Weerarkii xaramka iyo xadida dhagixii kacbada | Dawladii qaraamidada..

Ойын-сауық

Maalintii la weeraray Xajka Lana xaday dhagaxa kacbada..
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 198

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib95553 жыл бұрын

    Horay usoco taarikhyahan somliyed masha Allh qof kudayasho mudan thy

  • @asiadhool1895
    @asiadhool18953 жыл бұрын

    Ilaaahy haku barakeeyo wlo abdrahmaan omar

  • @Kobcis
    @Kobcis3 жыл бұрын

    Alle haku Sharfo sxb sare runtii barnaamijyadaadu aad beey u qiimo badan yihiin guul wacan insh Allh

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    Tariikhdan aad ban urabay Alhamdulilah wadba so galisay JK hno

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef71993 жыл бұрын

    wcs wllo abdirahman maya wali man qisad balse waa tariikh madow runti imay farxad gali balse marwalba waxa saraynaaya kalmaada xaqqa alle ha guuleyo muslimiinta idilkoodba cadawgodana ha jabiyo sido kle wan kaga mahad celinaya sidad wakhtigaga nogu hurtid wllky alle haku barakeyo caqliga iyo garashada guulayso labada daroodba💓

  • @nasramohamud3764
    @nasramohamud37643 жыл бұрын

    MnCha alllH wlllky abdi rahmaan ilahay haku baraakeyo hadii aan awoodi laha 1m ayaa ku garsin laha lkn hal xabo awooday halkina ku siyay jasakalah wllky❤

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed42233 жыл бұрын

    Haa waan maqlay

  • @ibrahimmuse3790
    @ibrahimmuse37903 жыл бұрын

    Mansha Allah ilaahey codka iyo Chanel kaba ha ku barakeeyoo

  • @siciidabdulaahiabdi6645
    @siciidabdulaahiabdi66453 жыл бұрын

    Thanks my bother Abdiirahman

  • @soomamedia5362
    @soomamedia53623 жыл бұрын

    Thanks our brothers

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako69783 жыл бұрын

    Mahadsanid wll cabdiraxman waaberi

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman97913 жыл бұрын

    Mahadsanid wll ALLAH Haku barakeeyo💓

  • @caishanuur9712
    @caishanuur97123 жыл бұрын

    Mash Allah Waabari media shukran

  • @razhkajunior3503
    @razhkajunior35033 жыл бұрын

    A|Rahman Omer dhawaan aynu gaari doonaa 100 SUBSCRIBE Inzha Allah 🙏

  • @habooncali1539
    @habooncali15393 жыл бұрын

    Mashallh jasakallhu khyr wll

  • @abdukadirdahirabdi8666
    @abdukadirdahirabdi86663 жыл бұрын

    my favorite channel

  • @homemadadaalo7939
    @homemadadaalo79393 жыл бұрын

    Thanks wllo horay uma maqlin wasaan kasocsanaya baramishyda noocan oo kale in aad nooso badisid

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab773 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro39123 жыл бұрын

    May zhp wali maan maqlin thanks prother 🤗

  • @garaadyousuf4921
    @garaadyousuf49213 жыл бұрын

    thanks teacher abdirahmaan omar

  • @mohanahmed5526
    @mohanahmed55263 жыл бұрын

    Masha Allh wllo keep going

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud19813 жыл бұрын

    Masha Allah keep going brother

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lqBs1s5uetKze7w.html Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey laga Yaabo Adna inaad Wax Un Ka Fahanto.....

  • @guuleidfaysal6572
    @guuleidfaysal65723 жыл бұрын

    Mahadsanidiin

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh76763 жыл бұрын

    Allaahu Akbar

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lqBs1s5uetKze7w.html Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey laga Yaabo Adna inaad Wax Un Ka Fahanto........

  • @laylaali8812
    @laylaali88123 жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahy wll qaabka aad noogu soo wariso xaqiiqoyinka masha Allah. Wll ayantan dambe wxa waddanka(SOM) kuso badanaya muqaadaraadka marka qodobkaas kasoo hadal adigoo mahadsan haddey suuro gal tahy.

