No video

WAXAAN TIJABIYAY TAARIINKA SACUUDI CARABIYA ( Qaybta 1aad ) - Geedi sahan

Waxaan ku duubaa Muqaalkan taleefankayga
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Camera:
(Sony Alpha 7III)
www.sony.com/e....
Gopro hero 6:
www.amazon.de/....
dji osmo action: www.dji.com/at...
==============================================

Пікірлер: 122

  • @GeediSahan
    @GeediSahan2 жыл бұрын

    3000 like iyo 200 comments fadlan

  • @socdaal3428

    @socdaal3428

    2 жыл бұрын

    Insha Allah 👍

  • @sayidcalimahamed2757

    @sayidcalimahamed2757

    2 жыл бұрын

    intaa kabadan uqalantaa wall waanu ku garsiineynaa🌹🙌🏾

  • @yssirabdi6864

    @yssirabdi6864

    2 жыл бұрын

    Jeddah muuqal nooga so sameey sxb

  • @mohamedjama2312

    @mohamedjama2312

    2 жыл бұрын

    Masha allah

  • @nasirismail9033

    @nasirismail9033

    2 жыл бұрын

    Inshallah 5000k kabadan ayaan ku Rajaynaya walaal

  • @abdisamadabdullahi2519
    @abdisamadabdullahi25192 жыл бұрын

    Ilahayow madiin geeridu iigu timaado anoo ku sugan😭😭❤🤲🤲🤲🤲

  • @abdifataahhassan2778
    @abdifataahhassan27782 жыл бұрын

    Soomaalaay ninkaan wallaalkeen ah runtii waxuu u qalmaa subscribe badan & like badan waxuu soo gudbiyaa wax dadka wax tar u leh, thanks bro keep going.

  • @sayidcalimahamed2757
    @sayidcalimahamed27572 жыл бұрын

    Jazaka allah xogta quruxda badan aadnaga siisey dhulka barakeysan🙌🏾👍🏻

  • @abdirizak8407
    @abdirizak84072 жыл бұрын

    Mcha allah bro alle haku wado nimcdad Ku jirto

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46812 жыл бұрын

    Allaw ii fudaydi in Aan tago Xaramka Insha Allah wn Tagi sanadka danbe

  • @maxdar11
    @maxdar112 жыл бұрын

    Part lasoo dhakhso 🥰💯 sidoo kle Waxaan kaa codsan laha inaad booqato soomalida ganacsiga ku leh madiina iyo noloshooda warbixin guud oo aad naga siiso insha allh

  • @Jimcajano
    @Jimcajano2 жыл бұрын

    Mazha allah Runtiii waxaaad tahay walalo KZreadr ka kaliyaaateee noo sooo duubay meelihiii tariikhaha Islamka ☪️Shukran walalo

  • @mohamedjama2312
    @mohamedjama23122 жыл бұрын

    Masha allah

  • @jandraravi9816
    @jandraravi98162 жыл бұрын

    MAASHAAALLAH....saaxiiboow aan kula shaqeeyo.. I love to travel like you....

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka61442 жыл бұрын

    best somali travel KZreadr, walaahi caadi ma ahaa

  • @ahmedhanshi2422
    @ahmedhanshi24222 жыл бұрын

    Mashalah bro shaqo wacan from North America

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35272 жыл бұрын

    Mashallah brother

  • @socdaal3428
    @socdaal34282 жыл бұрын

    Best Somali KZreadr

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    Illaahayow nasiibka ankuso tukano Masjidka Nebigena Muxamad صلى الله عليه وسلم na sii oo nagu sug marwalba iyo inan kuso tukano Baytulaahi Xaram kabca Mukaram illaahayow Adiga Raxman oo Raxiima janiska isii oo khayrkiisa iwaafaji inshallaah bi,idnillaah Taqaballaah Ammiin Ammiin Ammiin yarabi

  • @nonobobo9101
    @nonobobo91012 жыл бұрын

    Sacuudiga ino Train leeyahay maan ogayn, masha allah

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah10412 жыл бұрын

    Masha Allah Allaha ku dhoro. Dhalin yar oo dadalay ayaa tahay. Woow. Aniga Allaha igeyo iyo itan taginba anago nabad ah Amiin

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed13582 жыл бұрын

    Sxb geedi sahan allaha ku barakeeya

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46812 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamedjama2312
    @mohamedjama23122 жыл бұрын

    Masha allah wllo

  • @khadarhasan8653
    @khadarhasan86532 жыл бұрын

    Mansha allah bro hore u soco wiilka 1m gaadhsiiya

  • @mohamedabdi9801
    @mohamedabdi98012 жыл бұрын

    Masha alllaah Geedi Sahan runtii waa ku mahadsantahay sad muclumadkan nola wadagtay👍🏾🙏🏾

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66032 жыл бұрын

    Mashaa allah allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @socdaal3428
    @socdaal34282 жыл бұрын

