Waayojoog: "Daweynta dhaawaca dab ayaan u shidan jiray markuu gabbalku dhaco" Halgamaa Cismaan Axmed

Waayojoog: "Daweynta dhaawaca dab ayaan u shidan jiray markuu gabbalku dhaco" Halgamaa Cismaan Axmed.Taxanaha Bahda Caafimaadkii SNM 4/5
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 31

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil451710 ай бұрын

    سبحان الله 😊

  • @abdinuur370
    @abdinuur37010 ай бұрын

    Wariye maanta Ayaad ugu wacan

  • @mahadahmed3012
    @mahadahmed301210 ай бұрын

    Waligey ma maqlin isaaq leh itopiya Iyo gumeysi ayan ladirirey Goor kasta waxey leeyihiin Somali ama qabiil ayan ladiriraa

  • @mussali3427
    @mussali342710 ай бұрын

    waa suufi reer galbeed ah oo aaminsan weli iyo xabaal iyo maqaam iyo sheekh. siyidnaa nebeyanaa maxamad waa afcarabi. waase mujaahid fiican wuxuu doono ha aamino waayo waa daacad

  • @rudwaansulub4835
    @rudwaansulub48359 ай бұрын

    kolba xayranbay waraystan kuwani

  • @AbdiPianoChannel

    @AbdiPianoChannel

    4 ай бұрын

    1988 ayuu jabhad noqdey xayraankani

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur10 ай бұрын

    Somaalida inteeda kale Waxay reer somali land uga muwaadinsan yahiin Waa Dhibta ay uso mareen calankooda

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed712510 ай бұрын

    Nasirow Waxaan sugna ba Waa dhacdooyinkii dhawaan maraaga ka dhacay.

  • @hanaaden9901
    @hanaaden990128 күн бұрын

    masakin max dadku dhib so maren Alx hadi waxasba lag so dogay

  • @user-im9dw3hy8p
    @user-im9dw3hy8p10 ай бұрын

    Inigu waxaan arkaa inay weriyayaasha soomaaliland ay tuug qarandumisa hadigoor barmaamijkan aywaxaa bixiyey dadkan hadh iyo habeen ku howla n sidii ay soomaaliland jilbaha ugu dhigilahasyeen waxayna u soo dabakadhiibaan weriyayaasha soomaaland ka soo jeeda bal dad yahow u fiirsada waxay weydiiyaan shakhsiga ay wareysanayaan TABAHII ay SNM isticmaali jireen mana dhaadsana qofka ay wareysanayaan tabahaa dhagarta qarsoon ah ee siminaarka looga dhagayo huwanta dalka ku soo duushey si ay casharo uga bartaan waana howl in badan socotey waana siraha banaanka baxay waxaan dowlada leeyahay meeyey sirdoonkiini howlaha noocan ah u igmateen waxaan taa u leeyahay furihii dalkan ku furateen ama ku qabsateen ayaa dad kale maanta siineysaan waxyaabaha maanta ciidankiina ku dhacay ayey yihiin waxyaabaha aan soo sheegney markaa halaga waantoobo arimaha noocan ah

  • @fahiimae7336

    @fahiimae7336

    10 ай бұрын

    Ha werwerin wll, waxaas oo taatika hadii aad barato oo aad gardaran tahay wax kuu tarimayaan. SNM Allahu Akbar ayey wadanka faqash kaga saartey. Ilaahay wuu arkaayey dhibta gobolada waqooyi loo geystey. Guushina waa siiyey. Waxan maanta Laascanood ka dhacayaa waa iska matilid wixii I ugu dhacay la cinjilaayo. Magaalo sidaa Burco iyo si ka wacanba wax loogu qabtey oo iyadu is maamusha ayaa shaydaan loosoo direy kasoo laysaga soo dhigey Garaad! Guuli ka dheer. Heshiis ayaa ka danbeyn Somalilandna intii nabadu dan u tahay ayaa u hadhi Insha Allah

  • @guuledgaradzame4870
    @guuledgaradzame487010 ай бұрын

    Maxaa helay cabdinaasiraw nagasoodaa nio😂😊

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan796310 ай бұрын

    Niinku waxba sheegi mayo muxu kaso dhiigay niinka waraysanay

  • @xasancanfar1274
    @xasancanfar127410 ай бұрын

    Alla odaygani beenaalaysanaa waxa uu ka sheekaynayo muu ku riyoodayna waa sida aan u arkee ilayn waxani uu shegaya suuro gal maahee iidoor afku dhogorle waynaaday weyaan

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel4 ай бұрын

    Nin walba oo faqashta ushaqaynayay oo SNM soogalay 1988 waa in laxidhaa.

  • @warsameahmed1501
    @warsameahmed150110 ай бұрын

    SNM (Sayidina Nabiyinaa Maxames) salalahu calayhi wasalam

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    10 ай бұрын

    (SUB HAN ALLAH)!! CAQLIGII IIDOOR DABACAYUUN, WAKAA!!

