DHULKA UGU SHABEELKA BADAN

Пікірлер: 101

  • @kyletyson1155
    @kyletyson11552 ай бұрын

    Anugu insha alla markaan dalka imaado waxaan ka mid noqodaana hikers club. Adventure af somali waa raafaad.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    So diyaar garaw

  • @kyletyson1155

    @kyletyson1155

    Ай бұрын

    Hikers Club of somaliland. Weeye magaca Naadigu

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb2 ай бұрын

    Maasha-ALLAAH,Cabdi qani runtii waa muuqaal aad u qurux badan Runtii maskax,tamar iyo waqti ayaa ad gelisay.

  • @abdiduq8817
    @abdiduq88172 ай бұрын

    I love mushroom. I eat all type of mushroom. Is that a good edible mushroom?

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Mush room maxa waye abdi

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    2 ай бұрын

    Waxa weeye geedka yar dooga soo baxa oo la yidhaahdo kobojaa

  • @axmedmaxamuud2890

    @axmedmaxamuud2890

    2 ай бұрын

    @@caalinAbyan barkin waraabaha weeyi, qaar la cuno ayaa jira, qaarna waa sun. dhadhanka kalyaha ayuu leeyahay badiba Pizza da ayaa lagu cunaa

  • @istaahilismail5117

    @istaahilismail5117

    2 ай бұрын

    Mushroom waxaa loo yaqaanaa ayaan filayaa dhulkeena barkin waraabe wuu iska baxaa laakiin dadku ma cunaan waayo ma yaqaanaan mana oga inuu vitamins badan leeyahay. Laakiin kaa baadiyaha cidlada ah ka baxa mid sun ah ayaa ku jira waa in layska hubiyaa oo aan layska cunin. Qurbaha ayaa lagu cunaa dukaamada vegetables iibiya ayaa gada amaba iibiya. Marka si wacan loo kariyo waxaad moodaa kelyo.

  • @abdiduq8817

    @abdiduq8817

    2 ай бұрын

    I don't know how to write in Somali. Can you write in English?

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan86242 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @abdullahiahmed4026
    @abdullahiahmed40262 ай бұрын

    Masha allah

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan86242 ай бұрын

    Thx sxb

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland2 ай бұрын

    Geedka aad sheegtay inu macdan leeyay, maha waa nooc ka mid ah "mushroom" family. Kuwo badan ayaa daawo ahaan loo isticmaala, laakin waxa jira kuwo badan oo sun ah Pioson.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven49702 ай бұрын

    Mashallah vlog aad u qurux badan mahadsanid.

  • @user-kr2pj9mn4h
    @user-kr2pj9mn4h2 ай бұрын

    Zxp waa hari macad iyo liyo baadh ka loyaqan lkin zxp balaadh iyo garbadiir ilaa liqliqan burahaso dhan insha alah wa su gaynaa

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim64182 ай бұрын

    Maasha allaah

  • @xasanxaamud6454
    @xasanxaamud64542 ай бұрын

    Maansha Allah Adventure shoes soo qaado ee aan siiban. Shaqo wacan

  • @AbdiEgal-wl5iq
    @AbdiEgal-wl5iq2 ай бұрын

    Masha Allah Tabarakallah...Hawl wcn baad inoo haysaa Suxufi sare Caalin Abyan...KEEP UP THE GOOD WORK!❤🎉

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @abdiqaniahmed860
    @abdiqaniahmed8602 ай бұрын