  • @hoodocali421
    @hoodocali4213 жыл бұрын

    wlky hore uu soco wiilkan aqoonta inoo kordhiyaa gaadhsiya 100k

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86513 жыл бұрын

    Wcs mahadsanid sxb

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan3 жыл бұрын

    Shukran waaberi media❤️

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko3 жыл бұрын

    Keep going

  • @legendmrmaracade8868
    @legendmrmaracade88683 жыл бұрын

    Thnks wali ma mqql wlhi

  • @libansabriyeibraahiimiliba7786
    @libansabriyeibraahiimiliba77863 жыл бұрын

    Walal noo soo diyaari suriya bur burkeeda sxp waa ciwaan muhiim

  • @Cazzaam
    @Cazzaam3 жыл бұрын

    Ustaad Omar allah yacizak 🥰

  • @nasriwaissguirrehh3488
    @nasriwaissguirrehh34883 жыл бұрын

    Keep goin

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lqBs1s5uetKze7w.html Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey laga Yaabo Adna inaad Wax Un Ka Fahanto..........

  • @sacadahmed1341
    @sacadahmed13413 жыл бұрын

    Manshallh

  • @xafsaxasan6229
    @xafsaxasan62293 жыл бұрын

    May wili ma maqlin sheekadaan hadda ka hor mahdsnid bro 😍♥️

  • @hannaabdulkareem2198
    @hannaabdulkareem21983 жыл бұрын

    M.a may wll weli hore uma arag

  • @abdimalikgarad3830
    @abdimalikgarad38303 жыл бұрын

    Waligay mamaqal mahadsanid

  • @mohmedzaakir1847
    @mohmedzaakir18473 жыл бұрын

    May pro horay uma maqal Keep goin pro

  • @waxgaradmediachannel1298
    @waxgaradmediachannel12983 жыл бұрын

    MaY wll, alle cilmigu hakuudaayo iyo caqligaga saliimka ah💓

  • @monamonagobsan7741
    @monamonagobsan7741 Жыл бұрын

    Intan jirey ma maqaL manta ka hor kuwaz dushoda ah cadhada alle subxaana allah alle ayey ka magan galney cadhadiiza🤲😭😭

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын

    Mansha allah ❤❤❤🕋🕋❤❤❤💖💖

  • @angry_boy1
    @angry_boy13 жыл бұрын

    Masha allah

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf87483 жыл бұрын

    Wlhi blhi tlhi xali waxaa Ku riyooday wariyaha. Anoo arkay wlhi been ma sheegaayo janaalkan jaceel aa u qabo lee waa Waxaa kaa codsan lahaa arimaha sirdoonka inoo Soo diyaari si aan wax pdan Ugu ogaano

  • @mohamedabdullahi7183

    @mohamedabdullahi7183

    3 жыл бұрын

    Ma waxaad ku riyootay waabari media wiilka iska leh mise qof kale

  • @aramramraggedii9797

    @aramramraggedii9797

    3 жыл бұрын

    😂Riyo xumidaa sidu u eeka waa iga qoslisay wlhi muxu samaynaya

  • @akrammaanaf8748

    @akrammaanaf8748

    3 жыл бұрын

    @@aramramraggedii9797 Hhhhh wlhi ilaa Hada wuu iga Hor muuqdaa🤣🤣🤣 riyo iga yaabisee aheed maxa yeelay wariyaha waku xeranahay

  • @akrammaanaf8748

    @akrammaanaf8748

    3 жыл бұрын

    @@mohamedabdullahi7183 Dee wariyaha sidee janaal u arkaa

  • @kufridiid5944

    @kufridiid5944

    3 жыл бұрын

    Shukran

  • @ibrahimaadancali4674
    @ibrahimaadancali46743 жыл бұрын

    maya sxb waa markii igu horeysey aan maqlo

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh76763 жыл бұрын

    Qofkii shanaad

  • @salmanjr9712
    @salmanjr97123 жыл бұрын

    Wallal wan ku salaamey waaberi media

  • @najmudiinmohamee4391
    @najmudiinmohamee43913 жыл бұрын

    Mia horeh uman maqal sxp updhirahman waberi

  • @seydcumar5829
    @seydcumar58293 жыл бұрын

    Maya horey umamaqal ayadoo faahfaahsan balse inyaroo kooban

  • @amalbile2239
    @amalbile22393 жыл бұрын

    Maya waligey ma maqlin manta igu horeyso😭😭

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam68162 жыл бұрын

    My walal

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf85783 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lqBs1s5uetKze7w.html Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey laga Yaabo Adna inaad Wax Un Ka Fahanto.....

