'inan ay qaraabo yihiin darteed ayaa cisbitaal loo dhigey ''qiso jacayl

'inan ay qaraabo yihiin darteed ayaa cisbitaal loo dhigey ''qiso jacayl
.Qayb kamid ah barnaamijka sheekooyinka CBTV
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 22

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 Жыл бұрын

    Hadraawi waxaan ka hayaa alle hawnaxariistee "adeer ragga dumar baa laayey".

  • @munamuuse8346

    @munamuuse8346

    Жыл бұрын

    Dumarna duruuf rag badayba laayey

  • @user-yq4vp3bf8q
    @user-yq4vp3bf8q Жыл бұрын

    Saamiyo.dee.aniga.ayaa.ku.jecel.waan.didin.salaamey.bahda.jaelka

  • @asmaabiib652
    @asmaabiib6527 ай бұрын

    Masha allh masha allh

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing807011 ай бұрын

    Qisada hal ku dheedu waa (haybad lay hugii xishoodka haweenka Hami. Iyo halbeegii hodankaay 🎈🎈🎈🎈🎈🏆

  • @FareeyMacoow
    @FareeyMacoow Жыл бұрын

    Seeko cajìiba waankahelay

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 Жыл бұрын

    War saamiya way saxday waxaan umalayn waa owlaad jacayl dhalay udgoon kaad ku garata

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Жыл бұрын

    Sheeko cajiba weye wanka helay ❤

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman Жыл бұрын

    Wallaahi qisadaasoo kale anigay igu dhacday Aniga wiil aanu jaar ahayn ayaa ijeclaaday kadibna wuu ii sheegay ana waan laqaatay markii hore Kadibna aadbaanu isu jeclaanay Laakiin ilaahay isumuu kaaya qadarin marqudhaata ayuumban go,aan kagaadhay kadibna ninkalaan guursaday Isagana calool xanuunkii qabtay sedex malmood dhakhtar kujiray illaa hada qalbigaygana kama baxo jacaylkiisii hadana ninkaygana waan jeclahay

  • @moaliaar2941

    @moaliaar2941

    Жыл бұрын

    Umu abdirahman maxaa kugu kalifay inaad goaankaa ka qaadato?

  • @barwaaqeeyetv5785
    @barwaaqeeyetv57859 ай бұрын

    Asc asxbta inta qisoyin kan kle jecel iso raca kuwan kla so dayaye

  • @nassermohamed8837
    @nassermohamed8837 Жыл бұрын

    Waar saamiya ayaan inaad fariintayda gaadhsiiso

  • @wehliye2
    @wehliye29 ай бұрын

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi303611 ай бұрын

    Abwaan kani wa ayo?

  • @cabdulcabkey1681
    @cabdulcabkey1681 Жыл бұрын

    M.a

  • @jamacali8420
    @jamacali8420 Жыл бұрын

    Asc sxbayaal aniguna waxaan idiin hayaa jacaylkii dhimashada keenay

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 Жыл бұрын

    Sheekadiinu waa sheekooyinka ah. (Lama dhaafaan) Waanad mahadsantihiin

  • @hodanmaxamud2368

    @hodanmaxamud2368

    Жыл бұрын

    aaaaaaw1w 7766⁶666666666666⁶y6tyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy the 133

  • @nadiiraupdysalam8182
    @nadiiraupdysalam8182 Жыл бұрын

    😔😰🥺🤦

  • @RaxmoIid
    @RaxmoIid3 ай бұрын

    S

  • @abdikaamilahmed
    @abdikaamilahmed Жыл бұрын

    Waar inantan ayanba ka helay tolow ma heli karaa samiya

Келесі