    Mansha Allah dhul qurux badan ❤

  • @user-kr2pj9mn4h
    @user-kr2pj9mn4h2 ай бұрын

    Oo zxp aderkay qoob iyo laso dacawo xitaa soo duub insha alah malinun

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    2 ай бұрын

    Insha Allah

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco2 ай бұрын

    Keep going legend

  • @sagalbihi8130
    @sagalbihi81302 ай бұрын

    Walalow content-kaagu aad buu u wanaagsan yahay. Waxan codsan lahayn inaad haddii aad meelaha baadiyaha aad tagayso aad xoogaa macluumaad ah oo dadka dhammaan ka qiyaas qaadan karaan aad ku darto, sida gobolka ay ku yaallaan iyo magaalada ugu dhaw. Qiyaas fiican baa laga qaadan karaa, sidoo kale haddii aad mar ka haddii karto indigenous grasses and plants-ka uu deegankas ku xaanka yahay iyo sida ay dhulka ugu yaallaan wali, aad ayay wax uga tari lahaayeen fahanka iyo barashada dadka aan joogin carrada haddana rabi lahaa inay faa'iidaystaan. Mahadsanid 🙏🏾

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Ina biixi mahadsanid insha allah waan isku dayi doona.

  • @aweyscadexsn5526
    @aweyscadexsn55262 ай бұрын

    m.a allow ina tus nimcadaad nasiisay

  • @DarayAhmed
    @DarayAhmedАй бұрын

    Salamulahi calayka sxb calin wa maxamuud o kaso salaamaya daray rest sheekh m.a dalxiis wacan waan kula soconaa 😊

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Waar ila soo hadal sxb maxamidaw.

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    Ай бұрын

    Darey waa xagee?

  • @Maakhiri
    @Maakhiri2 ай бұрын

    Asc sxb waan ku salaamay. MashaAllah aad baan u daawadaa muuqaalada cajiibka ah aad ka soo duubto dhulkii hooyo. Hal codsi baan kaa dalbanlahaa sxb, in aad muuqaalada safarada ah aad bilow gooda soo dhigto Map aan kala socono google maps oo kale meelaha quruxda badan aad marayso. Waad mahadsantahay.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @abdullahiahmed4026
    @abdullahiahmed40262 ай бұрын

    Waa dhul Qani ah

  • @kyletyson1155
    @kyletyson11552 ай бұрын

    Mida kale waa in aad samaysaa club of hikers . Dad badan oon dulkooda arag ayaa ku raaci lahaa. It's really fun.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Ino samee ana iso qabo.

  • @OsmanJr-nd5qn
    @OsmanJr-nd5qn2 ай бұрын

    Cimrigaa haraago ❤

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux75832 ай бұрын

    Salaan sare gudoomo saaxiib horumar fiican

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Wa laga qaaday

  • @user-uy5in9lm2y
    @user-uy5in9lm2y2 ай бұрын

    asc mr abyan waxaan kaaga mahad cilinayaa sida aad noola socodsiiso dalkii hooyo meeliba meeshay ka qurxon tahay waad ku mahadsan tahay kasii wad halkaa

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Ada mudan sxb

  • @falisdahir3348
    @falisdahir33482 ай бұрын

    Mansh Allaah waxad tahay wadani dalkisa jecel waxan ka helaa dhulkaf sodubto quruxdisa Adban udawada halkas kasiwad waxad najeclaysiisay dhulki Hooyoo

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Mahadsanid

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud41092 ай бұрын

    Caalinoow sxp hub siiqaado libaax iyo shabeelba khatar u tahy

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Insha Allah maxan sii qaata qori afjeexa?

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3hАй бұрын

    Somalia iyo Africa lagama helo shabeel## waa Ama haramcad kan ka weyn leopard or= tiger,leopard,cheatah= waa haramcad

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin52192 ай бұрын

    Dhulka hooyo qurux badanaa

  • @maxamudibraahim8019
    @maxamudibraahim80192 ай бұрын

    Dhirta magacyadeeda sheegsheeg

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb2 ай бұрын

    Nabad ahaada Mar kasta iyo meel kasta

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95142 ай бұрын

    Walalo wad mahad santay sidaad dhulka hooyo nogu so duubto dooxa marodi jeexna no so duub inader mahad sanid

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Dooxa maroodijjeex wa kee

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb2 ай бұрын

    Cabdi qani 😂😂😂😂😂,Qaanabada ka bixi kari maayee Iga daa Dhir badan oo kala deegaan ah in aan beero ayaa ku rajo weynahay insha-ALLAAH.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Miyad na maqlaysay ?