    Mahadsanid geedi 👍👍

  • @faadumohussein1216
    @faadumohussein12162 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah beautiful brother ❤️♥️❤️♥️Illaahay haaku xifdiyo walal qali Amiin

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial2 жыл бұрын

    Geedi sahan guuuuul

  • @abdulkaremadam8169
    @abdulkaremadam81692 жыл бұрын

    Mashallah

  • @somowfahimoofficial7471
    @somowfahimoofficial74712 жыл бұрын

    Mashaa allaah guuleyso walal qaali hormar wacan

  • @sahaykaabmedia143
    @sahaykaabmedia1432 жыл бұрын

    M.Allah Wll Keep going

  • @maxamadfaraxali421
    @maxamadfaraxali4212 жыл бұрын

    Mansha allah wll qaali

  • @khalidabdirahmanmohamud471
    @khalidabdirahmanmohamud4712 жыл бұрын

    Mashalah

  • @cabdiqaniXariir430
    @cabdiqaniXariir430 Жыл бұрын

    MNsha Allah

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople22412 жыл бұрын

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali2 жыл бұрын

    Masha Allah :)

  • @fasiixmadia3636

    @fasiixmadia3636

    2 жыл бұрын

    YooutubeKada wlhi hada niyada ku haayey isla markiiba comment leeba iga soo muuqatay wlhi blhi tlhi sxb 🥰🥰🥰

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed83212 жыл бұрын

    Maasha alaaaa

  • @apkaboy8757
    @apkaboy87572 жыл бұрын

    Masha allh pro keep going

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 Жыл бұрын

    Alle hakugu Guuleeyo hamigaaga

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr7432 жыл бұрын

    مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب العالمين

  • @nuuribraahim5725
    @nuuribraahim57252 жыл бұрын

    Masha alaah

  • @engkhadarcc9745
    @engkhadarcc97452 жыл бұрын

    Keep going

  • @mahamudmohamed4337
    @mahamudmohamed43372 жыл бұрын

    Mashallah walal

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi2 жыл бұрын

    Mashaallah tabaraka Allah akhi. Thanks for sharing this beautiful story with us. Jazakalahu khayr Im new here. My first comment.

  • @Nuurabdi
    @Nuurabdi2 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @farhiamohamedfarhiye7112

    @farhiamohamedfarhiye7112

    2 жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @bashirabdikadirbashir6210
    @bashirabdikadirbashir62102 жыл бұрын

    Manshallah

  • @fadxifani9703
    @fadxifani97032 жыл бұрын

    Manshalah

  • @sheikhduale3506
    @sheikhduale35062 жыл бұрын

    Masha alh

  • @hamsexasanhzn9376
    @hamsexasanhzn93762 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @fadxifani9703
    @fadxifani97032 жыл бұрын

    Manshaalh

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim50506 ай бұрын

    ASC,Walaalkay Geedi sahan Su,aal waxaan rabaa inaan kaaga mahadceliyo waxyaabo oo anan ka aqoonin Dalal badan oo weliba dhulka somaliyeed,Walaalkay haddad heshid qoraalkan waxaan ka codsanayaa inaad isoo dirto adiga uu kula socon camira man sideed ku samaysay Waxaan rabaa inaad information arintaa ku saabsan mahadsanid mashaa alaah ASC,

  • @abdihassan2978
    @abdihassan29782 жыл бұрын

    M.a waa

  • @maazimapdalla7356
    @maazimapdalla73562 жыл бұрын

    M.a geedi

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle69992 жыл бұрын

    مدينه ما اجمل

  • @Zuban002
    @Zuban0022 жыл бұрын

    Mashallh

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour35882 жыл бұрын

    Wll geedi waa qof markhaati aan ka ahy inu qalbi wngsnyhy ❤❤

  • @abdifatahgurei672
    @abdifatahgurei6722 жыл бұрын

    M.A Carabigane waataqaanaa miyaa noloshaada goormee kasoo hadleysaa oo aad barnaamij kasoo sameyneysaa meesha aad ku dhalatey meesha aad ku barbaartey sida aad luuqada carabiga kubaratey Barnaamij gaar ah noo soo samee i.n Jazaakalaahu kheyr

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman30542 жыл бұрын

    Masha'Allah

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c2 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim26642 жыл бұрын

    noosoobadi inshalah kofeegana midigta kucab inshalah

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle32782 жыл бұрын

    Mansha Allah allaha kula garabkalo hoosha noo hesid

  • @osma230
    @osma2302 жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur14072 жыл бұрын

