_contryballs

    Ай бұрын

    HARTA WAA RAALI AHAAN. EMAIL FESSI WAXA SAMAYSATAY TAYDA YAR OO TELEFONK. BADIDA HAYSATA. EE. ANIGU WAA MAX MAHDI

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim48512 ай бұрын

    Hadalka waa loobaahan yahay

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Saw maha mahadsanid.

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballsАй бұрын

    BORSADU WAXAY KUGU CUSLAATAY. HILIB GEEL BAAD MALMAHAN CUNIN

  • @foorebok
    @foorebok2 ай бұрын

    meeshu waa barwaaqo cidla ah waayo

  • @ahmad6967
    @ahmad69672 ай бұрын

    dameer ka yaar waxaa layidhahdaa Af somali (qaaiyl)

  • @Shakiira900

    @Shakiira900

    2 ай бұрын

    Burus baa la yidhaa

  • @ahmad6967

    @ahmad6967

    2 ай бұрын

    ​​​@@Shakiira900anagu gaaiyl baa no uu naqaana somalidu waay ka laa lahjaad duwantahay

  • @Shakiira900
    @Shakiira9002 ай бұрын

    Dameerka yar burus baa la yidhaahdaa.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Deegaankee aya looga yaqaan burus anuu dubbe ayan burus u maqle

  • @nafyare9745
    @nafyare97452 ай бұрын

    dameerka dhasha ah afsomali waxaa loo yaqaanaa qayl

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mahadsanid qayl deeganadee loga yaqaan ? Mise wa isku mid deeganada somalidu dagtoo dhan ?

  • @nafyare9745

    @nafyare9745

    2 ай бұрын

    garan maayo gobolada kale lkn bariga gobolada mudug iyo galgaduud qayl ayaa looga yaqaanaa dameerka dhasha ah ee lab@@caalinAbyan

  • @tullirmustafe1356
    @tullirmustafe13562 ай бұрын

    cadays ha cabin

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim64182 ай бұрын

    Waad. Mahadsanthy. Caalimoow. Wll. Xaga. Ina. Cadami. Iyo oodweyn. Maxaa. Ugu. Dhaadhiciweyday

  • @Burcawi24
    @Burcawi242 ай бұрын

    Dhulka waa barwaaqo Odayga quule dalmar

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Quule waa oday balladhan.

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq2 ай бұрын

    Hangaraarac lug Uma dhutiyo

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin52192 ай бұрын

    Tauzenfüsle ayaa layidhaa ama hangaraarac

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Hangaraarac haa sax .

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballsАй бұрын

    HADEED WAA IN AAD MARKAAD. MELAHANOKALE AAD NARAYSID. WAA IN AAD. DAMEER. JARAYSAN AAD SOO JAXAYSATID SII NARKA MEL GABALKUGU DHACOO AAD. HALKA CUNTA UGU KARSATID OO U SERXANKARTID

  • @bashiiromar
    @bashiiromarАй бұрын

    Sxb shaqa fiican baad heeysa laakin hal talo somalida waa dad dulqaadka aad oogu yaryahay ee muuqaaladaada 15daqiiqo kusoo koob waxaan hubaa hadii muuqaaladaada intaa editing ku sameeyso oo aad ka dhigto 15daqiiqo in views kaaga iyo subscribe taada muda kooban cirka gali lahaayeen

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Insha Allah. Mahadsanid.

  • @AbdirashidMuxumed-te6tl
    @AbdirashidMuxumed-te6tl2 ай бұрын

    Waar nacnac iyo nabaad ayaa la sii qaataa oo caruurtA adhyaha eegasa lasiiyaa

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Waan sidaye daalkii ayaan ilaway .

  • @jimaaleahmed1155

    @jimaaleahmed1155

    2 ай бұрын

    Mahadsanid anigaba niyada arrinkaa ku hayay sxb

  • @baladomar7798
    @baladomar77982 ай бұрын

    War nin yahhow kabagaaga waa ci dhul kana waa dhul qurxoon maxaa ku helay nin weybaa tahay ma daa ciyaal say ah😂😂😂