  • @MohamedYusuf-xb2sb

    @MohamedYusuf-xb2sb

    Ай бұрын

    @@caalinAbyan Si fiican 😁😁,Muuqaalka daawashadiisa waan ku ceshaday dhawr jeer

  • @maxamudibraahim8019
    @maxamudibraahim80192 ай бұрын

    Shinbiraha bahalaha ugaadha cayayaanka yaryar waxaas kasoo sheekee iyo dhirta magacyadooda iyo waxa ay taraan

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim2 ай бұрын

    Miyaan isku ogeen waan israaceynaa daracas iyo goonle

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Ma hubta !

  • @ahmednur334
    @ahmednur3342 ай бұрын

    Mageceed meshaan

  • @abdulraven4970

    @abdulraven4970

    2 ай бұрын

    Tuulada iskudar waana galbeedka degmada sheikh buuralayda golis gacan libaax

  • @Caasha739
    @Caasha7392 ай бұрын

    Meeshii ugu adkey xaga socdka maantaad martey waa meel yaab leh

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Mise ana daalana tolow?

  • @Caasha739

    @Caasha739

    Ай бұрын

    Mayee meeshaa aad u adkeyd

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb2 ай бұрын

    Geedka Dhosoqa Qorigiisa aad ayaa looga faa'iideystaa oo Alwaaxda ama Qoryaha dhiska ayaa laga goostaa.

  • @roodakarreiyehkaire4714
    @roodakarreiyehkaire4714Ай бұрын

    Waalaal dhagax kuure tag

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Mahadsanid Rooda wall lkn inu green yahay iyo in kale ? Waxa qurxiya waa barwaqada . Bal nooga war doon insha allah instegramka naga so qabo .

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux75832 ай бұрын

    Geedkaa buurta ku yaala ee Akhtarka ah ama greenka ah waxa la dhehaa (XAYRAMAD ) waana geed abaareed .

  • @iidwarfaa9936

    @iidwarfaa9936

    2 ай бұрын

    Geedka dooogada ah dheh akhtar wa carabi e green na wa english e maxa afkaga hooyo lu diiday wa doogo

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein2882 ай бұрын

    Shabeel kuma noola wadankeenee

  • @sacadfoosi7214

    @sacadfoosi7214

    2 ай бұрын

    Wuu ku noolyahy leopard la dhaha adi malaha tiger bad moodeysa kaas shabeel lama dhaho

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    Tigerka waa shebeel, leopard waa haramacad.

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    ​@@sacadfoosi7214aniga waxaan aabe ka maqlay dhulka Soomaalidu degto malahan wax dugaag mas iyo danyeer mooyee.

  • @mustafehussein288

    @mustafehussein288

    2 ай бұрын

    @@niyaaladem thanks walaal. Lkn harimacadku waa cheetah. Leopardku shabeelka ayuu u yara eegyahay laakiin wuu ka duwanyahay

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    2 ай бұрын

    @@mustafehussein288 waxan moodayay cheetah inu qayb shabeelka ka mid ama u dhow yahay Leopards kuna harimcadka yahay

  • @Yassin-c3u
    @Yassin-c3u2 ай бұрын

    It’s wild mushrooms

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb2 ай бұрын

    20:41 Muuqalku marka uu Halkaa maraayo Geedkaa manka leh ee ka muuqdaa waa Noocma?

