"Hablaha la saaxiiba ragga badan iyo dhibta ay kala kulmaan jacayladooda .Dunida Haweenk Q.1aad

"Hablaha la saaxiiba ragga badan iyo dhibta ay kala kulmaan jacayladooda & siro ku saabsan haasaawaha casriga.
Dunida Haweenk Q.1aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 7

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali22339 ай бұрын

    Duni baday dheh kulahaa nin bn la saaxiibayaa, waar sxbtinimadii aynu naqaanay ma waxbaa laga badalay😮

  • @mohagedi6539
    @mohagedi65398 ай бұрын

    Barnamij wgn

  • @user-rq7ty8nc1y
    @user-rq7ty8nc1y9 ай бұрын

    Hhhh hilo janno jejee weynayd caan baad ku tahee ragee,nio maad u dhiibta adigana may kuu dhiiban😅😅.

  • @Marwaanyare4221
    @Marwaanyare42218 ай бұрын

    Hhhh hablahan yaryari waxy doonaanba way isaga hadlayaan

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed21059 ай бұрын

    amba ma aaminsani saaxiibtinimada wiilasha iyo gabdhaha caanimada hablaha raggu waxa kale kuma diidee qof caan ahi waa qof dad badan xidhiidh laleh dadkaasna inan ragg kama maqna horornimada ragga anigoo og ma aamini karro shimbiryaroo caan ahbaa ka badbaaday shabaqa ragga yaan laysku ciyaarin shimbir caan ahi ma jirto ilaa lasoo shaac saaree

  • @HRU20209
    @HRU202099 ай бұрын

    Goorma ayuu dhaqanki sidan u kharibmey? Haween cadeystey saaxiibnimada ragu iney caadi la tahay??? Girlfriend and Boyfriend... Waa dhaqan gaalo oo biyo kama dhib caan ah...

  • @askiaamiir
    @askiaamiir8 ай бұрын

    Walaalo gurigu lacagtiisu maalinba maalinta wuu sii qaaliyoobayaa lkn adigu waa duqoobaysaa 😂😤🤮

Келесі