Xulashada seyga wanaagsan: Doodda Dunida Haweenka CBA

Afar arrimood oo ay gabadhu ku xulato ninka ay nolosha la wadaagayso
Barnaamijka Dunida Haweenka
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 18

  • @somnews6954
    @somnews69546 ай бұрын

    Hablihii TV baa la soo horfadhiisayey guur uunbayna ka hadlayaan walaahi waa wax laga xumaado 😢

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi58786 ай бұрын

    Hablaha Somaliland 🏆👑🌏

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad795 ай бұрын

    m. a sobadiyaa

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed75386 ай бұрын

    Nin Diin leh oo Akhlaaq fiican guursada From hooyo soomali yeed

  • @jamaabdalle7420
    @jamaabdalle74206 ай бұрын

    naciima maashaa,alaahu waa qof degan runtii ❤ iikeena kkkkk lambarkeeda

  • @AhmedHassan-bc7oz
    @AhmedHassan-bc7oz6 ай бұрын

    warday sxb meeshaas adigu ha isku ilaalin ee bal hore u dhaafa meesha😊

  • @HUFANE1
    @HUFANE16 ай бұрын

    Habluhu qurux badanaa Masha allaah. ❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed75386 ай бұрын

    Dumarku 3 jeer xaalad depression bay maraan : 1. Markey dhiiga hesho 2. Markey uurleedahay 3. Markey umusho Markaa Ragga ayaa looga baahan yahay inay fahmaan sida xiligaa lola dhaqmo.

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj

    @AbdirahmanAyanle-mf8yj

    6 ай бұрын

    Markaa waxad ledahay dumarku depression bay qaban oo waxay I bahanyihiin in Ragu fahmo. Hadii taasi jirto waxan Ku dari lahaa waa in Ragu caafimadka oo kaliya bartan gar ahan qaybta masgaxda ileen qof walan baa kugu soo socotee.

  • @mariamsaeed7538

    @mariamsaeed7538

    4 ай бұрын

    Rag waxa kaga rabaa dulqaad , waayo wax afkiisa ku jira ayaa gurigu ku dhisan yahay Maah maah soomali ah waxay tiri " Noqon Naag ka adag Nin Ragga Naagi ka adag"

  • @saeedofficial
    @saeedofficial6 ай бұрын

    Kuwa Intan laaleeg weli. Lama. Guursan. Miyaaa

  • @awaaare718
    @awaaare7186 ай бұрын

    Waa xikmad darro iyo aqoon la'aan inay gabadhu tidhaa ninku isagayaa guurka raba oo reer doonaya oo anigu waxba uma baahni xataa qaarba mooda caruurta inuu ninku isla leeyey iyo reerkaba lkn arinku sidaa maaha adna guur iyo reer waad rabtaa marka dhibmale inaad caawiso ninka ku guursanaya.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura105 ай бұрын

    Dunida haweenka kkkkkkk duni ma taqaanide naaskan aad soo qotomisay baa aragti xun kaa bixinayee shalmada saar

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc6 ай бұрын

    Ragoow soo ciyaara ayuu ku bilaabmay , so ciyaara ragoow ayey kusoo ku gebagebeey

  • @user-in2eo3rl3b
    @user-in2eo3rl3b6 ай бұрын

    Wa iga su'aal? Hablahan ma gabdho mise wa (single mother) micnaha ila hadda lamaguurasn agah!!😊😊

  • @user-ez7hb2qd5w

    @user-ez7hb2qd5w

    6 ай бұрын

    Mxd ka Rabat qadhmunoow🤌🤌🤌🤢

  • @user-in2eo3rl3b

    @user-in2eo3rl3b

    6 ай бұрын

    @@user-ez7hb2qd5w sxb cayda wa maxay so qof islaame matihid subxana allah

  • @awaaare718
    @awaaare7186 ай бұрын

    Hada wadankeena gaar ahaan somaliland guurka iskalifaad ayaaku jirta.

Келесі