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman38063 жыл бұрын

    May hore uma mqlin sheekadan wll

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi55843 жыл бұрын

    Haa horay waan umaqlay

  • @haqeeqah2045
    @haqeeqah20453 жыл бұрын

    walaalayaal 100 kun gaarsiya chanelka idinkoo mahadsan

  • @ahmedismaciil6177
    @ahmedismaciil61773 жыл бұрын

    Haa hore waan umaq ly

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan13 жыл бұрын

    Waligey ma maqlin hda iigu horeysay zxp mahadsanid🙏🙏

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim24723 жыл бұрын

    MashaAllah walalo ❤🙏🏻

  • @xamsezahmo3628

    @xamsezahmo3628

    2 жыл бұрын

    My

  • @wizzkingcmc3351
    @wizzkingcmc33513 жыл бұрын

    kep goin my prodor

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/lqBs1s5uetKze7w.html Linkigaan Waa Macalin English aan Wax Badan ka Faaidey laga Yaabo Adna inaad Wax Un Ka Fahanto.........

  • @guledahamed1732
    @guledahamed17323 жыл бұрын

    marka hore wad mahad san tahay sxb cabdiraxman omar marka xigta. intii aay dhagaxa madaw la maqnayeen ee ilaa 20 sano ahayd xaashka waa la tagii hjiray lagama baqan intas ayan ku saxaya mahadsanid

  • @QalbiHolcay331
    @QalbiHolcay3313 жыл бұрын

    Maya waligey ma maqlin qisadaan maanta ka hor THANKS WLAL

  • @xogbaar4119
    @xogbaar41193 жыл бұрын

    Xasadku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya soona booqda chanellkeyga! Mahadsanid wll

  • @user-qi5ym8ms4k
    @user-qi5ym8ms4k3 жыл бұрын

    Waa المعتصم بالله

  • @mmosafia6421
    @mmosafia64214 ай бұрын

    😢😢 subxaanallah😢😢

  • @maazimapdalla7356
    @maazimapdalla73563 жыл бұрын

    Haa wll wn maqlay

  • @najiibwadane258
    @najiibwadane2583 жыл бұрын

    Maye wllky

  • @cabdilaahizaahid5082
    @cabdilaahizaahid50823 жыл бұрын

    aha waañ maqlay waana Ku mahadsan tihiin

  • @wllraxman1166
    @wllraxman11663 жыл бұрын

    Maya wll adaga ayaa isoogar siiyay jaahilbaan ahaa cimrigaaga allah kalakiciyo wll

  • @cadrane960
    @cadrane9603 жыл бұрын

    Haa hada kahor waan maqlay in dhagaxa laxaday

  • @qalocowsonqalocow691
    @qalocowsonqalocow6913 жыл бұрын

    Subxanalah.

  • @apdiziz7821
    @apdiziz78213 жыл бұрын

    Wll ApdiRaHmaN Omar macluumaadkii secondary scholarshipka Fadlan kazo waran🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @orofunnyfilims5168
    @orofunnyfilims51683 жыл бұрын

    Maya

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale69233 жыл бұрын

    Qadiif waa dhul Saudi Arabia maahan dhul baxreyn

  • @a.s.a.d4985
    @a.s.a.d49853 жыл бұрын

    Muctasim bilaah

  • @xaqiiqadkajirtaadunka4193
    @xaqiiqadkajirtaadunka41933 жыл бұрын

    May zhp

  • @Yuukeypoi61
    @Yuukeypoi61 Жыл бұрын

    m.a aad ayaan kuugu xiranahay waana ku taageeraa wallhi ma arag sidaa aan kaaga bartay taariiqaha aduunka nin ku dayasho mdn ayaa thy

  • @siciidshixnad1235
    @siciidshixnad12353 жыл бұрын

    Ustaade noo soo gudbi taariikhda tataarka hdi ad awoodid

  • @Boqorx77
    @Boqorx773 жыл бұрын

    2 week kabacdi 100k gaarsiiya ani waan saaray waana share gareeyaya

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad87873 жыл бұрын

    Somaalida ma joojisay dawarsigii #like-ta

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed68476 ай бұрын

    Subxanalh😢

  • @Fidow88
    @Fidow883 жыл бұрын

    Maya maanta ayaa igu horeysa

  • @momustafe5370
    @momustafe53703 жыл бұрын

    man maqli bro

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed83463 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @fadumosalah5484
    @fadumosalah54843 жыл бұрын