    Mansha Allah walaal

  • @mumtazabdi5261
    @mumtazabdi52612 жыл бұрын

    I can’t wait part 2

  • @somalifamous5559
    @somalifamous55592 жыл бұрын

    Firs view

  • @fotballskills87
    @fotballskills872 жыл бұрын

    Msha allah keep.going

  • @rasmireysofficial4470
    @rasmireysofficial44702 жыл бұрын

    Masha allaah keep going

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser72 жыл бұрын

    Good bro☀️

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr7432 жыл бұрын

    الله يتقبل منك يارب العالمين

  • @agedow
    @agedow2 жыл бұрын

    Geedi 🔥

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow68252 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @fahannolosha327
    @fahannolosha3272 жыл бұрын

    Waxan ku waydinaya Cimrada visa ma lagu tagaa warbixin naga sii sida lagu tago Mahadsanid

  • @khalidabdirahmanmohamud471
    @khalidabdirahmanmohamud4712 жыл бұрын

    Good trip gedi

  • @SaynabAadan-lb9cj
    @SaynabAadan-lb9cj10 ай бұрын

    asc wllo waxaan rabaa sucuudi inan yimado siden ku iman karaa basboor ka jabuutina waan haysta

  • @bennemri595
    @bennemri5952 жыл бұрын

    We enjoyed you bro

  • @TeamSamia27
    @TeamSamia277 ай бұрын

    غالي ربنا يبارك فيك يا سيدي الله يسلمك يارب ويحفظك مرحبا 👋 مرحبا مليون مبروك وربنا يتمم بخير دامك مرحبا 😢😢😢

  • @sayidkhiere707
    @sayidkhiere7072 жыл бұрын

    M.a

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs2 жыл бұрын

    Machallah🥰

  • @nonobobo9101
    @nonobobo91012 жыл бұрын

    Ninka kaliyata u Aduunka na kala baraa, anigo gurigayga jooga

  • @SaidAhmed-bd5bs
    @SaidAhmed-bd5bs2 жыл бұрын

    Nio meel aan kala xiriro isheeg

  • @garaadali1463
    @garaadali14632 жыл бұрын

    Qiimaha train-ka mecca ila medina waa imisa one way.

  • @mahamedasod5427
    @mahamedasod5427 Жыл бұрын

    Waxan ubahanahay inaan taxi le aan kanaoqdo sacuudiga maraa inaad in foormeshan aad iga sii sid

  • @claahiofficial1931
    @claahiofficial19312 жыл бұрын

    𝕜𝕖𝕖𝕓 𝕘𝕠𝕚𝕟 𝕫𝕩𝕡

  • @dheereye4040
    @dheereye40402 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @yousofalim1489
    @yousofalim14892 жыл бұрын

    30 wa macqul. 10 ila 20 ku raacna anagu.

  • @maryamaruun3698
    @maryamaruun3698 Жыл бұрын

    War somaaliyey wiilkan kor haloo qaado

  • @AbdiAden-id2jw
    @AbdiAden-id2jw2 ай бұрын

    Asc

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro2282 жыл бұрын

    bal wll mar kaliya booqo dalalka japan iyo pakistan

  • @daadirmuxudin1828
    @daadirmuxudin18282 жыл бұрын

    Sxb adiga iyo yarka yamaniga ah ajar iyo thawaab aan laso koobi karin alaha idinka siiyo

  • @ibrahimidriss4986
    @ibrahimidriss49862 жыл бұрын

    walaal qaabka u xareestay iyo document ku xarestey nooga sheeke shirkad miyaa martey passport miyaa ku tagtey driver document no soo faahfaahi thanks bro merci

  • @nasirismail9033
    @nasirismail90332 жыл бұрын

    Wan ku salmaya walaal

  • @mohamedjama2312
    @mohamedjama23122 жыл бұрын

    Scw scw

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi68642 жыл бұрын

    Sxb Magalada barakaysan ee madiina markad ka imaan rapto waxad Macluumad nooga soo diyarisaa Jeddah

  • @nonobobo9101
    @nonobobo91012 жыл бұрын

    Waxbadan baa ka bartay, mahadsanid

  • @fotballskills87
    @fotballskills872 жыл бұрын

    M a

  • @Kiama17
    @Kiama172 жыл бұрын

    Brother don't bargain for price in other countries. Is considered rude.. instead add what's called a tip to your taxi provider and service provider. They expect visitor to have money. Only in Somalia is haggling for price a good thing since is part of culture. Maybe in some asian and some Arab countries. Perhaps behave generously while in Saudi

  • @bahredinhaliti9347
    @bahredinhaliti93472 жыл бұрын

    Next Time Kosovo

  • @adanissack2633
    @adanissack26332 жыл бұрын

    How much is the train from mekkah to Madina?

  • @ayuutobosstv
    @ayuutobosstv2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/n61sl4-KoMzSeKw.html Dawo prank qosol badan 😆🤣

  • @mohamedjama2312
    @mohamedjama23122 жыл бұрын

    Masha allah

  • @anasaliahmad8907
    @anasaliahmad89072 жыл бұрын

    Mashalah

  • @mahadmahamud1981
    @mahadmahamud19812 жыл бұрын

    Masha Allah

Келесі