  • @ifrahmuze3593

    @ifrahmuze3593

    8 ай бұрын

    ​@@shukri114mohammed2caqliga xaarood waa inay ciyalka wasan somah

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    8 ай бұрын

    @@ifrahmuze3593 IIDOOR DABACAYUUN IYO KHANIIS LAND COOPER AYAA KA ADEEGTA!!! ABAARSO IDINKAA CAAN KU AH 🤣

  • @ifrahmuze3593

    @ifrahmuze3593

    8 ай бұрын

    @@shukri114mohammed2 horta xarod yaa kaa khanis badan maa jorto kaw dhee naago dhadher o dhiloyina ciday ku so baxday waa laa yaqan ar iska dhee haa odhane nin khaniso isaaq keen intaa reer ee xaarood kaa koban yahay khanisintodu waa caan caan dhalay

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    8 ай бұрын

    @@ifrahmuze3593 hahhhhhhhha🤣🤣! ABAARSO KHANIIS BAAD CAAN KU TIHIIN!! COOPER RAGUU MARSADEY🤣hahhhhhha!! LIIS HALGAN MUKHBARADEDA NAAGSHA HABEENKII LAGU KIROOYO KAWARAN🤣🤣🤣🤣??? FUCKINKII DADKA REER HARGEYSA QAARKOOD KU DHASHEEN KAWARAN?? Hahaaaa!! FAKINK STEERT🤣HAHAAA! SOMSLIYA MEEL AY KA FURNAYD HARGEYSAA JIRTA!!! KANIISADA AXADII KHANIISNIMADA LAGU GALO KAWARAN?? Hahhhhhha!!!40 kii XILDHIBANADU GOLAHA KA SHEGEN KAWARAN?? Hahhhhhha!!! KZread/ka weli wey ku jirtaa?? GAAL IYO KHANIIS GONYAHA IDINKA JOGA!!!! IIDOOR DABACAYUUN!! KHANIIS ABAARSO 🤣KANIISAD🤣🤣SAHRA LIIS HALGAN 🤣MUKHBAARADEEDA🤣🤣🤣🤣!!

  • @Gobsame
    @Gobsame10 ай бұрын

    Waar noyow yarkan yaa qabta waar wadan ku dagaal buu ku jira jooji barmamij kan kaarto SNM ha ka hadlin khalad baa wax laguugu sheege

  • @AbdiPianoChannel

    @AbdiPianoChannel

    4 ай бұрын

    SNM kii diida waa noo qori afkii

  • @A.A.E93
    @A.A.E9310 ай бұрын

    wixii idin helaa layaabey maad hadda maxaabiis tiina soo furataan hadaad libaaxyo ahaan jirteen🇸🇴

  • @Araweelodayo-hl2zy

    @Araweelodayo-hl2zy

    10 ай бұрын

    Ha sugi waayin. Mars how ayey qacdu kaayeedhi.

  • @warsameahmed1501

    @warsameahmed1501

    10 ай бұрын

    Kun iyo dheeraad daarood ah baa loo hayaa, afartad haysan waxba nooguma fadhiyaan, sidaad doontaan u gala ileen wuxuush baa tihiin baxaabiista laysa oo aan banii adminimo aqoon, dagaalna waligayo nalooma sheegin.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed210 ай бұрын

    😂😂😂😂!! HAHHHHHA!! IIDOOR DABACAYUUN 😂BERN KAMA DAALAAN😂KHIYAALI BEY KU NOOLYIHIIN😂!!33 years, oo aaanay CIDNA islayn, ayey ku shekeeyaan 😂!! Hahhhha!! 25/8/2023😂MAALINTII IIDOOR DABACAYUUN 😂LA KUFSADAY😂!! Taatiikhdan ka sheekeeya😂!! TAN BAAD KU SUNTAN YIHIIN!!😂!!

  • @mukhtaarmaxamed8526

    @mukhtaarmaxamed8526

    10 ай бұрын

    Aduu liiskaaga ma nadiifisay

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    10 ай бұрын

    @@mukhtaarmaxamed8526 NIMOW NAAG!! HOOYADAA, waxba ODHANMAAYO maayo !KA WALAASHAA KA WARAN?? Hahhha!! NAAGTAADA KEEDA KAWARAN?? GABADHADA KAWARAN???hahhhhha!! WAXAAS BAA NIN ISKU SHEEGAYA!! DHEDIGOW KAALAY TAMPONS-ka NALA XIDHO🤣!! MISE KUWA LAGU DHUFTAAD TAHAY !! REER ABAARSO! COOPERLAND!! DABO LAND!! IIDOOR DABACAYUUN 🤣LASOO KUFSADAY🤣!! LASOO CUNAY!hahhha!! XAQDARADA IYO GARDARADII AYAA(RABBI) kugu JEBIYEY!BAGGAH🤣BAGGAH 🤣BAGGAH! BAGUU IIDOOR WAGAASHE 🤣U JABAY!!

  • @alielml8735
    @alielml87355 ай бұрын

    Beenaale kadaab ah kadaab rasuulka. Isku dheehida

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud10 ай бұрын

    Heego in aay isku wada mid tahay ilaayo kacaankii ilaayo hada u Muuse shani haysto. Xaaran Iyo khiyaamada waa isku wada mid. Heego macaan jecel

Келесі