    May

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed85613 жыл бұрын

    أين الحجارة من سجين أين طير الابابيل هكذا سبحان الله

  • @halalpolice7544
    @halalpolice75443 жыл бұрын

    Oo shiicuu ahaa lkn saasu u hadlay ileen shiico qaarkood waa galo SubxanAllah🥺

  • @roodaabdikarim9538

    @roodaabdikarim9538

    2 жыл бұрын

    Dhamaantood walaal

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial30633 жыл бұрын

    Halkee ayay geeyeen dhagaxa se yaa xafiday balse dhaagaxa miyaynu caabudnaa hadaynu nahay muslimiin balse ujeedka luugu jeestaa ama looga dhigto qiblo waamaxay kolayn hadaynu nahay inagu Muslim mashaakil xaga fahanka culimadaa Ina haysata siiba ahaaan Somalida oo hada kooxaha ama firqooyinku kusoo badanayaan se firaqadee sax Ku taagan oo raacnaa waxaan rajaynaa inaad iiga Soo jawaabto inshaa allah su.aalahaa madawgu nagaga jiro

  • @gacalahmed6858
    @gacalahmed68583 жыл бұрын

    waan maqlay waaxaan ubaahanay

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun8923 жыл бұрын

    Sxb ilaah bn ahay musan oran ee wxu dhahay ilaahay dadka isaga abuuray ana wn dhameeya gabigoda ee heer ilaahnimo ismusan gaarsiin mhdsanid...

  • @usaliofficial1839
    @usaliofficial18393 жыл бұрын

    Mata pro wlhi

  • @maxamedmaxamuud5803
    @maxamedmaxamuud58033 жыл бұрын

    Zxp wali maan maqal kuwa

  • @SaraMohamed-zt7sq
    @SaraMohamed-zt7sq3 жыл бұрын

    Wxn kamaqly arintaan sheikh shibili taxanaha uu shiicada kaka hdlyay wxna maqly hada dhagaxa inuu jbnyhy waa wuxuush

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial81963 жыл бұрын

    Wallaakeyoow IYO walaasheyeey subscribe iisaar allaah ayaan kugu dharshaye haydhaafin adoo subscribe iisaarin

  • @xaadaxmed8480
    @xaadaxmed84803 жыл бұрын

    May may na mamaqal wall abidkay 1😥

  • @bulshawibukhari3484
    @bulshawibukhari34843 жыл бұрын

    Wll Apdiraman nio baryahndanbee wad jojisay gusha io ka hadalkeedaa qaybtasan yara tabneey ee noso ceeli janalku wa janaalki dhalinyaradaa dhalinyaraduna dhirigalinta aad baiy uu jeceshahay Guldarad io dadka guladaraystaiy io sida aiy ui guleysteen ayan jeclanlahyn in ad barnamijada noso kordhisoo

  • @mohamedsalah-sf5bu
    @mohamedsalah-sf5bu3 жыл бұрын

    Muctasim billaah waxaa dilay sawmaha hogaamiyihii jinkis khaan

  • @usaamemaxamed6272
    @usaamemaxamed62723 жыл бұрын

    M.a

  • @mohamedomar1552
    @mohamedomar15523 жыл бұрын

    Maya Wll wakhtigaa had an onolanlahaye waa difaci lahayewll

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31243 жыл бұрын

    5:59Kitaabka magaciisu waa تاريخ الأمم والملوك

  • @abdiqaniyaasin421

    @abdiqaniyaasin421

    3 жыл бұрын

    Zxp netka maka helo karaaa

  • @abdiqaniyaasin421

    @abdiqaniyaasin421

    3 жыл бұрын

    Internet

  • @malaayiinmedia3124

    @malaayiinmedia3124

    3 жыл бұрын

    @@abdiqaniyaasin421 Ma ogi nio lkn waan filayaa inaad ka heleyso

  • @abdiqaniyaasin421

    @abdiqaniyaasin421

    3 жыл бұрын

    Hye wll waan radinyaa

  • @honahmed9494
    @honahmed94943 жыл бұрын

    Abdirahaam waxaan jeclaan lahaa inaad nala soo wadaagto taarikhda boqorada Engiriska ee Alissa Betha Bqorada sharciga ka sareysa

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble48023 жыл бұрын

    Taariikhda Dowladihii umawiyiinta iyo sidee u kala dhaxleen boqortooyada barnaamij kasoo diyaari sxb

Келесі