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Bal aan daawade isug

  • @sacadfoosi7214
    @sacadfoosi72142 ай бұрын

    Aar saxiib halke kaala xidhiidha wan ku baahna

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    INSTEGRAMKA

  • @yayayacin
    @yayayacin2 ай бұрын

    Adero waadnasiibbadantahay saxansoxo bari iigu danbaysay magaranayo waxan joogaa jabuuti oo iskadaa saxansoxo ee hadh qabow aanad arkayba 40 sano

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Maxad uga soo nasan wayday .

  • @niyaaladem
    @niyaaladem2 ай бұрын

    GEED WARAABE ISKA DHIGA MIYAA JIRA CAALINOW?

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Geed aya jira hadad hesho aad la hadli karid waraabaha. Lkn geed waraabe lagu noqdo ma ogi

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    Ай бұрын

    @@caalinAbyan. Cajiib, ALLE abuuristiisa ka hadal malahan.

  • @user-ok5wl5lp9z
    @user-ok5wl5lp9z2 ай бұрын

    It’s a mushroom 🍄‍🟫

  • @Shakiira900
    @Shakiira9002 ай бұрын

    Way liigaysaa af Soomaali ma aha ee waa kalmaddii af Ingriisiga ahayd “leak” oo la soomaaliyeeyay.

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Waligay somali ayan u haysty

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    Ай бұрын

    ​@@caalinAbyan inader qofkan leh eryga wu liigaya wa ingilish oo wa kalmada leak waxba ka siya dadba jira xita iyagu haday isa siin lahayen dad qalad Ama wadamo qalad samyen laha hhh wayo eryga liigitan wa afsomali biyura wayo isku macnaba ma aha leak iyo liigida inay iskugu dhawaq egadan iyu ku leeyay wa ingilisha marka afka iyo dhaqanka iyo dintaba wa la ilashada

  • @khalidcagawyine7035
    @khalidcagawyine70352 ай бұрын

    Xoolo kuma dhaqna

  • @kyletyson1155
    @kyletyson11552 ай бұрын

    Mida kale markaad socoto meelwalba ,waxaan tidhaa wadadu maaha tii mali tii hore aan mary.dulka ma hore ayaad uwad martay

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Inta badan dalka wan maray intaanan youtuber noqon

  • @Abdulkga
    @Abdulkga2 ай бұрын

    Caalinow, dadka meesha degeni miyaanay xoolo barwaaqadan daaqa lahayn? Xataa riyana miyaanay haysan? Waa maxay dadkan caydha ah ee meesha degani, malaa waaba xaafadaadii oo waad nagu xanaaqi, Caalinow?

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    2 ай бұрын

    😂😂😂😂maye inader lagugu xanaqi maye riyaha iya lagu dhaqda wayo ido iyo geel midna ma kori karan meesha

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail51172 ай бұрын

    Meeshan meel dhir laga guray ma aha kkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkķkkkkkk Waa hadal khaldan waxaa sax ah (meeshaan meel dhirta laga jaray ma aha amaba meel la xaalufiyey ma aha) mida kale maxaa kuu diidey inaad afsoomaali ku higaadiso goonle intaad english ku higaadineyso waa yaab. Waxa kaloo qosol ah in aad tidhi goonka dadkii hore ayaa cuni jirey kkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkķkkkkkk. Waa yaab goonka ilaa hada wuu jiraa waana la qotaa. Xogaa da,dana dagaal ayaad kula jirtaa is yaraynta bes iska dheh. Waa iga talo huuno. Qoraxda kulul waxaa laga qaadaa kansarka maqaarka ku dhaca markaa waa in aad qaadataa cream ka qoraxda iyo kabaha kaymaha loogu talo galay. Hadii aan laga helin Hargeysa waanu kuu soo diri karraa hadii aad soo sheegto meel laguugu soo hagaajiyo. Mahadsanid

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Ай бұрын

    Xageed ka dhacday waayadan ma arag qoraaladaadi.

  • @xasanxaamud6454
    @xasanxaamud64542 ай бұрын

    Maansha Allah Adventure shoes soo qaado ee aan siiban. Shaqo wacan