Doodda Dunida Haweenka: "Gabadh kasta waxay leedahay nin ay jeceshahay iyo mid ay lacagta ka gurato

Doodda Dunida Haweenka: "Gabadh kasta waxay leedahay nin ay jeceshahay iyo mid ay lacagta ka gurato. Waxaa kaloo jira gabdho lacagta siiya raga. Q2aad ee Siraha Shukaansiga Casriga ah.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 19

  • @seed3966
    @seed39668 ай бұрын

    Ragoow naag lacag soo qadimaday iska ilaaliya mustaqbal marabto😮😮😮😮😮

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar66318 ай бұрын

    "Xidhiidh ama haasaawe waxan u aqaannaa: xidhiidh ka dhexeeya lab iyo dhiddig oo ku soo afmeerma guul (oo guur ah) ama guuldarro (oo ah kala tag)." Si fiican bay u qeexday xidhiidh inanta intaa sheegtay.

  • @seed3966
    @seed39668 ай бұрын

    Asc 😮😮😮 adeer ii warama xaaladaha calmar ma iidin kujira awoowe iisoo jawaaba anaa doonaaya mid xuf xaf ah😮😮😮

  • @hamsedek7687
    @hamsedek76878 ай бұрын

    walasha ugbaad faysal gobonimadii oo qoofa

  • @apdirahmanahmeddupad
    @apdirahmanahmeddupad8 ай бұрын

    UgpaaD FaYSaL inan GoPa 🙏❤

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa89298 ай бұрын

    Gabdhahan inanta xijaaban ka Qaado ,

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad54058 ай бұрын

    ina adeeray ugbaad oo kale xagee ka helaaya war duriyada dumar koodu waa gob gobi dhashay wlhi ❤

  • @madaradan2085
    @madaradan20858 ай бұрын

    Lacag iyo dharko layska dhigayo uunbaa is racayaa Lacag mrkaa waxy sheegaysaa iska yar ❤😂😂😂😂😂😂

  • @HabiiboBashir-bd4gv
    @HabiiboBashir-bd4gv8 ай бұрын

    Thanks for secret

  • @apdirahmanahmeddupad
    @apdirahmanahmeddupad8 ай бұрын

    MunTaaZ abdi wlloh aabaha ii zhaqee Ku dheh lacagta aad inanka islaamuhu dhaleen ka dooneysid 😂😂

  • @MohamudAbdi-gm8nd
    @MohamudAbdi-gm8nd8 ай бұрын

    Suuqi weye iskaxireene kuwaana

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed21058 ай бұрын

    Nin waliba wuu ogyahay gabadha lacagta waydiisa inaanay rajjo ka damacsanayn sedex sideed boole iga dheh

  • @cabdimajiidkhadar6631

    @cabdimajiidkhadar6631

    8 ай бұрын

    "Saddex Siddeed boolle!" Adeer gacarsanidee! Inanta Warda la yidhaahdaa uugu aragti cuddoon, inkasta oo aan xan ku maqlayay, "Way qayishaa, iyo adigu jaadkaagii iska cun!"

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue8 ай бұрын

    Waa boob caadiya

  • @cabdibaadi6586
    @cabdibaadi65868 ай бұрын

    Naagta nin lacag ka cuntay ee daanyeer ku tilmaamtay; . 👌 😂

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4178 ай бұрын

    Mardanbe dadkan oo kale hanoogu yeedhan, kuwan naftoodii iyo dhaqankiiba way ceebeeyen. Is waydiiya ninka aad lacagta waydiisanayso miyuu ku daynayaa??? Adeer lafahaga ayaa lagu socdaa.!!! Waan ka xumahay in ay maanta habluhu sidaa u fikiraan !!! Wallahi way jabeen oo waxay run moodeen waxa ka socda sosial media

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd8 ай бұрын

    ninkaagu hadaanu lacag haysan,maxaa diiday inaad labadiinu wada shaqaysataan? dalalka qaar kuma arkaysid naag lacag ninka ay la haasaawayso weydiisa.

  • @Dr.nadiif
    @Dr.nadiif8 ай бұрын

    Lacag lacag lacag

Келесі